@@somaliballer1735 Baardheere waa dhul mareexaan sxb, 12 family oo Ogaadeen ah ayaa deggan,sidoo kale 30 family oo Raxanweyn ah waa deggan yihiin, meeshii qof ciddiina ah maa adinkaa leh? marti baa ku tihiin, ee si sharaf leh u jooga.
Camoow caro ilaah aya nagu dhcdy musiibada maanta ina heesatana wa dunuub Iyo macaasi aan galnay ilaa aan rabi ugu so laabanana cadaabka kama baxeeno mrka xaqa alle ha ina tuso kahatimadana ilaah ha ina waafajiyo
@@mahamedmajor4679 cuqdad noocee ah ayaad ka hadlasaa,C C shakuur jagada beentaa oo loogu talagalay in adduunka lagu tuugsado oo dadka barakacayaashaa ku dulmeeraysto sawirada isaga qaado,adduunka tuso si uu dhaqaale uga suubiyo oo xamar lagu kala qaybsado,yaa dabaal ah oo ogayn.
Masha Allah Waxan xasuusta 1985 anigo class eight primary school dhigta ayan Dalxiis an dootay kusogaray wana uriyaqay wagas anigo safar dheer usoomaray love it like my home
Mansh Allah beautiful bardhere wan ku dhashay aniga mansh Allah Somalia gul insh Allah walaahi wan u xiisay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴mansh Allah jamal saciid wariye sare 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Anigu reer Gedo ma ihi laakiin waxaan ogahay in reer Gedo cadaw mooyee aanay jirin Cid caawinaysa hadaanay iyaguu gacmaha is qabsan oo dhulkooda iyo dadkoodaba U kicin. Waxaad a ogaataan in cadaw shisheeye iyo mid sokeeyaba dhulkiina barwaaqada ah ay duulaan Ku yihiin. Hadaydaan taa fahmina mar waxwalba farihiina kabaxeen baad fahmidoontaan. Waa IGA talo dhulkiinu waa hodon ee dadkiina hodon kadhiga
Masha Allah somaliya dhul barwaaqesan balaaran waaye o daqli leh iyo wax so saar leh Allah na siiyey mahad iska leh dadka Somali qaar uma jeedan nimcadas waxyar aya garanayan nimcada hesano ALHAMDULILAH
@@umimohamed2323 qabyalad mahan huuno Gedo hogaamiye walba ee somaliya soo Mara 1991 wixi ka horeeyay iyo wixi ka dambeeyay gobalka xuduuda ah wey dayaceen, xasan na waa Kii la yiqiinay wanagna lagama sugayo 🤷🏽♀️
@@moaar9365 hada adiguba wad ledahay balse magaca bardhere ayaba micna ogaden ku baxay nio tarikhda so baro calwihan ree wafate ugaaskoodi bu magaca ku baxay mida kale caaji abdirahman mursal so maaha ki xoreyay bardhere e gumaystaha kula dagalamay orodo so baro tarikhda
Baardheere, meeshii aan ku soo barbaaray, Gobolkayga Gedo, dadka martida ku ah ha is aruuriyaan, Ogaadeen Baardheere sheeganaya iyo Raxanweyn Baardheere sheeganaysa ayaan arkay, marti sharaf leh ahaada awsaakh yahay.
bardhere daa gedo dhan ninka ka xoreyay gala madow iyo gumaysiga xaaji mursal bu aha ncld yhyn maxad ka hadlaysa o boqol buug gumaystaha ka qoray ila faafaxdhuun cawlihan waliba reer waafate o ogaden aha dagna siyad bare ayana hab qabiil oga qixiyay
Buundadeeni 😢😢maanta doomam baa lagula gudba daanta galbeed iyo daanta bari ba waxaa buundadii gooyay fatahadii sanadki hore ee dayrta 2023 dhacaysa😢dadkaygow allaha idin gargaaro insha allah wan dhisin doona badal kheyr qaba allah kabaryayna
إنماوليي الله سبحانه وتعالى أبدا ورسوله صلى الله عليه وسلم وبارك وعلى آله وصحبه اجمعين أبدا وصالحوا المؤمنين أبدا في الدارين أبداعددخلق الله ورضى نفس الله وزنةعرش الله ومداد كلمات الله أبدافي الدارين أبدا ولله الحمدوالمنةأبدا كذالك وأشكر الصالحين كذالك..#مدد يا غوث الأعظم #سيد السادات الشيخ عبد القادر الجيلاني# رضي الله عنه وأرضاه #قدس ألله سره العزيز#اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا ومولانامحمد وعلى آله وصحبه أجمعين أبدا أغثني يارسول الله خذبيدي قلت حيلتي أدركني في الدارين أبدا بحق كل ذي حق عليك.
jubbada sare aya la oranjiray baardheere lkn hab qabiil aya loo badalay oo waxa loo bixiyey gedo iyado u ziyad barre hab qabiil u ubadalay jubbadi sare .
