Mise Ciil igalaaan la gaboobaya!! *Sayna Xaaji Cali baxsan Siigale* AUN Somali legends Waxay ahayd hoboladi qaranki calankiisiu dhacay waxa kaloo igu maqaaala ah inay tahay gabadhi 3xaad ee afka Soomaliga ku heesta Waa tii Lahayd *77ki* gayshkaygoow guulaysta Waxaa kaloo mudan in la sheego inay miisanki masabki ay qaranka ka mudnayd aysan ka helin marki ay waynatay in badana ay ku xanunsanayd gudaha dalka gaar ahan Mogadishu Kaagaba sii darane marki ay tii ale utimi In maydkedi ay aasteen dad yar oo gacal ay ahaayeen taasina waa ayan darro !!! *Somalidu* waa Aasi Og sidaas waxa yidhi abwaan Somaliyeed Ilaaahay ayaan uga baryayna inuu janadi ku casuumo inagana inooga daba naxariisto *1969* weeye Mahadsanid walaaL kun jeee *#MAADEYS*
63 weeye goorta ay qaaday heesta Geeshkaygoow guulaysta, Alle ha u naxariisto iyada abwaanka heestaas sameeyay oo ahaa Cismaan askari, waxaa aan ka soo qaatay buugga maguuraan e' khadar hayl iyo Ina Cismaan askari qoray waana xogta saxda ah.
Allah haunaxariisto wan qiiroodaa waagaa dadku siduu aha iyo sida aan hadda nahay allahayow noo gargaar oo dawlad noo barakee oo naga qabo daalimiinta ay ka socon la,dahay dawladu dabadhilifka iyo kuwa
Allaha kuu naxariisto. Waxay ahayd wadiniyad, shaqsi fiican, geesiyad, Soomaaliyad dhab oo ummaddeeda u soo halgantey. Waan ku xasuusan oon ku xusi doonaa abid.
Masha Allaah Saynab Xaaji Cali Baxsan fanka waxay ku bilawdey radio itoobiya oo ay baxsatey magaca baxsan waayo ehelkeeda raalli maka aheen iney heesto ka bacdi xamar markey imaatey ayay ku biirtey fanaaniinta radio muqdisho waxaan u maleynayaa in daleys iyo caasha cabdow ka ga horeeyeen fanka
haa sxb waxaan ku qornaa qeybta descriptionka ( qeybta faahfaahinta ee hoose) ee meeshaas ka eeg lkn way jiraan kuwo aanan aqoon oo cajalka aan lagu soo xusin kuwaas ayaa ugu daran inta kale waan soo qornaa sxb
Nin mutacalin ah bay masruufi jirtey oo ay guur ku heshiiyeen marina waxaa laga dhigay gudoomiyaha baanka Somalia markii uu shaqadii helay buu ku yidhi ku guursan maayo dabeed heeso iyo riwaayado badan baa laga sameyey qisadii dhexmartay oo ay ka mid ahayd markaad daba dheer ka doogtay
@@hassanrashid6530 ma jacaylkii buu kaga baxay wlaal ma is heleen mise sidaaas bay kaga quustay aakhirkii ninkii ay abaalka u gashay xanuun badana nin aad gacan qabtay oo markuu dhargay kaaga baxay heshiiskii
Ilaahay haw naxariisto fanaanadaas codka macaan seynab xaaji cali baxsan . Waxay ahayd fannaanad qaran Taasi waxbadan oo lagu xasuusan doono ay uga tagtay ummada soomaaliyeed. Marka la eego heeseheeda wadaniga ah ee ay qaado.
Iska sax mirahaan waxaa curiyay AUN abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub. Midkalena ma uusan lahayn allaha u naxariistee abwaan Cismaan Askari heesaheeda inta badan ee heesaheeda Waxa lahaa abwaano kala duwan hana ugu badnaade Sangub. Dhamaantood Allah uwada naxariisto ameen.
Heesta inta ugu dareenka badan ee soomaaliduna aragtay walina aanay ku waano qaadan waa #Sidii aqal gubtoo Goonyaha dabkii Guudka uga baxay Oo gacal xigiyo Dad u soo gurmaday geesna uga iman Ooy gaaridii iyo Gabanadii lahaa Ay gamboon yihiin
Illahay ha u naxariisto boqoradii codka ee codkeeda ku heshay bilad dahab ah waayo waayo geesiyadii cod keeda lagu dagaal galay 1977 kii ee cadaw badan ku jabisy codkeeda eebow ku naxariiso
Allow naxaristii Jano ka warabi wa bilo ramadan malmiHii khayrka laha ugu danbeye danbigade dhaaf daqadaHa jamadana u fur adiga adomaha u naxariston baryadooda ku eegine
Mise Ciil igalaaan la gaboobaya!!
