Laxan shaqal kor dhig iyo hoos dhigba leh. Maskax gole kale uusan joogin sawira kara wa hibo farxashaxameed eebe baxsho. Laxanku wa dhadhanka suugaaneedka qaybtiisa ugu muhiimsan. Laxanka kiisa ugu culeeska wayn wa kan asalkisa lagu fadhiisiyo ciyaar dhaqameed aynu dhaqanka u leenahy sida heestaan oo kale .
Codku wa dareenka qura ee si toos ah si fudud aad ku gaarsiin kartid waxa aad rabto hada rabto Ina wax u sheegto qalbiga, qalbigu waxa saaid u sameeya erey uu maqlay ama cod u dareemay, heestaan o dhan codkeeda ayaan si gaara u dhuuxa
Cod dahab hodab abdirihmaan Masha’allah🥺👸🏻👑❤❤❤
Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ waxaasaa cod ah boqortooyo Hodan bilan. Nasiib badanaa arooskey ka heestaa🎉🎉🎉🎉 hambalyo dhalinyarta is guursatey.❤
Allah swt blessed you beautiful voice too my girl hodaneey abaayo horay baa mar hore usocotay don’t look back ❤️❤️❤️
In sha alah hesta waxan dhagysan dooonaa habeenka bari meherkaygu dhacayo imanka ardayad yar oo exam galysa ayaan ahy boqorka an is guursan doono walaw anan hada garanyn aduunka mel uu ka jogo allle waxan ka baryyaa inu ni n wacan calaf ubad baariyana nakala siiyo hestan waan soo boqan doona xili gy doonto ha ahooto
I.a ani xata wa iska dhagesnoya qof o noqon dono alle og balse illhy qof qeyr qabo hanoga dhig😢
@@siman_mohamadameen
Insha'Allah dheh qaali Ilahay rag wanaagsan ha idin siiyo.
Amin wll
machallah hodan abdirahman dheeere allah haku sharfo qaali
Amazing voice ❤
Masha allaaah arooskan alllaah barkeeyo
Hodon cabdiraxmaan dheerna alllaah barkeeyo
Amiin
Laxan shaqal kor dhig iyo hoos dhigba leh. Maskax gole kale uusan joogin sawira kara wa hibo farxashaxameed eebe baxsho. Laxanku wa dhadhanka suugaaneedka qaybtiisa ugu muhiimsan. Laxanka kiisa ugu culeeska wayn wa kan asalkisa lagu fadhiisiyo ciyaar dhaqameed aynu dhaqanka u leenahy sida heestaan oo kale .
❤❤❤
Ab iyo ab wlhi cod ku dayey hodan
Gabadha kaliye aan ku Daydo hodan cabadi Raxmaan dheere❤❤❤❤❤
Ax ya murti somaaliyed
#Hodan A/rahman
❤
Eid Mubarak kulu caam waantum Bikhyer. 10/04/2024
❤
Ina abdiramaan naag cod ku gadhi karta ma jirto dhal fanaan weeyi
Q
Waxeeda cod waa dhaafay😂
haaa runti
Absolutely 100% ❤❤❤❤
Dhalfananwalahi
Mashaa allh waxasba coda hodan qurux
Dhal fanaan hodon abdirahman axsan hees
Nice voice ❤❤❤
Boqorada codka hodan abdirahman wax kabadan 10 sano Ayaan hesaheda dhagaysanahayay 2000 wixi ka danbeyay gabdhaha fananita ah e heesa tan kobad hadaysan ahayn wa tan labad xaga codka iyo laxankaba
masha allaH dhaHa🎉🎉🎉❤
M.a
Mylovely hodan abdirahman❤🎉🎉🎉🎉🎉
Jah codka 💯❤️
Hodan Abdiraxmaam❤😊
Xasuuus 😢💍
Hesta Aroskeyga hodon ika qadi donto 2026😂😂😂
Heart touching voice masha alah hodan abdirahman
Boqorada codka❤❤❤
Codku wa dareenka qura ee si toos ah si fudud aad ku gaarsiin kartid waxa aad rabto hada rabto Ina wax u sheegto qalbiga, qalbigu waxa saaid u sameeya erey uu maqlay ama cod u dareemay, heestaan o dhan codkeeda ayaan si gaara u dhuuxa
❤💯💯💯💋🥰❤️👍
Sootu rahma ❤
Cod. Macanah. ❤❤❤❤ xata. Tan. Way. Iga. Codmacantahay😢😮😅
Bog Langdon
iyo miida gobo nimo
kep eep maul