Wawarey😭gabar wiilashi oo dhan qac kawada yeersisey oo ogudambeyn ayadana lagu adkeeye 😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 чер 2024
  • #america #europe #subscribetomychannel

КОМЕНТАРІ • 22

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Місяць тому +3

    Masha Allah wllhi niciimo Marka arko wan qosla niciimay guulayso wll ❤❤ calanka soomalilnd 💚🤍❤️

  • @WarsanBulshaalle
    @WarsanBulshaalle Місяць тому +1

    Calnkan somaliya malaga helayaa

  • @user-en9hc1cb2l
    @user-en9hc1cb2l Місяць тому

    Masha Allah nece cadar djibouti baan raaba anah

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 Місяць тому +1

    Manshallah❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland p

  • @user-tr6wd1kl9t
    @user-tr6wd1kl9t Місяць тому +1

    Mashalash

  • @lulyusuf9382
    @lulyusuf9382 Місяць тому +1

    Say MashA alaaha

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +3

    Kkkkkkkkkk

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f Місяць тому

    Ala waxan ogaday qac.du waa jirtaa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Місяць тому

    lakiin qofka sameyaay calanki talyanigu ka dhigay dadku way hurdan maba yaqnaan calanka sida lo sawiro miyaa

  • @user-en9hc1cb2l
    @user-en9hc1cb2l Місяць тому

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Місяць тому +1

    dowlad deganka Ethiopoa maha ogaden waa meel umada odhan degto haday saas noqto waa khalad dolwad deganka iyo Somaliland ha la sameeyo haday saas ka dhigan magacodoa ku sheegan meesha jigjira iyo dhinacsai weye maha inta kale

    • @Sooffe
      @Sooffe Місяць тому

      Kakakaka soomaalinada yeela wax kale waa lagaadhiyee

    • @manaomar212
      @manaomar212 Місяць тому

      Maad tiraahdid somali galbeed iyo somali waqooyi ileyn somali land micnaheeda waa dhulkii somaliyee 😂

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Місяць тому

    Landers alla 🩸🩸🩸🩸🩸🩸

  • @user-yk5tk4ee4n
    @user-yk5tk4ee4n Місяць тому +3

    Calanka somaliland haduu kuyaalo tawxiidku halga masoxo waayo kortoo ka cadarka mark lagalo boxo kortoo ka yaan xashiishka lagu tuurin waayo tawxiidkii ayaa ku qoran

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Місяць тому

    Naa Ogaadeen ha dhihine Soomali galbeed dheh

    • @AmaalMahamed-nc1xx
      @AmaalMahamed-nc1xx Місяць тому

      Ogadenia way tahay

    • @heerqaran580
      @heerqaran580 Місяць тому

      @@AmaalMahamed-nc1xx waa inta gobol ee ayaga ay dagan lakin dhulka Soomaligalbeed ayaa la dhaha dhamantiis markii laga hadlaayo hadsi kale qabri dahare Godey shilaabo dhagaxbuur iyo inkaloo yar ayay noqon

  • @cabdiraxmanxuseen8392
    @cabdiraxmanxuseen8392 Місяць тому

    40 baan ahay beenaale

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Місяць тому

    Islaantaan Somaliland bay nagu qasbaysaa😂😂😂carabkana bir baa oogu jirta duqda😀😀😀😀