HABBOON S2 XALQADA 22-AAD | "FULAY AYAA TAHAY WAANA SABABTA AAD MARKII HORE U GUUL DAREESATAY"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • HABBOON S2 XALQADA 22-AAD | "FULAY AYAA TAHAY WAANA SABABTA AAD MARKII HORE U GUUL DAREESATAY"
    DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
    1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
    2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
    PRODUCER: SAYID HUSSEIN
    EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
    DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
    1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
    2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
    EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
    GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
    SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
    SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
    SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
    SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
    MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
    LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
    CAST:
    ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
    ABDIWALI OMAR = JAMAAL
    AADAN AFEEY = DUCAALE
    FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
    SAGAL ALI = ISMAHAAN
    MAHAMED WARSAME = XIRSI
    MUNA ABDI = ISTAR
    XAMZA YARE = CUMAR YARE
    FARTUUN TAMAAM = MARYAN
    MARYAN YUSUF = IDIL
    ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
    FAATUUSH = XAMDI
    SUWEYS XASAN = FAIZO
    ABDALLA ALI = SAMATAR
    RAMLA AXMED = SALMA
    MAXAMED ISSE = XASAN
    SALMAAN = JACFAR
    FAADUMO = AAMINO
    SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITY

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @ibralove1435
    @ibralove1435 Рік тому +1159

    Inta haabeen kasta jacfar inow xirsi wax weydiyo xiseynosa meeqa aya tahiin👋😱

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Рік тому +105

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤❤

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @suadadan3157
      @suadadan3157 Рік тому

      Scw sce scw scw

  • @farahidajaa
    @farahidajaa Рік тому +465

    Dhamaan intee aragto fariintayda Allah Ramadan ka cafimad haku gaarsiyo

  • @HeliwaaMedia
    @HeliwaaMedia Рік тому +48

    Caaisha Rc ayaa Irbad ka luntay wey raadisay way weyday nabiga scw ayaa u soo galay dabadeed, Irbadii wey heshay waxayna tiri; wajigaaga maxa ka Nuur badan nuur badana. Waxuu yiri; "Hoog waxuu u sugnaaday qofkii nuurkaas laga qadiyo maalinta qiyaamaha"
    Allow Nuur ka nabiga scw ha naga qadin.
    Aamiin Aamiin ❤️

  • @ckhaliqmohamed2814
    @ckhaliqmohamed2814 Рік тому +865

    Inta oday Ducaale u Xiisty like 👍🤣😳

  • @camper7664
    @camper7664 Рік тому +790

    Hadaad magaca Allah u jeedid like saar
    ❤️Alah❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +611

    Inta dagaalka istar iyo ismahan ku heysato ismujiya 😂👍

  • @namelos2963
    @namelos2963 Рік тому +294

    Jacfar markuu haboon u sheegay inta ila dareeñtay dareenkaa cajiibka ah like saara😭😭👍🏼👍🏼

  • @Mohhahonest
    @Mohhahonest Рік тому +1105

    Inta ila nacday Drs Hamdi like isaar👍

  • @xamiidoofficial3475
    @xamiidoofficial3475 Рік тому +227

    Allahayow ramadankan nabad iyo caafimaad lagu gaarsii ameen

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +270

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY Рік тому +82

    Laadarka dhabta ah ee flimka hada
    Ismahaan ayaa ah
    Yaaa igu raacsan👆😂😂😂

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 Рік тому +369

    Inta jecel inee jacfar iyo haboon is ogaadan inee walaalo yihin like ta👍👏

  • @anaakuwasa
    @anaakuwasa Рік тому +429

    𝐈𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐥𝐨𝐯𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐫

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 Рік тому +400

    Inta aaba ducaale uxiistay farta taag👍

    • @hindacali9867
      @hindacali9867 Рік тому +1

      ABO DUCEL WAXUU HAA WANYE NIN ADA U WANGASN

  • @maxamedcabdi7023
    @maxamedcabdi7023 Рік тому +122

    I can't wait to see once Astaan Reaches 1M

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 Рік тому +348

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna inta ilahay aburay oo dhan wa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi Wasallam (SCW) igula saliya subanah ❤️🕋☝️

