Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xaq u dirirka aamiin
waa imtixaanka heysta Musliminta kuwa mujrimiin ah wax deeqana aysan jirin ayaa lagu saliday tan soomaliya ciidamada shisheeya waa in wadanaka laga saaraa mushiirka la siiyana ciidamada soomaliya lasiiyaa hadii ay dhab ka tahay kuwa bixiya waxaan aaminsanahay hadii ay baxaan in soomaliya israacidoonto dhinac uun
Shiikh daciifka iyo gumeesiga lagu haayo dadka islaam ee meeelkstaa maanta aduunka jooga ama isku haayaaan iyaga waa naceye dhib sadaye ilaaa rag sax soo baxaan aniga news ka waaba ka tagah waa jaclaheye in aa dhageesto lakiin positive adiga iyo kuli kuwa wax soo gudbiya negative iyo nolosha xun ee muslimka ku jiran iska dhax arkeye allah dadkaan dhibka ha ka bixiyo 500 sano gumeesi sida looga soo kabanah allah uun baa og 😢
Akhbar cusub ma ahan, ninka wey dileen khalas wey dhamaatay arinmahiisa lakin waxay u sheeg sheegayan sidan iyo sidan an u dilnay waxay ka tahay khayano iyo cabsiin ay dadka iney geliyaan ay rabaan. Muhimadooda waxay tahay in loo fahmo wax walbo wan lasocona. Iyo cabsi gelin.
Sheekhan sida kale wan u jeclahay lkn aniga halmid ayan asaga kala yaa banahay Waxan dowladda isku sheega ah Aniga waxba layaaba qofka u maleeyo iney tahay dowladda ay Soomaalida ay sameys teen War wax fahma dowladdan waxaa sameeyay rer galbeeda si ay dadka somaliyed ee musliminta aysan usameysan dowladda diintoda iyo dalkood dadkoda uilaaliso .
Israel arintaan waxey u sameeneysaa oo ay rabtaa inay Iiraan ay xanaaqdo dagaal ay bilaawdo kadibna iiraan in lagu dur duriyo , qob moos ayey u dhigi rabaan
Adeeroow taas weey iska cadahay layaabna ma'lahan maamul ka dhisan gudaha israaiil weeye sidii la'doono ayaana laga yeelaa waliba qoryaha waa laga qaadi doonaa hadii gaza laga soo Beeston eebbe kama dhigee mida kale soomaaliya waxaa duleeyey jabhadihii itoobiya lagu soo ababiyey waxeeyna ka dhiganyihiin doowlada maxamuud cabaas oo kale qoryaha eey heeystaan laguma aadiyo itoobiya ee soomaali baa lagu laayaa
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Allow caawi falastiin Aamiin
Asc
Maxamud cabas wax dila mala waayey dayuudka
Insha allah maraan dheerayn mujaahidiinta wey guuleysan kaba qaad yaasha iyo qashinkoodana waa laga guuleysana insha Allah
Allah waa ujeedaa umadiis wuuna garab istaagaya in sha Allah
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xaq u dirirka aamiin
Shahiidkaas shahaadadiisa ilahay ha uagbalo jihaadna haniyala dilay uma joogsanaayee yahuud maxeysameeyni
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Alla yaa cisak waa sax in aad tiraahdo wararka qaar ayaa ah jahwareerin waa in saas loo fahmaa waxwalba sida ay yihiin looma qaato !!
Shiico yaala aaminin
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates,Mahamud Abas and his team are Nacas...
Maamulka Falastiin alle xaqa hagaran siiyo
Allow Jabi Yahuud ayagoo Dulaysan
Hadii ad duloowdo waad yeeli sidaad sida anGa somalida na haysata
Allaha gargaar degdega hasiiyo falastiin duliga iyo dhibta haka dulqaado
alle ha unaxriisto
Subhanalahi allahayow muslaminta reer gasa dhiibatada kadulqad yarabi adiga gargara ah he guusha halelsi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
May Allah help our brothers
scw scw scw scw scw scw scw ♥️❣️❤❤❤❤ sheikh wacaleikum salam Yamane Suriya Hamas Palestine 🇵🇸🇵🇸
NIYOW SHEEKH HADDAADAN SANADKAN MADAXWEYNE ISU SOO SHARAXAYN PLEASE MAR DANBE DAWLADDA S/LIYA HADALKEEDA HAYGU SOO QAADIN WAAYO DAWLADAN DAWLADII AAN AQAANAY MAAHA WALLAHI😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
waa imtixaanka heysta Musliminta kuwa mujrimiin ah wax deeqana aysan jirin ayaa lagu saliday tan soomaliya ciidamada shisheeya waa in wadanaka laga saaraa mushiirka la siiyana ciidamada soomaliya lasiiyaa hadii ay dhab ka tahay kuwa bixiya waxaan aaminsanahay hadii ay baxaan in soomaliya israacidoonto dhinac uun
Wan leehay intan mw iyo wasiradisa ha kabaxan falastin ita mamulka haysa ha tagan wadanada carabta ha iska tagan
Subxana Allah 😭 Wllhi Munafiqinti soo baxday
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
صلى الله عليه وسلم
Rocket propelled grenade (RPG)
Baazuuke/Bazooka
Dawlada falastiin waa sidi dawladaaya somaliya
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc
Mahadsanid wadaagista!❤ Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?🤔
Sheqow ismaciil haniya wu shahiday fadlan iskada sawirkisa hana xasusinin
Asc Sheik
Shiikh daciifka iyo gumeesiga lagu haayo dadka islaam ee meeelkstaa maanta aduunka jooga ama isku haayaaan iyaga waa naceye dhib sadaye ilaaa rag sax soo baxaan aniga news ka waaba ka tagah waa jaclaheye in aa dhageesto lakiin positive adiga iyo kuli kuwa wax soo gudbiya negative iyo nolosha xun ee muslimka ku jiran iska dhax arkeye allah dadkaan dhibka ha ka bixiyo 500 sano gumeesi sida looga soo kabanah allah uun baa og 😢
Doqoni isha sokeeyey qabtaa baalayidhi
Cadawga ma aragto
RPG waa Baasuuke, PKM waa dabajeex
Sax aar biijii
Waa, Dead government or people Mahamud Abas Team,waa Duulii..
