Halganka Falastiin dhimashada saraakiisha muhiimka ahaa ee la dilay ma u istaagaya,Maxay ka dhacaya?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 36

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud 35 хвилин тому +1

    Alle ha unaxariisto
    Aamaiin Amaiin Aamaiin Amaiin Amaiin Aamaiin

  • @AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
    @AbdisataarsheekhMahamed-zx9og 2 години тому

    Mahadsanid gaylan media ❤

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli 29 хвилин тому

    Guuuuul 🎉🎉🎉🎉

  • @seed3966
    @seed3966 2 години тому +1

    Asc reer falastiin wey guuleysan in shaa allaah

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Годину тому

    Ilahay janadiisa ha ku abaal mariyo dhamaan geesiyasha ku shahiiday jihaadka xaqa ah ee wadada ALLAH ku socda

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 2 години тому +1

    Allah akbar guul hamaas free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisamadm.hussein1791
    @abdisamadm.hussein1791 3 години тому +3

    muhiimada waa guusha iyo in cadowga ujeedadiisa uusan garin, madaxda hamas ayagoo dagalamaya ayey dhinteen hadii hamas madaxdooda ilaalintooda waqti galin laheyd waa la jabin lahaa balse ma dhicin taas badalkeeda way guleysteen ⚔️
    hamas hadey telaviiv gali laheyd netanyaho ma dagalameen ee wuu carari lahaa isagoo diyarad ku baxsanaya

  • @Maxamedibraahinbuule
    @Maxamedibraahinbuule 3 години тому +2

    Allaha unaxaristo

  • @CowHiiray
    @CowHiiray 3 години тому +1

    Hamas kuma dhisna maamul ee waa dhiig hurid madaxdoduna wa kuwa furimaha ku dhinmya wxna urajeynya shacabka falastiin guul i.a

  • @FaarahmuseAli
    @FaarahmuseAli 2 години тому

    Dhamaan fardowsa insha allah

  • @XasanXaaji-b1w
    @XasanXaaji-b1w 2 години тому +1

    Allah mujaahidiinta janadiisa haku casuumo

  • @abdishakurkala6554
    @abdishakurkala6554 2 години тому +1

    Daayf iyo madaxdi ladiley allah unaxristo amiin lkn ogoow wili halgankii reer falastiin madhimanin waa uu jiri doona

  • @mahadqaasim6112
    @mahadqaasim6112 41 хвилина тому

    Shuhadada alle Ha unaxariisto 🤲
    Lipaax walboo Shahiiday
    Lipaaxii Boskiisa Buuxin Lahaa wuu Taagan yahay
    Blse Yuhuuda waxay Modaa Halki Mujaahid oo shahiidaba inuu Yahay ishiii ururka islaamka Hadey Dishayna ay sidaa ku Jabeen

  • @fatahaladamabdul
    @fatahaladamabdul 3 години тому +1

    Ilah qabriga ha uwasiciyo waa shahidin ragan❤

  • @GobshoGòsho-w3p
    @GobshoGòsho-w3p 3 години тому +1

    ❤wcs ❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 години тому +1

    falastin ilaahay haguuleyo

  • @abdisamadm.hussein1791
    @abdisamadm.hussein1791 2 години тому +2

    hamas waxey la dagalameen israel 🇮🇱 , America 🇺🇸, engiriiska 🇬🇧 , France 🇫🇷 , italy 🇮🇹 and germany 🇩🇪 oo hal ah ku midoobay
    1. hamas la tirtiro 🚫
    2. maxabiista oo xoog lagu soo daayo🚫
    4.Gaza la qabsado shacabka nah masar iyo jordan loo raro🚫
    INTAAS OO DHAN MA DHICIN ILLAHEY ☪️ WAXUU RABAY BAA DHACAY, ADOOMADIISA GUUSHA AYUU SIIYAY KUWII DHINTAY NAH JANO BUU UGU BADALAYA SHAHIIDNIMADOODA🩸

  • @CabaasXaaji-du6lz
    @CabaasXaaji-du6lz 49 хвилин тому

    Waa maad santhy sxb

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 години тому

    Waa shahiideen ragas si sharaf lehna waa udhinteen waana ka sharaf badan yihiin kuwa carabta ee manta nool ee gaalada madaxa uu foorarinaya ee aan maya oran karin

  • @AbshirAbdi-f8t
    @AbshirAbdi-f8t 3 години тому +1

    Figradda halgan doonka isma badalo ee waxaa isbadala Dadka

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 2 години тому +1

    Allaahu Akbar,shuhadaa

  • @CabaasXaaji-du6lz
    @CabaasXaaji-du6lz 49 хвилин тому

    Alle haka wada aqbalo

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 години тому +1

    Gaylan média galab wanagsan Farah abdoulkadir mahadsanied press Hamas Yamane Palestine Suriya victoire muslimane

  • @AbdiIbrahim-r4w
    @AbdiIbrahim-r4w 2 години тому

    Asc

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 57 хвилин тому

    Sxb farah adgoo mudo nooyara googoynayey oo uu sxbkeen Osman fantastic inagasii gaqabtirayey wararka injastoonan ku weydiinin inaad xanuunsatay ama aad socdaal gashayba
    Lkn sxb waxaan kuu hayaa caawa su'aal kale oo ah waa maxay koofiyadu
    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Waa fikirkayga uun

  • @xasanyare778
    @xasanyare778 Годину тому

    Mudane waxaad tahy xubin runsheega oo muhiim ah waxaan kutalin lahaa inaad dhihin dhimashada xamaas waxay idaran tahay dhagaha falastiin ee islaamka dhabta ah bay udaran tahay muslimiinta dhabta ah eed adba ka mid tahay

  • @CabdiraxiinIbraahim-f9h
    @CabdiraxiinIbraahim-f9h 3 години тому

    I m Africa no carp

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 години тому

    Xamas sidii xisbulah ayaa hogankodi lalaayay balse adkaysigay kukala duwanayen qarsiga xogaha

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 2 години тому

    Waxaas ayaa halgan ladhaa in madax iyo askari halmeel ah oo furimaha dagaalka laguwada dhinto

  • @mahamedgooni9139
    @mahamedgooni9139 3 години тому

    Ma filaayo inay wax iska badalayaan

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli 27 хвилин тому

    Ninki nolol rabo madagalamo

  • @MaxamuudXasan-y8w
    @MaxamuudXasan-y8w 3 години тому

    Maydhiman waa shuhado