Jubbada sare( alta jubba) gedo oo dhan baa la oran jiray iyo qayb ka mida ah bay iyo bakool talyaaniga ubixiyay, marku dalku xor noqday ee gobalada lakala saaray aya magaci alta jubba gedo loo badalay ilaa hadana jubbada sarre wa loogu yeera, marka taarikhda bal akhriso intadan wax iska oran. Qabiilka aad ka shekenyso ma fahmin, siyaad barre iyo rer baardheere inta badan wa isku qabiil marka waa maxay ujeedada uu ka lahaan karo magac la badalay.
This place where i borne specialy bulo kaskey i usually watch cenema near to argada the owner that cenema called kulmiye same pealpe know that area i left 2009 when eiphopia army came i.a i will back one day❤
Dusha way ka qurxoon tahay, haddaad Baardheere tagto waxaa ku dilaysa Shabaab, kaneeco, kaadi dhiig ama baahi, Boodo iyo Kutaan baa ku cunaysa ama Yaxaas baa ku qaadanaya.
Tariqda somaliya orod oo soo baro, baardheere muqdisho iyo magalooyin badan ee somaaliya waxey ka mid yihiin kuwa ugu fac weyn ee Africa iyo adunka. Tariqyaanka waxey muqdisho ka qoreeyn sanadki 1200 in ay tahay magalada ugu hormarka badan in ay tahay oo adunka ila china iyo japan la ganacsan jireen.
Reer gedo isku tashada cadawgiina uu badan yahay dowladana wax ka sugina sababtoo diyaradaha Kenya 🇰🇪 oo duqeymo kawada kama ayasan hadlin ilaahey Moyee cid idiin Maqan ma jirto
#Salat Mohamed Barashada Quraanka iyo Kutubaha Dinta Islaamka iyo luuqadda Arabica aad ku baraneyso luuqadda aad daneyneyso waqtiga as fursad heleyso iyo saccadaha as ubahantahay kala xarrira nocan Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/DF6VffxEzvtASMVbSUNVo igala so xarrir nambarka telephonka shashata kufula 0712865653
bardheere iyo Buurdhuubo Gedo is My vacation destination for 2023, ilahayo dhulkeena ino barakee Amin 🇸🇴💯💯
bishaan markay dhamaayo ınshallaah ayaan u socdaa...i cant wait ınshallaah...
Cowlyahan dhulkiisa ilaahayaa bareekin. ManshaAllah.
@@somaliballer1735 loool 😂😂😂😂 awoowe yaa kuso qalday
@@somaliballer1735 Baardheere waa dhul mareexaan sxb, 12 family oo Ogaadeen ah ayaa deggan,sidoo kale 30 family oo Raxanweyn ah waa deggan yihiin, meeshii qof ciddiina ah maa adinkaa leh? marti baa ku tihiin, ee si sharaf leh u jooga.
@@guletgulet3389
30 raxweyn hadey dagan yihiin, maxaa loogu hadla maay maay xata qolodaad kadhalatay ee ugu hadlaan. Kan martida ah soo adiga matihid lol
Ilaahow dalkeena inoo barakey waxaas baynu haysanaa oo ka tahriibaynaa war nimcada dalkeena taala alle hayna fahansiiyo aamin
aamiin yaa rabi.
Camoow caro ilaah aya nagu dhcdy musiibada maanta ina heesatana wa dunuub Iyo macaasi aan galnay ilaa aan rabi ugu so laabanana cadaabka kama baxeeno mrka xaqa alle ha ina tuso kahatimadana ilaah ha ina waafajiyo
Aamin
Masha Allah Abaartii Laga sheegayey meeday waaba dhul barwaaqo ah oo wabigii buuxo dhir qurux badana ka muuqato iyo qudaartii nooc walbo leh allaha usiyaadiyo quruxdaa iyo barwaaqadaa ka muuqato
Food drought
Waa dhulka xoolaha daaqaan oo wabiga kafog. Roobkana bishi hore ayuu bilaawday dhawr sano oo roob xumi kadib.
Abaarta, kuwo Guruceel ka yimid ayaa lacag Adduunka uga qaadanaya, Gedo waa nabad, waa Barwaaqo, wabiga Jubba ayaa meel walba jooga.ka soo biloow Dooloow,Luuq Ganaane,Buurdhuubo illaa Baardheere.