Sheekh haday naf isgaliyaan wayla dagaalami karaan yuhuuda
Waa runtiis iska caabin iyo kaxanajin Gaza ayey dhulka la jartay marka tabar hadadan laheyn tartiib waa inaa socoraa
Waa run rabitaan haduusan jirin waxaad haysatid waxba kuuma tarayaan. Soomaali haday caqli leeyihiin nin dambe oo madax ah yaysan dooran inlee kii la doortaba ceeb buu usoo jiidayaa magaca soomaaliyeede dadku ha iska noolaadeen sababtoo ah madaxda soomaaliyeed wax aan magac xumo ahayn oo ay soo kordhiyaan miyaa horta maya
Madaxweynaha yaa dileynah
WAX CUSUB MAWEIDEY
Wallow maxad nagula soo aadaa wixi xun war illah kabaq
MUHIMADA WAA INU ISMIL HANIYAH SHAHIDAY OO LA DHAHEYN WUU DHINTAY
Aar bii jii
Maxa labara weyba ogyihiin ninkii barayana baryo kadib waladiley alahuma unsur aqwininal falesytin
RBG 7( BAASUUKE)
Aniga waxay Ilatahay In
Nimanka mukayfka samay nayay
Ay ku xidheen meesha
IRAN HDE WAX BARI KARAN HABARAN MADXWYNAHODA SABABTI DIYARADA U????
Nio somalia naga dhaaf waka niyad xumanay hadan dhalinyaro nahy
Akhbar cusub ma ahan, ninka wey dileen khalas wey dhamaatay arinmahiisa lakin waxay u sheeg sheegayan sidan iyo sidan an u dilnay waxay ka tahay khayano iyo cabsiin ay dadka iney geliyaan ay rabaan.
Muhimadooda waxay tahay in loo fahmo wax walbo wan lasocona. Iyo cabsi gelin.
Sheekhan sida kale wan u jeclahay lkn aniga halmid ayan asaga kala yaa banahay
Waxan dowladda isku sheega ah
Aniga waxba layaaba qofka u maleeyo iney tahay dowladda ay Soomaalida ay sameys teen
War wax fahma dowladdan waxaa sameeyay rer galbeeda si ay dadka somaliyed ee musliminta aysan usameysan dowladda diintoda iyo dalkood dadkoda uilaaliso .
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Adigu miskiin somaliya oo
Dhinac walba ku fashilmay a ahaw.
Eesh dakhalak falastiin, wal bilaadul carab.
Adigiibaa is dubanayee.
Adeer naga xishooda.
RPG Sheikh
Nin mobile haysta oo u waramaya nin kale oo mobile la mid ah haysta kiisa
Hhhh mobile maahan ee wa ipad, wararka uu dadka uso gudbiyo aya ugu keydsan dee😂
Wax naga liita malaha somali dadkeeda
Hda warakas maxa hda no shegey
Israel arintaan waxey u sameeneysaa oo ay rabtaa inay Iiraan ay xanaaqdo dagaal ay bilaawdo kadibna iiraan in lagu dur duriyo , qob moos ayey u dhigi rabaan
RPG WAA BAASUUKE
Ciidanka qabiilada isku duulaya ayaa 11000 kabadan..
Waa munaaqiina
Adeeroow taas weey iska cadahay layaabna ma'lahan maamul ka dhisan gudaha israaiil weeye sidii la'doono ayaana laga yeelaa waliba qoryaha waa laga qaadi doonaa hadii gaza laga soo Beeston eebbe kama dhigee mida kale soomaaliya waxaa duleeyey jabhadihii itoobiya lagu soo ababiyey waxeeyna ka dhiganyihiin doowlada maxamuud cabaas oo kale qoryaha eey heeystaan laguma aadiyo itoobiya ee soomaali baa lagu laayaa
Waarbal aduunkan eega