*Sayna Xaaji Cali baxsan Siigale*
AUN Somali legends
Waxay ahayd hoboladi qaranki calankiisiu dhacay waxa kaloo igu maqaaala ah inay tahay gabadhi 3xaad ee afka Soomaliga ku heesta
Waa tii Lahayd *77ki* gayshkaygoow guulaysta
Waxaa kaloo mudan in la sheego inay miisanki masabki ay qaranka ka mudnayd aysan ka helin marki ay waynatay in badana ay ku xanunsanayd gudaha dalka gaar ahan Mogadishu
Kaagaba sii darane marki ay tii ale utimi
In maydkedi ay aasteen dad yar oo gacal ay ahaayeen taasina waa ayan darro !!!
*Somalidu* waa Aasi Og sidaas waxa yidhi abwaan Somaliyeed
Ilaaahay ayaan uga baryayna inuu janadi ku casuumo inagana inooga daba naxariisto
*1969* weeye
Mahadsanid walaaL kun jeee *#MAADEYS*
Qarkece
99
Asc subax subax subax I 8
Päänpä ce4öä .å0å⁰å⁰00⁰åå⁰0⁰0yk
63 weeye goorta ay qaaday heesta Geeshkaygoow guulaysta, Alle ha u naxariisto iyada abwaanka heestaas sameeyay oo ahaa Cismaan askari, waxaa aan ka soo qaatay buugga maguuraan e' khadar hayl iyo Ina Cismaan askari qoray waana xogta saxda ah.
Waa ereyadii aanahii sugaanta iyo araraynta, cilmi falaga , dayax iyo xudigaynta cilmigii soomaali kadhumay AUN abwaan Maxamuud Cabdillahi Ciise Singub iyo cod aan gaboobayn kana go'ayn qalbiyada umada Somaaliyeed. Wadaniyadii waynayd Saynab Xaaji Cali Baxsan Alle waxaan uga baryaynaa janadiisa inu kucasuumo. Iyo AUN abwaanadii Wadaniyiinta ahaa iyo inkaleba ee umadan uso halgamay. Ameen.
Ilaahay ha u naxariisto Saynab Xaaji Cali (Baxsan) Talaado, 20 Oktoobar, 2020 ayay ku geeriyootey Muqdisho. Baxsan waxa ay ahayd qof waddankeeda usoo adeegtay goortii uu u baahnaa. Heesaheeda oo ay ugu horrayso "Geeshkayagoow Guulaysta" ayaa qayb weyn ka qaatay guusha dagaalladii 1964tii iyo 1977-78dii aynu Xabashida la galnay. Aynu u ducayno.
Wali dhiigii soomaaliyeed waa igu jiraa waana igu jiridoonaa❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aaaaaaxxxx wallahi markan heskan dhagaysto waxan noqdaa geesi damiirle..majirto cid ihor istagi kartaa
😁😁😁 libaax
Runti libax aya tahay sxb
Allah haunaxariisto wan qiiroodaa waagaa dadku siduu aha iyo sida aan hadda nahay allahayow noo gargaar oo dawlad noo barakee oo naga qabo daalimiinta ay ka socon la,dahay dawladu dabadhilifka iyo kuwa
Dawladu xagee joogta
Allaha kuu naxariisto. Waxay ahayd wadiniyad, shaqsi fiican, geesiyad, Soomaaliyad dhab oo ummaddeeda u soo halgantey. Waan ku xasuusan oon ku xusi doonaa abid.
Seynab Xaaji Cali Baxsan Gabadha Ugu Qaalisan Gabdhaheenii Fanka Waayo Waxay Kaga soo Baxday Dhanka Wadaniyada.
inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun
illaahow cadabkeeda qani ayaad ka tahay waxaan kaa baryayaa in aad u naxariisto u dabi dhaafto Qabrigana u waasiciso beeraha janada beer ka mid ah ooga dhigto janatul firdowsa aclaa ku arsuqto
Allaahuma Amiin biraxmatika
Amiin
Amin amin...Alle ha u naxariisto.