@@guletgulet3389 cuqdad badnida nio
@@mahamedmajor4679 cuqdad noocee ah ayaad ka hadlasaa,C C shakuur jagada beentaa oo loogu talagalay in adduunka lagu tuugsado oo dadka barakacayaashaa ku dulmeeraysto sawirada isaga qaado,adduunka tuso si uu dhaqaale uga suubiyo oo xamar lagu kala qaybsado,yaa dabaal ah oo ogayn.
Maasha.allaah
Nimcooyinka ilaahey nasiiyay weey farabadan tahay alxamdulilaah laakiin lagama faaideysto qabiil iyo qabyaalad ayaan daba burinaa ilaahoow nagagar gaar qabyaalada iyo qbiilkaba aamiin
Masha Allah
Waxan xasuusta 1985 anigo class eight primary school dhigta ayan Dalxiis an dootay kusogaray wana uriyaqay wagas anigo safar dheer usoomaray love it like my home
ninkan wa wariye cod wanaagsan nin xoogsanayo ma'aha masha allaah
Walaal wariye jamal miya Codkaan iguma cusub 🤔
@@Sahan12341 radio daljir joogay waaye
Mansh Allah beautiful bardhere wan ku dhashay aniga mansh Allah Somalia gul insh Allah walaahi wan u xiisay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴mansh Allah jamal saciid wariye sare 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Allow barakeey dhulka hooyo oo amaan kadhig yaarabi aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Baardhere, baladxaawo, caabudwaaq, garbaharrey, buurduubo, luuq, kismayo, dhabad, balanbale, qorof, dhacdeer, Saaxo, gaxandhaale, yamarugley, bangeele, galinsoor, dhusamareeb, galaadi. Mashaalah mareexaan sade
Gedo raxwein baa is ka leh haku royoonin
@@bashkacade7109 langaab isdaji sxb
@@bashkacade7109ok langaab shurunshur. Reer xassan iyo raxanweyn yaa badan
Qabiil dhul boob dhul hg ajuuran kumade iyo shiqaal sheeganesan
Maansha allaah waa magaalo aan jeclahay waan nala gayn jiray magoo yaryar xiliga fasaxa iskuulka. Waxaan ku awoowayaasheen waa magaalo awliyo
Reer Gedo ilahay mooye cid kale idin ma maqna ee isku tashta sidi awlba aad isugu tashan jirteen, ka faideeysta barwaaqada ilahay idin siiyay
Anigu reer Gedo ma ihi laakiin waxaan ogahay in reer Gedo cadaw mooyee aanay jirin Cid caawinaysa hadaanay iyaguu gacmaha is qabsan oo dhulkooda iyo dadkoodaba U kicin. Waxaad a ogaataan in cadaw shisheeye iyo mid sokeeyaba dhulkiina barwaaqada ah ay duulaan Ku yihiin.
Hadaydaan taa fahmina mar waxwalba farihiina kabaxeen baad fahmidoontaan. Waa IGA talo dhulkiinu waa hodon ee dadkiina hodon kadhiga
Magalada an ku dhashey bardhere 😍😍😍
Ya dega way qurux bdn thy
@@farxiyacarab5197 somaali baa dagta huno 🇸🇴
@@araweelo311 masha alah
@@araweelo311 ilaahay haka hayo dagaal iyo dhib odhan waxan u malaynaya inay dadkedu fcn yihin dhiigna daadin gul iyo gobanimo
@@araweelo311 mareexaan Siyaad Barre ayaa kutalaay
Mareexanow dhulka aad haysatan Somali ma haysato Lakin ilahay XAMAR bu idinku sixray. War dhulka dhista oo iskutashada dawlad Somalia kama jirto
Baardheere cawlyahan ayaa iskaleh
@@moladane3552 kkk oromadii aad dhulkada iyo haweynkada oga so cararta miyad bardhere ka dhex aragty
@@moladane3552 kkkkkk istaqfuruallah inte kuqaladey mel bad kuqalade
@@fowziamohammed6359 mareexaan soo uma badna
Waa rundaa inadeera in maraaxan kuwa qabo qurubo maraaxan ku badan badan gedo kuwa noqodan kenya iyo muqdhisho ee Wada dabaq ka dhisdeena
Inshaallaahu wall ilaahay ha idin xafido shacbka gado Inshaallaahu forme somlilaan capital hargysa ixlaam
Baardheere gabadh muqaalo qurux badan kasoo duubtaa inarteyba oo ijecleysiisey
Masha allah dagmada baardheere waa dagmo wax soosarleh hadii ay dowlada somaliya wayn wayn kagesato dadka dagmada ama gobolka dagana ay isgarabsadan hormar dhanwalba waalaga sameenkaraa illahayow dowladan hada dhalatay inoobarakee amin
