002 Abdul Rashid Ali Sufi Sourate Al Baqarah ,تلاوة رائعة لسورة البقرة عبد الرشيد صوفي

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 січ 2019

КОМЕНТАРІ • 503

  • @Sahragabow
    @Sahragabow Рік тому +5

    Maashaa Allaah qaari c/rashiid jazaakallaahu khayran maamo ☝️✅

  • @khattabking
    @khattabking 3 місяці тому +2

    تبارك الرحمن صوت شجي وخشوع وصوت فيه الطمأنينة الى القلب بارك الله فيك شيخنا الكريم

  • @aishahussein3747
    @aishahussein3747 3 роки тому +14

    Maasha allaah, ilaahayow culimada noo barakee

  • @umujamiilayussuf3660
    @umujamiilayussuf3660 3 роки тому +16

    Masha allah illahow quranka ii fududey

  • @abdelrazakmohamedomar5591
    @abdelrazakmohamedomar5591 Рік тому +4

    masha allah allaahu akbar

  • @Sahragabow
    @Sahragabow Рік тому +1

    Maashaa Allaah sh c/rashiid jazaakallaahu khayran maamo ☝️✅

  • @fardushussen3473
    @fardushussen3473 9 місяців тому +1

    Masha Alaah xafadu Alaah jaska Alaah kheeyr

  • @adnanhusin368
    @adnanhusin368 3 роки тому +7

    ماشاءالله انا من ماليزيا احب قراءة حمزة

    • @xassanharagaa7192
      @xassanharagaa7192 3 роки тому

      اريد معلومات لهذا الوطن
      كيفية العيش والدراسه
      هذا رقمي استاذي
      00252907720195
      انا من حفظة كتاب الله

  • @faadumofelis9371
    @faadumofelis9371 2 роки тому +7

    Man sha allh 💞

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 2 роки тому +2

    Masha Allah sheikh alle ha ku BARAKEEYO.

  • @deeqohaashi2273
    @deeqohaashi2273 3 роки тому +73

    Qur'an Ka oo dhan ..sidaas nooggu
    Soo Aqri..waan xifdinaya Insha Allah
    Shukran brother..

    • @ItsReylaCHAN
      @ItsReylaCHAN 3 роки тому +1

      you indonesia

    • @asdfasf7821
      @asdfasf7821 2 роки тому +1

      P

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 2 роки тому +2

      Deeqo JUGTA CULUS 😭 ADOON LAGAA QANIIMEYSAN QURAANKA MA BARAN KARTID MIYAA ?.
      KITAABKA QURAANKA SOO QAADO EE AQRI
      WAHABI QURAANUU KU BARO JANNO LAGUMA GALEE INAAD ISKU QARXISID UMMADDA SOOMAALIYEEDAAD KU DANBEYN. HADDA IS DABA QABO INTAY GOORI GOOR TAHAY.

    • @saharad5447
      @saharad5447 2 роки тому +1

      Jazakallah kheir

    • @faizaahmed4268
      @faizaahmed4268 2 роки тому

      @@ItsReylaCHAN somalia 🇸🇴

  • @saadiomoalin5296
    @saadiomoalin5296 3 роки тому +3

    Maasha allah sheikh abdirashiid sh ali sallaha noo kaa xifdiyo

  • @abdiyasto7067
    @abdiyasto7067 Рік тому +4

    Maasha Allah notre sheikh bien aime

  • @cqanimohamedali6382
    @cqanimohamedali6382 2 роки тому +9

    MASHA ALLAH 💯 Alleh haKu barakeeyo ❤️ sheekh c/rashiid suufi

  • @abdiazizfarah9344
    @abdiazizfarah9344 3 роки тому +8

    Jizakallahu khayr wall Sh Abdirashid

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Рік тому +10

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Naso boqo walalka kheerka jecel

