Maxaan kala so kulmay Ethopia🇪🇹

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @Fathijunior
    @Fathijunior 10 місяців тому +10

    documentrgii ama videoyadi an ka daawado chanelkaaga waa ki ugu wacnaa aadna an uga helay xita kamaan bixin wan wada dhamastey, waxan rajaynaya inad noso badiso

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 10 місяців тому +2

    Waa been gabadhii ugu horeysay Ee diyaarad kicisay waa somaliyad

  • @apdiabdo7278
    @apdiabdo7278 10 місяців тому +1

    Somali bay aheed gabdhii ugu horaysay ee pilot african tariikha hubi

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 місяців тому +1

    Quruxdaas waa Lacagti soomalida

  • @abdisamadjamal9265
    @abdisamadjamal9265 10 місяців тому +1

    Asli Hassan Abade ayaa ah haweenaydi u horaysay ee African Ah ee diyaarad duulisa keep going legend

  • @FootShorts12
    @FootShorts12 10 місяців тому +2

    Ethiopia aniga jigjiga uunban ka tagi laha

  • @somali.746
    @somali.746 10 місяців тому +2

    Gabadhii ugu horaysay ee diyaarad kaxaysay waxay ahayd asli cabaade yaan lagula gaadhin

  • @inacabdulahi8905
    @inacabdulahi8905 10 місяців тому +3

    The Legend Keep going👉

  • @samiirbinu21
    @samiirbinu21 10 місяців тому

    Ethiopia wlhi meeshan ku dhashey aadan ujeclahay ❤️💯

  • @Fathayusuf-u4v
    @Fathayusuf-u4v 10 місяців тому

    Itoobiyamaxaanagagalaydhulkuhaladago oohabaabado

  • @Abuukarisnight
    @Abuukarisnight 10 місяців тому +1

    Zxp saan cml ugu sowaran imaraadka zxp iyo shaqoyinka yaalo si aan wax in ugu faaidno adaa dalmar ah. Oo wadankasto tagikaro

  • @mustafeabdi6553
    @mustafeabdi6553 10 місяців тому +1

    Addis Abba 4millon ku noole way ka badan yihiin mawliidow halkaasa inaga hupi😅form burco

  • @Binistar
    @Binistar 10 місяців тому +1

    Welcome bro do you speak Amharic

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 10 місяців тому +2

    Mawliid iyo teamkaga aad ayaan idiin tageera qalbigan idiin kale dalxiisa❤❤

  • @moinvestigator2342
    @moinvestigator2342 10 місяців тому +1

    Sxb mid aan kuugu daree translate ka kadaa taariikhda aad soo gudbisay maahan mid dhaba waa say qabaan iyagu xitaa aduunku sida dhabta ah lama qabo xaga bedka luqadaha iyo taariikhdaba sidio kale gabadha pilot ka ah inaadeer intaba inaga hubi

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 місяців тому +2

    ❤ 🇪🇹 lkn sababta ma aqaan

  • @drabdilahifahmi2415
    @drabdilahifahmi2415 10 місяців тому

    Horumar wcn ayaan ku Rajaynayaa sxb.

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 10 місяців тому +1

    Kii qaysqayser neef buu noqday sida hablaha uun buu timaha dabayaa waa sidee 😂😂😊. Waar bal dee qofka wax u sheega .

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 10 місяців тому

      Odaygu ama latagay dhaadhan buu noqde 😂😂

  • @yacqopmohamett3565
    @yacqopmohamett3565 10 місяців тому

    Qapka Aad usoo jedisay wan kaHelay waxana ka Muqata Aqoon lkn Waxad soo jedinayso 100% iska soo Hupi Marka xigTana Tariikhda Magalo somaliYeed ka Soo Dhig (waxan rajaynaya falydayada inad dhanka Wacan ka EegTid) Shaqo Wacan

  • @mukhtaarmohamed2066
    @mukhtaarmohamed2066 10 місяців тому

    7 Sano ayay ka dambaysa aduunka ee Maha 8 sano😊

  • @zaamchannel
    @zaamchannel 10 місяців тому +1

    Mawliid zxb never lose your trust Kee going 🫶We all love you ✨

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 10 місяців тому

    Lipaax geep going

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh 10 місяців тому

    Hore u soco huuno

  • @Cabashofficiall
    @Cabashofficiall 10 місяців тому +1

    Zaam anaa u horeeyy😂

  • @gabadhiigabdhaha1780
    @gabadhiigabdhaha1780 10 місяців тому +1

    hab tabintaada waa m.a muuqaal kaaba ka sii daran❤

  • @YTtomasgamer
    @YTtomasgamer 10 місяців тому +2

    Legend mawliid zaam😮

  • @XasanNinadag-dk7el
    @XasanNinadag-dk7el 10 місяців тому +1

    zaam guul sxp

  • @ilyanahmedmalin3698
    @ilyanahmedmalin3698 10 місяців тому

    Haye midaan yaroo timaha udabay oo shaardhka huudhayda xiran ma saaxibadaabaa😂😂😂

  • @yusraxaaji8972
    @yusraxaaji8972 10 місяців тому

    Mowledow kusoo laabo bal ethiopia meel baad wax ka ilowdee😂

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 10 місяців тому

    Masha Allah thanks bro 😎😍

  • @Comps223B
    @Comps223B 10 місяців тому

    chp waa ku wayaa horay usoco

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 10 місяців тому +3

    Waali manaan ilawiin dhulka ay naga haaystan I.a maalin uun dhulkeena waanu soo ceeshan doona ayagana dhagta ciida uu daari doona 😔💔

  • @MubarikAbdiGas
    @MubarikAbdiGas 10 місяців тому

    Very powerfull decuments waaw mawsho

  • @sacadmohali7242
    @sacadmohali7242 10 місяців тому

    Guuleyso shp Mar walpa 🙌💯

  • @xushmad3500
    @xushmad3500 10 місяців тому

    Wow great content thanks

  • @LaallaYs
    @LaallaYs 10 місяців тому

    One daY I will come❤

  • @fatumamuse1317
    @fatumamuse1317 10 місяців тому

    Hormar wacan ayan kuu rajaynaya ❤❤❤

  • @Mariamitio
    @Mariamitio 10 місяців тому

    Enchanting Ethiopia. Machallah ❤

  • @yaxyeraat
    @yaxyeraat 10 місяців тому

    M.a mawleed zaam

  • @mohamedishmael3454
    @mohamedishmael3454 10 місяців тому

    Fur downloads

  • @XamzaYuusuf
    @XamzaYuusuf 10 місяців тому +1

    Ethiopia caadi maahan ❤❤❤

  • @suhaybmaxamednuux2413
    @suhaybmaxamednuux2413 10 місяців тому

    Mawliid saam waa qoloma horta wlloyaal