آمين يا الله.
Amin yaa allah
ERAYADII CISMAAN AADAN XUSEEN CISMAAN ASKARI EEBE NAXARIISTII JANO HAKA WARAABSHO AAMIIN AAMIIN
Sangub ban moodayee
@@AdamYare-cw6lo sax wye sangub ba leh erayadan
Ilaahow u naxariiso hooyo Saynab Baxsan. Bahda Maadays Allaha idin sharfo, waad na sharaabiseene.
Waaw waaw caadi ma ahan mashallah runtii saynab xaji baxsan dar allaa u jeclahey ilahayow cimri dheer iyo caafimaad ku sii
Allah ha u naxariisto qarankii somalia oo qof ah ayaan dhihi karaa.
Saynab Xaaji Cali Baxsan (Siigaale)
Caleeek Caleek
Ashqaraar♥️🇸🇴
Maxaa la djahaa ❤
Alle naxariistiisa ha siiyo Halyeeyad Baxsan runtii waa qofta Kaliya heesaheeda aan ku qiiroonno. Allow Maantana Baxsanoo Kale noogu deeq.
Sidda geed dhulkii xididadii u galay, gudun loola tagay ay gacan cusubi ay garaacdyoo,
Galalaati dhacay. eesh qiyaasak maadays hoyga murtida❤
Galalaati waaxayna walal?
@@AdamYare-cw6loTusaale hadi la yiraahdo hebel isaga oo taagan ayuu miyir daboolmay oo galalaati udhacay waxay tilmaan u tahay inu gadaal gadaal udhacay kadib markii uu miyir beelay.
Allah ha u naxariisto maanta ayay geeriyootay 19-OCTOBER-2020
Sxb ma hubtaa in ay maanta dhimatay mase waad ka been abuuranaysaa
@@AhmedAhmed-ez6nz wa run wll waxay dhimatay 19‐10‐2020 shaylay aya lagu aasay muqdisho 20‐10‐2020 ilhy ha unaxaristo mama zaynab xaji baxsan
Soomaaliya One People They're Brothers Anywhere Living Tuugoow Sheekaadii Way Soo Dhamaatay Odoy Xume
Saynab xaaji cali baxzan maamo ilaahy caafimaad hakusiiyo soomalinimo markii lasoo hadal qaado shakhsiyaadka aan soo xasuuso baad kow katahay
Masha Allaah
Saynab Xaaji Cali Baxsan fanka waxay ku bilawdey radio itoobiya oo ay baxsatey magaca baxsan waayo ehelkeeda raalli maka aheen iney heesto ka bacdi xamar markey imaatey ayay ku biirtey fanaaniinta radio muqdisho waxaan u maleynayaa in daleys iyo caasha cabdow ka ga horeeyeen fanka
Guduudo carwo iyo dalayd ban maqlay. Lkn lagayaba inan qaldanahay
MISE CIIL I GALAAN KU GABOOBAYAA WHAT A TUNE
Miraha laxanka iyo musiga Maxamud singub. Dardaarankiisii weeye lamana maqal aun allaha ku naxariisto
laxanka waa faarax guuleed samatar
MAADEYS mahadsanid sxb laakiin marka horaba soo raaci laxanka miraha iyo musigii cida samaysa wa mihiim dadka hada joogaa %75 dhalinyaro weeye
haa sxb waxaan ku qornaa qeybta descriptionka ( qeybta faahfaahinta ee hoose) ee meeshaas ka eeg lkn way jiraan kuwo aanan aqoon oo cajalka aan lagu soo xusin kuwaas ayaa ugu daran inta kale waan soo qornaa sxb
MAADEYS haa mahadsanid sxb fanka waad so noolaysay guuleyso
Waaaw maamada labaad aan fanka taageero zeynab baxsan dar alla u jeclhy allaah hku xafido waqti waa socdaa wlh barigaan gobolada somalia aadi jiry baan horey u daaran jiry
Wllo wee dhimatay allahaunaxaristo
Allah Naxariistii jano Ha Ugu deeqo Maanta ayay Dhimatay 19/10/2020 intii qoralkan aragtay Duco umara marxumada
aaamiin👏
Aamiin
Saynab cod waa kujoogtay fanka😍
Sx
Nin mutacalin ah bay masruufi jirtey oo ay guur ku heshiiyeen marina waxaa laga dhigay gudoomiyaha baanka Somalia markii uu shaqadii helay buu ku yidhi ku guursan maayo dabeed heeso iyo riwaayado badan baa laga sameyey qisadii dhexmartay oo ay ka mid ahayd markaad daba dheer ka doogtay
@@hassanrashid6530 ma jacaylkii buu kaga baxay wlaal ma is heleen mise sidaaas bay kaga quustay aakhirkii ninkii ay abaalka u gashay xanuun badana nin aad gacan qabtay oo markuu dhargay kaaga baxay heshiiskii
Alle hakuu naxariisto boqradii fanka zaynab xaaji cali siigaale cidi kazma dambayn adigiyo abwaan sin gub qabriga alle haydiin nuuro
Alyaacizak baxsan ilaahay ha unaxariisto ❤
Baxsan gabadhii 3aad E Afsomali ku heysta rabi Cimriga iyo Cafimad kaba ha ubarakeyo
Allah unaxaristo
"Heesaha qaarba tafaaful Awaadh..
