Aniga iku dhacday wiil haben hore is barany ila hada wan shekeysanoya wan wada qoslina wan kaftamoyna welina magacyadena isma weydinin so yaab ma ahan 🤣🤣ilove Boqortoyo family ❤️❤️
Dadir xariif wayee 😂 kulahaa magaladaan magaladeydaaa ma ahan😅 nin wax rabo lama karo lkn dadku kala xariifsan Sidaa ugu wanagsan oo ad Qof ku hanan karto waa sidad sameeysay Dadir dhal magaalo nolashu idima xumeeyso adiga iyo walashy hodaan
Caawoo dhan baan sugaaye waaye mar baad soo galiseen kadipne private ayaa ka dhigten ma aqan sbbta lkn markaan dhameesto aan soo waramaa lamanhygii 💟💟💟🥰
Hodane waxaa ciyaalnimadeeyda markaa sookoraayey, waxaa marsarsanjirney murcudka laftiisa , shanfaroodka I think , markaas ayaa ilkaha marsanjirney aniga iyo wslaalaheeyga iyo ciyaalka aandheelno, marka daadirow sidaas ayuu usoo marsanjirey shanfarood. Ii kala sheega in uu shanfarood ama murcud uu ahaa, ee ilkaha lagu caseeyo, I used to like walaahi. Waa idiin salaamey labadiina I really enjoyed you story. Hore u socda, love from united state of America I love you all.
Aad ban uga helay sheekada waliba waxaan ka dhexhelay qiso fani ah Waxaan aad uga helay sida uu samayey daadir salaan sare labadiinuba howsha halkaa kasiiwada guul ban idiin rajaynayaa
Waxay ila thy inad ila soctaan sida quruxda badan een idinla socdo hodan dadir waxan si xushmad leh idinkaga codsanayaa inaad pin ku dhajisan commentgayga 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
masha allah isku wara idinleyahay inta cimrigina kadhiman owladana bariyal alle haidin kaga dhigo allah kadhigo kuwa adun io akhiro idin anfaca bi.idmillahi baari mar waliba waxan idin rajeyna farxad warata ila ibid guleysta
Hodon abaayo been maha xajiga alle ha ku barakayo indho qurx badan iyo ilko casi ayuu lee yhy qosalkisa qurux Dadari bowe adigan nasiipkada aada ayuu wcn sabto aha qalanjadan aadaka qurux hashaye Alle ha is ku keen barakayo jiro jooga
abyo hodan iyo daadir wan idinku cusbahy m.a ilahey ha idin xafido isku waara abid farxad ku nolada qebta 2baad nogu soo dhaqso insha allh wan idin ka hely hore usocda
Hi gusy wasalaman tihin dhmantina naga rali noqda cilid UA-cam noga imady darted aya ki hore hakinay Aad aya niga raligelinena 🙏🙏🙏 mahadsanidin🤞🏾❤️
Rali galinta waan idinka qabnaa lkn abayo tintaada waa cowro xuman ha ii arkin meeshaan rag badan baa ku daawanaayaa tintaada qarso xppty 💟💟
Sanadka miinaxusin huno
Waan idin salaame
Hodan cadey
me
Abayo hodon tinta danbi weyn waaye qarso ilahey haku dhowree
Wll gawadha tinteda ma ahan masar beey wadataa
@@hassannor8820 in dhaha maa la da hay
UA-camr walba dooq ayuu leeyahy aniga runtii lamaanahan ayaa dooqeyga ah wlhi😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
mashallaah
Wiilasheenu waa geesiyaal allaah wadankeena nabad haynooga dhigo, anaa qurbe ku koray kuna dhalay waa dareemayaa culayska jira..maashaa allaah ❤️❤️❤️
Sheekooyinkaan waaba ku haystaa Awal waxaan ahaa viewers iyo like lkn hada comment aa igu qasabteen guys guulaysta ha waaro jacaylkiina from France
Aden ana adan kugu haysta iso wc horta xagan Mallaysagaso waci karaa😂😂😂😂😂😂
Hhhhhh Facebookaga Isoo qor hee lol
@@aragsanfarah5835 qurbo jaceyl lee mala marooya 😂😂😂
@@cayuushhassan2739 kkk
@@adenosman5768 haaye iguso darso
Inee hodan canug hori usoo dhashay kadip daadir isbarteen iydoo garoob ah inta ila fahantay like😂
Side kufahamtayna wll
How do you know
Kabta daaa zxp
Haa waan fahmay maxee dhibee
Waa garoob ciyaal wadatee aheed asne waa nacas gbr isjeclayeen oo ey isle so tahriibeen lcgta tahriibka kadhibtey isgursaden wiil u dhashay buu ngtn kaso racay markee yurib kentsy wasaqa
