DUMAROW RAGGI TAAJIRINTA AHA GUUR WAA IDINKA DIIDEENE MAXA IDIN XAL AH😂ADKAATEY😂 MUUQALADI ASBUUCA..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 396

  • @user-pf6bu1yc1o
    @user-pf6bu1yc1o 19 днів тому +161

    Umadeena waxaa ugu sharaf iyo karaamo badnaa waa nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 19 днів тому +94

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq 19 днів тому +59

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤

  • @IqroSiciid-tl1uk
    @IqroSiciid-tl1uk 19 днів тому +39

    Naayaya ileen wasiirku waa faqir 😂😂😂😂 suu ugu dooda la yabay😂😂😂

    • @Sacdiyo-fg9tx
      @Sacdiyo-fg9tx 19 днів тому +4

      Ma ila aragtay😅😅😅

    • @IqroSiciid-tl1uk
      @IqroSiciid-tl1uk 19 днів тому +2

      @@Sacdiyo-fg9tx yaab wllhi nin faqiira bu inta uhadlaa

    • @Sacdiyo-fg9tx
      @Sacdiyo-fg9tx 19 днів тому

      @@IqroSiciid-tl1uk haa macanto

    • @IqroSiciid-tl1uk
      @IqroSiciid-tl1uk 18 днів тому +3

      @@Userr9595 faqir xanaqsan🤣🤣🤣🤣

    • @IqroSiciid-tl1uk
      @IqroSiciid-tl1uk 18 днів тому

      @@Userr9595 Africa balo kuma qabno alx 🤣🤣🤣🤣

  • @user-us6iy1we3v
    @user-us6iy1we3v 19 днів тому +46

    Wll halmar soo qor saliga nabigeena Muhammed scw ✍️

  • @HaniBintuqadar
    @HaniBintuqadar 19 днів тому +51

    Adoo mahad san manoqon karaa qofka ugu like ta bdn😊🙌🤩

  • @cabdibile4
    @cabdibile4 19 днів тому +28

    Kusaliya xabiibkena muxamed r.scw❤

  • @KifaaxCabdi-z8e
    @KifaaxCabdi-z8e 19 днів тому +21

    Dumaroow waziirada xilka ka qaada wey kasoo bixi weyd xilkeediye 😂

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 19 днів тому +24

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasmiinmaxamed-dr2pr
    @yasmiinmaxamed-dr2pr 19 днів тому +34

    Wasiirada wasiirka qaboow comantigeyga hadaa argto wasiirka cunto ha , u karin ilaa amar damber 😂😂❌🙅🏻‍♀️ viva dumarlnd 👸🏼💸💰💪

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 18 днів тому +15

    Kusaliya xabibkena muxammad scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Kingxidiga
    @Kingxidiga 19 днів тому +21

    Kiki markaan arkay waan soo cararay

  • @shijo2055
    @shijo2055 18 днів тому +76

    كيف تجئ السعادة وأنت لا تصلي 🕌😢

    • @MaxamedAbdulahi-re7tl
      @MaxamedAbdulahi-re7tl 18 днів тому +1

      الست صومالي😮😮

    • @AbdikaniMaxamed-s6e
      @AbdikaniMaxamed-s6e 18 днів тому

      نعم أنا صومالي​@@MaxamedAbdulahi-re7tl

    • @shijo2055
      @shijo2055 18 днів тому +2

      @@MaxamedAbdulahi-re7tl أنا تعريف هو الإسلام 🕋🕌🇸🇴💪

    • @Manaar1090
      @Manaar1090 17 днів тому

      في صوماليين يتحدثون اللغه العربيه​@@MaxamedAbdulahi-re7tl

    • @IlyaasFeysal
      @IlyaasFeysal 17 днів тому +1

      المكان لا يحتاج اللغة العربية تكلم باللغة الصومال

  • @IqroSiciid-tl1uk
    @IqroSiciid-tl1uk 19 днів тому +27

    Wasiir mar hdaa guriga timid 😂😂anaga hada hadli karna 😂😂 viva dumarland 😂😂😂😂

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 18 днів тому +6

    Aan ku salino nabigeena muxammed ﷺ ❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 19 днів тому +17

    Dumarow maxaa nin lacagtiis kufalaysiin maan anagu shaqaysano markaad isku filnaato kadib iska guursano see u aragtaan.

