AROOSKII QARNIGA
Вставка
- Опубліковано 22 сер 2020
- AROOSKII QARNIGA #UBAX DUGSIIYA IYO #STEY ILA SOO DAAWO E-commerce
Online
make money
trading
alibaba
Amazon
Shopify
shop
online store
digital marketing
sell cars
cars
tesla
cloth
online marketing
online
earn
crypto
Online degree
All online degree programs
Online degree program
Real Estate
Insurance
Stock Market
Loans
Mortgage
Lawyer
Attorney
Credit
Software
Trading
Marketing
Website Hosting
Makeup
Fitness
Make Money
There are many more niches like these, but it’s impossible to
Ma ogi inaad akhrin doontid commentigan balse walal hadaa akhriso si naxriis leh waxan kagaga codsana inaad allah dartii subscribe iigu saarto codsi walalnimo 😭😭😭😭😭🙏🙏
Abyo wn ku saray
Okey wll
Wanku saarayaa hadalkaga wan kanaxay wllhi
Kuwary wll
waan kuu saarey wll Rayaan
Ooooow masha allah wxn idiinku ducaynaynaa ducadii rasuulka SCW (BARAKALAAHU LAKUMAA WA BAARAKA CALAYKUMAA WA JAMACA BEYNAKUMAA FILKHAYR ) AllE HAYDINKA DHIGO REERKII LAGU NASTEE LAGU NAGAADO AAMIIN AAMIN LABA JILAA OO CAAN AH OO AAN AAD U TAAGEEROO
mansha Alaah isku wara Ubax dugsiya and C/Raxmaan stay 🤲🤲♥️♥️♥️
Laamane ka Qurux badan waligey ma arkin Run ahaantii waxan Ilahey Uga baryaa iney noqdaan Kuwii isku waara waligood Hampalyo hampalyo one Love❤🙏
aamin
قال تعالى: "أفمن أسس بنيانه على تقوى من الله و رضوان خير أمن أسس بنيانه على شفاجرف هار فانهار به في نار جهنم" صدق الله العظيم
xaqiiq wlhi wll
Adiga Cronaldo aya kui saaran Profileka sxp intaad dadka kle waxa ka sheegin marka waad soo geli adiga laftaadu shiikh alle ee la soco
@@abdillahinuux7583 ficilkiisa ha eegine wuxu kuu sheegayo qaad walal
@@abdillahinuux7583 wllo qofka waxii saxan uu kuu sheego ka qaado ficilkiisa iyo dhaqnkiisa ha eegin
thnxz
Masha allah hn Mubruuk ma souer ubax et mon frr Abdirahman stey bon marige huno from Djibouti 🇩🇯🇩🇯♥️♥️♥️♥️♥️
Fariido yarey shukran wll saad noogu soo gudbisay
Allh haysku barakeeyo ubax iyo stey
Lamane aan jeclay
Masha allah😍😍💑👪
Masha Allah isku waara ubad kheer qabana kala hela in sha'a Allah mataanaha nolosha ku midoobay....