Guurso baan lahaa..
Geeri Doontee, Maanta Go...
Iyo Tan lafteeda....
Ilaahay haw naxariisto fanaanadaas codka macaan seynab xaaji cali baxsan .
Waxay ahayd fannaanad qaran
Taasi waxbadan oo lagu xasuusan doono ay uga tagtay ummada soomaaliyeed.
Marka la eego heeseheeda wadaniga ah ee ay qaado.
Muse axmed Muse axmed Muse axmed
Yaa garaad lahoo o wax
garanayo hadal kaa guntada ma ciilba la gaboobayaa
Waa Erayadii Mamo Saynab Ali Baxsan Allahayow ku siiy naxariistii Jannaad Amiin Amen
Alle hakuu naxariisto maamo 🤲😘
Yaa garaad lahoo o wax
garanayo hadal kaa guntada ma ciil igalaa la gaboobayaa
Waa Erayadii Mamo Saynab Ali Baxsan Allahayow ku siiy naxariistii Jannaad Amiin Amen
Ereyadii cismaan askari heesaheedu inta badan cismaan yuusuf aadan ayaa lahaa
ereyadii sangub
Iska sax mirahaan waxaa curiyay AUN abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub. Midkalena ma uusan lahayn allaha u naxariistee abwaan Cismaan Askari heesaheeda inta badan ee heesaheeda Waxa lahaa abwaano kala duwan hana ugu badnaade Sangub. Dhamaantood Allah uwada naxariisto ameen.
8@@yusufsaid2730
Ilaahay haw naxariisto Seynab X Ali Baxsan
Yaa garaad lohoo oo wax garanayoo hadal iga guntada❤❤😮wow caadi maha
Lafihii Hore lee inta imaan kara Not ciyaalla xafada Saynab Xaaji Cali baxsan Legend cfmd iyo cimri maamo
Alle naxariistiisa hasiiyo Halyeeyad Baxsan runtii waa qofta Kaliya heesaheeda aan ku qiiroonno _Allow Maantana Baxsanoo Kale noogu deeq! 😢😢😢🙏🙏🔥🔥🔥🔥🔥
Heeso mug leh abwaan sangub eebow kuu naxariiso dhaxal baad nooga tagtay; saynab xaaji eebow ku caafi adigana fanaanad qaali ah
Not singub Cusmaan Askari Allaa yatxamu
Alle hakuu naxariisto maama Saynab Waxay ahayd hooyadda waddaniyada
Allaha unaxariisto 😢🥺😭💞
Heesta inta ugu dareenka badan ee soomaaliduna aragtay walina aanay ku waano qaadan waa
#Sidii aqal gubtoo
Goonyaha dabkii
Guudka uga baxay
Oo gacal xigiyo
Dad u soo gurmaday geesna uga iman
Ooy gaaridii iyo
Gabanadii lahaa
Ay gamboon yihiin
Waad saxan tahay walaal sidaa aad u qiimeysay, mindhaa 30kan aynu ku jiro iminka hadeyba ka hadleysaa ma isleedahay?. Mahadsanid
@@axmed_deeq waa runtaa sxb 30kaas ayuunbay ka hadlaysa
allaha unaxariisto maama seynab xaaji cali baxsan ilaahay qabrigeeda ha uwaasiciyo ilaahay suaasha qabriga ha usahlo ilaahay kitaabkeeda midigta hakasiiyo janatul firdawsal aclaa allaha kawaraabiyo danbigeeda allaha kacafiyo
Allaya raxma maanta ooy bisha tahay 19/10/2020 ayay dhimatey Saynab Xaaji Cali Siigaale (Baxsan) halo duceyo.
