CAJIIB Kiiska Sayid cali iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Su'alo Uga Yaabiyey Qaranada u Doodayey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #xogtashiinemedia

КОМЕНТАРІ • 10

  • @Umm_HN
    @Umm_HN 23 дні тому +2

    Cadaalad allah agtiisu yaala yaa Allah luul unaxariisto awleedeedana Allah xiftiyo aabe casiis Allah samir iyo iimaan kasiiyo Allahu ma aamiim

  • @saidmohamed-n3m
    @saidmohamed-n3m 22 дні тому

    Ku soco xaqa Allah kheyr muxu uga duwan yahay muwadiniinta tiirka lagu xirayo? Guul Allah agtisa

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 24 дні тому

    Wallahi Dadkanu meelbay ku socdaan Dagaal boqolaal way isaga dilaan lk Dacwad xaq kuma go'aamin karaan ayago ka baqaya qabiil!!

  • @saidmohamed-n3m
    @saidmohamed-n3m 22 дні тому

    Ninka inta gas stations tagay gas kaso gatay guri hoyo ilmo ku jiran ku shubay ku gabay muxu muwadaninta tiirka la tagay uga duwan yahay Somaliyey????

  • @saciidocusman8037
    @saciidocusman8037 22 дні тому

    Reer xaji been meesha ku hesaan

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 24 дні тому

    Waxaa Yaab leh Somalida sow Dad Islaam ah ma aha maxaa keenay in Qof Q of dilay Qareen u doodo? Qareen Diinta Is pl aamka maba ku jiro.

  • @saidmohamed-n3m
    @saidmohamed-n3m 22 дні тому

    Wa nin ku habon mesha hada diinta iyo shurucda mel ka sareysa

  • @AxmadWaali
    @AxmadWaali 22 дні тому

    Ninkani.maqof boo.kabadayahay.mida.ķale
    Ninkani.maxbuus.maaha
    Wuuba.xaragomayaa

    • @AxmadWaali
      @AxmadWaali 22 дні тому

      Maxaase laga.garnaqayaa miyuu isagu dabka.shedin dàbkaasina galaaf tay marxuumada sawta cadaan maxaa.qaldal.sharciga.ruwaayada.kadaaya.

    • @AxmadWaali
      @AxmadWaali 22 дні тому

      😂😂😂😂😂😂🎉