Muxuu yahay Hadalka loo xiray Prof Aabi Shuceyb?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g День тому +3

    Waa nin qaali ah.
    Allah ha ku ilaaliyo.

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 День тому +1

    Proff Waa nin wax bartay allah cumriga ha u dhereeyo raalina haka noqdo dadka somaliyeed ee wax fahansan waxaan kula talin lahaa in booka uu qoray laga iibsado si loo dhiiri galiyo cabqariga somaliyeed dadka somaliyeed tariiqdoda waa laga qariyaay ayagana wax ma baraan

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 День тому +2

    Waa nin caqli badan

  • @lt7fu-892
    @lt7fu-892  21 годину тому +3

    Prof Aabi Shuceyb waxaa loo xiray booqasho uu dhawaan ku tagay xabaalo ku yaalla masjid qadiimi ah isaga oo raadraac kooban oo ku saabsan meel kasoo jeedka meytida ku aasan halkaas kaga hadlay muuqaal fiidiyow ah oo uu iska soo duubay. Tani markaasna wuxuu la kulmay falcelinno kala duwan oo Ugu dambeyntii ku qasabtay inuu ka laabto hadalkiisii hore.
    Aabi Shuceyb waa taariikhyahan, bare iyo mufakir Soomaaliyeed oo aalaaba dhalinyarada kala hadla daljaceylka iyo waddaniyadda.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann День тому +1

    Proff. Waa nin qaali ah taariikh badanna haya fadlan ka faa,iideysta oo qabyaaladda iyo qurunka joojiya.
    Proff. Siro badan ayuu sheegay oo muddo la qarinayey waad ogtihiin qabuurihii dadkii asalkoodu yuhuudda ahaa ee muqdisho ku yiiley markii uu ka hadlay waa tii leysku dayey in la xiro

  • @hamzasaid2
    @hamzasaid2 22 години тому

    Booka magaciisa xagee Ga heli gara? Igu caawi halaas.
    Ilhy haa xifdiyo proff

  • @abdirahman_ahmed
    @abdirahman_ahmed 4 години тому

    aaway diraasadaaas DNA-ga laqaaday meesha lagu soo publish gareeyay? linkga maxaad noola wadaagi weeysay? maadama aad dhahday aduunka hadda waa digital world warka aad sheegeeso reference u sameey hadalada madaxdaas halkee ku qoronyihiin?

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 годин тому

    4:28 Anigu Waan Rumeen lahaa.
    FOOXA iyo Cuudka, SOMALIYA baa ugu badan. Lakiin. SOMALIDU WEEY CAWAAMOOEEEN.
    QABIIL BEEY U BATEEN.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 15 годин тому

    Yuhuud ayaa dalka nalaleh ama waan ladhalanay ama waxbaa naga dhexeeya hadduu yiri wuu qaldanyahay.

  • @Mohau-kq6yy
    @Mohau-kq6yy 22 години тому

    Asc

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 День тому +2

    أسأل تعريف نفسه اولا

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 13 годин тому

    Hufer waxuu ahaa taliyaha ciidan fbi ma ahen wasirka arimaha dibada shuceb tarikh sax ah sheeg

    • @AtlasMirre
      @AtlasMirre 2 години тому

      Waxuu ahay madaxweyn kuxigeen waqtiga markii uu ahaa 1965ki ilaa 1969. Waxu noqday duqa magaalada ganacsiga ee gobolka Minnesota, Minneapolis, bilaawgii 1945 tii ilaa 1948 dii. Waligiis ma’uusan noqon madaxa guud boliska fadaralka dalkiisa. Waxuu ahaa siyaasi shicib ah oo ladoorto.

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g День тому

    Buuga uu qoray professor ku halkee laga helaa?

