Cimrigaaga Markay Gaadhaan Caruurtay Iska Korsan Jireen, Adna Ajanabbaad Guursatey🤣🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Germany: Halima Ibrahim Mohamud
    +4917621282663
    Social media platforms
    Facebook :Halima Ibrahim
    Instagram: @halimashaur
    Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Nasra Salon Norway
    +47 906 14 221
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Ubah Birmingham
    +44 7463 135964
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
    00251992926216
    MLANGO KUBWA JUA KALI
    OPPOSITE WIN WIN TOWER
    TEL +254799668069
    TEL +254722176062
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Trendy collections, Garowe
    0907635086
    Turkey
    +905013296778

КОМЕНТАРІ • 162

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  9 місяців тому +5

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Germany: Halima Ibrahim Mohamud
    +4917621282663
    Social media platforms
    Facebook :Halima Ibrahim
    Instagram: @halimashaur
    Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Nasra Salon Norway
    +47 906 14 221
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Ubah Birmingham
    +44 7463 135964
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
    + 00251992926216
    MLANGO KUBWA JUA KALI
    OPPOSITE WIN WIN TOWER
    TEL +254799668069
    TEL +254722176062
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Trendy collections, Garowe
    0907635086
    Turkey
    +905013296778

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 9 місяців тому

      My beautiful sister and smart, they can’t stand u b/c u are very smart good 👍🏼 for you i am very proud of you Mashallhe 🎉🎉🎉❤❤❤❤👍🏼👍🏼🩸👏👏💯💯

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 9 місяців тому

      U look beautiful 😍 my sweet sister Mashallhe ❤️💯👍🏼👏👏👏💯

  • @Liyan710
    @Liyan710 9 місяців тому +55

    I married ajnabi Alhamdulilah he gave me all the love I never got I feel like I am born again I just kept my life private I don’t use social media You are my favourite Fathia I love you ❤

    • @Szahra87
      @Szahra87 9 місяців тому +19

      Same here, I’m stay at home mom and I was single mother!! There great men out there and we find them when we put Allah first and when we respect ourselves

    • @She_knows
      @She_knows 9 місяців тому +7

      May Allah bless both of your marriages and give you peace and comfort in your partners and children. There’s nothing more beautiful to me than a Somali sister who has found love Allahuma barik❤️

    • @Liyan710
      @Liyan710 9 місяців тому +1

      @@She_knows Amen Ya Allah Thank you so much

    • @Sally-s4x
      @Sally-s4x 8 місяців тому

      Allow ajnabiga noo daaa❤

  • @hkay980
    @hkay980 9 місяців тому +5

    I appreciate your empathy towards our women's concerns about the exploitation faced by Somali diaspora women. It's indeed crucial to acknowledge the trauma caused by the civil war and the struggle to access education and opportunities. The community's growth takes time, but addressing these issues while respecting religious values is vital. It's not the religion but outdated customs and lack of education that need change for a better future. STAY ON COURSE - your feedback is healthy & VITAL

  • @xamiida20
    @xamiida20 9 місяців тому +13

    Vivaa gabdhaha Somaliyeed oo faarax lugo pasto iyo duleyste ka cararay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MohamedMohamed-oc9ve
      @MohamedMohamed-oc9ve 9 місяців тому

      Farah lugo baasto, adna ogolow Xaliimo manjo baasto ok 😄😃

  • @desydedukeva2393
    @desydedukeva2393 9 місяців тому +3

    Hadal qurux badan caay beey ka dhigan. Af xumadana weey ku fanaan oo ku wada hal qabsadaan acudubilaahi.
    Ereyga ISLAAN IYO WAYEEL qof nasiib leh baa hela alxamdulilaah labadiiba ilaaheey iigu garaabay inta ii hartay allaha iigu qatimo xusnal qaatima kuligeen 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @burco7626
    @burco7626 9 місяців тому +5

    Salaam, beautiful soul 💕
    Alleh ha isku kiin barakeyo aameen Ya Rab 😘

  • @aishaart8804
    @aishaart8804 9 місяців тому +11

    I have 7 kids I got divorced Alhamdulillah I’m gonna lock someone who love Appreciate to me, so I know I’m gonna find it Somaliyee waligana ha isliidina dhaga yaan loo dhigin Inta duleeysto Aha Farxiyo I love you sister ❤