Aniga iku dhacday wiil haben hore is barany ila hada wan shekeysanoya wan wada qoslina wan kaftamoyna welina magacyadena isma weydinin so yaab ma ahan 🤣🤣ilove Boqortoyo family ❤️❤️
Ana iso qabo wll wan ku raba
Waa iska cadi
ahana omar
Adunka magacaa ayaa unecbahay inaa qof dhaho wlhi 😂😂😂😂
ahana omar best
@@nashaadmaxamuud3301 ani ku so qabanaaaye so dhaweeen an ka arko
Aniga waan idiinku cosbahay. Lkn waad i qanciseen wlhi manshallaha. 100k iyo kabadan ayaad u qalan taaaan🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
hodan io daadir isoo duceya ane wiil jeclhy inuu alle ika isku keen daayo aduun io aqiiro
salmo abdirashiid ilahi ha ku siyo cajilan qayra aajil yaraab💍♥️♥️
ALHa ku siiyo qoF ku jeceL
Dadir xariif wayee 😂 kulahaa magaladaan magaladeydaaa ma ahan😅 nin wax rabo lama karo lkn dadku kala xariifsan Sidaa ugu wanagsan oo ad Qof ku hanan karto waa sidad sameeysay Dadir dhal magaalo nolashu idima xumeeyso adiga iyo walashy hodaan
Who love wearing trousers but serious though this dude have cute smile 😃 mashallah May Allah bless your love ❤️
Abyo timaha asturo illah haku barakeeyee🙏😩
Ikraan Mohamed buruku aye isku so rartey marka like raadis waaye 🤣🤣🤣
ninkeda a bo ikudaran umashegayo miyaa
Kkk waa wax ay ugo talagaleyn marka sidan nin walbo qawnaw ama asturnow wax kama galin
Waa buruko wll, Qofkii fahmaa fahme.
Boqortooyo family 🥺🥺🥺wan idiin xizny he vedioyshi hore Dawna🥰🥰🥰masha allh
waan ku cusbahay chanelkiina familly quruxbadan ilaahay ha idin xifdiyo walaashiina qadra😍
Qofki uku horeyy ayan noqday waa ifarxad m.a like hala iku casumo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Fadumo abdi Ali 🙏 thanks 😊
M.a
Mash Allah lamanaheyga quruxda badan Dar Alle idiin jeclhye ❤❤nolada❤❤❤❤family boqartoyo👑👑👑💙💞💞💞💞
Hodan waa runtaa qosolkiisa iyo idhahiisa wey qurxoonyihin 💯masha alah
Hodon apaYoh tinta qarso waa cowradaadeH😭🙏plz qali allaH ku xfideH❤💋
Lkn waa qaldantahiin tariinka hadaadan goosan ticket walagu dajinaa mahee walibo ganaax iyo dajisaa leyskaa daraa ileen baabuur ow abahaa wado maha abayo qeylo iyo dood inaa gashid mabo kuu banaano sikastabo mardanbe haiysku sameeyn sidaaso kale waxaa tahiin labo qofooda best ah❤️❤️
Mar labaad 😘😘😘🇸🇴🇸🇴
First 😘😘😘😘🇸🇴
Thanks 😊
Caawoo dhan baan sugaaye waaye mar baad soo galiseen kadipne private ayaa ka dhigten ma aqan sbbta lkn markaan dhameesto aan soo waramaa lamanhygii 💟💟💟🥰
Mshlh wllahay..
Noolaada alaha isku kiin barakeeyo.
Qaybta 2aad wan idinka sugaynaa insha Allah
anigu waxan jeclahay sida uu daadir kaga qosliyo wlhi masha allah
Masha alllaah illaah ha isku kiin daayo hodaneey abaayo waa wiil fiican adna gabar wanaagaan waligiin isku dhaganaada cadaw yuu idinka faaiideeysan dadka is jecel balaayo ayaa soo dhaxgasho si eey gurigooda udumiyaan waa iga talo famil qurux badan allloow idin siyaadi yaa rabbi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Manta Idinku Soo biiray Beautiful Couple Hodan iyo Daadir isoo dhabeeya de🙏🙏❣❣
First CommenT MaaNta aniGa waaYe ❤My FamilY
Thanks farxad kunolow ❤️
Mch,allh laamane qurux badan oo lagu daydaa tihiin nolasha idinna xumeyso bbeyaal🙏❤💯
HodaN gabar benaa lagu soo xiroH galiYaa Runaa lagu dhaqaa😉😋😂
Masha allah ciyalka xafada tihiin wlh 😀😅 keep going guys 🙏🏽
Kkkkkk walahi bilahi talhi UA-cam oo Somali oo lamaana funny ah oo iga qosolayo oo WA labdan alla beerka bisinka
waan ku haystaa sheekadiina qisadiina laba xariif oo reer magaal ah ayaa is heley
Mansha alaah waxatihin lamanaha an ku hesto farxad ku nolada Big love❤️
Hoyo illahay ha iskukin xifdiyo hoyo mcnto 💓 mahadsanid mcnto
Maasha allaah wallaahi waa wiil fiican qof kale alle kaama tuso
Abaayo walaahi lama helo qof saas ah walaahi waa wiil fiican Daadir waa reer magaal.
