Somali QAARI Sheekh Cabdirashiid Sh Cali Suufi | Faatixada & Albaqra FULL''Xafasa Can-Caasim'' | HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Weligaa Quraanka Hurdada Makuu Diiday ,
    Jawaabtaadu Haday Tahay Maya...
    Sidee marka kudamceysaa Inaad
    Kamid Noqotid kuwa Quraanka U Shafeeca
    Qaadi Doona ?
    ..............................................................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

КОМЕНТАРІ • 648

  • @cumarumal1292
    @cumarumal1292 3 роки тому +2

    M.a shiikh apdirashiid sh ali suufi ilaahey aakhiro iyo aduunba ha u naxriisto aamiin

  • @hanadsiciid8029
    @hanadsiciid8029 8 років тому +38

    khayr iyo dhaxal gal buu noo reebey shekh cabdirishid ilahay misaanka akhiro ha ugu daaro aamin

  • @bashkaxasanfarweyneofficia6869
    @bashkaxasanfarweyneofficia6869 4 роки тому +4

    Mash Allah sheikh cabdi Rashid rabi ha ku xafido janatul firdows hanagu kulmiyo

  • @ahmedseeraar5001
    @ahmedseeraar5001 8 років тому +31

    wlh wan jeclahay sheikh cabdi rashiid cali suufi ilaahey dartiis
    may Allah bless you

  • @ifrahabdi4586
    @ifrahabdi4586 5 років тому +3

    Allah Quraanka qalbigayaga galin sida biyaha amiiin

  • @M.chabow
    @M.chabow 7 років тому +25

    Masha Allah sheikh Abdirashid sheikh Ali suufi

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 роки тому +3

    Wankuraxeystaa on aad umacansadaa quranka Alaah qasatan codka sheeq suufi iyo shureym MashaAlAh tabarakalah ilhy janadisa hanugukulmiyo 🤲❣️ dmntod culamadaa

  • @user-ex8fg8ng3q
    @user-ex8fg8ng3q 6 років тому +6

    Mashaa allaah sh.allaah kixifdiyo illaaha dartiis ayaan kuu jeclahay kunoloow andunyo iyo aakhiro barwaaqo janatu al firdoowsa allaah sifudud kugu sahlo aamiin

  • @maryamalinur8249
    @maryamalinur8249 3 роки тому +2

    Very good quran

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 3 роки тому +1

    M.a cudkiisa allah ubarakeeyo sh cabdirashiid cali jabuuti

  • @xamdimaxmedmaxmed1437
    @xamdimaxmedmaxmed1437 7 років тому +21

    masha allah Allaha ka abaal mariyo sheikh

    • @khadroabdi8088
      @khadroabdi8088 3 роки тому

      Ilaahow janada kuusaqir adiga iyo ehelkaaga

  • @florianburkholder9656
    @florianburkholder9656 7 років тому +1

    Yaxfiduka sheikh msha allaaah quraanka illaahey qalbigeena haa inoogu wada shubo aamiiin

  • @sacidsomane8765
    @sacidsomane8765 8 років тому +8

    masha allah culimada qaari yasha ah waxaan leyahay illah subxana watacalaa ha barakeeyo masha allah

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 2 роки тому +8

    Amazing, maashaa allah.

  • @faadumocabdiraxmaan9995
    @faadumocabdiraxmaan9995 7 років тому +10

    maansha allah wlhy waan ku raaxaysta shiikh cabdirashiid cali suufi ilahay hajaneeye ilahow meel igula soo xahri qiyamaha dartaa baan u jeclehe

    • @hassanalielmi4231
      @hassanalielmi4231 2 роки тому

      Masha Allaah Alle ha,noo xafido sheekh cabdirashiid cali suufi❤

  • @hajifarah7686
    @hajifarah7686 8 років тому +5

    masha allah, Rabbi haku xifdiyo Ajar aan la soo koobi kari haka siiyo sida wanaagsan oo ad qurankiisa u aqrinaysi.