  • @SaacidClaahi-mr1if
    @SaacidClaahi-mr1if 19 днів тому +14

    Allo walidiinteena unaxriiso

  • @omarsaid3794
    @omarsaid3794 18 днів тому +6

    Sallahu calayhi wasalim ❤❤❤❤❤❤

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 18 днів тому +5

    Horaloyiri xolarageed farakatirsan ferana kaxisaabsan keep goings alle legends abaaaaaa😅👍

  • @maxameddeeq8364
    @maxameddeeq8364 19 днів тому +5

    O caadi ah aan ku qabanay dumarland hadii aan nahay faaraxland waliba kuwa illahay wax siiyay kuweena aan wax haysan Ayaanu garab u nahay katiinaato 😂😂😂

  • @CaanoTamaan
    @CaanoTamaan 19 днів тому +6

    Kolayba xalimoyinka anakaa
    Kawadana waseer keep going

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi 18 днів тому +6

    Dumarland balanteenu waa shaqo weliggaa cid gacantiis wax haka sugin nolosha adaa dhisan kara

  • @wllfrankie2705
    @wllfrankie2705 19 днів тому +9

    Saraakisha like🎉

  • @malcom.x10
    @malcom.x10 18 днів тому +3

    madaxa ayaad ku jirtaa walaal waxaan ahay reer Jabuutiyaan waan ku taageersanahay Jabuuti Ku ❤ sugayso

  • @user-pf6bu1yc1o
    @user-pf6bu1yc1o 19 днів тому +6

    Imisaa Qooq udhimatay oo
    naloogu Shegay iney jaceyl
    udhiinteen💔{#CUNSURIGA}

  • @IlaNassah-es7qp
    @IlaNassah-es7qp 19 днів тому +10

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅 asal bi asal

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 18 днів тому +3

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌

  • @AragsanAhmeddaher
    @AragsanAhmeddaher 19 днів тому +3

    Wasir waxaydee waba naguso kala qabate 😂wasirada kumee😂❤

  • @MR-CANTUUGE1
    @MR-CANTUUGE1 18 днів тому +5

    Halkaan waxbaa kusoo catuugi doona ee hala sii rukumado 😅

  • @sucdiali-
    @sucdiali- 18 днів тому +3

    Waziir waji laf wey notala hahey😇

  • @malabosaid2434
    @malabosaid2434 18 днів тому +2

    labada bari eey guurka kujirto waa ineysan baahan gabadha sirta waa intaas waana sax dumarka baadida weyku duqoobaan dumaroow lisan iyo rifan yuu idinku dhicin nin shiid ah idinkuma ogo😅

  • @maanqaboojiye7119
    @maanqaboojiye7119 19 днів тому +8

    Scw scw scw

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 18 днів тому +4

    Muhiimadu maha inuu tajiryhay lkn wainuu gurigiisa dhaqankara xaskisa asturi kara malinba hooyo oynaysa mediaha sofarisata iyado shegaysa kii ay udhashay unuu dayacay iyana garafeeyey xita markay kalatagan labo options oo daran mid dora ayuu dhaha inad carurta wada dhigto ama biil haiwaidiin gabadha aya lasilicda intuu qabana qaylo dulqad la'an ayu lasotaganyhy

  • @CabdulahiIbrahim-nb3fd
    @CabdulahiIbrahim-nb3fd 18 днів тому +2

    Wasiir se wax yeshsy 😂😂😂😂

  • @FaadumoMahamed-ps3fr
    @FaadumoMahamed-ps3fr 18 днів тому +2

    4tii cisho way dhamatay ee daaci bilan 1m maygadhin😂😂😂

  • @Macaliqsport
    @Macaliqsport 18 днів тому +1

    40 qof ducadooda wala aqblaa iso duceya ina baso 🤲🤲dhamanteena guul i.a 🤲🤲 waxaa rajaynayaa inaa kalinta kowaad galo 🤲🤲🤲 yaa rabi

  • @cabdikaficabdulahi9822
    @cabdikaficabdulahi9822 18 днів тому +2

    Lugeheena sey u xuroobaan nin fanax leh buu udirney qiyaamo😂😂😂

  • @Amin-gz3zp
    @Amin-gz3zp 19 днів тому +3

    Wasiir ogow, dumar waa balaayo loo bahanyahay. Faqiir iyo taajir iyada ayaa loo bahanyahay. Laakiin ku soco wasir.😂

  • @fardowsonuur701
    @fardowsonuur701 18 днів тому

    maanta allah ayaa ku mahadsan oo awlaad baari ah isiiyey wax ay cunaanna mayaayin jeenkeyguna ma buurna lkn hantida aduun ma ahan lacag waa awlaad baari ah imisa ayaa hantiile ah lkn aan farxad haysan allow mahaddaaa adaa leh ❤❤❤❤

