Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Walahi heeskaan mudo dheer ayaan raadinayay shugran sxb 🙏
Siduu abwaanka iskugu beegay barwaaqada dhulka iyo quruxdiisa sideey nafta ugu bogtaa oo kale inuu ugu farxaayo araga qofkii uu jeclaa ayaa ah mid aan horay suugaanta kale uga arag in dhamaan gobalada dalka loogu hagar baxay oo qalcad walba deegaano gaar ah loogu hibeeyay . Fan-ku Nool Team❤🎵
Abwaanadii hore caadi maahaynAmaanta dhulka iyo jacayl baa lais raacinayaa❤❤❤
Anaa boogtii caashaqoBaga iiga taalooHortaa leygu beereeMeyga baananeysaa🤔 hees io badh iam stay jwhr now👏👏👌🙏❤
Corona kwrn
@@husseinahmed7407 ma badno🙋♀️
@@haawodagan5472 Rabi ha inaga hayo bayo
@@haawodagan5472 comment badhan kugu arkay Maadeys channel ..re qaraami ba tahay koley
@@husseinahmed7407 aad io aad wlle meelahaan comments xss ah baan u tagaa badnaa🙏
Allah ya cizak owlaadul qaraami lee fahmaaya heesta tan ❤
Heestan Imikaa iigu horeysey maqalkeeda
Waraqyadii bacadweyn barta mudug kutaalo🥰🥰
Bilan baarar dheereyBishima dhuub macaaneyBadan kaaga oo idil Bidhaan bilicsan mooyeeBarbar kaleba maan arag✌#Qoraa aniga lee waye Heesaha kabankaa waa ku dhintaa
aadya aad fanaan weyn oo xasuus mudan mshllh
Waa Fannaanadii Sureer Axmed FaaraxHeestii Burco Iyo HargeeysaMirihii Iyo Laxankii Aadan Xaaji Dhagabuur👍❤️👌Mahadsanid Walaal
Hees wacan mahadsanid mudane❤
yasalaam hees ka mcn ma jirtaa♥️✌🏼
Waxn ka hees ah ala yacizak 😍😍hees iyo bar yqy
Wow surer ahmed my fanandeyda waad ku mahsantihiin bahda maadeys noo soo badiya🤍👏
Haa sobadi
Mahdsanid maadeys chanel 🔥🎉
Bacaadwayne waa magaalo Qubays macalin
Bacaad weyne may oranBacaad weyn bey tiri 😅
Sxbow, theirs a song I have been searching for; it says like this:Marku roobku da'o,Arigu midhab dalaalaa,Loodhu dhiin casaataa,Gelku...I need it's link kindly.
Caadi ma ahaan
Gobolka ay ka soo jeedo fanaanada
GALMUDUG qaasatan Gaalkacyo
Sureer Axmed ❤ 💙 💜
Cajiib❤
Salaamullaah🖐️ *Maadeys tube* Mahadsanidiin gacallayaal💯🙏
Waxay u laxan egtahay heestii xasan aadan ee "qoraxdoo arootii.... marka waxa jirta laxamo la wadaago oo magac leh tusaale laxanka waa la wadagayaa lkn erayada kala duwan laxankaasna sida guud magac hal magac buu wataa sida subcis iyo kaar iyo kuwo kalo badan!
Mahadsanid masul labo erayan kaa faa,iiday sidoo kale heestii fadumo duur soo Uma eko
Ihn Sureer Axmed Istiqlaal Hob.Horseed ee XDS
Gobolka ay ka soo jeedo
Codka ineey hoos uqaado fiicneed
Jawab meyey heshay
Ww
Walahi heeskaan mudo dheer ayaan raadinayay shugran sxb 🙏
Siduu abwaanka iskugu beegay barwaaqada dhulka iyo quruxdiisa sideey nafta ugu bogtaa oo kale inuu ugu farxaayo araga qofkii uu jeclaa ayaa ah mid aan horay suugaanta kale uga arag in dhamaan gobalada dalka loogu hagar baxay oo qalcad walba deegaano gaar ah loogu hibeeyay .
Fan-ku Nool Team❤🎵
Abwaanadii hore caadi maahayn
Amaanta dhulka iyo jacayl baa lais raacinayaa❤❤❤
Anaa boogtii caashaqo
Baga iiga taaloo
Hortaa leygu beeree
Meyga baananeysaa🤔 hees io badh iam stay jwhr now👏👏👌🙏❤
Corona kwrn
@@husseinahmed7407 ma badno🙋♀️
@@haawodagan5472 Rabi ha inaga hayo bayo
@@haawodagan5472 comment badhan kugu arkay Maadeys channel ..re qaraami ba tahay koley
@@husseinahmed7407 aad io aad wlle meelahaan comments xss ah baan u tagaa badnaa🙏
Allah ya cizak owlaadul qaraami lee fahmaaya heesta tan ❤
Heestan Imikaa iigu horeysey maqalkeeda
Waraqyadii bacadweyn barta mudug kutaalo🥰🥰
Bilan baarar dheerey
Bishima dhuub macaaney
Badan kaaga oo idil
Bidhaan bilicsan mooyee
Barbar kaleba maan arag✌
#Qoraa aniga lee waye
Heesaha kabankaa waa ku dhintaa
aadya aad fanaan weyn oo xasuus mudan mshllh
Waa Fannaanadii Sureer Axmed Faarax
Heestii Burco Iyo Hargeeysa
Mirihii Iyo Laxankii Aadan Xaaji Dhagabuur👍❤️👌Mahadsanid Walaal
Hees wacan mahadsanid mudane❤
yasalaam hees ka mcn ma jirtaa♥️✌🏼
Waxn ka hees ah ala yacizak 😍😍hees iyo bar yqy
Wow surer ahmed my fanandeyda waad ku mahsantihiin bahda maadeys noo soo badiya🤍👏
Haa sobadi
Mahdsanid maadeys chanel 🔥🎉
Bacaadwayne waa magaalo Qubays macalin
Bacaad weyne may oran
Bacaad weyn bey tiri 😅
Sxbow, theirs a song I have been searching for; it says like this:
Marku roobku da'o,
Arigu midhab dalaalaa,
Loodhu dhiin casaataa,
Gelku...
I need it's link kindly.
Caadi ma ahaan
Gobolka ay ka soo jeedo fanaanada
GALMUDUG qaasatan Gaalkacyo
Sureer Axmed ❤ 💙 💜
Cajiib❤
Salaamullaah🖐️ *Maadeys tube*
Mahadsanidiin gacallayaal💯🙏