Masha allah ilahay haynoo barekeyo wadankeena lkn waxay u baahan hogaamiyo daacad ah allah ka cabsanaya umada u cadaalad falaya xasanow anigu nin reer waqooyi ah ayaan ahay waxan kuugu nastexaynayaa laba arimood xooga amniga iyo beeraha waxad la tashataa oo aad wax weydiisaa qofkasta oo cilmi u leh beeraha waayo caalamku wuxu ku dambeyn allah ayaa garan dadka ku caawi sidey wax ula soo bixi lahaayeen waxan xasuustay caruurnimadaydii odaygaa hadlaya waa runtii aabahay boolis ayuu ahaa istoodhka boliska waxan kasoo qaadi jirey hadhuudh laga keeno bay iyo bakool markaa wadankani waa qani haduu madax daacad ah helo somalay wakaa wadankeenui nimco ayaa taal ilahay hayna tuso
Masha'aallah Allaha
Allaha noo Barakeeyo, xafido han kobciyo dhamaan Ummada Somaliyeed dhulkeedo oo dhan
Waa war farxad leh
Somalia wadankeena❤️❤️❤️💪💪👍👍😁😁
Masha Allah somaliya dhul barwaaqesan balaaran waaye o daqli leh iyo wax so saar leh Allah na siiyey mahad iska leh dadka Somali qaar uma jeedan nimcadas waxyar aya garanayan nimcada hesano ALHAMDULILAH
Baardheere waa magaaladii shiidaalka, macal gaas dabiici ah baa ka buuxda
Baardheere Allahayow anigoo tagin oon wabigeeda gaduudan biyihiisa ka cabin qudaarteeda macaana aan cunin ha idilin🤲
Dhulkii hooyo waan u xiisay🥺
Aamiin
wa magaalo taariiqi ah waxa dadkaas latalin laha barwaaqo alle baa idin siiyay dadka marwalbana abaaraha shegto waa idinka ee waxa sameysaa wax soo saarka hala badiyo kadibna wax dhigasho hala sameyo sida logu baxsado xiliga waqtigu adkaado saas baa talo siin laha dowladana waa iney wacyi galin usameysaa dadka wax so saarka beeraha iyo cidna ineey u bahan waqtiga adag
Somalia waa Dal dad ubaahan
Allegumar iyo Cabdiyuusufow magaaladiina dhista oo kobcista
sxb ma marqaansan tahay mise aniga umaleeyey qabiilka aad meesha kusoo qortay baardheere lagama yaqaan wlhi waa runtay
@@hassanabdi1040 waayo dadku magacyadooda soo qoray??
@@wondroussoul5414 sxb waa xawaadle lafo kamida ah dadka uu leeyahay baardheere ayey dagaan weliba labo lafood ayuu sheegayaa qalad yaan la ii fahmin xawaadle baardheere waa dagi karaan oo cid ka xigta malahan oo waa dhul soomaaliyeed laakiin beenta ayaan diidayaa shaqsiyan aniga waxaan aaminsanahay qofka soomaliga inuu meeshu doono deg karo waana qalad in dhulka iyo dalka la kala sheegto midna ogaada magaalada hal qabiil dago weligeed ma hor marto waxaa fican mix ama qabiilo kala duwan inay dagenyihiin waxay markaas noqonaysaa magaalo ka korto dhankasta dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaanba
@@hassanabdi1040 bro marki meesha igu danbeysay cowlyahan ogaden iyo talxe mareexan ayaa u badnaa, iskaatoo raxanweyn iyo ajuuran eey dagnaayiin. Hadda Yaa majority magaalada ka eh?
@@somaliballer1735 sxb waxay ku xiran tahay xiligii ay kugu dambaysay haddii xiligii dowlada tahay waa sax dadka aad sheegtay ayaa u badnaa laakiin maanta waxaa ubadan weliba 100%85 degan waa mareexaan siiba talxe ree ugaas sharmake iyo ree cismaan cawlyahan ma degano laakin raxanwayn iyo ajuraan haa laakiin 100,%85 ama 90 waa mareexaan anigana inaan mareexaan ahay ha u malayn ma ahi laakiin runta ayaan sheegayaa meesha aad baan u aqaan waxaanse xan ku maqlay waagii hora cawlyahanka aad ayey u degi jireen oo mareexaanku ha gedi ama dhinac ayey degenaan jireen laakiin haddeer baardheere deegen ahaan waa magaalo mareexaan ama ha iibsadeen ama xaraan iyo xoog ha ku qateene maanta baardheere 10 qof 9 kamida waa mareexaan aniga xitaa intaan tegin kahor waxaan u haystay magaalo qabiilo badan ka dhaxayso laakiin ma ahan walhi
Magalo taarikhi ah baladki an ku dhashay❤️
Masha Allah nabad waarta allaha siiyo dalkeenii hooyo
🇸🇴 Nabad buuxda allow 🤲
Baardheere waa,in loosooceliyaa dadkii, iskalahaa, ee,uu madaxwayne siyaadbere, uga qaaday qoyskiisa.
