Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Su aalo & jawaabo Cusub || Fadhigii 10 aad || Sheikh Mohamed Abdi Umal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 96

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 Рік тому +11

    Illaahoow culimadeena noo xafid oo cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suuban sii.

  • @wiillowiillo2395
    @wiillowiillo2395 10 місяців тому +1

    Asc maansha alaah sheekheena sheekh umal cimriga iyo waqtiga alaha ubarakeeyo ilaah hanoo xafido alaahuma aamiin

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому +3

    Asalaamu alaikum dhamaan walaalaha Islamka ah jazakallah khayr sh mohamed abdi umal illahay haku hiifdhiyo adun iyo aqiiro illahay haka awaal maariyo ❤scw scw scw

  • @abdihamidkulow5551
    @abdihamidkulow5551 Рік тому +6

    حفظك الله يا قائد ألا مة

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Рік тому +1

    Maasha allaah ilaahey culumadeena Kheyr fari badan ha siiyo ilaaheyna sidiisa kale ilmo na acid ha na siiyo si aan ugu camal fasho islaamka na iga faaiideyo duca idinka dalbanaya inaa igu soo duceysan in ilaahey salaada ii hagaajiyo iyo in ilaahey xasid quraan ku camal fakato iga dhigo ka iga aqbalo janada ilaahey ha ma wada geeyo aamiin

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 Рік тому +3

    Cimri iyo cafimad allaha siiyo sheikhena inta qeyrka nosogud bisabo

  • @saafiismaacil914
    @saafiismaacil914 Рік тому +7

    Masha allah allaha barakeeyo sheekhena xifiduhu laah🔥🔥

  • @AhmedDakanenoor-vn5fd
    @AhmedDakanenoor-vn5fd Рік тому +6

    Allah hannoo daayo waayo badan sheikh Mohammed abdi umal

  • @maslahmohamed9648
    @maslahmohamed9648 Рік тому +4

    ❤ sh mohamed abdi umul may Allah swt gives you longlife

  • @okiisajiisi7476
    @okiisajiisi7476 Рік тому +3

    M.a shiikh maxmed cabdi umal ilaahey haku janeeyo

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 8 місяців тому

    Subxanallah aduunyo gadooon waaye 😢 allow nasug yaa allaah Acudubillah

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 Рік тому +3

    Ilahay haa ajaar siiyoo sheekh Amin Amin

  • @abumoalim
    @abumoalim Рік тому +1

    Masha Allah, shekh Umal cimrigiisa Allah dheereeyo.

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 Рік тому +1

    Jizakallaah kheyr shiikh ukulele🤲🤲

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 Рік тому +1

    Jazaakalaah yaa sheekh
    Maxamed Abdi Umal

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad. Рік тому

    Sheikh Mohammed Cabdi Umaal Allah haxifdiiyo /Cimriga/Cafimadka haudheereyo !
    Waxaa ugu yab badan qofta dumar ah ee lagu noqnoqn &ka waliidki Khayamayna Allow xaqa na wafaji 🤲🏽🤔

  • @abdullahiahmed2353
    @abdullahiahmed2353 Рік тому +2

    Sheeqa ii gaarsiih inshallah Allah dartiisa ayan ujeclahay sheeqa

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 Рік тому +1

    Amin Amin ya Rabi

  • @QorrsheBadal-sd4jo
    @QorrsheBadal-sd4jo 10 місяців тому

    Jazaakallah khayra sheikh

  • @mohamudbasasbasas926
    @mohamudbasasbasas926 Рік тому +1

    Manshallah sh Allah hakubarakeeyo

  • @fadumosaid5170
    @fadumosaid5170 11 місяців тому

    jasa kumu allah khayr

  • @maymuunnuur2373
    @maymuunnuur2373 Рік тому +1

    ماشالله ا ماشا الله تبارك الله❤❤❤❤

  • @iqlassalad8874
    @iqlassalad8874 Рік тому +3

    Ala nagaha khaarkod way iga yabsada. Bal qoftan mxay saas iskugu bahdishay 3 jeer baa lafudhay ila hadana wayla noshahay maskiin😢😢😢😢

    • @aaminojubooy9203
      @aaminojubooy9203 Рік тому +1

      Abaayo ninka hadii ladhoho shiiq soo weydii madiidaayo. Laakiin naagaha raga yur iskama dhahaan furitaanka ayey ceeb moodaan siiba kuwa yurub jooga

  • @Islaam252
    @Islaam252 Рік тому

    Salalaahu caleyhi wasalam wcs

  • @AmranMaxamed-yd8xy
    @AmranMaxamed-yd8xy Рік тому +4

    Asc sh dalaalka ka waran xiliyadaan danbe aad buu Soo badanaaya guri kiro markaad u baahato qofkii lahaa oo jooga ayaa nin dalaal ah u sii maree hadii kale way adagtahay inaad hesho dalaal la,aan ,جزاكالله خيرا