  • @canabosman4064
    @canabosman4064 2 роки тому +3

    Mansha allah ajar alle ha ka siiyo

  • @janaatomer9468
    @janaatomer9468 3 роки тому +6

    Masha alaah

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 3 роки тому +7

    Mashaa alaah shiikheena cimridheer iyo cibaado suuban alaha noosiiyo

  • @Cismaankolokolo
    @Cismaankolokolo 2 роки тому +2

    codmacaan maansha allahh

  • @aminayasin9895
    @aminayasin9895 3 роки тому +5

    Mashallah mashallah Shekhe Sufi mungu Alikupa kipaji mashallah 💕💓💋💞💞💞💞

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 2 роки тому +1

    Jisaka Allaahu qayraan

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 2 роки тому

    Masha allah sheikh abdirashiid sheikh ali suufi barakalaah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdelghanibeneddine6335
    @abdelghanibeneddine6335 2 роки тому +9

    ما شاء الله ما شاء الله ما شاء الله ... الشيخ عبد الرشيد حفظك الله

  • @yasminabdi6352
    @yasminabdi6352 2 роки тому +5

    Mash allh

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 2 роки тому +5

    Masha Allah xafidullah 🤲🤲🤲❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️❤️❤️

  • @saynabhajji614
    @saynabhajji614 3 роки тому +6

    mashaallah dinteena macan badana
    ilahow sheikha kheersii

  • @abdifitaxhassan4977
    @abdifitaxhassan4977 2 роки тому +8

    Jazakaallah qeyran sheekh Ali sufi❤💛💛💛💛💛💚💯

  • @laylaahmad9302
    @laylaahmad9302 2 роки тому +2

    Maasha allahillaahey haku xafido

  • @abdiyare5863
    @abdiyare5863 2 роки тому +2

    Cimri dheer shiikha Allah siiyo

  • @mankamohamed277
    @mankamohamed277 Рік тому +18

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد ❤❤

  • @macrobusinesscenter3180
    @macrobusinesscenter3180 3 роки тому +7

    Masha Allah, Allaha ku xifdiyo adduun iyo aakhiroba.

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 роки тому +3

    Asc maasha allaah maasha allaah maasha allaah xafido allaah amiin amiin amiin amiin

  • @halimaabdishill4723
    @halimaabdishill4723 3 роки тому +2

    AXSANU SOWT Sheekh Cabdi Rashiid ilaahay ha Ku Xiftiyo.

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 роки тому +17

    Masha Allah jasaakallha sheekh cabdirashid Ali suufi🌹💖💖💖😍

  • @achtamoussa6903
    @achtamoussa6903 Рік тому +2

    Mashallah choukran al hamdoulilah ya rabi alamine 🤲🏻 🤲🏻 🤲🏻 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunfaraxafdhere1058
    @fartunfaraxafdhere1058 3 роки тому +6

    Masha allah sh abdirashid illaahey ha ku barakeeyo

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Рік тому

    Mashaa Allah sheekh cabdirashid sheekh cali suufi ilaahay haku barakeeyo oo haydin xifdiyo adiga dhamaan culimada muslimiinta

  • @omardhagey9203
    @omardhagey9203 Рік тому +7

    Yaa Allah ❤🤲🏼💚💚

  • @eidali3593
    @eidali3593 3 роки тому +12

    Mansha allaah Sheikh see ku xafidda quraanka oo dhan.

  • @maryanabuukar4192
    @maryanabuukar4192 3 роки тому +5

    Msha allha jisakalah Sheikh

  • @sahragabow9956
    @sahragabow9956 3 роки тому +7

    oo qur,aanka kubaray kuna xafidsiiyay alxamdullillaah☝️

  • @khalidnoor2976
    @khalidnoor2976 3 роки тому +6

    M.a💞💞 sheikh abdirashid ali sufi xafidahullah 🇸🇴

    • @fadumohashi2267
      @fadumohashi2267 3 роки тому

      Maashaa alaah sheikh alaha kubarakeeyo anagana alaha hanoofududeeyo maashaa alaah maashaa alaah