  • @maxamedcabdi3377
    @maxamedcabdi3377 19 днів тому +3

    ASC WAR SHIIDKA WALADKA AYAA KU SOO DARSAMAY

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 18 днів тому +1

    2:21 🤣🤣🤣 Kiki waxay shaygayso waa aburitaan dumarka

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 18 днів тому +1

    Legend brother 🎉❤

  • @Aboumahadsan8
    @Aboumahadsan8 18 днів тому +1

    Viva wazirkeena 🎉😅ku sooco🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @playersoutfitplus6531
    @playersoutfitplus6531 17 днів тому

    war zaki xaaji aaaway qishaan u sidaa inee u maraa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣

  • @EXGAMMER199
    @EXGAMMER199 18 днів тому +1

    Taliye taajirinta naagah ma guursdan ee waa wasan kaliya kista dhiiban😂😂

  • @AnanKhaaan
    @AnanKhaaan 18 днів тому +1

    Kadaaa. Wasiir. 😅😅😅😅😅😅

  • @ayanmoussa98
    @ayanmoussa98 18 днів тому +1

    Kiki qac qac aa kayertay 😂😂

  • @souhaibyacin7612
    @souhaibyacin7612 10 днів тому +1

    waziirka arimaha zxp zaki

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 12 днів тому

    Wasiirow ayaantaan Dumarkii baad ku rarantahay see camal

  • @maskedafrica7984
    @maskedafrica7984 16 днів тому

    Guri barwaaqo is came back asxaabeey 💪🏾💪🏾💪🏾

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 18 днів тому +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @HibaaqAhmed-kv4ml
    @HibaaqAhmed-kv4ml 18 днів тому +1

    Waziir adi maraa waziiradda kugu dacweeno ma fogo dulmiga naga daa hadaa single nhy anaga is xalineene😳😂😂

  • @CaaishaCabdinaasir
    @CaaishaCabdinaasir 17 днів тому

    Ahmed you inuu fanaan yahay goo

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 18 днів тому +1

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤

  • @user-uc6bq9xd9e
    @user-uc6bq9xd9e 14 днів тому

    Lajanoo team of jidka kasoohadal❤

  • @SokoreeymuxumedMaxamed
    @SokoreeymuxumedMaxamed 18 днів тому +1

    Tajir +faqir anaga lenodambeyan Wazir hadalyukatagin tnkle malmahan exasho kentay wlhi😊

  • @AbdilahiAbdi-bp6im
    @AbdilahiAbdi-bp6im 18 днів тому +2

    Our background is back

  • @YislamVlogs
    @YislamVlogs 17 днів тому

    😂😂😂waan ku salaamay sxb 🤚🏼😁

  • @aishahussen7712
    @aishahussen7712 19 днів тому +2

    Zaki bin xaji wa igaso booday sababtala waxawaye malinwalbo nag lee atagta

    • @Sacdiyo-fg9tx
      @Sacdiyo-fg9tx 19 днів тому

      MA aragtay horta washamsi dumarlan

  • @Caaqilman
    @Caaqilman 19 днів тому +3

    Team saraa kisha one like❤❤😂

  • @user-he1zx6zj2h
    @user-he1zx6zj2h 12 днів тому

    Hhh wan wataa walhi raga tajirinta ❤

  • @user-wd8ou7bh7r
    @user-wd8ou7bh7r 19 днів тому +3

    Waziir dhinac aa u janjeerta malmahan dumarland ayaad ku xumeene😂😂

  • @umuzana
    @umuzana 18 днів тому

    😂😂😂😂😂😂
    Alla wasiirka dhib badanaaa😂😂😂😂

  • @HussenSuldan-d4z
    @HussenSuldan-d4z 18 днів тому

    Wasiir 😂ninkaa nio legend ayuu ahaa

  • @maxamedmareye7431
    @maxamedmareye7431 19 днів тому +2

    Waxaas lugo miyaa xaliimo duugayso😅😅😅😅😅

  • @Zirmaanka9878
    @Zirmaanka9878 18 днів тому

    Wasiir Cadiya Umurqaantee😂😂😂😂😂😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 18 днів тому +1

    Xaliimoyin badan oo mudaharadayaan arkaa 😂😂

  • @LakiLeejo
    @LakiLeejo 17 днів тому

    Nin faqiir baa banaan 😂😂
    Taajir waa mshquul😂😂

  • @ahmedcawl6480
    @ahmedcawl6480 18 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 mAlintii ugu qosolka badnay wasiir maanta ahayd kaligay ayaan gaadhigayga dhexdiisa raftay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Nafteed-Jaceyl
    @Nafteed-Jaceyl 12 днів тому

    😂😂😂alla
    dumar qaar
    Akhiro Cadab dhan malahan waxay ku sabreeen darteed Lugiihu baaba yaab ka jirey qosalkaa ka sii daray--illahyow ka ajar siii🤲🤲
    No more abusive life…..!!!!!
    Free Farah….!!! 😂😂😂