Walahi waa niigu cusbahay lkn masha Allah waa I qanciseen qurux ayaa tihiin
Masha allh hore usocda wallya famili qurux bafan batihin masha allh😊
daadir shubaa tahy epow ee ciyaal towfiq mathy😀😀😀 waa idin tageraa horay usocdo
Runtii waxaatihiin dad furfuran siiwada hormar kiina horay usocda👍👍👍👍
M.a mi beautiful family❤👑👈
Cimri dheer io cibaado suuban allah nika baryay🤲
Happy mi fmly😍
MAA SHAA ALLAH beautiful family isku waara abid waan idin jeclahay ❤️
Masha Allah beautiful family
Xage jogtin dahir iyo hodon
wow mashallah wn ka helay sida ad isku barateyn ilxun ni maragto wllshey qaali iyo wllkey qaali allah ha idin xafido
Halkee ayey ku danbeyey familykan quruxda badnaaaa mudo badan ayn tageero u ahaa walhi
Wxnka hela sa isugu faraxsantin love u guys🤗😍
Hadusan saas sameen laheen waqtigaas quruxda bdn maydan wada qaadateen.
M.a family qurux bdan alle ha idin barakeyo
Kudayasho bad mudan tihiin allha idin barakeeeyo🤩😍
Hodan love you waa gabar gardi leh wlhi
Hodane waxaa ciyaalnimadeeyda markaa sookoraayey, waxaa marsarsanjirney murcudka laftiisa , shanfaroodka I think , markaas ayaa ilkaha marsanjirney aniga iyo wslaalaheeyga iyo ciyaalka aandheelno, marka daadirow sidaas ayuu usoo marsanjirey shanfarood. Ii kala sheega in uu shanfarood ama murcud uu ahaa, ee ilkaha lagu caseeyo, I used to like walaahi. Waa idiin salaamey labadiina I really enjoyed you story. Hore u socda, love from united state of America I love you all.
Timaha qarso sxby rag ayakujede 😎your beauty is for your husband only 💖💯love you guys
sundus abdirashid I second you
Masha Allah dadir dhola cadyntisa iyo qosolkisa way qurux badanyihin allaha idin dhowro aboyo jacaykaga ilasho🥰🥰🥰🥰
M.a waan idin taageeraa hormar wacan
Wlhi maashaalaah hambalyo walaalahay lamaana cajiibahaa tihiin .saad runtaa iskubarateen.
daadir sxb walahi rageedi ayaad taha qish ayaan kaa helay keep going brother
Aad ban uga helay sheekada waliba waxaan ka dhexhelay qiso fani ah
Waxaan aad uga helay sida uu samayey daadir salaan sare labadiinuba howsha halkaa kasiiwada guul ban idiin rajaynayaa
Mashalah tabarakalah 😂😂😂😂 funny waye walahi
Daaadir dhiblow hodan ka qalleeh make upka adi ayey isku kaa quruxineyseeh 😂😂team hodan ❤❤❤
😂😂😂😂😂
Famile boqortoyo m.a Allah idn barakeyo
War dadir ninyohow waan kutageera sxb waana kugu daydaa
Daadir wuu qurux badanyAhy lkn adaa kasii qurxoon hodan allaha idin xafido
Www sheekada meel macaan aaa ku gooyseen daadir qosolko iga dhameeyay lamaane sii qurux bdn isku bartay m.allh so wadaa heee prt2 ❤❤❤❤❤❤ jceelka haa waaro
Waxay ila thy inad ila soctaan sida quruxda badan een idinla socdo hodan dadir waxan si xushmad leh idinkaga codsanayaa inaad pin ku dhajisan commentgayga 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Shucayb Kaka bro thanks marwalbo farxad kurajayna
masha allah tabarakalaah beautiful famiy part 2 insha allah
Qaali buquko maxaa isugu dhibee xijaab aadba wadataaye. Diin ahaane ma fiicno iska daa oo xijaabkaada iska soo dhaweyso😘 maanta ayaa iigu kiin horeyso barasho wacan
intee familkaan ila jeceyl linke ee sara ❤💖💋💞💫allow cadowka idenka haa