👫💝💍💍💛
Mansha allah mansha allah
Hanpalyo hanpalyo hanpalyo aderkay c.raxman cawil and marwadisa ubax allah haydinka dhigo rerki lagu nastee lagu nagado ubad khayr qabana kala hela insha allah 🥰😍🥰😍🥰😍👏👏👏🤘
Abdirahman oo inan yaro akhlaaqi ka muuqato manshaallah illahay ha isku kiin daayo hambalyo haddi aad ka baxdaan wax jilista si wayn ba laydiinku xiisi doona mar kale hambalyo
Waad Mht zantay mcnto saad noogu soo gudbisay. Xafladan qurxoon 😇
Mnshalah wllky c/rahman istey iyo wlshay ubah❣❣💟💋 dugziya alleh gurigina guri khyr qaba ka dhiig
Jacayl dhaxl gala wx dhama lawa sharaf korkina
🥰😘😘😘
First one baan ahay jacayl aan qoyska jecelahay awgii
Isku waara noqda ul io diiir💞💖
HambaLaYo ubax Dugsiiya and Cabdirsxman istey ❤❣💋
M.A alfa mabruk wlzhy Dugsiya iyo saygeda ❣️🥀💃🕺❣️🥀 wxn idin lenhy ducadi Nabigena Suban SCW (Barakallahu lakuma wa baraka calaykuma Wa Jamaca baynkuma fil khayr)🙏❣️
Masha Allah the most beautiful wedding 2020 with good kids find stay and 😍😍💜💜💜💜💞💕
Mashallah lamanoo qurx ah ❤
Wiilku ma hjeclo ubax kolay wa gobtii ciidngle
Mncha allh hani quruxey. Waad ku mahad santay zaad noogu duubtay eed noogu soo galisay. Mht sanid wll🌹
Waaaw maasha allaaah labadiii aktor isku waaara waan idinku fraxsanhy guurkiina farxada wata maasha allaaaah
Hambalyo hambalyo ubax and istey wllo kuwii lagu nastee lagu nagaado kala hela 👏👏👏❤❤🎁🎁
16:40 yaa ka hele sxpkeen actor Adnaan tesma siduu iciyarayo 🔥🔥❤️ wlh
Hambalyo hambalyo wlshey ubax iyo wllkey abdirahman isku waara ubad kheyr qaba kala hela insha allah
Maasha allah hambalyo clraxmaan iyo ubax💯💞🤴👸🌹
Samidey ubax dugsiiye and c istey hambalyo ubad qeeyr qabo allh ha idinsiiyo 🥰❤🤲
M.a Alfa mabruk, stay and ubax wish u happy married lyf
Allahuma bariik 🤲🏾❤
Manshallah manshallah manshallah hambalyo ka timi qalbiga Ubax iyo Abdiraxman noqda ul iyo diirkeed
Kaftan: waxan moodi jirey Ubax iyo wiilka kale iney is jeclaayen ee filimka taajirka ku jilayey
Masha alaah masha alah
Lamane isdortey wadahaboo 😍😍💝🤩
Ilahy ubad khery qaba haidinsiyo
maashalaah...hani..wakugaranwayey..arooska..dhexdiisa..mardaban..kuarkay... thanks. walashay. hani
woooow hambalyo jilayaasheena Abdirahmaan iyo ubax isku waara Amiin saxardiid xaguu hambalyada ka galay maba aragnee❤❤❤❤🤔❤❤🌹👌👌💉❤
Mnsha allh hambalyo Ubah iyo abdiraxman alle ha isku barakeeyo
Mncha allh waa xaflad qurux badan runtii isku waara
M.a hambalyo wll stey iyo duma ubah isku waraa ubad qeerqabo kala.hela lamanihii farxada eeysan kadhaman allh idiñka dhigo wllahey 🙏🙏🙏❤
Masha allh wllhy isku waar inta nolo jidhoh farxd ku dhameesya
Msha allh hanbalyo wllky iyo wlshey dhismo dhaqma
MASha Allah hamplyo hamplyo xbbt ubax iyo wllkey abdirahmn isku waara idin leeyhy gurkiina Guri khyr
MnshAllh way fiicnayd Inan Halkaa joogo from burao 😪😘
Say mch allah congrats congrats best wedding 2020 mudane Updirahaman istey nd marwo Ubah dugsiiya
Vn😗😗😗😗😗❤❤❤❤☺☺ykookkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķk
Hhh
hambalyo soo dahdey iga gadooma ubax iyo shikh cabdi raxmaan
Masha Allah aroos wacan asaxaab qaali
Mnsha Allah hanbalyo kun jer ii miss you 💞❤️ dalkaygii Somaliland
Dalkaada somalia
Mash Allh izku wara Apid wn idin jeclhy 😍
*Best Wedding This Year*
Ninkagoo saaxibkaaya maxa ka fiican mashalah
Mocha allh alleh ha izku daYo awlad baraKaLe ha ku arsaqo
Masha llh Allha ubad khyar qabaah ha idin kala siiyo 🤲🤲🤲