  • @abdifitah778
    @abdifitah778 Рік тому +2

    Masha Allah 🇸🇴

  • @cawaaleyarearimahaculus1648
    @cawaaleyarearimahaculus1648 3 роки тому +2

    manzha allh ilhay ha kuxafdo shiikh abdulrshiid ali sufi

  • @najmaahmed2007
    @najmaahmed2007 Рік тому +1

    صلي الله عليه وسلم ماشاءالله

  • @Abdijama8809
    @Abdijama8809 2 роки тому +5

    Mansha alah

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +15

    Mansha Allah❤❤❤❤❤
    Illahow diinteena macaankeeda na dareensii adaa Qaaliq Ehee❤🤲🏾

  • @sahragabow9956
    @sahragabow9956 3 роки тому +7

    Sh c/rashiid sh cali suufi xafidakallaah☝️

  • @muno.xaajiyussuf7595
    @muno.xaajiyussuf7595 2 роки тому +4

    Mash allah

  • @malakabdalla5135
    @malakabdalla5135 3 роки тому +7

    ماشاء الله شيخنا الجليل

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 роки тому +5

    Jumca Mubaarak dhaman Muslim Ummah 🌹❤️🌹 Jzklh kheiran jaza Sh Abdirashid Sh Ali Suufi Xafidahullaah

  • @nuraali5536
    @nuraali5536 Рік тому +14

    الله يحفظه ويطول بعمره

  • @safiyoabdi152
    @safiyoabdi152 3 роки тому +6

    Ilaahay dadka vittnada WADA iilaahay haburburiyo Amiiin

  • @kowsarhaji1425
    @kowsarhaji1425 Рік тому

    Mashalah ilahow sidaso kaale ibaar quranka karimka

  • @fadumohassan6308
    @fadumohassan6308 2 роки тому +5

    Maashaa Allaah

  • @user-jj1jc6uq9n
    @user-jj1jc6uq9n 3 роки тому +20

    أسأل
    *الرحمن خالق الانسان منزل القرآن الذي يـــراكم ويعلم سركم ونــجواكم*
    أن يجعل السعاده والصحه لا تفارق أعـــينكم وأبدانكم..
    وأن يجعل أحسن أعمالكم خواتيمها..
    وأن يحشرنا جميعا مع خير البشر في الفردوس الاعلى.
    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم.
    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.
    أسعد الله صباحكم بكل خير وعافية🌻

  • @nasro1031
    @nasro1031 Рік тому +1

    Masha allaah

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 3 роки тому +8

    Allahu Akbar ❤️❤️❤️

  • @shariifmaxamud454
    @shariifmaxamud454 9 місяців тому +1

    Masha alllah ❤❤❤❤❤

  • @sabriyechannel3882
    @sabriyechannel3882 3 роки тому +5

    Masha Allah skeikh Abdi Rashid ali 👍❤️❤️❤️👍❤️

  • @ilhaamhasan3312
    @ilhaamhasan3312 10 місяців тому

    Masha allah ilahay a kubara ke yo❤

  • @user-we7bm2qh6s
    @user-we7bm2qh6s 2 роки тому +6

    Masha Allaaha❤️❤️❤️❤️🍓

  • @user-gs5pw6oe4z
    @user-gs5pw6oe4z 2 місяці тому

    Alloh rozi bo'lsin

  • @ayaandhawrsan3067
    @ayaandhawrsan3067 3 роки тому +10

    Mashallaaah

  • @mohammedadan4057
    @mohammedadan4057 Рік тому +3

    Masha Allah sheik jazakalah long life

  • @abdillahisoubagleh8694
    @abdillahisoubagleh8694 2 роки тому +6

    Masha'Allah

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 3 роки тому +6

    Maasha alaah❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dheymankaxamar8
    @dheymankaxamar8 3 роки тому +5