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann День тому

    Proff. Wuxuu hadda ka hor cadeeyey qabuuro dad somaali ah oo asalkooda yuhuud ahaa oo xitaa calaamaddii yuhuudda ku taal laakiin nugu soo galay magaca Asharaaf

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 14 годин тому

    Mid basba iska jirta aanan cidna waydiinayn. Qofka Soomaaliga ah hadduu arko qof ka fcn ama ka caqlibadan waakii dila ama dumiya xasid iyo jahli awgiis

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 15 годин тому

    Yuhuudu waa dad madaw ayaa ayaantaan mediyaha labuufinaya. Soomaalidii lahubay ayaa isdilaysa ee yuhuudi maxaa uyaal.

  • @Mohau-kq6yy
    @Mohau-kq6yy 22 години тому

    WA nisalamay. Abaa. Sucib. MA. Nul yahay

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 10 годин тому

    5:20.
    Degaan Raxanween waa dhihi karaa. JILIB & JAMAAME.
    99.99.009.00% WAA DHIHI KARAA. KANA XOOLO BADAN NAHAY, DEGAAN CARAB, YURUB NA WARKEED oska daa.
    MARKA SOMALIYA AMA Dariskeena iyo.
    Kama foga 🤔.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 День тому

    Hadana da' ah.

  • @Heimatar
    @Heimatar 9 годин тому

    Odigan sheekeeyinka gaalasha bilaaween ayuu bilaaway ice land diimahoodii oodin iyo helga iyo janaddoodii valhala ayuu meel kale kasooo galshay diinta muslimla iyo nabiuaashaa ayuu kaftan ka dhigtay ninka wuu wareeray

  • @Heimatar
    @Heimatar 9 годин тому

    Isir naceeb ayuu bilaaway odigan waxuu ku dawo xiratay caruur carabta soo gumeesatay hadana isku qaldayo soomaalida cadcadka ah iyo carabta iyagoo u maleeyo in Soomaalida cadcadka ay cadoow ku yihiin Soomaalida

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 18 годин тому

    Wadanka Iceland waa volcana bada dhaxdeyda ka qaraxdey oo dhul isubadashey waana dhul cusub professor shuceb marka wax shegesid wax caden ah la imob sheeko lama bahna iyo aragti

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 15 годин тому

    Dadka nacarabaynaya waa dad gawaad ah oo lacag lasiiyey, kuwa na yuhuudaynayana sidoo kale.

    • @AtlasMirre
      @AtlasMirre 2 години тому

      Carabta waxaa lagu noqdaa dhalasho ama dhaqan. Anaga waxan nahay dad madow ah oo muslim ah luqada iyo diinta iyo dhaqanka islaamka ayaa naga dhigay carab. Ma aheeyn mid inagula qasbay ee waxeey aheeyd mid aan inagga dooranay. Soomaliya, Suudaanta, Massarida Morrocokanka, iyo Mauritanianka waxan nahay dad madoow hadana carab ah dhaqan ahaan. Hadaad Muslim tahay carab wa walaalka aad diin iyo dhaqan wadagtan waligiina iskaga dhawan jirteen ummadaha kale ee hada inoo tumaaya musigga. Dhalasho hadii ladaho waxan isku dhownahay faraaciinta iyo baarbarka dagan Afrikada Bari. Soomaalida waa qoomiyad aad u farac weeyn waligoodna dagnaa dhuulka baaxada weeyn ee barwaaqada sooranka ah ee looyaqaan Ardul Soomaal ama luqada qalaad The Somali Peninsula(Greater Somali). Carab goormuu ceeb noqday marka lagu dhahaayo carab miyaa tahay waad inaad aqoon u leedahay shu’aasha jawaabteeda. Soomaalidda waa Carab dhaqan dhalasho ahaan wa Afrikan. Afrikada kale isku dhaqan maba nihin dna xitaa ma wadaagno midkoodba oo waxaa wadanaa dna asal ah oo lagu tilmaamo in uu noqon karo kii laga soofarcamay ama ee Soomaalida yihiin dad aad u facweeyn oo aan milmin sida ummadaha kale.