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 9 місяців тому +5

      Allaha kula koriyo sister, dhexda u xidho oo tacliin iyo diin ba ka soo saar, rajada yeyna gudhin.❤

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 9 місяців тому

      Qoyan baad wali tahay oo fatxiya waxba kaamaad faaiidin! Naa caruurtaada iska korso. 7 caruura baad haysataa maxaa ku hayya oo kaa maqan ood raadinaysaa? Caruurtaada waqtigaaga geli iyo aakhiradaada, nin naag 7 dhashay raba aduunkaba ma joogo wallahi oo billahi ama "wax la'aan baad dhaantaa" buu aaminsanyahay oo markuu mid si dhab ah u rabo ayuu kaa dhaqaajinayyaa ama waa nin kuu guursaday suu caruurta kaa farraxumeeyya. Ka joog hoy hadaad wax maqlaysid!

    • @beautiful1423
      @beautiful1423 9 місяців тому +1

      Sister u r worth of love and happiness ❤May Allah help u take care of ur children.

    • @SH-py7qj
      @SH-py7qj 9 місяців тому +4

      If you have seven kids focus on raising them. Kids are only young for a short period of time, don’t waste your time as a mom with them chasing after men Somali or otherwise.

    • @babasheeq
      @babasheeq 9 місяців тому

      Before calling men duleyste perhaps you should put that energy into raising your 7 kids or even try learning English first 😂

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 9 місяців тому +6

    Show them that words are who speaks them!. Keep shining ❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 9 місяців тому +5

    walaahey ani waxay ila tahay erayadas wa erayo lagu bahdilayo gabdhaha an gaarin dada 60ka ah gabadhu Markey jirto 40 ilaa 55 ayey duqnimo ku bilaaman ninkuna marku jiro intaas ayu nin dhalinyaro iska dhiga aad maqli habaryer hooyo asago leh walaahey wa wax lala yaabo dumarkiina hadaladii lagu bahdilayey ayey gabadhii dhahayan runta markii laga hadlo farxiyo maha qof aad u weyn faceda ilmey dhalayan side habar loo dhaha waa qalad somaaliyey hadaladina ka fiirsada habaryer hore u soco maseyr baa haya kuwa ku ceynaya❤

  • @hodan5734
    @hodan5734 9 місяців тому +3

    Islan ma tihid quruxbadan ba tahay Masha’allaah tabarkallaah ❤

  • @Nafta281
    @Nafta281 9 місяців тому +6

    Fthiya cadey you gotten more beautiful day by day you gorgeous keep going ❤❤❤❤

  • @hooyolife
    @hooyolife 9 місяців тому +3

    I'll be 44 soon, and I feel like I'm in my prime alxmd Allah, make it Halal for Muslim women to marry any Muslim man, who are they to make it Haram and insult That's not even dacwa or nasiiha.

    • @SH-py7qj
      @SH-py7qj 9 місяців тому

      Happy birthday 🎉 For women it is prime age as long as you keep fit.

  • @anaisdesjardins3282
    @anaisdesjardins3282 9 місяців тому +4

    You and your husband look beautiful together, I wish you lots of happiness.
    Don't pay attention to people who write you mean things, if we are Somalis we are not taught to appreciate good things, we are too used to misfortunes.

  • @halwofouad3565
    @halwofouad3565 9 місяців тому +2

    Allah kubarakeyo habo fatxiya qurux bass hada muslumiso janadi ifka iyo akhiro ayad gacanta kuhaysata MashaAllah ❤❤❤❤

  • @maryankasin5817
    @maryankasin5817 9 місяців тому +2

    Miss cabsiiye guul iyo gobanimo abaayo barnaamijkaada wado wan ku faraxsanahay ku soco