    Masha Allah sheik cabdirashiid Allaha xafido, Alle Dartii ayaan ujeclahay

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 3 роки тому +4

    Masha Allah hafidullah sheikh Abdulrashid

  • @shekhsalahmussa6526
    @shekhsalahmussa6526 3 роки тому +14

    ماشاءالله

  • @aminanuur4258
    @aminanuur4258 2 роки тому +10

    Masha Allaah ❤

  • @umamohammed8897
    @umamohammed8897 4 роки тому +7

    Allh kuu hibeyo janatul fardos huygaaga allh ka dhigo janatul caclaa

  • @mohamedmuse5490
    @mohamedmuse5490 2 роки тому +4

    Mashallah 🥰

  • @QAMARCabdulali-eu2wc
    @QAMARCabdulali-eu2wc 11 місяців тому

    ما شا الله الشيخ عبدرشيد

  • @eplarchives5600
    @eplarchives5600 2 роки тому +7

    Mashallah I am still enjoying

  • @abdirahmanadamali8872
    @abdirahmanadamali8872 3 роки тому +3

    Masha Allah ver good sheeq abdira aheed

  • @user-zv5jr8rd6t
    @user-zv5jr8rd6t 3 роки тому +16

    Masha alaah ilaahow diinta enabled macaan noxafid galadana nojabi sheeqeena cabdirashiid ilaahay cimriga iyo caafimaadka hawsiyaadsho aamiin ila dhahay shugran

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 роки тому +10

    Manshallah tabaarak 🌺

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan8441 3 роки тому +3

    Jazaakalaahu kheyr sheekh Rabi hanaga kowo quraanka barta oo ku dhaqma

  • @fadumomohamed5755
    @fadumomohamed5755 3 роки тому +10

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك يارب العالمين شخي

  • @saynabmohamed6871
    @saynabmohamed6871 3 місяці тому +1

    Mashaaalaah

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 3 роки тому +10

    mashallaha shekunaa sheek cabdirashid xaffidullha ♥️♥️♥️♥️

  • @maxamedcabdi2080
    @maxamedcabdi2080 3 роки тому +4

    Masha Allah xafida laah

  • @user-bc3ux8uz9m
    @user-bc3ux8uz9m 3 роки тому +12

    سبحان الله العظيم سبحان الله الذي لطفه يسبق عذابه احبك يا الله

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 3 роки тому +2

    Baarakalaah

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 3 роки тому +3

    Masha allah sheq allaha ku xafido

  • @keyfjama8583
    @keyfjama8583 3 роки тому +2

    MashaAllah jzkmlkhayr

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 3 роки тому +8

    Masha Allaah

  • @ahmedmahdichannel
    @ahmedmahdichannel 2 роки тому +4

    Maasha allaah❤❤❤

  • @sahragabow9956
    @sahragabow9956 3 роки тому +15

    Maashaa allaah sh c/rashiid allahii nakaasiiyay baan mahad ideelkeed kumahdinaayaa☝️

  • @AhmedAli-yv9gj
    @AhmedAli-yv9gj 3 роки тому +6

    Allaha ku dhoro sheikh

  • @qamarxasansiciidqamar8345
    @qamarxasansiciidqamar8345 3 роки тому +2

    Allaaaah hakuxafido shiekhenaa

  • @zunduzzunuu972
    @zunduzzunuu972 3 роки тому +6

    Maasha allah ilaahey hanagu Irsaaqo AAAMIIN AAAMIIN

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 3 роки тому +32

    اللهم أحفظنا بالقرآن

  • @yusufhusseinmadaale5536
    @yusufhusseinmadaale5536 3 роки тому +1

    Mashalah sheikh abdi rashiid sheikh ali Suufi yaxfidhuhu alaah

  • @amranbare7953
    @amranbare7953 Рік тому +1

    Mash Allhaa

  • @naimoibrahim7454
    @naimoibrahim7454 2 роки тому +7

    Mashallah ❤

  • @aissaouisamir9258
    @aissaouisamir9258 2 роки тому +1

    جزاكم الله خيرا

  • @user-zb4cj5hi8i
    @user-zb4cj5hi8i Місяць тому +1

    تلاوة عطرة