Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Janaraalka rer hiiraan ❤💯💯🦁👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Abti kaa run badan ma arkin Xassan dalxaraashe karbaash kuwad 💪💯
Gurgurte. Waa. Tuugo. Doqon.
Xasan sh. Waa khalad in haweenka u hanjabo.
Hassan shiekh wa mooryaan reer xamarow iska celiya o villada ugu daata o kaso jiida.
😂 WAA Fiicanan Laheed 😂👍 Lakiin Dadkii Ayaan Wali Hurdada ka Kicin 👍
You right brother
Subxaanallah subxaanallah
Wa runta generale Hassan qabuure faagte ayaga bu ka arkay jileca reer muqdisho wa inay kacaan o iska celiyan mooryankan an xishoon
Caawa waa runsheegGeneraalkow Xaqaa ka hadashaay Maashaa Alaahhh😊
Allaha garansiiyo. hooyoyinka. soomaliyeed. gar ahan. kuwa muqdisho hadiikale. madax waynaha waa. okay
Beentaa maaha Xasan shiikh naxariistii baa ka guurteyMa ogo miyaa aakhiro in la weydiinaayo umadaan uu xilka u qaadey saxaabadii waagoodii dadka wey ku wareegi jireen cida baahan cida caawino u baahan waayo aakhiraa lagula xisaabtamayaa.
XassanWaa nin maskaxiyan xanuunsan
Wiil waa abtigiise ee sxp wiilkaga naga qabo sidaad u sheegtay masiibo reer xamar ayeey heysata.
Xasan-baahane xamar waa ka adkaaday.Rabbaayad ayuu ka dhigay ,Markuu guryihii cagaf ka wada mariyey,Waakaa iskuuladii oo caruurtoodii dhuganayso, cagafta gelinaya, oo caruurtii qaylinayso.
👍👍✅✅🎉
🎉🎉🎉❤
Jenarale somaliya xasan shiikh ayaa ku fiican taas ogoow waa dad duliya somaaliyu qabyaalad musuqmaasuq nin jecleeysi eex shahaado suurnimo balaayo dhan
janaraal dumar kaluu sucuudi ka iibiyay maad maqal miyaa
Xasan dhiqo. Qabyadii. Uu dhamenayaa qabyaduna. Waa Qaxin bara kicin reer xamar Danbigay ka gale Xasan u ka jarayo garan mayo
😂Ceebtu Subiye Ayuu ogyahay 😠Muu ka Hotlo Wixii Ka dhacay Turkiga 😭💔🇸🇴
Xasan culusow ceeb dan kama laha xasan xoolo
Kugu maaley.❤
Xasan wuu bukaa , hooyooyinkii ooyay ee uu barakiciyay ayuu hadana u faanaa.Faciis wuu usujuuduu ama wuu leefleefaa
Laandheere😂 iga deh
xamar dad kaama jiro wax dhintay oo qabyaaladi dishay baa ku nool dhibkuna iyaga uun buu haaystaa ee iyagaay utaal anaga na soofaadhi maayo xabaalo qote
Nabsigii farmaajo waa mareexaan baa wali socota
Odaygu waa ka dhigay saan filayo
Hooya weliba inankeeda ha u yeedhato, fiillada ha loogu soo galee !Xasan-baahane wuxuu arkay waxkasta oo uu sameeyo inaan cid la hadlaysaa jirin.Dadka xamar jooga xasan waa ka adkaadaye,Wuxuu doono ha kula hadlo.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂run sheek waa ceeb sheek gerele thansk qosol iguma haran labo sano tv iska dawan jiranay lakin aniga weliigey xasan mooriyan wigey wan ogaa inu alshabab la shaqeyo oo dowadalnimadi qarax la daba tagan oo uu wadanka horumara u ogoleyan ssbabto ah waxya reerkisa hastana xoolahi umadan somaliyed uu ka dhacay makisi hore iyo xildhabadi yio sarkishi uu qarayada ku layay 2012 tasa ayuu ka baqaya waxa u la washay ilen waa reer bahane qomul fircoon
Baba. Xasan dhiiqo. Adiguu kosoo jawabay. Cariishka. Ku dhashay. Adiga lee sheegi jiray Adige. Le shegay Carikisii hore😂😂😂😂😂
ISLAAMANKAN WAA KUWI U OLALEYNAYEY FORMAJIO KA SO BAX QOFKA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Xasan shiiq mohamud in uu na dhaco waa ku qanacsanahay maxaa yeelay annakaa dooranay shalay
Asc generalka reer hiiraan asxabda odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq wa tuug is nacay oo beenlo mantay warkisa ayu cadeysday hooyoyinka somaliyad ibu cayo hantidi umada somaliyad qaburihi meydki dadki dhintay qufanayo canshurayo qabilada isku dirayo hubka sharci darada qamriga xashishka jaadka sharci darada ganacsiga oo hogaminayo odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey wey jaban fashil man
Kkkkkkkkk ayaga so ma rabin xasan xaran ku nax habraha xamar jogo
Xasan waa khaa’in waddan. Adigana ookiyaale filter been eh aa sidaa ciyaalka camal soo saaratay.