Qarmuunka qabyaalada meesha la tag duliyahow
Aniga ayaa ku dhashay 1986 mesha booska macaan malmalka
Incha allah wan booqan gobolka g3do baar dhere❤❤
masha Allah baardhere ❤❤
Baar dheer waxa aas asaay macalin reer janbaluul ah oo ka mid ah beelaha raxwen
I love you bardhere i am from bardhere
Masha allah
Baardheere balad awliyo
Maraaxan ilha dhul wuu siiye laking dhul kalo dhisaan kuwa qurubo joogta war dhulkina dhisdaa maraaxano oo canshuurda nin dhisaayo magald u dhiiba tuug iska ilaaliy
Ilahayoow reer gedo caawi oo nabadooda ubarakee, roob iyo barwaaqo sii aamiin yarabi
Xassan baqti usujuude wax idiin tarimaayee halkaas kasiiwada iskutasha giina waad liibaanaysaane inshaa Allah
Jooji qabyalada
@@umimohamed2323 qabyalad mahan huuno Gedo hogaamiye walba ee somaliya soo Mara 1991 wixi ka horeeyay iyo wixi ka dambeeyay gobalka xuduuda ah wey dayaceen, xasan na waa Kii la yiqiinay wanagna lagama sugayo 🤷🏽♀️
@@wondroussoul5414madaxweyna qabiil lagu jeclaado ama lagu naco waa waxa u sababa Somali meeshay joogto Allaha naga daweyo qabyalada dhamaateen
Illaahow waa la dulmay ee u gargaar
Masha alla alle habarakeeyo rer baardheere
asc asaxabta daman wanan inin salamay salanakan kadibd waxana kufaraxy tarikhida magalahalada baraderay wayu wa magalada abayahaya kuwaxabarataya birisamatki
Baardheere mareexaan waxaa soodejiyey maxamed siyaad barre laakiin raxanweyn ayaa iskaleh sidookale ceelwaaq,doolow luuq buuloxaawo dhamaan waa lasoodejiyey waxey lahaayeen garbahaareey,xataa buurdhuubo waa lasoodejiyey
Marka marexan intuu ka ymid ma dhulka ayuu ka soo baxay elay xun ayaa tihin wlhi bay iyo bakool waan idin ka qaadi geleyga ha idaqee
war ogaden cawlihan ba leh
@@mohazzomar4306 kkk wlhi 10 qoys kama dagno hada
@@moaar9365 hada adiguba wad ledahay balse magaca bardhere ayaba micna ogaden ku baxay nio tarikhda so baro calwihan ree wafate ugaaskoodi bu magaca ku baxay mida kale caaji abdirahman mursal so maaha ki xoreyay bardhere e gumaystaha kula dagalamay orodo so baro tarikhda
Adeerow dhul ma taqaanide xiqdiga iskadaa sababta aan kuu leeyahey arintaas waa in aad tiraahdey garbahaareey kaliya ayay lahaayeen
Baardheere gabdho qurux badan ayaa ku nool sida balad weyne oo kle.
Mashaallah Degmada Baardheere
Masha allah baardheere was magaalo aad u quruxbadan dhulka hala maalgasho si looga maarmo dibada waxa laga soo dhoofsho
Maashaa allaah aad bay u quruxbadan tahay
Baardheere waa magaaladii ogaadeenka iyo raxanweynta lkn siyaad barre ayaa mareexaan xoog kusoo dajiyey beelihii kalana barakiciyey
Lol qabayalda miya melwaba la tagantahay? Bardheere waa dhuul somaliyeed wana lawada dagaa ee beenta nagala kor tag 🤮
@@wondroussoul5414 maxaa adiga Baardheere ka taqaanaa orod amxaarada utag haku wastee
Bardhere waxaa dagan qabiil walbo laakiin waxaa u badan mareexan sade mansh Allah ilaahay ha xafido 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲
@@DEFNOTROSAH Mareexaan 1975 abaartii dabadheer ayaa siyaad barre ku beeray magaalada waxaa asal deegaan u leh Ajuuraan raxanweyn iyo ogaadeen
@@AwrkiiCirka lool sidi geedka miyu marexaan magalada ugu beeray??? 😂😂😂😂 alla dad buka maxey badan yihiin
Kuwaa barakaca ma aha rexenweyn wa jibsi ma rabaa sharci
Baardheere, meeshii aan ku soo barbaaray, Gobolkayga Gedo, dadka martida ku ah ha is aruuriyaan, Ogaadeen Baardheere sheeganaya iyo Raxanweyn Baardheere sheeganaysa ayaan arkay, marti sharaf leh ahaada awsaakh yahay.
bardhere daa gedo dhan ninka ka xoreyay gala madow iyo gumaysiga xaaji mursal bu aha ncld yhyn maxad ka hadlaysa o boqol buug gumaystaha ka qoray ila faafaxdhuun cawlihan waliba reer waafate o ogaden aha dagna siyad bare ayana hab qabiil oga qixiyay
@@mohazzomar4306 waryaa qooqaanni ku ekow najis yahow.