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc 9 місяців тому +5

    Majestic look with the Palestinian scarf ✨️

  • @ووزي-ج8ط
    @ووزي-ج8ط 9 місяців тому +2

    Wow beautiful habo mcneeey❤👸

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 9 місяців тому +1

    My beautiful .inadeer Barakallah your true love😊

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 9 місяців тому +2

    You’re beautiful soul keep going your my hero.❤

  • @MohamedMohamed-oc9ve
    @MohamedMohamed-oc9ve 9 місяців тому +2

    Beautiful young woman.love from Kigali Rwanda 🇷🇼

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 9 місяців тому +4

    Codkaga is unique 🎉masha Allah

  • @xamiida20
    @xamiida20 9 місяців тому +5

    Salaam sister, enjoy your time hun❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrocabdiraxmaan4960
    @nasrocabdiraxmaan4960 9 місяців тому +6

    ❤❤ habo mcn anigo jiro 24 sano banin xariir iso bandhigtay qabkisa wan ka heli wayay wana ka diiday isla markii inta xanaqay kulahaa 30 sano hada gartid cid ku rabto malahan ogow 😂😂😂 ragan si be u xanuun san yihin wlhi

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 9 місяців тому +2

      60 kana waan heli karna cid najecel ku dhe kkkk

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 9 місяців тому +2

      Wll adugu 20 aadba gaartee aniga waanba yaabi jiray anon 15 dhafin bey dhihi jireen naa wali maguursan miyaa xiligaan waxla.aan mahide hadaan yaba oon dhahaa maxaa lagaa ceyrsaye

    • @ednaaden7248
      @ednaaden7248 9 місяців тому

      ​@@hamdinur9382waxay rabaan inad school ka iyo jaamacada ka hartid si ay bariiska ad cuneysid iyagu kuugu hayaan hadad 23 gaartid naag shaqaysata ayad tahay irsaaqada ilahey uunba kuu haya sas aya early marriage lagugu qasbaya hhhh shaxda fahan

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 9 місяців тому

      @@nim5-r1v haa wlhi

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 9 місяців тому

      @@hamdinur9382 subxanallah wale waa yab

  • @shiinohassan1835
    @shiinohassan1835 9 місяців тому +1

    You look beautiful sis hates will always hate you ,know why because they hate them self . Keep going and keep growing you are beautiful strong black beautiful Somali woman Especially Somali land

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 місяців тому +3

    Happy new yaer ❤Qurxley

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 9 місяців тому +3

    I’m happy for you fatxiya absiye

  • @MumtaaOmar-rg2gj
    @MumtaaOmar-rg2gj 9 місяців тому +19

    Naagahan soomaaliyeed iyaga ragga isu jebiyey
    Waa wada qoyan 99%😢😂

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 9 місяців тому +3

      Duleystahana ayagaa koriya see la yeelayaa marka😢

  • @Ramla22
    @Ramla22 9 місяців тому +6

    Mashallah you are glowing may Allah protect you ❤

  • @ummdharr6823
    @ummdharr6823 9 місяців тому +2

    I loved how’s she’s laughed ❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 9 місяців тому +3

    Naagaha waxaan la yaabay in qofka dumarka ah nolol laheyn if you 60 years old you have time still to get married yes 👍 you need happy marriage non look back go head

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 9 місяців тому +2

    Hapo masha Allah sidaad iskugu qurux badantahin ❤❤❤❤ gorgeous ❤ilaahay faraxada haydiin siyaadiyo

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 9 місяців тому +2

    Mashallah Enjoy your life❤

  • @MohamedMohamed-oc9ve
    @MohamedMohamed-oc9ve 9 місяців тому

    Viva wiilasha Somaliyeed ee sharafta badan, lots of respect

  • @SH-py7qj
    @SH-py7qj 9 місяців тому +2

    I love your cute outdoorsy style.

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 9 місяців тому +1

    ❤❤❤Masha Allah Aamin Aamin nooloo syster ❤❤❤❤

  • @rodamire1502
    @rodamire1502 9 місяців тому +1

    Mashallah ii nolow cadaw jabiya farah mijo basto❤

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 9 місяців тому +1

    Nooloo walaashaya ❤❤❤❤waxaana kuu bixiyaya Oprah Winfrey❤❤❤

  • @xarago31
    @xarago31 9 місяців тому +1

    Manshalaa fatxiya beautiful maanta alle hakubarakeeyo❤❤

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 9 місяців тому +1

    I’m always not your love at that time kids woke up from their nap , but one day insha allh.