Dumar xamar jooga xaaraan na waa lagu dhaqay waa kuwii qaylin jirey markii wiilashoodu nabad qabeen ee Eritrea ku tababaranayeen marka xasan waa ku waxan yahay dadka qabiilku dardaray ee indhaha uu tirey qabiilku
afgooya xamar ka tirsan sax ma aha generale...bal si fiican u dhuGo waxad ka faaloneysid
Janaraalka rer hiiraan ❤💯💯🦁👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Abti kaa run badan ma arkin Xassan dalxaraashe karbaash kuwad 💪💯
Gurgurte. Waa. Tuugo. Doqon.
Xasan sh. Waa khalad in haweenka u hanjabo.
Hassan shiekh wa mooryaan reer xamarow iska celiya o villada ugu daata o kaso jiida.
😂 WAA Fiicanan Laheed 😂👍 Lakiin Dadkii Ayaan Wali Hurdada ka Kicin 👍
You right brother
Subxaanallah subxaanallah
Wa runta generale Hassan qabuure faagte ayaga bu ka arkay jileca reer muqdisho wa inay kacaan o iska celiyan mooryankan an xishoon
Caawa waa runsheegGeneraalkow Xaqaa ka hadashaay Maashaa Alaahhh😊
Allaha garansiiyo. hooyoyinka. soomaliyeed. gar ahan. kuwa muqdisho hadiikale. madax waynaha waa. okay
Beentaa maaha
Xasan shiikh naxariistii baa ka guurtey
Ma ogo miyaa aakhiro in la weydiinaayo umadaan uu xilka u qaadey saxaabadii waagoodii dadka wey ku wareegi jireen cida baahan cida caawino u baahan waayo aakhiraa lagula xisaabtamayaa.
Xassan
Waa nin maskaxiyan xanuunsan
Wiil waa abtigiise ee sxp wiilkaga naga qabo sidaad u sheegtay masiibo reer xamar ayeey heysata.
Xasan-baahane xamar waa ka adkaaday.
Rabbaayad ayuu ka dhigay ,
Markuu guryihii cagaf ka wada mariyey,
Waakaa iskuuladii oo caruurtoodii dhuganayso, cagafta gelinaya, oo caruurtii qaylinayso.
👍👍✅✅🎉
🎉🎉🎉❤
Jenarale somaliya xasan shiikh ayaa ku fiican taas ogoow waa dad duliya somaaliyu qabyaalad musuqmaasuq nin jecleeysi eex shahaado suurnimo balaayo dhan
janaraal dumar kaluu sucuudi ka iibiyay maad maqal miyaa
Xasan dhiqo. Qabyadii. Uu dhamenayaa qabyaduna. Waa Qaxin bara kicin reer xamar Danbigay ka gale Xasan u ka jarayo garan mayo
😂Ceebtu Subiye Ayuu ogyahay 😠Muu ka Hotlo Wixii Ka dhacay Turkiga 😭💔🇸🇴
Xasan culusow ceeb dan kama laha xasan xoolo
Kugu maaley.❤
Xasan wuu bukaa , hooyooyinkii ooyay ee uu barakiciyay ayuu hadana u faanaa.
Faciis wuu usujuuduu ama wuu leefleefaa
Laandheere😂 iga deh
xamar dad kaama jiro wax dhintay oo qabyaaladi dishay baa ku nool dhibkuna iyaga uun buu haaystaa ee iyagaay utaal anaga na soofaadhi maayo xabaalo qote
Nabsigii farmaajo waa mareexaan baa wali socota
Odaygu waa ka dhigay saan filayo
Hooya weliba inankeeda ha u yeedhato, fiillada ha loogu soo galee !
Xasan-baahane wuxuu arkay waxkasta oo uu sameeyo inaan cid la hadlaysaa jirin.
Dadka xamar jooga xasan waa ka adkaadaye,
Wuxuu doono ha kula hadlo.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂run sheek waa ceeb sheek gerele thansk qosol iguma haran labo sano tv iska dawan jiranay lakin aniga weliigey xasan mooriyan wigey wan ogaa inu alshabab la shaqeyo oo dowadalnimadi qarax la daba tagan oo uu wadanka horumara u ogoleyan ssbabto ah waxya reerkisa hastana xoolahi umadan somaliyed uu ka dhacay makisi hore iyo xildhabadi yio sarkishi uu qarayada ku layay 2012 tasa ayuu ka baqaya waxa u la washay ilen waa reer bahane qomul fircoon
Baba. Xasan dhiiqo. Adiguu kosoo jawabay. Cariishka. Ku dhashay. Adiga lee sheegi jiray Adige. Le shegay Carikisii hore😂😂😂😂😂
ISLAAMANKAN WAA KUWI U OLALEYNAYEY FORMAJIO KA SO BAX QOFKA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Xasan shiiq mohamud in uu na dhaco waa ku qanacsanahay maxaa yeelay annakaa dooranay shalay
Asc generalka reer hiiraan asxabda odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq wa tuug is nacay oo beenlo mantay warkisa ayu cadeysday hooyoyinka somaliyad ibu cayo hantidi umada somaliyad qaburihi meydki dadki dhintay qufanayo canshurayo qabilada isku dirayo hubka sharci darada qamriga xashishka jaadka sharci darada ganacsiga oo hogaminayo odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey wey jaban fashil man
Kkkkkkkkk ayaga so ma rabin xasan xaran ku nax habraha xamar jogo
Xasan waa khaa’in waddan.
Adigana ookiyaale filter been eh aa sidaa ciyaalka camal soo saaratay.