    • @zamale3040
      @zamale3040 6 років тому +2

      Maanshaa alla ilaahypan haku xafido

  • @lulsul575
    @lulsul575 5 років тому +8

    Sh.cabdi rashid may Allah bless you

  • @museugas8141
    @museugas8141 7 років тому +13

    Masha Allah shequna xafidahu Allah

  • @muneirhadarri5262
    @muneirhadarri5262 4 роки тому +1

    Masha allah allah ha barakeeyo shiikha
    Quraanu waa iftiimiyaha qalbiga fadlan wllkey ama wllshey aan badsano akhrinta quraanka wayo inaga ayu ina anfacaya maalinka aakhiro

  • @mohamedaden8666
    @mohamedaden8666 9 років тому +36

    Shiikh Alle subhanahuu watacaalaa dartii ayaan kuu jeclahay

  • @wardiabdulrahman2461
    @wardiabdulrahman2461 3 роки тому

    Mnshallah Allah haku barakeeyyo wll Mar hadad quraanka aad so daysay

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 6 років тому +4

    Subxaana laah dadka Quraanka unlike ta Saran anigu layaabay Ilaahow iimanka ii xooji aniga iyo intii muslinaba maanshllh sh cimriga alha ku barakeeyo Quraanka hakugu xifdiyo inshallh

  • @dahirabukar7843
    @dahirabukar7843 7 років тому +2

    ilaahey ha natuso quraanka sida adigoo kale sh cabdirashiid

  • @user-ff7ti3mn1x
    @user-ff7ti3mn1x 4 роки тому +4

    Masha ALLAH 💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @abdihashi7791
    @abdihashi7791 7 років тому +8

    abdi khaliif khayr Allaha
    ku siiyo. shiikh abdi rashiid.

  • @xawocabdicaziiz8496
    @xawocabdicaziiz8496 4 роки тому

    Mashallah ilahay subxanahuu watacala haigadigo sida sh .abdirashid sh.ali sufi ilahow amiin

  • @f.n6491
    @f.n6491 7 років тому +10

    Mashaallah Jazakallah qeyr sheekh

  • @siidowboolaay1251
    @siidowboolaay1251 5 років тому

    Marsha.allh sh c.rashiid Cali Sufi alle cubriga ha dhereeyo aamiin.yaa rabi

  • @ahmednuur6973
    @ahmednuur6973 7 років тому +21

    jazakummullah sheikh

  • @farhiyajama5258
    @farhiyajama5258 6 років тому +22

    OMG!!! Why would anyone dislike quran???

  • @MN-rh1vy
    @MN-rh1vy 6 років тому +1

    maash allaah illaah hakaa ajarsiiyo qaalbigaa luxday illaah haku xifdiyo

  • @fadumocabdullahi7717
    @fadumocabdullahi7717 4 роки тому

    Mshaa allh ilahaay dartii aan ujcljy sheeikh Cali suufi ilahaay haxaafido

  • @hanishuriye8766
    @hanishuriye8766 8 років тому

    sh Abdirashid sh Cali suufi rabiyow no xifdi isaga iyo intii la mid ah aaad ban u jeclahy rabi wax kudhibo kuma tuso aamiiin

  • @roobleyare2994
    @roobleyare2994 7 років тому +27

    qofki sodhigay adun aqiro illahay haku xafido wll

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 6 років тому +3

    masha Allaah jazaakallaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nimcattudunya5308
    @nimcattudunya5308 7 років тому +1

    Mashaa Allaah ilaahay raali hakaa noqdo sheikh aamiin yaa Allah

  • @sahramohamed9704
    @sahramohamed9704 6 років тому +3

    Masha Allah,Rabi haku xifdiyo shiikhana

  • @hyt8228
    @hyt8228 8 років тому +8

    aamiiiin aamiiiin yaaa raabiii

  • @zamale3040
    @zamale3040 6 років тому +2

    Mashaallah allah yaa sheekh cabdi rashiid cali suufi

  • @mehmetsirinnas3500
    @mehmetsirinnas3500 2 роки тому

    mashallah mashallah alle ha ka aqbalo auspiciously, inshallah

  • @AN-xv1er
    @AN-xv1er 6 років тому +2

    Maansha Allah ilaahow kubarakee

  • @aminahussen9249
    @aminahussen9249 6 років тому +2

    Masha Allah shekh allah ha ku barakeeyo amiin

  • @stampylonghorn7113
    @stampylonghorn7113 8 років тому +123

    im not muslim but I really like this do more please

  • @funnymomemts790
    @funnymomemts790 6 років тому +11

    Subhaan Allah One of the most beautiful voices ever heard.