  • @codkiiceebla
    @codkiiceebla 9 місяців тому +1

    MashaAllah you look so beautiful ❤❤❤

  • @intisarahmed4593
    @intisarahmed4593 9 місяців тому

    kkkkk istaaqfuralaa dadba adaa ka raayey masha Allah enjoy your life sister

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 9 місяців тому +2

    she is one of my student and graduated 2 or 3 yrs ago.

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 9 місяців тому +2

    Masha Allh habar ma tihid jam jam baad tahay❤🌹

  • @barwaqofarah9650
    @barwaqofarah9650 9 місяців тому +1

    Kkk Fathixya
    Salama yaar baa dhegahaa ka racadaay Ninkaa doqoonaka ah

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 9 місяців тому +7

    Qofba waxbuu allah ugu mahad celiyaa ani waxa ugu mahad noqaa rabigeey nin dulaysta ah inuu ila dhalan ina dhalin waalidna ii aheen kaan guursa doona Allah kama dhigi aamin
    Nimanka qaar markaad aragto disgusting baa noqdaa walahi sida odaygaas jaahilka ah saas buu caruur aabo ugu yahay oo gabdho kujiraan😮😮

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 9 місяців тому +1

      Kamana xishoodo hablihiisz , ta u qabo iyo ta u dhaley ayaan darana.😢

  • @Liyan710
    @Liyan710 9 місяців тому +2

    MashaAllah

  • @muhiimali
    @muhiimali 9 місяців тому

    Mansha allah fathia allah haku barakeyo noloshada ❤❤

  • @Ali-eb6xz
    @Ali-eb6xz 9 місяців тому +1

    Allah kuu barakeeyo odaygaaga, yaanan kaa maqlin duleeste wax dhaamo lawaa.

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 9 місяців тому +1

    Mashallh habo you look so beautiful ❤

  • @AminaminF
    @AminaminF 9 місяців тому +2

    Tabarakallah ❤❤❤❤

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 9 місяців тому +7

    😂😂😂😂😂😂 laqarin maayo farxada waxan rabnaa inaan ogaano inay farxad jirto fatxiya wad ku mahadsan tahay inaad nabartay nolosha dhabta❤ 13:34

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 9 місяців тому +1

    Man up dhe

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 9 місяців тому +1

    Naag habar jeclo ah oo laandherada

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 9 місяців тому +2

    Sax aduunka ayeey ku ciriiri yeen 😂😂😂😂

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 9 місяців тому +1

    Habo I love u and am always told that Fathiya is not a good influence 😢but I always tell them that u just dislike men who are duleyste and Qoyan women.

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 9 місяців тому +1

    Mashaalah ❤

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 9 місяців тому

    Masha allah vedio yadaas caadi maaha❤ beautiful

  • @muhiimali
    @muhiimali 9 місяців тому +1

    Walahi runta ka hadashay fathia you’re so funny 😂😂

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 9 місяців тому +1

    Habar ee ceeb noga dhigan habar wa hooyo odeyne wa abbe

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 9 місяців тому +1

    Ma sidan ku modeynay mise sidad noqotay waxan is laheyn waa qof wax baratay hadana reer sameysatay maba aynan kaaga fadhin inaad kuwo juhalo ah u jawabidoda waqti galiso maad noloshada raacatid kuwan ayaga qiima dhace yeysan ku qiima ridin

  • @Idilcanuuni1
    @Idilcanuuni1 9 місяців тому +2

    Walhi waku jclhy wlhi wayo qosalkaga ayanab ku faraxaa mar nah hoyaday mcn aya la magaca tahay 😊