Dadkii hore saan baa u heesi jiraan murti iyo dhadhan fariin ku siinaya balse hada u kac u kac baa na wareerisay maadeys team mhdsnid kun iyo kow jeer
Allaha ha caafiyo seynab cali baxsan ... waa erayo xigmad miiran ... iyo laxan macaan
Hees xusid mudan alle sw naxariistii jano haka waraabiyo AUN seynab xaaji cali Baxsan😢❤
Saynab cali baxsan. fanaanad, jilaa qiimaha leh soo martay fanka Soomaalida wax badan ku biirisay dhaqanka Soomalida , Heesaha jilida ruwaadaha ... Alah raxma
Illaahoow u naxariiso Seynab Xaaji Cali Baxsan Aamiin
19 cotebr mnta ayeey geeriyootay allah yaa raxma maamo zeinab xaaji ali baxsan
Yaa garaad lahoo hadalkaa guntada Aax Aax, murti iyo cod ❤️❤️❤️
22/7/2020 qamiis 19:00 fiidnimo muqdisho dayniile mahadsanid mr maadays❤
Me i am in a daynile 🥰
Kalmado ku filan wax kadhihida heestaan maan helin
Mahadsanid #maadeys
Waxan katasiyenaya geerida kutimid maamo seynab ilahey how naxaristo inalalahi
Seynab xaqi aykuhayd ummada iyo dhulka may helin kn ilahay waxan kabaryaya janada inuu ugudeqo
Hoyga Bar Ama Baro Dj Faisa Goh Eeshshqiyaasak Axyaa Hees Weligeed Dhacayn Ilhy Hawnaxariisto Seynab Xaaji Cali Baxsan
Zaynab Hagi Ali ellah cimri iyo caafimaad ha siiyo we love you.I hope your dream come true the five Somalis will unite in your life time
Allah ha u nxristo caawa ayey geriyotey seynab
ilahey dnbi dhaaf hasiiyo😭😭
AamiiN
Rabi ha unaxariisto mamo seynam xaaji baxsan
MAADEYS waad ku mahadsan tahay heesaha QAALIGA AH OOD NOO SOO DHIGTY WAA MARKII IGU HOREYEY AAN MAQLO WAANSE KA HELAY 👍👍👍👍👍👍👍
Suugaantii duriyada👍👍👍
Sangub lahaye ma duriyadu aha
@@husseinabdille may laakiin Abwaaniinti hore isaaqbay ubadnaayeemn ogsoonaw taas
Fadlan sax qoraalka beydka kowaad, 'sidaan ahay guhaan (faaliye), ma aha guhaad.' thank you
Ilahay ha unaxaristo saynab xaaji ali baxsan waxay geriyo 20/10/2020 waxay ahayd qof wadan kada u soo adegtay ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,yaa garaad lahoo oo wax garnayoo hadal kaa iga guntada ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, waa hadal xigmad leh
Sida Guure reer
Geediga raroo
Gabagabo u dagay
Oo lama gafee
Oon gowracmoo
Galshe maran ku dhacay
Oon gaarin dhaan
Gaadiid la raray
Gacankii biyaha
Gufaacadaan arkaa
Ma Gu' hooray baa
Mise Ciil i galaan
Ku gaboobayaa
Yaa garaad lohoo
Oo wax garanayoo
Hadal iga guntada
Yaa garaad lohoo
Oo wax garanayoo
Hadal kaa guntada." Singub
AHN abwaan Maxamuud C/lahi Ciise
AUN mama hooyo ayeeyo qaranka iyo dadka somaliyeed wax walba ayay u ahaayd eebe ha janeeyee
Alla Hau Naxariisto Seynab Baxsan❤❤
Illahow u naxariso 😢😢 waan ka xumaady markan maqlay iny weeysay daryeelkii ay xaqa u laheeyd marky daciifty ooy uga baahatay umada somaliyeed iny u kacaan iyo dowladii markaas joogty ' janadii fardoso ayaan illah kaga baryayaa adiga intii qaaliga ahaa ee baga baxay
Fan waa kaa Allaah ha u raxmdo maamo baxsan
Sainab ali bxsan alle haku naxristo one my fv singer
Allaha unaxariisto maanta ayeey ku geeriyotay caasimada Mogadishu 19.10.2020
ERAYO XUSUUS LEH AYAAD NOOGA TAGTEY ALLAHA KUU NAXARIISTO
ALLAAH AYAA KAAGA BARYAYAA IN AAD NABAD GALYO IYONAXARIIS ALLE KU HESHO QABRIGA.
