DEG__wafdi culus maraykanka uso diray somaliland &diyaarad so dhacday &fadexad xukumada ciro gabilay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 31 хвилина тому

    Asc wariyaha I waa wariyah kaliya ee ahy dhaxdhaxad suxufi saray keep going the good work ❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 35 хвилин тому

    Asc dawoladan waa walantahay waayo maka jawaban mayirka dhacay dadka cashurtoodi waa in mooga ha joojoso inay dhinac ka rarnto guul Somaliland

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 години тому +1

    shacabka iyo ciidanka ceerigaabo hakayeelina iney huwan danbe cagsoodhigaan ceerigaabo

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem 5 годин тому +1

    Wow Recognition of Republic of Somaliland is only a matter of time 🇮🇱🕊️🕊️🤍💚❤️ love & greetings from tel aviv

  • @رشيدعبدالرحمن-و1و
    @رشيدعبدالرحمن-و1و 5 годин тому

    🎉max dhac wark

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 5 годин тому

    DAWLADAN CAWARO CIYAARTIBAY KA BILAABEN GABILEY MALAYS BARAN WALI

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 4 години тому

    Maxaa kadhigay cidanka qaranka dhex dhexaad lagama noqonkoro hana halasoodaayo wixii lagasaaray yeelimayno yaa kadamiina ma c/raxmaan ciro

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 5 годин тому

    Niyoow adigu xaqiiqda kama hadashid !!!

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 4 години тому

    Horta ma huwan ayaa tahay markad Ku edaynayso ciidanka iyo poliska somalilan, adeer dhexdhexad laga ma rabo

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 5 годин тому

    Maxay ugufureen guryahooda dadka hubaysan????

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 4 години тому

    Beenta jooji ciidanku waxba ma dhacaan

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 5 годин тому

    Dad riyoo kunool. Donald Trump weligiin ictiraaf nima sinayooo xasuusta

    • @NaasirSiciid-g6c
      @NaasirSiciid-g6c 4 години тому

      adiga yaan lagu waayi marka nala ictiraafo ciilanay huwanay

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 4 години тому

      @NaasirSiciid-g6c wallal eeg aduunka sidaa uma shaqeyoo ictiraaf 1 ama labo wadan kuma siin karto ilaa aduunka iyo English nigumestay ogoleen marks Americ xataa kuma siin karto waxaad tihiin British subject wax aad fahmesaan majiro caqliga baa nigu yar

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 3 години тому

      @@somaliano99kingkonghimself75 Aduunka adigu maxaad ka taqaan Siyaasada aduunku waa dano saaxiib joogta ahna ma laha ee waxay leedahay dano joogta ah dano ayaa la is dhaafsanayaa goobtan Somaliland ilaahay baa ka dhigay meel aduunka oo dhami u baahan yahay.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 години тому

    𝑺𝑶24𝑻𝑽 𝒘𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒆𝒆𝒚𝒐 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏 ❤❤❤ 𝒈𝒖𝒖𝒍 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️ 𝒘𝒂𝒂 𝒔𝒊𝒅𝒂 𝒔𝒉𝒂𝒄𝒂𝒃𝒌𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒒𝒂𝒏 𝒙𝒖𝒎𝒂𝒅𝒂 𝒔𝒎𝒂𝒂𝒚𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒈𝒖𝒓𝒚𝒂𝒉𝒂 𝒈𝒖𝒓𝒂𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒄𝒂𝒓𝒖𝒖𝒓𝒕𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒅𝒖𝒎𝒂𝒓𝒌𝒖 𝒌𝒂 𝒒𝒆𝒙𝒆𝒏