Burco wa magaalo aan jeclahay inaan tago mar wa meel cajiib ah oo ay joogan dada xadaariyiin ah allah u siyaadiyo nabada iyo barwaaqada wa walalkiin oo joogo magaalada muqdisho
Xeer ciise wax islaamka ka hor imanaya kuma jiro wllo markii la samaynayayba culumo fiqiya taqanay baa loo gaynayay oo sifaysay marka diinteena ma qilaafsana
Magtu way jirta lakin ugaaskan hadaa jooga waxaa dhex gallay dhaqan magaallo tan kale ereyga ciise wa wada ciise nin caaro ma dheera waxay ka dhigan tahay bini aadanku way siman yihiiin ciise iyo mid kale ba .wa tariikh Somaliyeed oo muhiiiim ah
Jaahil Allah kacaabsiigu ku yar yahaayee inaad tahaayee wax igu filaan inaan arko sixirku wa galnimo dad dhaan oo Muslim aah ineed sidaa uu dhigto hadalkada wa jaahlii xaasiidnimo badan wa ka muuqata
Cabdi xaafidow xeer ciise waaka qoraya inan hadii lakuf sado ninki kufsada loo dhisaya sodoh hadii la kuf sado madaxa loo subkaya kulaha ma awal bay nasanaysay hhhhhhh
Xeerkaas Soomalidu waa ay la wadaagta, wax Ciise ku kooban ma aha, carrabtu xaggoodana waa laga soo helayaa. Indhaha maanta haddaad ku eegto waad ka didaysa balse waxan kula wadaagayaa in u weli xeerkaasi ka sii jiro dhulka soomaalida, haddaad rabto inaad arrintan wax ka ogaato warrayso dhaqanyaqaanka deegaankaaga. Mid kale oo isna dhabargaraac la yidhaah baa jira, kaas oo inanta jujuub lagu kaxaysan jiray.
Xeer aan jirin weeye where does it work this so called rule? Xagguu ka shaqeeyaa xeer ku sheegan?😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ciisuhu wax aan jirin buu duqu ku maaweelinayaa wariyahan yaree miskiinkaa
Ciise wa qaran qabil maha hore ba loyiri cadowga hajaaba
Mashaallah awowyaashey Allah barakeeyo dhaqan iyo ilbaxnimo ayaa u ahaatey
BARNAAMIJ QIIMO BADAN OO WAX KORORSI LEH UG IMOW @ HANOOLAATO AYAANLE HUSSAIN ABDI. THANKS
Xeer Ciise Cajiib!!mansha Allah
hadan muslimin nahay sharciga islamka nugu filan... Ana cisse ah. Thanks hanoolato.
Ciise af laguma noqdo, xeer Ciise waa sharaf aan dadka kaga sarayno wanan ku faana Hadan ciise nahay diintana Ma khilaafsana dad Diinta yaqaana ayaa xeerka dhigay alx
@@guyogugubad4944maha ciiise adu sidaaa iriii
Xeerarkan waa xeer hoosaadkii ilahay faray in la dhigtaba
manshaalah walaalkay barnaamijkaada wa mid wax tar leh
rabi ha ku barakeeyo
Ha noolaato aad baan walaal kuu salaamay barmaajyadaada ayaa aad u wanaagsan waan kaa mahad celinayaa waxaan joogaa gobolka togdheer burco
Burco wa magaalo aan jeclahay inaan tago mar wa meel cajiib ah oo ay joogan dada xadaariyiin ah allah u siyaadiyo nabada iyo barwaaqada wa walalkiin oo joogo magaalada muqdisho
Waa taariikh cajiib ah Ayaanlow
Ul-haye . Ushu waa awoodda ( Power ) loo dhiibey ninka talada loo dhiibey. Viva xeer-Ciise
Ayaanle Xuseen mahadsanid
Xeer ciise waa cajiib
Abwaan Celeye waa muurudki shekh Maxammad Ciisse wana Cabdelleh Xaaji
Masha allah tabarakallah waa wax lagu daydo
XEERKA CIISUU WAA DASTUUR CAADIYABA😂😂
KEENABA WAA CAADI .KKKKK
@@trumpppl2024 😂😂 Haa
Masha alaah mahadsanid ayaannle
MashaAllah aad baan ugu bogay
Naxal qali ah
Nolow Hanoolato
Eebbe ha ku dhowro qoraa Cabdalla Xaaji Cismaan. Wax badan baan kaa kororsannay.
Xeerka ciisuhu waa barashada dhul dad leeyahay in la sheegto. Cunsuriyad iyo qabyaalad. Sixirkiyo faalka.
Gudabuuurr
buuga uu kaqoray intee laga helaa wll Anyaale
Xadhiga Aqalka lagu xeero waxaa looyaqaan, gibil xeer
Afmayga/ ulhaai waxaa loyaqaanaa
Boqorka ninka kuxigu ama kusimaha
Malaaga / awgop ) ama) waxaweyee ) xildhibaan) xeer goytoo )sharcidejiyee
Ayanle xeer ciise wa diin la aan
hadan muslimin nahay sharciga islamka nugu filan... Ana cisse ah.