  • @hanaanhassan4984
    @hanaanhassan4984 Рік тому +146

    Qabiil ma aqaanee like ,iisaar🥺 respect wll🙏🙏

  • @ahmednuur5081
    @ahmednuur5081 Рік тому +68

    IMISA JECEL NABI MUXAMAD SCW🥰😫

  • @dafacchannel5998
    @dafacchannel5998 Рік тому +154

    Hadalka subayr ee ah Waxan rabaa inaan si sharafle u guul daraysto , intiina ka heshay like saara 👍

    • @zeynuuahmed4368
      @zeynuuahmed4368 Рік тому +3

      Ifahansiibal habon io jamal maa isku soo.labanaya🥺😭😂😂

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Рік тому +5

      @@zeynuuahmed4368 wuxuu yidhi waxaan rabaa in aan haboon u sheego in aan isku diray iyada iyo jamaal .

    • @deqoiskaabulo1498
      @deqoiskaabulo1498 Рік тому

      Yaacni hadu ku guuldharestay jacelki asaga iyo Saxibkisna wa iska dhamatay aaxibtijimada haboon la wa saxib la waay

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam Рік тому +1

      @@zeynuuahmed4368 uma maleeya nagoho sababta oo aha waxaa habboon iyo jamaal kudhaxa jira hada ahmed 😂😂iyo Jamaal hooyodisa 😢😂😂

  • @saahilkalgacal8268
    @saahilkalgacal8268 Рік тому +34

    inta cumar yare marku ismahaan ku camirtay qososhay like dhac igu sii😂

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Рік тому +82

    Ismahaan Qalbi Maleh Miya😂Inta Jecel Dagaalka Ismaahan Iyo istar like sara

    • @fatuushalii4137
      @fatuushalii4137 Рік тому +2

      Aniga hadan ismahan ahan lahaa bari hore ayaba jiidi lahaa

  • @nusaybaxasan8260
    @nusaybaxasan8260 Рік тому +115

    Inta jecel injacfar iyo haboon is ogaadaan like

  • @walalkashacabka
    @walalkashacabka Рік тому +28

    qof walboo xalqadaan daawanaayo waxaan u rajeenayaa caafimaad iyo cimri dheeer

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Рік тому +180

    Haboon iyo Jamaal in Ay Is Guursadaan inta Rabta Sidayda Oo Kale Like Saara👍👈😂

  • @guulwade989
    @guulwade989 Рік тому +79

    Istar is good actress she plays her role perfectly

  • @mushtaqhasn770
    @mushtaqhasn770 Рік тому +347

    Inta qoralkan aqrisay ILAHAY ramadaanka Ha gaarsiiyo like saar❤️

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 Рік тому +72

    Inta ku farxsan isbaddalka ka muuqda zuber like saara haa Drs xamdi wxy doonysaa inay zubeyr jidka vcn ka lexiso ee ukusoo socdo cawa waan la dhaccay filinka inta ka heshay halqadan 😊👍

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому +68

    23/ 3 / 2023 waa maalin soona ilaahoow caafimaad qab nagu gaadhsii aamiin inta ku faraxsan inay soon u soo gashay ismuujiya

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Рік тому +40

    Inta ismahaan iyo istar dhibkooda jecel farta taaga ☝️😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +292

    Qabiil ma aqaaanee like iisaar 🥺 respect wll 🙏🏿🫶🏿

    • @anfacmahad
      @anfacmahad Рік тому +3

      lkn kaga waa taqaana mahoo run sheeg

    • @ayaanahmed8737
      @ayaanahmed8737 Рік тому +1

      @@anfacmahad 😂

    • @ayaanahmed8737
      @ayaanahmed8737 Рік тому

      Maxa kuu diiday

    • @anfacmahad
      @anfacmahad Рік тому

      @@ayaanahmed8737 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fartuuncadeynuur6657
      @fartuuncadeynuur6657 Рік тому +1

