heew waar Ninkaas mayar ku xigeenka waa wada Cilmi Ee Cilmigaas Ha la dhimane Buug ka qor Hadad Awoodid 🙏, Si Jiilkayga iyo kuwa naga danbeeyo dhan Qaali ula Noqdo oo ay u ilaashadan dhirta dalkooda
Kilmiyo waa marka shiikh lajoogo xaga gacanlibaax. Waxay ka hooseysaaba gacanlibaax..dalow iyo dooxa xiinweyne, Xaga kalena Lafaruug by 20km xaga buuraha laamigaba u jirtaa, Iskudarna wadada goda weyn kabaxda xaga marso ee shiikh xigta, Waa marso uun goobtu,
Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdirahman Cirro waa deegaanka uu ka soo jeedo.
waaa degaaan qurux badan ooooo uqalma in looo dalxiiso
anooh Somalilander ah ayaaa iminka bartey
maadada wadaniyada halagu daro manhajka iyo meelaha dalxiiska kun meelood ooo la mida jirah lkn bulshadeenu kuma barabarugsana
heew waar Ninkaas mayar ku xigeenka waa wada Cilmi Ee Cilmigaas Ha la dhimane Buug ka qor Hadad Awoodid 🙏, Si Jiilkayga iyo kuwa naga danbeeyo dhan Qaali ula Noqdo oo ay u ilaashadan dhirta dalkooda
Sheekh waan gartay ,iyo , gacan libaax. Waxaad isoo sheegtaan kulmiye iyo iskudarka hamlkay dhacaan ii soo faa'iideeya fadlan.
Kilmiyo waa marka shiikh lajoogo xaga gacanlibaax. Waxay ka hooseysaaba gacanlibaax..dalow iyo dooxa xiinweyne, Xaga kalena Lafaruug by 20km xaga buuraha laamigaba u jirtaa, Iskudarna wadada goda weyn kabaxda xaga marso ee shiikh xigta, Waa marso uun goobtu,
Kulmiye. Waa Qaybta. Buurta Marso, Gacanlibaax dhul macdani buuxdo Wada durdur miidhana,
Mansha allah
Masha allah ❤
Buurta sheekh, Buurta gacan libaax iyo kuwo kale oo badan haddii daxiis loo xidho milaayiin ayaa inaga soo gelilahaa.waxaynu nahay umad laga qariyey manaafacaadkii dhulkooda.
Inta ay iyagu isu tirinayaan ee ay xumaantooda fadhayaan waxa fiican inay xagga waxqabadka isu kaashadaan.
Ilaahayoow dadkayga tus nicmada aad noogu deeqday.
Degmada shekh ee gobolka Todheer
Waxan odhan lahaa sheekh halaga furo jaamacadda beeraha waa dhul. aad ugu habboon.
Jaamacada xanaanada iyo ta Agriculture ka beeraha weyleeday, 15sano...waanad lasocon ba
degmada sheekh gartaye kulmiyana waa xagee
waa buuraha golis uun