Asc ruuny Abayo dadka daawooyinka culus qaata waxyaabahaan herbal daawo aan qaata moringo aan cabay qatar ayaan galay uukujirta ayaa I googoday wax badan la idaawaynaayey ee dadka uga dig qofkasta ma cuni karo dadka qaaska qabo aniga ma cuni karo chia seeds flakseed tumaric fanelseed
Waxaad ku dhahdaa qoka daawda qaata Dr la xiriir moringa Somalida haday arkeen aniga markaan lix sano ka hor by aheed markii waan sakaraaday uurku jirta I googoday walaal dad qaar ma cuni karaan asxaabay is ilaaliya
Masha alla
Baayo subixii cab kaffe iyo liin dhanan wa ku caatoobeysa inshallah
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti ❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ruuney kuuma soo dhawaanayo😂😂😂😂😂😂 love you xppti keep going
Rumiyy biyo kulul mad mu darty bal iso shg muringa xfdey i taal Wn sameyne ❤
Ruumiyeey mashiinta dharka cusbo malagu dhaqikaraa abaayo
Ruumiyey aniga waan wadi wayay alaabtaan walahi
Ruumiyey moringaha waakulalaboodaa
Cayil nagu cawi abyo
Asc ruuny Abayo dadka daawooyinka culus qaata waxyaabahaan herbal daawo aan qaata moringo aan cabay qatar ayaan galay uukujirta ayaa I googoday wax badan la idaawaynaayey ee dadka uga dig qofkasta ma cuni karo dadka qaaska qabo aniga ma cuni karo chia seeds flakseed tumaric fanelseed
Waxaad ku dhahdaa qoka daawda qaata Dr la xiriir moringa Somalida haday arkeen aniga markaan lix sano ka hor by aheed markii waan sakaraaday uurku jirta I googoday walaal dad qaar ma cuni karaan asxaabay is ilaaliya
Moringa aniga waan cabi waayey lalabo ayaan dareema , bilcaafiya walaasheey
Gurigaada ayaa ku boodboodi kartaa. You don’t need gym.
Rumiyey aniga moringa gas sakarad Ayaan kunoqdey sadex bari wan matagayey
Iska dhaaf kaniinka cun
Morinka guriygena kabaxa abtigeey sxbkiisa soo siye miraha oo wuu ka baxa cid cuntana malagan
Somalia weey kabaxdaa moringa. Dad yar aayaa kafaa ideeystey wadanka dibadiisa ayaa loo dhoofiya.
Waxa lagu kordhiyo miisanka isheeg aniga abayo