      War waxan Tike toka aa niga so tagay hadana in taaa😂👨‍❤️‍💋‍👨

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 Рік тому +133

    Intii 1 ilaa 22 lasocotay sidayda like iitaabta 🤣

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +47

    Yaa uxiisay Aabe ducaale sideeda oo kaleh 🥺❤️🫶🏿🙏🏿

  • @sahraqadanofficialchannel7630
    @sahraqadanofficialchannel7630 Рік тому +78

    Meheradan hada waan xifdiyay hadii xamar yimaado halayga soo raadsho ❤

  • @zakariye_Abdirxmaan
    @zakariye_Abdirxmaan Рік тому +72

    I can't wait this episode 🥰

  • @haniabdirhman4063
    @haniabdirhman4063 Рік тому +48

    ‏اللهم صلي وسلم وبارك على حبيبنا محمد سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم اللهم بلغنا رمضان❤

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @maariyoabuukar9416
      @maariyoabuukar9416 Рік тому

      Scw scw scw

  • @ubaxsalaad5674
    @ubaxsalaad5674 Рік тому +230

    If you love prophet Muhammad SALALAAHU CALEYHI WASALAAM like saar

    • @fartuunbirimo-cj6rg
      @fartuunbirimo-cj6rg Рік тому

      Scw

    • @maxameddaahirxuseen1712
      @maxameddaahirxuseen1712 Рік тому

      scw

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @fayrusmohamed9895
      @fayrusmohamed9895 Рік тому +1

      Scw

    • @ubaxabdi543
      @ubaxabdi543 Рік тому +1

      Samiday waaku salaamay❤

  • @nutellacabdi9603
    @nutellacabdi9603 Рік тому +49

    Caawa 15ka shacbaan ❤🤲

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +91

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +351

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 Рік тому +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

    • @isninoisnish-kt9zq
      @isninoisnish-kt9zq Рік тому +2

      Asc

    • @isninoisnish-kt9zq
      @isninoisnish-kt9zq Рік тому

      🥰🥰🥰

    • @yasminabukar5300
      @yasminabukar5300 Рік тому +2

      Scw

    • @caaishacali7144
      @caaishacali7144 Рік тому +1

      scw scw scw scw scwa

  • @caniitamoh2839
    @caniitamoh2839 Рік тому +20

    Yaa ila arkay idil iney ahmed jaceshahay ahmedne haboon oow jaceyl yahay😘

  • @mariaupdirizak267
    @mariaupdirizak267 Рік тому +65

    Cumar wllhie waa funny 🤣🤣🤣

  • @Gudey2759
    @Gudey2759 Рік тому +55

    I can't wait to see 😍

  • @deganbintuyusuf7184
    @deganbintuyusuf7184 Рік тому +75

    Hhh Naa ismahaney ninka madaxa xiiran eryo 🏃‍♀️🏃‍♀️chocolate 🍫 😂😂😂subeyr wa nin rageed Hamdi waji baradho wixii helan layaapay 🫣🫣😂

    • @Mariya-lx6qc
      @Mariya-lx6qc Рік тому

      😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Hhh waji barasho hhh Waxba Uma reeban gabadha

    • @fatuushalii4137
      @fatuushalii4137 Рік тому

      Hhh ismahan ku hyesta lkn nagta istar ben badana bisinke

  • @PrincessAisha2006
    @PrincessAisha2006 Рік тому +38

    I wish they would show next weeks trailer after the episode. It creates more excitement

  • @geeshbarre5934
    @geeshbarre5934 Рік тому +19

    Zubeer legend sxibtinimada wax ka yaqaan jaceylka sxbtimada ka qimo vadan ❤️🙏🏽khaladna Waa dhaca waana isa saxdey

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +381

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️

  • @abdihavidsalat22
    @abdihavidsalat22 Рік тому +21

    Ismahan Iyo Xilibaanka Xalkoodan Cakiran Yariiska Ka Nooladay Meel Anu ka Filayin Ayuba ilahay ka Irsaqay😂

  • @jinzola1764
    @jinzola1764 Рік тому +110

    the best person ever the most knowlede able and the most shine all created prophet muhammad scw ❣❤❤❤

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @fayrusmohamed9895
      @fayrusmohamed9895 Рік тому +1