Allaha unaxariisto qabriga Rabi ha uwaasiciyo halyey qaran bey eheed
Xoogaa wan shakiyay inan somali ahay
Waa fahmi weysay miya 🤣🤣
Allow kuu nxariiso maama zeinab xaaji cali baxsan
allaw kuu naxariiso wlle dad baa ka tagey dalka inta xun xun baa isku hareysa
Ina lilahu waina ilahyi Raajicuun Rabi haunaxariisto Baxsan Xaaji Cali manta ayey ku geeryootey muqdisho mudo ayeyna ku xnunsaneyd casimada muqdisho, qabriga ale haunuursho shaqsigu intu nolyhy manaqaan qiimihisa blse mrku dhinta qiimihisa ogaana, rbi haunaxariisto aaamin aamin maanto oo ay taarikhdu tahay 10:19:2020 malin isniina.
Inaa lilaahi, Wa inaa Ilaahi Raajicuun. Saynab H. Ali (baxsan), Asbuucaan ayey ku geeriyootey Muqdisho. Eebbe Ha u Naxariisto (axad 25 Okt.2020).
Aamiin
Illahay ha u naxariisto boqoradii codka ee codkeeda ku heshay bilad dahab ah waayo waayo geesiyadii cod keeda lagu dagaal galay 1977 kii ee cadaw badan ku jabisy codkeeda eebow ku naxariiso
U Can't imagine how many Times I watched it ❤
Miraha heesta Singub baale saan filayo ALLAA unaxariisto labaduba
Beenaaale ayaad tahay.
Xasano.
Heesaha iidoorka dhegayso.. nacas
Alaha u naxariisto mantay xamar ku geeriyotay
Alle ha u Naxariisto janadii firdows Alle kha waraabiyo 😥
Allow U Naxiiso fantastii Dhimatay
Allah u naxaristo fananda mantay geriyotay 😭😭😭
😭😭😭
Baxasan lajinti
Thanks madays media
Allaha u naxariisto
Doqon Allah Guusha Ma Siiyo Waxan Uga Danleeyahay Jaalle me Xasan shiikh Xamar ma Gubnaaaaaaaaaaa
Xasan waa jogaye se dareme🤣🤣
Jeec mcn bdn ayaa tareemay
Adeerkay alle ha ku naxariisto
Erayadii osmaan askari from somaliland hadyad somali galbeed 💚🤍❤
Not askari ee waa singub aun kuligod
Allahayoow Janada geee Allah yaa raxmu raaximiin❤❤❤❤❤
Ilaahay ha u naxariisto
saynab baxsan naxaristi jano allaha ka warabiyo 🤲🤲🤲
Allaha u naxriisto saynab Haji ali baxsan lagand badal keeda lama helaayo
Saynab xaaji cali baxsan gabdhii sedexaad oo heesta bay aheed , iminka way nooshahay wali rabi cimri dheer io cafimaad taama hasiiyo .
Madays tube hees soo geliso oonan dawan malaha ma jirto , garab kaaga allah ha galo mzl .
AUN SXB
maadeys is my favourite UA-cam channel ♥
Saynab cali baxsan.. waa Geesiayad waxay leedahay Amaxaarada ha la laayo.
Mise ciil igalaan ku gabobayaa.
Caleyk habka lootumay iyo erayadu inabada caadi maahan.👌
Allow naxaristii Jano ka warabi wa bilo ramadan malmiHii khayrka laha ugu danbeye danbigade dhaaf daqadaHa jamadana u fur adiga adomaha u naxariston baryadooda ku eegine
Mise ciil igalaan lagaboobayaaa😍
Jìlka sharma boy halo fasiro way qasaarene suugantan
Ilahay ha uu naxaristo
Waaw nice 👍
Sax garaasiyo sxb sare