Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ilaheey ha unaxaristoHeesta iyo muqalka waa laisla helay 🤣
Ereyada iyo laxanka singub codka baxsan allaha u naxariisto labadaba Aamin
Ilahay ha u Naxariisto zaynab haji cali baxsan please u duceeya qabriga Allaha u Waasiciyo kitaabkeeda midigta Allaha ka siiyo Ameen Yaa Rabbi Ameen Yaa Rabbi 💖qof quluubta somalida ku weeyn beey ageyde
Ilhay ha unaxariista abyo
Allha u nxristo abwaan sangub oo miraha lahaa iyo zaynab oo codka lahayd
Allaha u naxriisto janadiisana ha geeyo cadaabkana haka xoreeyo Saynab Baxsan
Alle haw naxaristo saynab iyo intii dhimatey Tarlikhda maanta 28-5-2024
Illahey ha unaxariistto zeynab cali baxsan
Allaha u naxariisto zaynab cali baxsan.
Walee cimri iguma laabno 😂😮
Alle haw naxaristo saynab iyo intii dhimatey Tariikhda maanta 25-4-2024 allaw na kalme
Waagaas aad bay u yarayd qiyaasta 24 sano jirtay.
Hada soow mandolin duqa.
Maya, waxay dhalatay 1935, sanadkii 1960 ayey 25 jir ahayd. Qiyaasta xilligan ay heesayso 30 jir meelahaasay ahayd. Alle ha u naxariisto. Aamiin.
allow unaxariiso
taas wexey ku cadey neysaa dadki hore ciradu ineysan dhaqsi kasoo bixi jirin anagana hada 30 jirke nagu heysaa 😅
Haa wllhi
Heeestani waaa hees macaaan anigu hore uma arag heestan
3 janvier 2025😊
Geedi shaambowWaad ku mahadsantahay Laakin fadlan Heestan Laxanka yaa saarey?Goorma la curiyey?!!!
1981 ereyada iyo laxanka maxamud singub
Waraa heestan chanalka madays leh ee kadaa coppy ga
Allaha Yaa Raxma Saynab Cali Baxsan
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhinac walbo heesihii hore: Miraha, Laxamka iyo Musikadda way ka dhameystiran yihiin
Xigmadii abwaan singub iyo codka baxsan Baysku helay meesha Allaha u naxariisto labada aamiin
Ilaheey ha unaxaristo
Heesta iyo muqalka waa laisla helay 🤣
Ereyada iyo laxanka singub codka baxsan allaha u naxariisto labadaba Aamin
Ilahay ha u Naxariisto zaynab haji cali baxsan please u duceeya qabriga Allaha u Waasiciyo kitaabkeeda midigta Allaha ka siiyo Ameen Yaa Rabbi Ameen Yaa Rabbi 💖qof quluubta somalida ku weeyn beey ageyde
Ilhay ha unaxariista abyo
Allha u nxristo abwaan sangub oo miraha lahaa iyo zaynab oo codka lahayd
Allaha u naxriisto janadiisana ha geeyo cadaabkana haka xoreeyo Saynab Baxsan
Alle haw naxaristo saynab iyo intii dhimatey Tarlikhda maanta 28-5-2024
Illahey ha unaxariistto zeynab cali baxsan
Allaha u naxariisto zaynab cali baxsan.
Walee cimri iguma laabno 😂😮
Alle haw naxaristo saynab iyo intii dhimatey Tariikhda maanta 25-4-2024 allaw na kalme
Waagaas aad bay u yarayd qiyaasta 24 sano jirtay.
Hada soow mandolin duqa.
Maya, waxay dhalatay 1935, sanadkii 1960 ayey 25 jir ahayd. Qiyaasta xilligan ay heesayso 30 jir meelahaasay ahayd. Alle ha u naxariisto. Aamiin.
allow unaxariiso
taas wexey ku cadey neysaa dadki hore ciradu ineysan dhaqsi kasoo bixi jirin anagana hada 30 jirke nagu heysaa 😅
Haa wllhi
Heeestani waaa hees macaaan anigu hore uma arag heestan
3 janvier 2025😊
Geedi shaambow
Waad ku mahadsantahay
Laakin fadlan Heestan Laxanka yaa saarey?
Goorma la curiyey?!!!
1981 ereyada iyo laxanka maxamud singub
Waraa heestan chanalka madays leh ee kadaa coppy ga
Allaha Yaa Raxma Saynab Cali Baxsan
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhinac walbo heesihii hore: Miraha, Laxamka iyo Musikadda way ka dhameystiran yihiin
Xigmadii abwaan singub iyo codka baxsan
Baysku helay meesha
Allaha u naxariisto labada aamiin
Xigmadii abwaan singub iyo codka baxsan
Baysku helay meesha
Allaha u naxariisto labada aamiin