  • @ugaazugaaz9731
    @ugaazugaaz9731 18 днів тому

    Legend wan ku wataa taliye kkkk
    Wan ku Qosollay nio ka tinato

  • @abdiyusuf4049
    @abdiyusuf4049 18 днів тому

    Wasiirada sharaf iyo karaamo korkaada ha ahaato wasiirka oo shiid ah ayaad noo qaabishay hadaan ragnahay🎉

  • @SiciidAbdullahi-u7l
    @SiciidAbdullahi-u7l 16 днів тому

    Zakiyow ani waxa sugaa adi qofta guursanaysid😂😂❤

  • @AmCiidle-z8d
    @AmCiidle-z8d 18 днів тому +1

    Ar wasiir adaaba kululaadee😂😂

  • @AaminsalimSaalim-kz1xj
    @AaminsalimSaalim-kz1xj 17 днів тому

    Waziiiir qolka say wlllhi da isha kusooo dhufo

  • @Abdiaziz1998
    @Abdiaziz1998 17 днів тому

    Wasiir dumarku waxy yidhdeen subag iyo malab yaa meel wada sudhan keen kusiyaa farxwo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🫡

  • @AaminoAbdirahman-ly9no
    @AaminoAbdirahman-ly9no 18 днів тому

    Qofa tagero.allaah ku sharfo wllkyga

  • @sadiiqcabdi972
    @sadiiqcabdi972 19 днів тому +2

    Guriga daaci bilan lasiiyey kaso hadal sakiyoooow

  • @YaxyeBonge
    @YaxyeBonge 18 днів тому

    Watching because of khadar keyow

  • @DaahirSomalisacadiyocalisheehk
    @DaahirSomalisacadiyocalisheehk 18 днів тому

    Waziir keep going 😂

  • @CabdulahiCumar-kl6jt
    @CabdulahiCumar-kl6jt 20 годин тому +1

    3 dolar markan ku arosayo waxn raba iney akon keyga ku jirto 29 dolar❤😂🎉

  • @taxanediraac1614
    @taxanediraac1614 18 днів тому

    Zaki fanaan Yaad ku fiican thy

  • @NastexoCaday
    @NastexoCaday 18 днів тому

    Nin faqiira ha guursanina😂😂😂❤

  • @khaalidyaxye6531
    @khaalidyaxye6531 18 днів тому

    Wasiirka cimri dherer iyo caafimaad❤

  • @hodankhadar4639
    @hodankhadar4639 18 днів тому

    Maba amin sani farax soomali ayaa taajir ah😂😂😂😂😂

  • @aaminayusuf850
    @aaminayusuf850 18 днів тому

    Wiilka telka lagala carari raby 😂😂😂

  • @user-dl4fg4jh8n
    @user-dl4fg4jh8n 18 днів тому +1

    waziirka.sinaba dumar.logama marmee hada faqiir tahay iyo.hada tajirtahay marlayba waa donaysaan.gabadhe.

  • @IsmanMarwa
    @IsmanMarwa 9 днів тому

    Aar wasiir intee noowataa 😂

  • @AadanBaatiyow
    @AadanBaatiyow 18 днів тому

    Aaaaa SaaS hairline wasiir igadaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 18 днів тому

    Dumarow hadad lacag rabtaan shaqaysta 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZacdiyaIsak
    @ZacdiyaIsak 16 днів тому

    Waziir ka jooog😂😂😊

  • @MaxamedDeeq-rg8dz
    @MaxamedDeeq-rg8dz 18 днів тому +1

    Waazìi hees raab sooqaad waa taqaaanahee

  • @CiiseCaray
    @CiiseCaray 18 днів тому

    Wasiir guulayso sxb

  • @FartuunMaxamed-wb1dr
    @FartuunMaxamed-wb1dr 18 днів тому

    Waseer se wax yeshay😂😂😂😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 18 днів тому

    Wasiir waa ku wata legand

  • @ARCAfrica-el7by
    @ARCAfrica-el7by 18 днів тому

    Ku soco Wasiirkeena ❤❤❤

  • @MuheyminAalim
    @MuheyminAalim 18 днів тому

    Mudalib xabiibkeena oo hel ajar free ah ❤

  • @NastehoMouninfarah
    @NastehoMouninfarah 18 днів тому

    Waa cadi dhib malaha adage dumarka u bahan 😂😂😂😊

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1j 18 днів тому

    Yizlam omar UA-cam waa kaga horeeyey

  • @KawsaarRayaaan
    @KawsaarRayaaan 16 днів тому

    Wayahe marka aan anagu faqiirinti didino taajirintina anaga nadiidan ragow khanisin maanoqoneysin marka wayahe baryahan waa lakala shakiyey ninki danbo oo dida xaliimo ihii waye fahan adi 😅😂😂