  • @AhmedMohamed-kv2mx
    @AhmedMohamed-kv2mx 9 місяців тому

    People love you because you are the love couples

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 9 місяців тому +4

    Fathia please no songs on Friday 😢😢😢

    • @AwesomeExperiencez
      @AwesomeExperiencez 9 місяців тому

      Allahuma Sali wasalim 3alaa nayinaa muxamad s.a.w😊

  • @_Aurora293
    @_Aurora293 9 місяців тому +5

    💖😂you so funny

  • @umuiklaas5739
    @umuiklaas5739 9 місяців тому +1

    Fathiya walaalo Uma qalmaan qoyaan iyo duleeste in loojawabo

  • @diamondmatan5937
    @diamondmatan5937 9 місяців тому

    Farxiya fariid habo walhi waan ku jecelahay ♥️♥️♥️💕💕🥰🥰

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 9 місяців тому +1

    jimca mubarek habaryer

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 9 місяців тому +1

    The young lady is funny 😅😅😅😅😅😅

  • @Samar54402
    @Samar54402 9 місяців тому

    Habo Masha Allah Masha Allah cawa you look so gorgeous❤🎉
    💐🥰

  • @MonetaMax
    @MonetaMax 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤ mash Allah ❤❤❤❤

  • @Liyan710
    @Liyan710 9 місяців тому +1

    Allahuma baarik You look amazing together

  • @yurub5288
    @yurub5288 9 місяців тому +2

    Mashalla Allah waxad tahay idho u roon hore u soco 😍👍

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 9 місяців тому +1

    Mashallaha fat it’s keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤you so beautiful

  • @ayahali4698
    @ayahali4698 9 місяців тому +2

    Masha allaah Tabarakallah fathiya❤❤

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 9 місяців тому +1

    Masha Allah my sister 💯👍🫶♥️🫶👑🌹🥰

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 9 місяців тому

    Dulayste freeee Faarax Soomali naag cadaab qabo ma arki karo waa xasid mid iqabo kuma taagero Lkn ani first aha 😂waa Ku difacaaaa love ❤️

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc 9 місяців тому +4

    Waa nin meel walba oo xun soo marey markaa kalsoonidii baa ka luntey

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 9 місяців тому +2

    Dulayste werar bu ku hayaa dumarkii

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 9 місяців тому +4

    Fathiya diamond ilaahow ku xafid adiyo Chris iyo caruurtaadaba ❤🎉congratulations million times .

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 9 місяців тому +1

    Fatxiya qosol ayaa ku dishay xaasidkaada😂😂😂😂

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 9 місяців тому +3

    Phone number kaaga cageen kahelaa sheekaa kudhaaftay ilin tir Qiso cajiibaa kadhacday

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 9 місяців тому

    Burco waa salad waa maah maah soomaaliyeed qoyan iyo dulayste. Hahaha ha haha waad waalantiihin,

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 9 місяців тому

    I watch your UA-cam channel..Were your Engagement ring 💍?😊

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 9 місяців тому +4

    Nin gabar somaliyed caynaya isagaa wax ka siyihin nimanka ilmaha xambaarsan o naagtisina iyadoo xaragoneysa ayar dabasocoto e ajaanibka ah mayku daysadan nimanka somaliyed naagti keligeed aya wagen labo caruur ah ku riihaysa keligeed ayad wadoyinka ku arkeysaa isaguna wuuba ka fanayaa inu jidlamaro nin somaliyed sidas ayey gabdhihi ku neceen lugaha yar yar ayey ugu dulqadanayeen gabdhuhu hadey kibir ku darsadeena weytashadeen gabdhihi

  • @dahabo4381
    @dahabo4381 9 місяців тому

    ❤fadxiya plz nogaso sheke sad isku baraten iyo sad u aamintay inuu noqonkaro ninkaga qofkad mudo dher sugaysay sankugu dayano ooaan ubarano qafka noqalma plz.......❤

  • @rodaaden9430
    @rodaaden9430 9 місяців тому +1

    Mashallah❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @editsqeri
    @editsqeri 9 місяців тому

    Duleyste ciduu jecelyahay majirto. Hooyadiis ciilbuu uqabaa, caruurtiisa wuu ka maseyrsanyahay, walaashiisna uma hiiliyo.