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 9 годин тому

    odeyga wadaniyadii baa ka xoog badatay taariikho dad kale sameysteen oo been abuur ah buu jalanji kula jiraa.ma diintaa sheegtay in shaydaanka iceland lagu soo tuuray? iyo in nabi aadam cs iyo abooto xaawo koonfurta soomaliya la keenay

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 14 годин тому

    ODAYGII ASAASAQAY MIYAY FAQASH SOMALIA XIDHEEN 😂🤣🤣🤣🤣

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 годин тому

    0:24 Waan hubaa Carab ineeysan Somali kasoo Farcamin. Aan ka aheen 10koo. Dalka Noogu yimid, Nagana mid noqday. Lakiin. Uu Carab yahay.
    Lakiin Somali Moxamed Carab, Mabaha, Ee Weey dhaleen, Xaqiiqdu waa saa. Yacni Somali Ma Jirrin, Lakiin Dalka7 Dadkiisa Wuu Joogay. YACNI.
    LAKIIN HOOYADII ISMAACIIL BAAN ISKU ISIR AHEEN.
    OO WAA GUUL IYO RABI OO NAJECEL. BARKEE. QURANKA IYO DIINTA EEBE. GABAR AANU QARAABO FOG NAHAY. BAA HOOYADII ISMAACIIL AHEED.
    CARAB KU WUU OGYAHAY. LAKIIN SOMALI BAA GARAAD YAR.
    RENDILLE BAA KA GARAN, IN AANU WALIGEEN, SOMALI U EKEEN camal.
    History ga SOMALIYA 619kii . Ma dhaafisana.. Carab beey ku Galin.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 10 годин тому

    5:33 Ninkaa Asagoo Tal ah, Buu America Kusoo 🛳 Dhacay.. HINDIYA buu Mooday. CALI BEEYSTAAN KII BUU HINDI MOODAY.
    KOLKAAS BUU HABARTII TUUGADA AHEED, WARAAQ, 2BIL IYO BAR, 🛳 SOCONEEYDA BUU DIRAY camal.
    ASAGOO LEH, NAA MAANSATOOY. DHULBAAN HELAY OO HINDI JOOGTO.
    CALI BEEYSTAANKII. WAR HINDI MA NIHON SIDEEY U LAHAAYEEN. . DUHURKIINA DHUFEES KA GALI-JIRAY DHULKOODA. BAA LA DHAMEEYAY.
    NINKII KA DHACSANAA, OO CALI-BEEYSTAAN KII, HINDI MOODAY IYO DHUL.
    NINKAA WUXUU QORAY. BAA. ISKOOLKA LAGA QORAA. WAANA LAGU BARAMOOSAA, HADAA SIDUU U WARAAQ QORQY IYO 📙 QORAY. HADAA AQRIDID camal.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 11 годин тому

    2:56 CADAADO ilaa GURI-CEEL.
    NIN BAA HOOYADII LA SAARAY.
    DUMA4BAA MASJIDKA LOOGU GALAY, LA NA CABIRTAY.
    AABIHII GABDHA NA MASJIDKA BUU AALAY camal...
    HOOYO UUR LEH, BAA LA DILAACIYAY, TOOREEY.
    NIN IYO REER BAA GURYAHOODA KU DHEX DUUGAN. AYAKUNA WEEY KIR DAGAN YIHIIN.
    IYO INTAA OO 1000 IYO.
    YAA SOMALIYA SAAN GALIYAY.
    NALKU WUU DAARNAA XAMAR IYO DALKA.
    XAMAR LEEYSMA QABIIL YAQAANIN, ILAA QAXII KA DHACO.
    YAA XINTAA BILAAWAY.
    MARKA SHEEYDAN KAA GALMUDUG BUU KUSOO DHACAY 🤔 WAAN DHIHI KARAA.
    MARKAAN WAX YAALO DHACAY. KII FALKAA GALAY NA, UU MAQRABII SHAFKA KAAGA HOREEYA..
    DAROOD KUNA KAMA DUWANA. LAKIIN. YAA BILAAWAY. IYO YAA, UGU BADAN KUNA KACA SAA