Hamblpyo lamanaha illahey ha idin barakeeyo istey iyo Marwo ubax
Ilaahey Ha ka Dhigo Reerkii lagu nasteee Lagu Nagaaado Amee Ameen Ameen
M sh alhy hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo istey iyo ubax kalahela ubad khayr qaba inamiyo gabdho horay usocoda
Alf mabrouk oubah and Abdirahman
mashalha mashalha wllshy ubax dugsiyaiyo cabdi raxmaan istay isku wara
Masha Allah
Masha allah ❤ ❤ ❤ 💖
Masha alah wan idin jeclahay hmpalayo wil iyo cano gabadh
Keep going mon frère abdirahman istey et ma soeur oubah dugsiya bon couple from Djibouti
Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo queen and king iska wara noqda rerkii lagu nestee lagu nagado guulow ka yeel
Manshaba alah isku wara ubad khayr qaba kala hela
Masha allah isku waara wllhy aan jecelahay one love
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Hani fariidoy shukran sister
Mzha allh ubah iyo apdirhmn
MashaAllah hambalyo ubaxey iyo stey kuwii iskuwaraa
Maasha allaah congratulations lamaanaha isdoortay beautiful wedding isku waara
Hamblyo hmblyo hmblyo wlalhen wdaa jiraa oo jooga wligin alle haa isku kin dyoo abid wdaa jooga
Masha allah
Wlhi sidaan idinku farxay allah og allah isukiin barakeeyo wllshy ubax and her husband noloada
Www my samiday Aroos waxcan adiga iyo dumashi haplyo hplyo,🎸🎸🎸🎸🎸🎸😘😘🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰isku waraa ubad khar qaba kala helaa
Mansh alaah hambalyo hambalyo farxd kunolada 💋💕💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓💓👍💓💓💓💑💑💑💑❤❤💑❤❤👍👍👍👍
Upax dugsiyey wllo waliga mantaad aroos runa dhigateye hampalyo hampalyo kaftan♥️♥️😁
Wllo ma hore ba lo arosay
WAA GAROOP MIYAA
@@quenshushuu6396 my wllo wxan kawada aroosyadii ay ruwuyadaha ka dhigi jirtay
Masha allaah dad aantaagero alifmab ruuk alif mabruuk wiil iyocaano gabr iyo caano
Farxadan kudhamaysta noloshiina baarakalaahu lakumaa wabaaraka calayka wajamaca baynakum fi alf khayr
MashaAllah
Mcha allhy👑🥰
Mansha allah congratulations iskuwara oo ubad khyle kala hela hani kadi uunbaa hadhay
Mazhaa allah hampalyo hampalyo alle ha ka dhigo ku wii izku waara
Masha Allah isteey iyo ubax
M.a sidaad ufaraxsantihin ufaraxsanathy m.a Allah haidinkala siiyo caruur aad kuwada faraxdaan
Mansha allah alleh haysu kiin daayo🤲🤲🤲
Congratulation million times
Arooska qarniga ee lama huraanka hanbalyo hanbalyo qaali mcn ubax dugsiye iyo istay iskuwaara abid khayr qaba hela walaalayaal 🥰💑💘💔💟🖤🧡💋👑💫🎇
Waa Goptii oo Is HelaY
maanshalaah aroos aan ka helay alle hayskukiin daayo
Masha allah hambalyo isku waara abid
Manshaalah 👌👌👌👌💯💯💯
Madal laysku arkay mncha allh 🌹💞💋💋🌹🌹
Mashalh ilxumo idinma aragto
Masha allah iskuwaara❤❤❤❤
Labdn qof way iska ag bad baten asey isku kaftan barten maba modid nin iyo nagtii yaa ila arky hamlyo nileyahy wll
Masha alag 2 qofo an ad u jeclahy ❤❤❤💋❤💋❤
Mzha alha wlhi waanku farxay. Ku wii isku raaga inzha alh
Hambalyo jiidhkaygi isku waara 🌹🌹🌹🌹
Mansha Allaah lamanaha qarniga
asaxpta yaa qaada heesta isku dardarsan qaybaha ka duwan✌❤❤❤
Mancha allh
Hani shaw hore usoco wllo waa qof qiimo leh bulshay inantaa subscribeta haloogu boobo
ماشاءلله
mcha allh
Mnsha allah
Wooow my ubax
Intaa allah iyo RASULKISA MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
illahay wan jecelahay iyo rasulkisa scw lkn kusarimayo sababto ah kartidada igumad wadisan