  • @omarsheikhmohamed2429
    @omarsheikhmohamed2429 3 роки тому

    Mashaa Allaah ajir iyo xasanaad Allaah hakaasiyo sheekh cabdi rashiid

  • @mohamedhirabe5103
    @mohamedhirabe5103 8 років тому +3

    sheekh qeerybadan aalehaku siyo ilahe dartisa ku jecelahy masha alah aniga quran kaga iyo muxadarada da dhagesta

  • @asyaabib5964
    @asyaabib5964 7 років тому +14

    jazakallah khsyr

  • @hoodomuhumed426
    @hoodomuhumed426 4 роки тому +1

    Maansha allah shekh

  • @xamsemaxamuud1319
    @xamsemaxamuud1319 3 роки тому +4

    Best voice 😘😘😘😋😋☝️ masha allah😍😍

  • @xawocabdicaziiz8496
    @xawocabdicaziiz8496 4 роки тому

    Ilahay hahifdio sh. Abdirashid sh.ali sufi adun iyo akhiraba amiim amiin yaallah

  • @wijdaanmaxamed8411
    @wijdaanmaxamed8411 8 років тому +9

    ماشاءالله

  • @abdihakiinmahamed5196
    @abdihakiinmahamed5196 7 років тому +1

    masha allah allaha kaa jaa id mariyo anaga kuwii ku waana qaata allaha naga dhigo

  • @salahmohammad8436
    @salahmohammad8436 7 років тому +1

    jazaakallahu kheyran sheikh cabdirashiid sheikh cali sheikh cabdiraxmaan..

  • @muhidinjeylani3650
    @muhidinjeylani3650 8 років тому +3

    maasha allah allah hakuxafdiyo adunyo iyo akhiiro.

    • @ubahmohamud6761
      @ubahmohamud6761 7 років тому

      Amazing recitation! Jaza ka Allah khayr!!

  • @khadraxasan8893
    @khadraxasan8893 6 років тому +3

    Maashaa Allaaah caleki.
    Sheekh C/rashiid cali suufi.
    Allaah yardaa celki wayajziika khayr.

  • @zaraofficial6073
    @zaraofficial6073 4 роки тому +1

    Masha Allah jazaakal laah

  • @munamohamedjinow8603
    @munamohamedjinow8603 8 років тому +13

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل

  • @iftinibraahin9258
    @iftinibraahin9258 8 років тому +3

    masha alah ale ha ku dibi dhaafo shiq

  • @jamaalsamraawi5042
    @jamaalsamraawi5042 6 років тому +1

    Ilahay ha ku xafido
    Sheekh xaafid c/rashiid

  • @mohamedahmednour5584
    @mohamedahmednour5584 8 років тому +6

    ALAHA ku xifdiyo shekhanaaa

  • @dahirabukar7843
    @dahirabukar7843 7 років тому +14

    maasha alaah

  • @nagiboy3208
    @nagiboy3208 6 років тому +1

    Mashaa allaah
    Wlh codkisa ayaan aad u jeclahay
    Jazaa'kumallaahu Qeeer

  • @safiyoabdirahim9699
    @safiyoabdirahim9699 5 років тому +1

    Sheq alaah ha kuxifdiyo janada alaah ha kugeyo

    • @safiyoabdirahim9699
      @safiyoabdirahim9699 5 років тому

      Alaah ha kugudaro 7 qofod carshiga alaha harsado alaah ha kugudaro

  • @dekamohamed831
    @dekamohamed831 8 років тому +4

    masha allaah alle ha ku xafido

    • @maryamoruun6173
      @maryamoruun6173 5 років тому

      asc sh cabdarashiid ii ducee sheqow ilaaheey dartiis baan kugu baryaa igu ducee ilmaheeyga qaar baa yaraanka dhamayay igu duceey xaafidiin ilaaheey haiga dhigo saalixiin ah kuwane weli meydhameynin sheqow qooskeyga dhamaan igu ducee in ilaaheey naga yeelo kuwa lasoo dhoweeyo malinka qiyaamo kuwa carshiga ale harsado sheqow ilaaheey haku barakeeyo adiga iyo ehelkaga iyo maalkaga anagane xafidiin alaah hanaga dhigo