Xeer ciise wax islaamka ka hor imanaya kuma jiro wllo markii la samaynayayba culumo fiqiya taqanay baa loo gaynayay oo sifaysay marka diinteena ma qilaafsana
Adigu horta Xerxes maledahay ya afqadmune uuuf
Wow 😲
Magtu way jirta lakin ugaaskan hadaa jooga waxaa dhex gallay dhaqan magaallo tan kale ereyga ciise wa wada ciise nin caaro ma dheera waxay ka dhigan tahay bini aadanku way siman yihiiin ciise iyo mid kale ba .wa tariikh Somaliyeed oo muhiiiim ah
Mashallah
Xeerka Ciise Ayaanlow Waxtarkiisa Waxa Yeeladisa Kabad Nayd Eebal Baadh Dadkana Warayso Itiisa Xunn
Inader ciisuhu waa dad isqabta oo dulmi reero iskuma xasuuqan wixi dulmi e dhaca sida ugu dhakhsiyaha badan bu cadaalad uhelaya qofkaas waxa laandheero iyo laangaabana udiidayna ina adeer waa xeerkaas uun rag aqoonyahana ah oo jaamicada azhar waxkasobartey fiqiga yaqaana aya dhigay xeerka wax diinta kahor imanayana wll kumajiro waa dastuur udhaxeeyo umadan
Ayaanle buugan malaga helin karaa xamar.
Ayaanle waydii sharif ma jare manoolyahy waydii nooh
Mansha allah
Waadigii soomaaliya xamar uyaqaanaye kaalay hargeysa
Ceelka karta taan imka ceelka madow ayaa loo yaqaanaa
Ciise cawaan
Asc ayaanle waxaan doonayaa inan kuu sheego arin muhiim ah oo aan doonayo in aad ogaato taasoo muhiim u ah umada soo maaliyeed oodhan waa arin la qariyay cida qaniyesa waxa ay tahay baan rabaa inaan kula wadaago
soo dhawoow walaal
@@HANOOLAATOTV but not public pls
Hanoolaatotv@gmail.com
Waa xeer ku dhisan sixirka iyo baabka
Jaahil Allah kacaabsiigu ku yar yahaayee inaad tahaayee wax igu filaan inaan arko sixirku wa galnimo dad dhaan oo Muslim aah ineed sidaa uu dhigto hadalkada wa jaahlii xaasiidnimo badan wa ka muuqata
Waxaan umalaynayaa xeerkaan inuu Islaamka ka horreeyey.
Maya wllkay Islaamka Ayaa ka horeeeyay
Sababto Ah islaamku wuxuu soomaalida soo gaadhay qarnigii 6aad halka Xeerkan la sameeyay qarnigii 16aad wll
@@AsadAliKhanKhanPapa Reerka aan ahayba mid kan oo kale ah bay lahaayeen oo la odhan jiray Danbasweyne.
A CORRIGER :
1 - DHAAMAH
2 - DOULIMAADE
3 - DHIIIL
4 - DHAAC
M.first CAAWA
Ciyaarta ARGENTINE iyo CROATIA
Keed isleeday FINAL ayuu gaadhaya
Waa qurafaad waa casri jahiligii iyo qabyalad waxas 2023 inaas umad uga shakesaan waa caqli carurnimo iyo jahilnimo
Isla xisho wllo dhaqankaaga ku faan 2023kii maahina illa qofka ugu danbeeye ka tegayo dhulka dhaqankaagu haku deeqo, dadka aad aflagaadaynayso 700 sano ka hor bay xeer lahaayeen ooy dawlad ahaayeen. Yurub iyo maraykan oon jirin. Marka adoon waxba ogayn ama dhaqan ree galbeed ilbaxnimo moodaya.
Marka uu awowga jaahil ahaa eed bilaa dhaqan iska soo ahayd haka xumaan ani awowgay xeer buu lahaa iyo kala dambayn adna awowgaa cawaan iska nool oon waxba kala aqoonin
Igu caawiya Ciise ma Soomaali baa mise waa Canfar?
Waa somali dir ah cismaanciil cumar geelle kasoo qaado asagaa ka mid ah
@@xogbaar 🙏🇸🇴
Canfartu wa somali gaaljecel aah
@@mahmoudmoussa3832 war naga soo hubi 😂
Cali madaxweyne waxaa laga sheegaa dawlad gear al loo dhisa. Taas miyeysan ahayn Awood ay isbideen.
Ninkaan sow soomaali jabtiyaan maaha? Mise waa Canfar!
Maxay kula tahay kkkkk
@@ibrahimalidideh6391 niyow ciisaha Canfar baan moodi jiray ceeb 𝗪𝗘𝗬𝗡𝗔𝗔 kkkkkk
Cabdi xaafidow xeer ciise waaka qoraya inan hadii lakuf sado ninki kufsada loo dhisaya sodoh hadii la kuf sado madaxa loo subkaya kulaha ma awal bay nasanaysay hhhhhhh
Xeerkaas Soomalidu waa ay la wadaagta, wax Ciise ku kooban ma aha, carrabtu xaggoodana waa laga soo helayaa. Indhaha maanta haddaad ku eegto waad ka didaysa balse waxan kula wadaagayaa in u weli xeerkaasi ka sii jiro dhulka soomaalida, haddaad rabto inaad arrintan wax ka ogaato warrayso dhaqanyaqaanka deegaankaaga.
Mid kale oo isna dhabargaraac la yidhaah baa jira, kaas oo inanta jujuub lagu kaxaysan jiray.
Xeer aan jirin weeye where does it work this so called rule? Xagguu ka shaqeeyaa xeer ku sheegan?😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ciisuhu wax aan jirin buu duqu ku maaweelinayaa wariyahan yaree miskiinkaa
Cuqdadna wyku hysayoo iyadad udhiman' ciise'waa reerkad coppy'yeysan 😂 wxd thy wlgu ogyhye ha is odhn lgumafahmayo😢
nin aan indho lahayn ba arki kara reerka aad kaso xigto