Baardheere has a lot of potential as a city. They need to deal with the recurring flooding issue though before anything else.
Buundadeeni 😢😢maanta doomam baa lagula gudba daanta galbeed iyo daanta bari ba waxaa buundadii gooyay fatahadii sanadki hore ee dayrta 2023 dhacaysa😢dadkaygow allaha idin gargaaro insha allah wan dhisin doona badal kheyr qaba allah kabaryayna
Mashalaah wa dhul qurxoon
Masha Allah magala an jeclahay
إنماوليي الله سبحانه وتعالى أبدا ورسوله صلى الله عليه وسلم وبارك وعلى آله وصحبه اجمعين أبدا وصالحوا المؤمنين أبدا في الدارين أبداعددخلق الله ورضى نفس الله وزنةعرش الله ومداد كلمات الله أبدافي الدارين أبدا ولله الحمدوالمنةأبدا كذالك وأشكر الصالحين كذالك..#مدد يا غوث الأعظم #سيد السادات الشيخ عبد القادر الجيلاني# رضي الله عنه وأرضاه #قدس ألله سره العزيز#اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا ومولانامحمد وعلى آله وصحبه أجمعين أبدا أغثني يارسول الله خذبيدي قلت حيلتي أدركني في الدارين أبدا بحق كل ذي حق عليك.
Masha Allah hambalyo halkaa kasi wada horumarka
w. qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah, Denni , Axmed Madooba iyo Rooble mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo Rooble.1- waxay diideen labadaas qof, in qof iyo cod la aado, 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka oo lacag iyo qabiil aay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabi,iyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabi,iyo. 5- waxay boobeen hantidda ummadda ay ka masuulka yihiin. 6- waxay ogolaadeen in paarlamaankii 2021 iyo ciidamada soomaaliyeed laburburiyo oo meesha lagasaaro iyagoo fulinaaya hadafka caddowga ummadda. 7- waxay diideen in aay fuliyaan balantii aay qaadeen ama saxiixeen si dalka horumar u gaaro. ilaahaaw naga qabbo seddexdaas iyo wixii la midka,iwm, towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda ,haddii kale naga qabo iyaga IWM.
You are a sick person qabiil baa madaxa kaa maray
Amiin
Somali Magaalo sidan u quruxbadan bay leedahay markasay turki iyo South Africa dhul aan laga jecleyn u guuran
Dhulka Soomaaliya dhinac walba waa barwasqo laakiin dadkiba xun maamulkiba xun
Dhibaatadu waa halkaa
M.a hore usocda
Nasiib darro buun dadaas maanta way duntay 2024😢
😢😢😢😢
Konfarta 1 kormari 2 doob lay 3 caanoolee 4 barow diinle 5 baar saaree 6 boolo edoiy 7 gaaguree ? Bal isosheega mesha uu marixaan bardeere uu kadegoo ? Galbeetka deer fafaxaduun gerilay cosqur oo ogaadeenkii kaqaxay kenya ka galay ? Bet iyoo beer dadleh ayaadegan baardeeree (gogle ) waba lumalahaadoo ?
War halkay ku taala aan u shaqatagne from Borama
Kaalay beero ayaa lagaa siine
Gobolka gedo
Imagine if we can get organize like our puntland brothers, we can make bondhere like the Venice of Somalia.
Wadooyin haloo sameeyo magaalad soomaali odhan waa dagi karaan.
If we invest in bardhere, burduuba iyo luuq hormar weeyn ayaan gaari karnaa somaliyeey
M.a bar dhere
Waa dhul mareexaan miyaa
May wa dhul somaaliyeed
Very green city
Magaladaan Waligay waan jeclaa magaceeda ayaaba iga cajabiyay saasooy tahay waligay matagin waanjeclahay inaan mar untago waan uxiisay dhulkii hooyo. Waxaan ahay Qurba joog waqti dheer kasoomaqan dhulkii hooyo 😪😪
jubbada sare aya la oranjiray baardheere
lkn hab qabiil aya loo badalay oo waxa loo bixiyey gedo
iyado u ziyad barre hab qabiil u ubadalay jubbadi sare .
