DEGDEG: RW Abiy ahmed oo iscasilaya & Cagjar oo loo digay&Qorshe halis ah oo..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @xasancali294
    @xasancali294 Годину тому +1

    Qarandida waa xayawaan habeenkii soo baxa waxa lagu yiri qarandiyee Dayaxa ma aragaraa waxay tiri hortaydaba wuu iman .warka nimaka wuxu ku dambeeyo weynu ujoognaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 години тому

    Warkaada MA runbaa mise waa like doon

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 3 хвилини тому

    hadduu iscasilo iyo haddii kaleba maaha mid caga ku taagan itoobiyana wey bubureysaa ee soomaaliyey illasshada degaankiina waxyar baa u haray itoobiyaba meel ay googaan soomaalidu waa iney isha ku hayaan xaaladda itoobiya waqtigeeddii waa dhammaaday

  • @RoblehEgueh-u1w
    @RoblehEgueh-u1w Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 9 хвилин тому

    iscasil wax ma yaqaan baa tahaye duf baa tahaye

  • @AbukarBisle
    @AbukarBisle Годину тому

    Warkan iscasilada abiyu xageed kaso xigatay
    Noo faahfaahi

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Годину тому

    Heerkaas ayuu marayaa bah dilka wixii somaali la oran jirey in gaal xun oo adoon u ah xabashi uu faaqido dad ka sharaf badan tolaay

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 години тому

    Ma lahubaa warkaa mise waa beentii social mediaha?

  • @yusufbarud2813
    @yusufbarud2813 53 хвилини тому

    Warbeenta iskadaa ninkiiyidhi hooyaday baa iiguriyootay boqotnimada inuu iscasilo waxaakadhow waaladilay

    • @husseindjama6572
      @husseindjama6572 41 хвилина тому

      Nin aad necebtahay cadawna kugu ah, inaad habaarto waa gar iyo xaq aadleedahay

  • @abdishakurahmed-m2i
    @abdishakurahmed-m2i 46 хвилин тому

    Waa been

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 години тому

    Beenta jooji

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 3 години тому

    😂😂😂 WAN IDIN SHEEGAY. HAYAANKA. FAKE NEWS. IN UU YAHAY. 😂😂😂 VIEW