  • @maxamedcabdi501
    @maxamedcabdi501 7 років тому +13

    mnsha alaa ilahay ha kubarakeeyo shkh c/rshid

  • @hanaadiofficialchannel5646
    @hanaadiofficialchannel5646 5 років тому

    She.cabdirashiid sheekh cali suufi mashallah illahay haku xifto jasaakalaahu khaaayr mashallah

  • @cimraancabdullle9853
    @cimraancabdullle9853 7 років тому +4

    Masha alh

  • @yahyasad7306
    @yahyasad7306 6 років тому +8

    awalan ilaahay hakuxiftiyo shiikhaw janadii ilaahay hakuugu basharo waxaan kaa codsanayaa inaad iiducaysid aniga iyo ilmahaýga waa wiil iyo gabar ilaah hakuuxiftiyo ehalkaaga dhamaantood aduun ìyo aakhiraba akhii ilaahay ii bari inuu iguxiftiyo waxaan ahay hooyo aan cidi lakorì ilmaha iidu cee ilaahay dartii baan kugu jeclahay ìbadan baan ku raadinayay waxaa tahay shiikhayagii alaah hanoo kaa xiftiyo bi idnilaah

  • @yahyasad7306
    @yahyasad7306 6 років тому +9

    aslaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu akhii ii ducee ilaahay haku dhowree aduun iyo aakhiba iigu ducee saadiqah iyocibaado wanaagsan iigu ducee ilmaha adna aduun ka wanaag aa khiranah janatu aclaa baan kuugu duceeya alaah hanoo kaa xiftiyo akhii ii ducee inuu salaada iifududeeyo iimaan ka qalbigayga uwaasiciyoh iiducee waa niyasatay ducadaada sharaf ku noolow qiyaah kusoo tòo waligaa dhibaato harķìn ale der tii baan kuujelahay

    • @lastgoal6786
      @lastgoal6786 6 років тому +1

      Allaha kuxifdiyo

    • @dinidarwish
      @dinidarwish 5 років тому +2

      Allaaah umuda muslimka inta dhimatay iyo inta nool allaaah How naxariisto

  • @qanciyeabdulkadir5765
    @qanciyeabdulkadir5765 6 років тому

    masha allah illahow ku dhowr sh cabdirashid sh calu suufi

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 4 роки тому

    My shiekhayga abdirashiid cali suufi allaah haku xafido adiga iyo ehelkaaga wlhi kama daalo dhagaysigiisa waan kuraaxaystaa quraanka masha allah allah ya baarak❤❤💕👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍

  • @NasiyeProduction
    @NasiyeProduction 8 років тому +3

    masha allah alle kheer haku siiyo

  • @fahmitoure3924
    @fahmitoure3924 7 років тому +7

    mashaa allah

    • @TheTaleex
      @TheTaleex 6 років тому

      Mashalaah Allah ha xifdiyo culimadeena qaligah dhamaantod

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +1

    Mancha allh ❤❤🥀💉🙏

  • @cabdiqanicumar4618
    @cabdiqanicumar4618 6 років тому +2

    masha allah shekha iyo cidii bartayba alle xasanaad ha ka siiyo aamin aa allah

  • @umuhodanpeace5369
    @umuhodanpeace5369 5 років тому

    I love quraan

  • @hawaaded8421
    @hawaaded8421 8 років тому +6

    maashaa allaah

  • @saida.rahman1727
    @saida.rahman1727 7 років тому +33

    masha allah..jizakallaahu qeyr..yax fidullah..sh.cali suufi.magaca awowgeyga.😍😍

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 7 років тому +6

    masha alaah tabaraka laah

  • @aweysgalley4872
    @aweysgalley4872 6 років тому +3

    Masha Allah jazakumullah

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij 7 років тому +3

    Maashaa Allaah,
    Walaal Abdi Askari kheyr Allaah hakuugu badalo, sidoo kale shiikheena shiikh abdirashiid Allaah ha xafido.
    Walaal si muslimiinta kale ay u aragto ama u dhageeysato shiikheenna waxaan kaa codsanayaa in aad sameeyso copy kale, kana dhig cinwaanka sidaan :
    Surah Al-Baqarah Recitation by Sheikh Abdirashiid Sheikh Ali Suufi |Full Surah|
    Jazzaakalaah

  • @sacidoxajialiabkowmashaala3540
    @sacidoxajialiabkowmashaala3540 8 років тому +18

    mashaallah

  • @farhanhussein7726
    @farhanhussein7726 8 років тому +5

    maansha alaah

  • @user-hx4bf5ho4h
    @user-hx4bf5ho4h 6 років тому +7

    mashallah

  • @umuabduraxman5286
    @umuabduraxman5286 7 років тому +1

    ماشاءالله جزاك الله خيرا ياشيخ

  • @sameecadkaftan203
    @sameecadkaftan203 7 років тому +16

    jazaaka lah hukheyraa

    • @luuljama2110
      @luuljama2110 7 років тому

      Sameecad Kafy 1₩

    • @seynabhassanguled1892
      @seynabhassanguled1892 7 років тому +1

      LUUL Jama utdelas w

    • @sacdiyoabdi9633
      @sacdiyoabdi9633 6 років тому

      Asc masha allaah sheqow allaah kubarakeyo aduun iyo aqiro

    • @farhiaahmed7269
      @farhiaahmed7269 6 років тому

      Mashallaj

    • @farhiaahmed7269
      @farhiaahmed7269 6 років тому

      Mashallah subax walbo aya dhegeestaa sheikh abdirashiid Ali suufi xafidulaah shiikheena IlaahaY ha ku xafido

  • @abdullafm6274
    @abdullafm6274 7 років тому +1

    mansha Alah ilah haku xifdiyo

  • @maaidashiikh6251
    @maaidashiikh6251 Рік тому

    M,a.ilaahy hakugu xafido

  • @fadumojeyte2599
    @fadumojeyte2599 5 років тому +7

    I DON'T THINK ANYONE CAN DISLIKE THE QURAN [QURAN]

  • @luulali8522
    @luulali8522 7 років тому +5

    Masha allah

  • @sacdiyoabdulahi9695
    @sacdiyoabdulahi9695 4 роки тому

    Jazakallahu kheyr

  • @fadumasaid446
    @fadumasaid446 8 років тому +1

    asalama calaykum wr wb mashaa alaaaaaaaah sheekhunaa qalbiga kugu farxaaa rabi qalbiga ha ku nuuriyow nur calaa nur rabi janadi firdoowza ha idin ku kulmiyo adiga iyo walidkaagii sharafta badanaa taj dahab ah ayaa idin rajaynayaa walaalaka noo soo galiyey barakilaahu fiiki

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 3 роки тому +1

    Masha alaah

  • @IbraamSadiiq
    @IbraamSadiiq 20 днів тому

    Maanshaa Alaah Alaha kuxifdiyo

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 4 роки тому +6

    544 qof ba dislike saaray Somali ma gaalo aya kuso badatay allahu akbar ilahayow khaatumada qayr nogu qatin Subxanallah. wlhi aduunka wxd haysatan janis ee kaso labta baadilka.😥📿📿📿📿

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 4 роки тому

    Masha Allah ilahay haku xafido

  • @ahmedmahad2743
    @ahmedmahad2743 3 роки тому +1

    Masha allaaha

  • @omaradam4572
    @omaradam4572 8 років тому +7

    الله يحفظك

  • @mohamadabubakar9611
    @mohamadabubakar9611 3 роки тому

    Mashaallh alle ha ku xafido

  • @cac1717
    @cac1717 7 років тому +2

    maasha allah allah xifdiyo