  • @aaladiini8270
    @aaladiini8270 Рік тому +1

    Jizaaka Allah khayr

  • @maymuunnuur2373
    @maymuunnuur2373 Рік тому +1

    صلى الله علىه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kf4cc7vg2d
    @user-kf4cc7vg2d 11 місяців тому

    allaahu akabar

  • @user-kf4cc7vg2d
    @user-kf4cc7vg2d 11 місяців тому

    naabiga scw scw scw scw

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Рік тому +1

    MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Рік тому +8

    جزاك الله خيرا كثيرا شيخنا الفاضل

  • @nashtamahamed2586
    @nashtamahamed2586 11 місяців тому

    Masha allah

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 Рік тому

    SallAllah u calahi wasalam

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 Рік тому +2

    Sual baan rabay shiiqa inaa weydiiiyo wlhi intee kuso qoraa🥹

  • @sadiasharif3455
    @sadiasharif3455 Рік тому

    Mashaa Allah Ilaahay haidiin barakeeyo ee suasha intee kusoo diraa?. Jzk'Allah kheyran

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Jizaakumu Allah kheyr jamiican

  • @user-zu3oj8qo3d
    @user-zu3oj8qo3d Рік тому

    Su.alaha halkee logu diraa sheikha plz ila wadaaga

  • @abdullahiahmed2353
    @abdullahiahmed2353 Рік тому

    Sheeqa ii gaarsiih inshallah

  • @hilthir
    @hilthir Рік тому +1

    ABUSITA
    Mar haddii aynu soo aragnay macnaha Abu Sita (أبو ست) marka erayga SITA waa eray wanaagsan waana eray ixtiraam leh haddii qaab wanaagsan loo adeegsado, waana iyada oo haweenayda loogu yeedho ninkeeda, laakiin haddii layidhaahdo SITATUN (ستة) waa tirada u dhaxaysa shan iyo todobada, waxaana la yidhaahdaa LIX, taas oo ay dhacdo in marmar lagu sarbeebto eray xagga jinsiga ah isu ekaanshaha erayada awgood.
    Laakiin haddii la yidhaado SITAHU (السَّتَهُ) ama SATHU (السَّتْهُ) macnaha waa qof waayeel ama tamargab ah sidaa oo kale waxaa xagga carabiga loogu yeedhaa wareega duburta, haddii loo jeedo xagga labkana wuxuu noqonataa qof dhaqankiisu xunyahay oo ragannimadiisa aan ku qanacsanayn, kuwaas oo kale weeye kuwa Haargeysa lagu waraabiyo.
    Haddii la yidhaahdo SITU (سة) markaa wuxuu eraygu noqonayaa X-RAY, waxaa kale oo afka carabiga lagu yidhaahdo (الصبغة السينة) macnaha asalkii (megdinta haragga) saxanka, macnaha waa shay ku samaynaya walax ku samaynaya midab, walaxdaas oo lagu metelay saxan, waxaase layaab leh in eraygaas aynu soo xusnay lagu magacaabay TUULO YAMAN ku taalla gobolka LAXAJ (LAXAJI, USA) oo sida la sheegayo dadka waqtigaa ku noolaa lagu sheegay 2004 in ay ahaayeen 340 qof, kuwaas oo u kala qaybsanaa 170 rag ah iyo 170 haween ah, iyaga oo kakoobnaa 49 qoys iyo 53 guri, arinkan ayaa u muuqda in ay tahay meesha laga soi alliifay magaca XUUTIYIINTA. Sikastaba arintu ha’ahaatee marka aynu isku soo duuduub oo eraygu waa mid tilmaamaya widh-widhin ama iyada oo la muujinayo shay aan horay u muuqan.
    Haddaba marka aynu eegno 1648, wuxuu ahaa waqti Yurub uu ja dhacay isbeddel, waqtigaa kadibna waxaa dhacday dhacdadii waterloo oo dhacday 167 sano kaddib waqtigaa oo ku beegnaa 1815, haddaba xusuuso qaabkii aynu uga soo hadallay erayada USA & USSR. Sidaa awgeed dabbaaljoogtaynta siyaasadeed waa Dhalaalka Jabbanis waa dheehoo (meged) berruu dhacayaaye dheg hawdhigin!

  • @maymuunnuur2373
    @maymuunnuur2373 Рік тому

    جزا ك الله خىر

  • @user-bv7fz3gs2p
    @user-bv7fz3gs2p Рік тому

    Masha allah ❤🎉

  • @user-kf4cc7vg2d
    @user-kf4cc7vg2d 11 місяців тому

    maacha allaah

  • @HamzaAli-ol7dt
    @HamzaAli-ol7dt Рік тому

    Jazaakallaah kheyr sheekh

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 11 місяців тому

    Masha allah❤

  • @amalmohamed2669
    @amalmohamed2669 Рік тому

    Mansha allh ❤

  • @AhmedDakanenoor-vn5fd
    @AhmedDakanenoor-vn5fd Рік тому +1

    Masha-allah

  • @anabbile386
    @anabbile386 Рік тому

    Scw

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Рік тому

    Mashaallah ❤️

  • @user-nn6ie1fr6l
    @user-nn6ie1fr6l 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @hawahassan8569
    @hawahassan8569 11 місяців тому

    Asc Sh Umal wallale rabi haku barakeyo waqafku wax firii ah ayan umaleynahe maxay tahay lacagtasi ardayada laga qaadi ee faraha badan leh

  • @abdullahiahmed2353
    @abdullahiahmed2353 Рік тому

    Suaasha 1: Qofka neefka uu zakada ubixiyey masoo iibsani Karaa ?