Markaana maxaad kaqabankarta waa adigaa gocanayee
Jubbada sare( alta jubba) gedo oo dhan baa la oran jiray iyo qayb ka mida ah bay iyo bakool talyaaniga ubixiyay, marku dalku xor noqday ee gobalada lakala saaray aya magaci alta jubba gedo loo badalay ilaa hadana jubbada sarre wa loogu yeera, marka taarikhda bal akhriso intadan wax iska oran.
Qabiilka aad ka shekenyso ma fahmin, siyaad barre iyo rer baardheere inta badan wa isku qabiil marka waa maxay ujeedada uu ka lahaan karo magac la badalay.
@@mustafemaxamed6085 hadaan.maanta.wakhti.u.heli.lahaa.wxn.dal.xiis.iyo.barasho.ku.tegilahaa.gobolka.GADO.WXN.SOO.BARAN.LAHAA.MR.IYO.MADAXDA.SOOMAAL.ALLOOW.HA.IDILIN.GADO.io.garbahaaray.goonyaha.beledxaawo.geesiyada.daga
@@jacfarcali9691 waa la ogyahey taariikhdase, hadaadan xanuun qabiil ku heyn oo aadan tabcaan la aheyn maxaa sheekadii talyaani iyo gumeyste ku daba dhigey, midakale ma sidii gumeystuhu u qeybiyaad rabtey in lagudhaafo wadanka oo aan waxba lagaba badlin, hadana waa labadinayaa gobaldee iyadana waxaad tiraahdaa hebel qabiil ayuu ubadloo degmooyin iyo gobol ugadhigey
Muxuu airports iyo dhaqaale u galin waayay haduu qabyaalad waday? Magac la badalay ayaa qabyaalad ah ? Mareexaanka iyo magaca Jubba ayaa is neceb miyaa? Cajiib!
Universal....Dhuunni raac
Cawlyahan baardheere ku faana masha Allah
Marexaaan iska leh waxa shegaysid intee jogan
Cawlyahan? War waxaa daga Reer Diini, Talxe oo labaduba mareexaan ah
@@abdikadirhassanabdi2143 cawlihan ba laha nio walaguso duulay seerar iyo gobal le o cayr aha ku xasuuqay
@@hibodahir7161 war reekan wa reerki bardhere laha seerar iyo goobale iyo cumar jees baku xasuuqay wayka barakaceen marexan kahor cawlihan ba dagnaa
This place where i borne specialy bulo kaskey i usually watch cenema near to argada the owner that cenema called kulmiye same pealpe know that area i left 2009 when eiphopia army came i.a i will back one day❤
Micnaha English ka miyaad nagu baraatik gareyneysaa 😊
Ninkaan waa iimaan leh
Mashaa Allah
masha alah dhul qurxan
Alle wadankeyga maxaan kala baranayaa
Qurxona wadan keygu allow nabad nooga dhig inshaa allah bye
Caligaroob baa qabsaday magaalada dhan. In lagubo waaye oo geedo nooc kale ah lagu beero magaalada.
Cidna celiskamarabaan way degan yihiin bardeerana marixaan meel taarikhteeda kasogaloo malahan / rahawayn & ajuuraan ayaa iskale 1 tuulo oo mariixaan kadegoo ayaa larabaa ? Wdanka waquye /dhiloyinka 1 warsamale 2 markablay3 elabure faanween) bariga 1 talcada 2 eelilaan 3 aliyow mumin 4 garas furit 5 bolo hunbaawee 5 weelbiilil wada diin soor( 1 shonqolow 2 garaska shaaba
Marexan yuusan futada xabad kagalin
Mashallah
Dhul barwaaqo m.a baardheere
my home illahow nabad igu gee
Dadkii degaanka away walaalow
Waa yaab
Ma alshadaadiinbaa haysta baardheere????
Dusha way ka qurxoon tahay, haddaad Baardheere tagto waxaa ku dilaysa Shabaab, kaneeco, kaadi dhiig ama baahi, Boodo iyo Kutaan baa ku cunaysa ama Yaxaas baa ku qaadanaya.
