DAHIROOW MAHADSANID SOMAALI ABAAL MA LEH BAQULIGEY CUNTADA KU CUNAAN AYEY KU XARAAN ISKA JIR NAGAHAAN DHALINYARADA O SHAQEYSAN KARA O LACAGTA BILASHA RABA
SADAQADA QOFKA EY KU KACDO WA HOYADAAN GABLANKA IYO WIILKA SOOS EY KORISEY INTA KALE WEXEY LEYIHIIN QABIILO KABO QABIILO NIMANKI ILMAHA KA DHALEY JUFADEY KASO JEDEEN
JUFADEYDA ILMAHA AGONTA KUWA FAQRIGA WAXA LAGA DHIIBA SKULKA BUGAAGTA CAFIMAADKOODA LAMA OGOLA CUNUG AN SKUL AMA JAMACAD DHIGAN WAXA KALO LA SIIYA LACAG EY CUNAAN WAXA KALO LA CAWIYA WAYEELKENA
NAGAHAAN DHALINYARADA O SHAQEYSAN KARO O BENTA KUSO KOREY O DARBIYADA KA DHAHAYA DAHIR IMA CAWIN ILMAAN WATA KOOW AWEY NIMANKI KA DHALEY ILMAHA AWEY KABA QABIILKODA AWEY JUFOYINKOODA HOOSE AWEY WALIDKI DHALEY NINKA DHALFEYEY😂😂😂😂😂😂😂😂
WAXAN ARKAYEY NAAGO DHALIN YAR O SHAQEYSAN KARA O DUKANKODA INTEY U FUREEN NIMAN FAQRIYA O LA DHALFEYEY O DARBIYADA KA OYNAYO O LACAG DAD KUSO DHIDIYEY XOOG KU RABA O JIFEYNAYA NIN AN DHALFEYN KOOW NIMANKA EY GURSADEEN MA WEYDIYEEN MARKU GURSANAYEY INU SHAQO FIICAN HEYSTO INU GURI LEYAHEY INU LEYAHEY FAMIL FIICAN INJ LEYAHEY AABO IYO HOOYO WALALO CAWIN KARA INTAAS LAMA WEYDIINAYO HORE AYA LAGA GURSANA WA LEYS DHALFEYNA ILMO AYA DHASHEY KADIB U BADI IN LA KALA TAGO MARKA NAGAHAAN HALA BARO GONDOB
Viva rer abtigeey dhiiga an ku jeclahay❤
Masha Allah wlh waa duceysatey adi dumarka somaluyeed meel uga soobaxdey. Nin wax garad eh ayaa Tahay Allah danbigaada haku dhaafo sadaqadaas
ماشااااااااااالله تسلم Gob Daahir calsow
Daahir Alle ha ku barakeeyo wll cawintaa masakinnta aad cawinayso waa arin qali ah
Kkkkkk Daahir Is not easy Daahir Reerkisa Wuu Ilaaliyaa Geesi Geesi Dhalay❤❤❤❤
Dahirow ilahay khayr ha ku siiyo walaalo dahir ciiltire ❤❤
Daahir alasow guuleyso🎉
Yaaa allaah
Ilahayow qarankena nodhiis somaliweyn midee
Yaaa raxmaan
Mansha Allah Daahir Allah kuxifdiyo ❤
Maasha allaah wll daahir alle haku xafido🤲
Ilahay qayr hakusiyo dshirow🎉
Bismilaahi illahay haku caawiyo
Gabadhan Waa Ku Calool Xumaadey Waxay ila Tahay inaan Aqaan Allah U Gargaaro Daahir Calasow CIMRIGA ALLAH KUUDHEEREEYO
Alloow inta dayacan dayaca ka saar yaa allaah adigaa awood leh
VIVA QUEEN SOY SOY ABAABA DAHIR INTA SADAQADA DHIIBATA JIRA O JOGA CAFIMAAD CIMRI DHEE4 WE LOVE ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
Sacad wle waa nasab❤
Allaahow cafimad iyo nolol fcn sii
ilaahay ha ukargaaro
SADAQADA KOOW WEXEY KU KACDA WALALAHA KULA DHASHEY DERISKAGA DHIBATEYSAN DADKA GABLANKA O DAD QABIN
Daahirow ilaah kheyr haku siiyo wax garad aya tahay lkn qabiilnimada iska daa
Maasha. Allaah
Waa qof dumar ah oo xanuunsan caawinaad ubaahan Allaha caawiyo
Laakiin Reer Ayaanle maahan