  • @libanali-pm1rb
    @libanali-pm1rb 9 місяців тому +2

    Eedoy waxaga iska walaaqo ee naga dhamoow odaygaga kugu mahaysano lkn raga iyo dumarka somaliyeed ka dhamoow maxaa yeelay dumarkeenu xijaban waxaas raaxo uma arkaan in surwel yar intii la isku giijiyo vidio la isga qaado marka la isku soo aruurriyo shekadadu waa lalabo mahan hadal qof weyn

    • @Noora595
      @Noora595 9 місяців тому

      Intee ku xanuuni adi😅😅😅

  • @aichaabdimounin7727
    @aichaabdimounin7727 9 місяців тому

    15:40🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 9 місяців тому +4

    😂😂😂😂😂😂 Duleyste oohin ayaa ka dhamaatey, quruxda iyo jecelka ayuu u arkaa dhaqan biis kkk haba ka raacdo cid wax u waayeysa majirto.

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 9 місяців тому

      Dhilo siil ureyso idinkaa Gambian ilmaha idin ka qaatay oo ooyeysa

  • @suleimanzain1429
    @suleimanzain1429 9 місяців тому +1

    Cafimaad majiraa 😂😂😂

  • @BilanOsman-bx9qv
    @BilanOsman-bx9qv 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂itixaamadaas yari isagiibaabay u ekaatay markay canjilayso😂😂😂😂

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 9 місяців тому

    Fhatxiya izakaya deere dheh bacad banaanka

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 9 місяців тому +5

    Rageena inaad caydo ajnabi xun ahna waxaba hanoo xayeysinin Rag waa rag waxab isma dhaman Qaraar jooji ajnabi guursaday raga faraha nogu qaad hadii aad ajnbi happy ku tahay anagan Allhamduliah happy ku nahay

    • @ikrannur8086
      @ikrannur8086 9 місяців тому +5

      Is daji walal wa la jecel yahay wilashena Somaliyed… lkn qofki xun cidna marabto.

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 9 місяців тому +1

      Inamada soomaaliyeed hooyo soomaaliyeed aya korisey, hadey sidi aabahood noqdaan waa guuldaro u soo hooyatey hooyada aan doorkeedi ka soo bixin.

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 9 місяців тому

      Nayaa hadalka fahan raga Wangsn ma haysto so taa ku leh qarka xun maalin walibo na cayo be u jawabosaa

    • @forexfit6121
      @forexfit6121 9 місяців тому

      ​@@nasrocabdiraxmaan4960wax xun ma jiraan shalay ninka aad Soo guursatay oo waalid kaga ku keenin oo aad adiga Soo shukaan satay hadii aad kala tagtaan oo aad tiraahdo wuu xun yhy, cida xun waa adiga sababto waxuu ku xun yhy iyo wuxuu ku fcn yhy adiga ayaa laga raba inaa kala barato inta aadan isguursan, lkn dhibka waa inaga sababto caruurta ayaa faraha idin kaga qaadnay sida ajnabiga inaa niila dhaqan no oo caruurta idinka qaadano ayaa fcn si aad u ogaantan cida idin fcn iyo cida idin xun

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm 9 місяців тому

      ​@@nasrocabdiraxmaan4960of course raga soomaaliyeed odhan ayay cagta marisay wad Iska dawaata mafahantid miya

  • @Angla113
    @Angla113 9 місяців тому +2

    Beautiful

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 9 місяців тому +1

    Raga somali du markay gabadha furaan ayay caruurtana furaan

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 3 місяці тому +1

    Wanaagana mayeeeshde

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 9 місяців тому +1

    Hada ma waxaad dhiiri galinaysaa in islaamaha soomaaliyeed ay odayaal ajnabiya guursadaan. Adiga aabaa ku dhalay wiilna wuu kula dhashay maxaad raga maalin walba u caayaysaa. Try to be a positive.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 9 місяців тому +2

    Maalin walba gabadh yar oo weliba isku buuqsan ama iska xanuunsanaysa intuu video soo qaato buu caytamaa ninkaas ilkaha kala qalooca waa in report lagu qabto 60 ardaydii xaliya oo akhlaaq lahayn

  • @fadumoadan
    @fadumoadan 9 місяців тому

    ❤❤❤❤