😂😂😂😂adi unbay gaajada kugu dishay koley
Baardheere hanoolaato
Hal dhinac ayuu waraystay wariye mariixan kaliya aaway raxanwayn looma dhama waraysiga
Raxawena maxaa mesha geeya 4 xabo tuugsto joogto waxa magalda Naka ceebeya oo tuug sato waa iyaga sidi lascando la soo darxiili afarda xabo joogto inshaalah 😂😂
@@luladen440raxwein meesha baryo kuma joogto is daji yaan lagu kufasan
Dadka deeganka iskaleh aya lawaraysanaya not dadka mgalada katuugsado bardhere iyo jubaland wa goof marexan
@@luladen440 cabuudwaaq ku noqo dhul kuuma yaalo halkan
@@amazingblogs3213 1974 adoo qaxooti timid dhulkaaga waa cabuudwaaq ku noqo
People their color is kinda greenish
Viv my people
Somalidu 1768 wax ma qori jirin
Magaaladan ku dhashay, walaal gerigenii ma ii soo duubi kartaa meel u dhow bad so duubtee, masajidka wayn ayuu u dhow yahay
Masajidka dhinace ka xigta
@@adamsh3021 reer Cartan ma taqan ay, kuwa san u dhaweyn
@@adamsh3021 iyo labo irdoodka
@@nuzeybaali5704 m.a reer aad u sharaf bdn Allah ha u naxaristo cartan amin
M.a
wabbiga jubba ee baardheere mara wa meesha ugu yaxaaska badan
Yaxaaska waa calaamad in meeshu barwaaqo tahay!
Dadka ma cunaaa markaaah
@@awilyusuf6553
dadka xoolaha wu cunaa
waxay ku xirantahy
dhirirkisa iyo xoogisa
iyo da'disa marku dhaafto 50 sano
adiga xitaa wu ku cunaa hadu wabiga kugu arko .
Kkkk marixan ma baardeere leh sokabaro wadanka iyo deganada somalia ? Barakaciyasha migalada ayuu ka mityahay ?
Ma dhici karto 1760 waayo somalidu wax magaalo la dhaho ma lahayn wariye iska hubso intaadan been dadka u sheegin
Seylac baaba jirtey taariikhdu markey aheyd 1000
Tariqda somaliya orod oo soo baro, baardheere muqdisho iyo magalooyin badan ee somaaliya waxey ka mid yihiin kuwa ugu fac weyn ee Africa iyo adunka. Tariqyaanka waxey muqdisho ka qoreeyn sanadki 1200 in ay tahay magalada ugu hormarka badan in ay tahay oo adunka ila china iyo japan la ganacsan jireen.
Fioee
Nimcaadaa ayaad haysataan waxaa gef idinku ah taageero iyo codsi gargaar qorshe iakutashi hadaad sa
Kkkkkkk
Soomaaliyadan aynu jaarka nahay ileyn waa hodan
Waxaan u malaynayey markaan arko iyagoo sland ku dhegan inay yihiin nolal raadis
@Falis A
Shantii soomaaliyeed meel walba way wada joogaan waana walaalo waa kala dalaluun sida 23 dawladood ee carabta hadaba 5soomaaliyeed mid ka mida ayaa cudur maskaxda kaga dhacay waxaaney aaminsanyiin iney iyagu soomaali oo dhan masuul ka yihiin malaa talyaani ayaa masuul uga dhigaye sidaa awgeed kjayraad kasta oo ay leeyiin arki maayaan
Koonfurtu wa hodan ma qaarba saxaraha an waxba dhamin
Waa barwaaqo gedo walibo luuq kadaran ee cadow badan leyahiin
Reer gedo isku tashada cadawgiina uu badan yahay dowladana wax ka sugina sababtoo diyaradaha Kenya 🇰🇪 oo duqeymo kawada kama ayasan hadlin ilaahey Moyee cid idiin Maqan ma jirto
Kenya ayada maxaa ka galey go alla gedo
Deegaano kale ayad u hanqaltaagtaan sida kismaayo idinkoo dhisan la dhulkiina rafaadka cabudwaq beledxawo qaxotiga doolow iyo gaajada baardheere ayado saan ah
Baardheere yaa dego u maleysaa oo ku qaldeysaa? Taariikhda Baardheere ma taqaanaa iyo afka loogu hadlo oo Afmaayga ah?
@@waryaawariiri1812
Baardheera yaa daga
@@awilyusuf6553 Raxanweyn (siiba qabiilka Macalinweyne) iyo Ogaadeen u badan. Iyagaa maamuli jiray jameecadii caanka ahayd ee xirta meesha ku taalay. Laakiin wixii ka dambeeyey 1991 xoogahoo xaalka waa isbadalay.
@@waryaawariiri1812 loool niin cuqdad marexaan qaba uma xumiid 😂😂😂
@abdiaziz said Ina adeer Caafmaad majira??
#Salat Mohamed
Barashada Quraanka iyo Kutubaha Dinta Islaamka iyo luuqadda Arabica aad ku baraneyso luuqadda aad daneyneyso waqtiga as fursad heleyso iyo saccadaha as ubahantahay kala xarrira nocan Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/DF6VffxEzvtASMVbSUNVo igala so xarrir nambarka telephonka shashata kufula
0712865653