  • @leylaabdulahi1042
    @leylaabdulahi1042 Рік тому

    Xasabu llaaha Ale hasohadeeyo ❤😂❤❤😂😢😮😮😮😮😅😅😊😊😊😊

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 Рік тому +1

    Asc qofka youtube kaan iskale waxaan waxaan kuweydiinaa in aad iisheegtit intee su aalaha kusoo gudbisanaa hadaan ubaahano? Plz hadaa aboodid

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 Рік тому +1

    Kan dadka ayuu diinta yaacin

  • @deqsanxusen8979
    @deqsanxusen8979 Рік тому

    Walal plz pageka misaajidka maxa ku qoran iso shega😢

  • @mahadaydid5255
    @mahadaydid5255 Рік тому

    Ururo matihiine qandaraas qaatayaal baad tihiin waana khilaaf danaysiya waxaa socdaa guurti aan waligood dhicin ninka ay u kordhiyeen waa ileen ceeb looma dhinto

  • @abdullahiahmed2353
    @abdullahiahmed2353 Рік тому

    Suaasha 2 : Neefka aan zakada ubixiyey miyaan intifaacsani Karaa sidha caanihiisa iyo hilibkiisa ?

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 Рік тому

      sideed u Intifaacsani sow qofki aad siisay maheysto oo kaama uusan wareegin ??

  • @eeshcala
    @eeshcala Рік тому +3

    Asc walalayaal su aalaha xagee lagu soo hagaajiyaa idinkoo mahadsan?

    • @cabduqaadirahmed7261
      @cabduqaadirahmed7261 Рік тому

      Page masaajidka 6ka kuqoranyhy facebook

    • @eeshcala
      @eeshcala Рік тому

      Mahadsanid walal

    • @deqsanxusen8979
      @deqsanxusen8979 Рік тому

      @@cabduqaadirahmed7261masjidka 6miyaad tiri wll

    • @najadahmed3170
      @najadahmed3170 9 місяців тому

      @@cabduqaadirahmed7261 wll i fahansii walahi wan rabaa ane🥹

  • @xiiswarabe501
    @xiiswarabe501 Рік тому

    Halkee lagalasoo xidhiidhayaa fatwada

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 Рік тому

    Jzkllh❤

  • @mohamudbasasbasas926
    @mohamudbasasbasas926 Рік тому

    Sual Aan Rawa in an weydiyo sheeqa halke kusoqoraa

  • @UmmuAyoush26
    @UmmuAyoush26 Рік тому

    Ayadii aya boh aduunka ugu shafeyci weysi akhiro e rabtaa iney u shafeycaan indho adheeg bdna xasbunAllah naga qaar yaab 😏

  • @FaysalMuniir-xu8my
    @FaysalMuniir-xu8my 11 місяців тому

    Samadu waa 7 Wana naqana arladu waa 7 taas fasir waside

  • @user-ow3fc2pg4r
    @user-ow3fc2pg4r 11 місяців тому

    ma

  • @abdiazizahmed4895
    @abdiazizahmed4895 Рік тому +1

    Gmail kiina soo sheega bal su'all baan weydiindoona i a

  • @sharifadaqane
    @sharifadaqane Рік тому

    Youwilltototototototototototototototototototototototototototototototototoandtotototototototototototototototototototototototototototototototothetototototototototototototototototototototototototototototoll

  • @asmabintucabdikarim9301
    @asmabintucabdikarim9301 Рік тому

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullahiahmed2353
    @abdullahiahmed2353 Рік тому

    Sheeqa ii gaarsiih inshallah Allah dartiisa ayan ujeclahay sheeqa

  • @qarashbadel4977
    @qarashbadel4977 Рік тому

    Jazaakallah khayra sheikh

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 Рік тому

    SallAllah u calahi wasalam

  • @HamzaAli-ol7dt
    @HamzaAli-ol7dt Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @abdullahiahmed2353
    @abdullahiahmed2353 Рік тому

    Suaasha 1: Qofka neefka uu zakada ubixiyey masoo iibsani Karaa ?

  • @abdullahiahmed2353
    @abdullahiahmed2353 Рік тому

    Sheeqa ii gaarsiih inshallah Allah dartiisa ayan ujeclahay sheeqa

  • @abdullahiahmed2353
    @abdullahiahmed2353 Рік тому

    Suaasha 1: Qofka neefka uu zakada ubixiyey masoo iibsani Karaa ?