masha allah isku wara idinleyahay inta cimrigina kadhiman owladana bariyal alle haidin kaga dhigo allah kadhigo kuwa adun io akhiro idin anfaca bi.idmillahi baari mar waliba waxan idin rajeyna farxad warata ila ibid guleysta
hodaney masha Allah ma hore ayaad u soo shaqaysatay😜
Wlhi hodan iyo dadir shiq wn idinka helay waana idin tageraa keep going my walalahey
waa markii igu horysay on comment dhiibto awl videos iyo lik uun baan ku eka shekdan waa igu so cotaaa meedy part 2 😍
Wlhi shekadiina flim aa laga sameen karaa keep gion
Anig darty baad maykab u so marsaty😂😂😂😂🤣walhi qoslay
m.a lamano ku dayasho mudan tihin wlhi waa markii ugu horeysay aan idin soo booqday wana niila dhcy insha allah wan idinku xirnan donaa
😂😂😂😂
Wlle wadaas aan hayaa
Allow umuuraha sahal
Masha Allah hodn aad ayaad u qurux badanthy ilaahy haku daayo xbbti❤❤
Hodon abaayo been maha xajiga alle ha ku barakayo indho qurx badan iyo ilko casi ayuu lee yhy qosalkisa qurux
Dadari bowe adigan nasiipkada aada ayuu wcn sabto aha qalanjadan aadaka qurux hashaye
Alle ha is ku keen barakayo jiro jooga
Mansha Allah family soo beautiful 😍
Abayo timaha asturo qaaliyey♥️
Yeah
War daadir ciyaal xamar caadi eh waaye haduuba numberkisa telkada ka wacday 😁😂😂
Ruu Ali
Haa wlhi reer xamar soo jabay😂😂
Daadir xariif weye wllHy landhere 😂😂hodan xbbtydih guulaysta♥️♥️♥️
Masha allh waayo indho so jidsho leh ayu leyhy ale ha idin xafido abayo hodan bls tinta qarso yaa xafidikalh wllshey
hhhhhh qosol ayey ku bilawatee shekadinaa mnshaallh qosol iyo faraxad haaaku dhaamaatoo inshaallh hhhhmmm xasus wlhi ani xita macaankeyga qiyanadaas ayu numbarkeygaa kuqaatee
Waw mansha Allah hodan abdullahi daadir sheikh abti ris kinaab caadi aheen isku waacar
Mataqaana mataqaaana badanaa DaadiR just joking 😂😂😂😂
abyo hodan iyo daadir wan idinku cusbahy m.a ilahey ha idin xafido isku waara abid farxad ku nolada qebta 2baad nogu soo dhaqso insha allh wan idin ka hely hore usocda
nio dadir sidoo dhahayo qosol igu dilay wlhi body language and face language waa best
M.alaaah alaah haa idiin barakeyoo
Masha Allah keep going walahy wan ka helney shekadiin lkn daa dir meelbaan ku arkey daadir soomali magaladee ka degneed adoo rali ah
Mashaallh horey usocda
Habo hodon gabarfiican baatahay is astur timahana asturo hooyaad tahay allaah haydin dhowro
❤️Manshaalha Queen 👸🏽 and King 🤴 💕
Noogusoo dhakhsada qaybta labaad waan kahelay sheekadiina alle haydinxifdiyo
Lamanayal aan jeclahay farxad igu nolado love you wlhi ❣💋👌
👑daadir 👑Hodan
Idn tageera family qurx pdn 💞💞💞🥀😜
Masha Allah Beautfull Family My Favoriete Family ❤️❤️❤️ Hodan & Daadir isku Waara ❤️🤲🤲
Kkkkkkk
Inta ilafahante in dadir gursade ayado wiil wadato like dhac dhac 😂
Asigabo aso wiil wato ayeey gurstay. Ciyaarta bareejo waaye 😂😂
Mashllh wa sheeko qosol badan qof kasta wa isadkeyna😂😍👌
Ani waa igu dhacday qeebta inan magac is weedin qofka la socday oo an ku bartay meel kadis ah malin kadib ayaa is wedinay
Masha allh sis tinta qarso quruxey allh nixafido
Shekada cajiib filim camal waan kahelay guleesta family Qurxan aytiihin allaha niixafido
Masha allah wlhi lamano fanny io qrxo bdn io qurux bdn tihiin allah isku kuin xfido😍👐