MIDA KALE ADOO OROM IYO ALSHABAAB KU CADLE, MABA AHA IN AAD SIDII DIKHSI CAANO KU DHACAY, SHEEKOOYIN KAYAGA IYO WAANOOYIN KAYAGA ISKU SOO DHEX TUURTID, (Adoo naga mid ahayn, yaa awlaadal jaajuus😅).
Punland waa in ay Ku dayato jabuuti had ayeey dhowdahay iska saara itoobiyaanka . Yeey idin soo dhexgelin war dhulka ayaa la idinku haystaa Abiy wuu soo dhaaranayaa Xassan ciidankii uu Ka dhaxlay Farmaajo cagta ayuu mariyey. Reer gal mudug iyo reer hiiraan iska saara itoobiyaanka .
Reer MAAKHIR guulaysta Hartinimo waad usoo haganteen ❤waa in la idin garab istaago guulaysta goorwalba iyo goobwalba ❤❤❤.
❤❤❤❤❤ mahadsanid abti
Maashaa Allah Tabaarak Allah. Indha Yare 🦁 💪👍❤
Jabuuti si fiican ayeey yeeshay
Wcs wr wb
Waan hubaa siyaaasi ruug cade ah inaad tahay!❤
general indhayare waa biyokamadhibcaan hadalkiisu nooloow.
Markan Shine Bahane aan Shirka ku arkay way cadatay in Hassan Dal xarashe iyo Irir samale ka danbeeyan shirkan
Waa shiine baahane 😂😂😂
Hassan qabuure faagte maangab nimadisa wuxu moodi in u harti isku dirikaro ama D5
Sheekada daa oo ka dhexbax sheeka wan idiin sheegay wan nacau
🔥🔥🔥🔥💚🤍💙💪🏽
GENERAALKA WAANU KU RAACSAN NAHAY WARKIISA. WAA GEESI GEESI DHALAY. HORGALADA XASAN ADEEGSANAYO BAGUU RUNTA UGU SHEEGAY
Baqyar qawil leste tahay mel kasto waa ku jiirta
AR DOQONKAN DAYA😅. HADA ISAGAA QOL KASTA KU JIRA OO TOOSH KU RAADINAYA CIDA XASAN DHIIQO KA HADASHA🤣. WARYAA HANAGU MEERAYSAN, HANA ISKU DEYIN IN AAD AFKA NA QABATID. MAANTA IYO BERIBA WIXII XUN IYO INTII CORRUPTION IYO QALALAASE WADABA WAA AN SHEEGAYA
HAAHEEY🤗. HADAAD TAHAY INA XASAN SHEEKH OO MAGACYO HUWAN, IYO HADAAD TAHAY QAWLEYSTE, HAYS DAALIN. WIXII XUN, FIKIRKAYGA WAA AN KA DHIIBANAYA. HOR BAN AHAY, IMANA AAD AAMUSIN KARTID. WAXAA MICIIN IYO TUSAALE KAAGA BAAHAN CIDAHA SHACABKA MASAAKIINTA AH EE MUQDIISHO DHIIGOODA MAALINKASTA DAADSHA.
MIDA KALE ADOO OROM IYO ALSHABAAB KU CADLE, MABA AHA IN AAD SIDII DIKHSI CAANO KU DHACAY, SHEEKOOYIN KAYAGA IYO WAANOOYIN KAYAGA ISKU SOO DHEX TUURTID, (Adoo naga mid ahayn, yaa awlaadal jaajuus😅).
Xasan inta aad ku maqan tihin majertenow dhulkini itobiyan aya khadanayo ee iska Sara
Punland waa in ay Ku dayato jabuuti had ayeey dhowdahay iska saara itoobiyaanka .
Yeey idin soo dhexgelin war dhulka ayaa la idinku haystaa
Abiy wuu soo dhaaranayaa
Xassan ciidankii uu Ka dhaxlay Farmaajo cagta ayuu mariyey.
Reer gal mudug iyo reer hiiraan iska saara itoobiyaanka .
Wcs wr wb