JECLIA AABO DAHIR IS NAFAQE👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
Masha allah
Ax yaaaa allaah caawiya
Daahir Sadaqada Qabiilka kadaa intaasaa ku kharibtay yaa tahay baad oraneysaa qof miskiinoo dhibaateysan 😢 ilaahow bini aadan gacantiis ka kaafi anagana hanoo baahin
AMA LAGA XADA LACAGTA
MASHA ALLAH ABAABA DAHIR DAHAB MADAXWEYNAHA SHANTA SOMALIYEED KUWODA DACADA FUR SANTUUQA SADAQADA
Subxaanallaah
AWEY WALALEHEED ILMA ADERTEED KABA QABIILKEDA ILMAHA WALALEHEED DHALEEN
Allow u gargaar
War SAAS ma ahan gabadha soomaalinimo aan ucaawino
Daahir guulayso
Walaashaa ugargazr 0daahir
Waaba indhoole say ku aragtaa lacagta
Gabdhaha soomaaliyeed waaiskumid
Asc
DAD AYA HOOS UGA SHEGAYO
Soomaali waa udadaashaa
Daahiroow ilinta tir
Dadka goblanka ah oo dayacan hoos haloo eego waar somaaliyyeey
HALA SO BARO AMA LAGU SHAQEYSANOYA
AWEY KABA QABIILKEDI JUFADEDA
Binti Cali Carab Ciid Gabadhan Waxaan U Maleynaa inaan U Aqaan oo Hooyadeed Faadumo Sahal Caalim. 😢
DAHIROOW MAHADSANID SOMAALI ABAAL MA LEH BAQULIGEY CUNTADA KU CUNAAN AYEY KU XARAAN ISKA JIR NAGAHAAN DHALINYARADA O SHAQEYSAN KARA O LACAGTA BILASHA RABA
HADEY RUN TAHEY SADAQADA WEXEY KU KACDA DADKA GABLANKA ON LAHEY EHEL O LA DAYACEY
Guulwalaalshaailmadatir
DAHIROOW ILA HADA KUMA ARAG MAXKAMADA QOF JUFADEYDA HOOSE SANTUUQA SADAQADA AYAAN LENAHEY O LA SIIYO AGOONTENA WAYELKENA FAQRIGA KUWA AN ILMO DHALIN
Daahirguul daddnimaadleedahay gjulayso
Sadaqo aakhiraad he.idaahiroowsadaqada wad iyo geeri furatay
SADAQADA QOFKA KELIYA EY KU KACDO WA DADKA GABLANKA O JISASKA O EHELU NACEY
DADKA HALA BARO SABABTO EH LACAG BILASHA AYA LA BARTEY
SADAQADA QOFKA EY KU KACDO WA HOYADAAN GABLANKA IYO WIILKA SOOS EY KORISEY INTA KALE WEXEY LEYIHIIN QABIILO KABO QABIILO NIMANKI ILMAHA KA DHALEY JUFADEY KASO JEDEEN
Faataale faataale
JUFADEYDA ILMAHA AGONTA KUWA FAQRIGA WAXA LAGA DHIIBA SKULKA BUGAAGTA CAFIMAADKOODA LAMA OGOLA CUNUG AN SKUL AMA JAMACAD DHIGAN WAXA KALO LA SIIYA LACAG EY CUNAAN WAXA KALO LA CAWIYA WAYEELKENA
LACAGTA EY PUTULAND HUBKA UGA GADATEY ITOPIA LACAGTAAS PUTULAND MEXEY UGU DHISI WEYSEY OSPEDAALO WARSHADO 😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤ Soy Soy Soy ❤❤❤❤ wan jeclhay Dahir calasoow
SADAQADA HOYADAAN O KALE O GABLANA O IDHAHA LA O JIISA AYEY KU KACDA IYO ILMAHA JIDKA LOGA TEGEY O WALID QABIN
😭😭😭😭😭dayac awgii xataa qalbiyan ujiran tahay walhy sorry abaayo sadaqada wey kugu baxdaa
NAGAHA DERBIYADA KU OYNAYA O GURSADEY NIMAN FAQRIYA O GONDOB U QADAN O ILAHA DHALAYA SIDA DORADA AYAGO SHAQO GURI HEYSAN AWEY ILMAHA JUFADOODA AWEY KABA QABIILKOODA AWEY RAGI SIIYEY NINKA FAQRIGA 😂😂😂😂😂😂😂😂