16:06 Maseerka waxa keenayo wadan carbeet ayu kusokoray wadamada carabtana waalaga masaara dumarkoda xita lama fiirinkaro marka dhaqanki carabta ayu wata mida kale waxaad moda maskiinka in xoog lugu heeysto hadaladiisa aya kafahmi karta allh waclan 😷😷😷😜😜😜
Waar Sariir Fiican Baa U Taalay Ee Miyay Gateen..................Waxa Ii Sawirantay Sariirtii Oo Gaadhe Dameer Laguu Sii Sido Oo Kudhacda Laga Soo Gaday ....................Ilaahow Dambigeena Iyo Dambigoodaba Dhaaf .......................Wa Laahu Aclam.
Wllhi runtisa waye moxamed
Hhh war caawa wuu nafisay. War waad sirxan tahay ama waad cabsonaya Alah daahir ku diray ba Mahat leh. 😢😢😢😎😎
Gabadha marna ma ceyr baa marna ma rer baraawaa ???
Masha allah
😢😢😢😢😢
16:06 Maseerka waxa keenayo wadan carbeet ayu kusokoray wadamada carabtana waalaga masaara dumarkoda xita lama fiirinkaro marka dhaqanki carabta ayu wata mida kale waxaad moda maskiinka in xoog lugu heeysto hadaladiisa aya kafahmi karta allh waclan 😷😷😷😜😜😜
Only in Muqdisho.
Woow
Waa ruunta
😢😢😢😢😂😂😂😂
wlhi si qalbiyan buu uhadlaya wiilkan 😢😢😢😢waxa is dareemi karo dadka isku baahida ah wiilkan iyo aniga wlhi isku baahi ban nahy blse wuxu iiga duwan yahy reer buu leeyahy😢😢😢😢😢barakoba
Waa nin jilgan miskin
Oo lacagtii loo ururiyey maxay sariir ugu gadi weyday

🙏🏻🙏🏻🙏🏻😆😆😆
??