DEGMADA HOBYO IYO DHISMAHA DHEKADA 2021 | HOBYO DISTRICT, 4K Video
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- Hobyo waa magaalo qadiimi ah oo Deked leh, Waxay ku taal waqooyiga-bartamaha gobolka Mudug ee Soomaaliya, taasoo ah degmadii labaad ee la diiwaangeliyey Saylac kadib. Subs www.youtube.co...
Hobyo waxaa katalin jirey Suldaan Ducaale Kaahiye Muxumad qarnigii 19aad.
Waxay caan kutahay Kaluunka, aargoosatada, xoolaha iwm, wallow waayadii dhexe ay burcad badeed hoy unoqotay, balse hada magaalada ayaa dib usoo kabanaya.
Hobyo is an ancient port city in Somalia especially the Galmudug state in the north-central Mudug region of Somalia, which is the second district that was documented after Zeila.
Hobyo has better days, it prospered for many countries appreciate to Indian Ocean’s busy shipping lanes. A hundred years ago it was the capital of a small sultanate towards 13 centuries and a lively commercial center, drawing in traders in precious metals and pearls.
#HobyDiscrict #DegmahadaHobyo #MagaaloXeebeed #Somalicoast #IndianOcean #DekadaHobyo #Somalifish #Somalishark #Galmudug #Wisil #Galkacyo
Wow mashaalah beautiful enough
Thanks
Mashallah beautiful hobyadeyni quruxda iyo dhismaha allah u siyadiyo
amin bro
Wow m.a best flog thanks somali safari
Ada Mudan
Masha Allah ❤
Dhulka hooyadey macaan. I love Hobyo
We love our beautiful country
Thank you so much brothers looking forward ❤😍
Always welcome
Insha Allah All Somali districts nabad somalia 💯hanolaato🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🤲🏾🤲🏾
Amin, Allah ina siiyo Nabad waarta
Best city 👌💞
THANKS
Thanks qofka soo Dubay iyo kan so galiyay
Subcribe inoo saar hee
caadi ma ahan hobyo runtii
Just absolutely beautiful
Guul galmudug from yurub
thanks
Hobyo sultanete
Masha alh
Hobyo
Mar dhow waxay.noqonee.guud.Ahaan.magalada.
Dhaqaalaha soomalia.laga Jaangooyo
Reer Galmudug iyo soomaliweyn
Ku dhiirada.in Aad maalgashataan.
Mahadsanid Mohamed Runtii rajadaas aad ayay u muuqataa, waana laga maarmaan in riyadaas laga rumeeyo.
@@SomaliSafari
Absolutely
Dadka Reer Galmudug.
Wa Dad Tiro.iyo.Tayo.isku darsaday.waana 2 da Awoodood Ee Aduunka wax ku maamulo.
In sha Allaah. WEY.dhaboobi.riyadaasu.
What is this song called?
Allah unaxariisto Ahmed Sharif Killer heestisi waaye
Plz igu caawiya heesta musigaan’ xasuus ayay iiledahay musigan 🙏🙏🙏🙏🙏🥰
Video gaan degso asigoo audio ah
Dhulka somalida ma kale dhacaan laakinse dadkii lahaay ayaa wali fahmin taaridoodo iyo waxa uu illaahey siiyay
Waa sax walal, Dalkeena anaga nalaga rabaa inaan qurxisano oo wanagiisa kashaqayno
Absolutely true. Illahey qimaha qeradkenq alle hana fahansiiyo
Dhul habar gidir wax somali layirahdo manaqano
So when are you dropping cadale? It's closer than Hobyo. Italians Fav beach
Warsheikh resisted 24/04/1890
Thrh like cadale cuh it's was first place Thry landed and reached agreement but thrno Warsheikh They weren't welcomed
7 day war
24//4/1890
We would film soon insho Allah , stay with us to watch Somali's most attractive destinations
hobyo waa tuulo Yare 🙄
Waa degmo qadiimi ah bro.
@@SomaliSafari Usheeg Soomaaliyadha manta ineey kaa horeeyse oo eey casimad aheyd waayo waayo
Wakhtibay caasimad ahayd hobyo sultanate