      Scw

  • @anfacabdullahi1123
    @anfacabdullahi1123 Рік тому +59

    Inta jacel inee haboon reer kooda hesho❤🤟

  • @abdulahijama3061
    @abdulahijama3061 Рік тому +75

    kusali nabiga scw

  • @Sheikhana321
    @Sheikhana321 Рік тому +32

    Inta jacfar ila jecel❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +147

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

    • @anabmohamed8427
      @anabmohamed8427 Рік тому +1

      Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam Sallalaahu calayhi wasalam

    • @mohmedmuktaryousuf9012
      @mohmedmuktaryousuf9012 Рік тому

      Scw

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @iqracadceed1568
      @iqracadceed1568 Рік тому

      Scw ❤

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 Рік тому

      2 sacadod ma turkish ba lol war 40 daqiiqo xata wa ku qanacsanhay haday noga dhigan 😂

  • @joblessbillionaire7075
    @joblessbillionaire7075 Рік тому +85

    Zuber is back now to make the move to go smooth

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam Рік тому +1

      I missed him and waiting his coming back 😂

    • @saidaoomaaro7715
      @saidaoomaaro7715 Рік тому

      Rapp

    • @zakiabdi4793
      @zakiabdi4793 Рік тому +1

      ismahaney kii bidaarta laha garika wuso galafirayey

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 Рік тому +1

      Jobless billionaire magacaan balada ah xage ka keentay legend 😂😂😂

  • @sagaliise1620
    @sagaliise1620 Рік тому +73

    Filimka waa dhamaad marba hadu super qaladkisa saxayo Sido kale jacfar iyo Haboon Wey isla hadlen Maamo amrana Wixi dhiman laga oganaya ❤😂😂

    • @sahramohamed3870
      @sahramohamed3870 Рік тому +16

      Hanaga dhamaado Ramadaana nooga qiimo badan Ilaahay nabad qab iyo caafimaad ha inagu gaar-siiyo insha Allaah 🤲

    • @sagaliise1620
      @sagaliise1620 Рік тому +2

      @@sahramohamed3870 amiiin Abayo Mcney ilahey Qeyr kiisa hana so xinjiyo ramadan ka🤲

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +5

      Waligeedba ramadaan masoo daayaan ayaga kaa yaqaan inu ramadaan ka qiimo badan yahy

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Iga qor 4 xalqadood ayaa ka hartay flimka

    • @luulabdullahiibraahim6567
      @luulabdullahiibraahim6567 Рік тому +2

      ​@@sahramohamed3870 waxaan cml lama soo qoro murug wye 😫😫😫

  • @mahdra-
    @mahdra- Рік тому +21

    Dadkii Alle jeclaa meeye🥰❤

  • @anfacxshisheeno1242
    @anfacxshisheeno1242 Рік тому +12

    Zuper waa gul darestay wana og yahay gul daradisa lkn lagama yabo hamdiyey inad guleysato gul daro ayaaa adina ku danbeyso team jamal iyo habboon ismuja mar walbo gushu waa dhankena Insh allaha 🙏

  • @cabdiaska
    @cabdiaska Рік тому +39

    Wooo film ku xagii ugu xiisaha badnayd ayuu socdaa plz part ga xiga hore noogu soogaliya plz 🙏 🙏 😀 😢 😂🎉🎉
    Wakhtiga noo soogaabiya 2 days oo kale 😊❤❤❤

  • @niciimamaxamed102
    @niciimamaxamed102 Рік тому +73

    Inta ila nacday xayaysiiskan badan🤧

  • @nimcoahmed6715
    @nimcoahmed6715 Рік тому +29

    Ramadaanka nabad iyo caafimaad Allaha inagu gaadhsiiyo

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +31

    Alla cumar yare ayaaba dab yar shidaynba 🤣🤣🤣

  • @AbdiwaliOmarJAMAAL
    @AbdiwaliOmarJAMAAL Рік тому +12

    Seedigeey Xildhibaanka Ma sabro walashey Ismahana ma soo dhawayso wareer 😂

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Рік тому +33

    Mar 2aad baan ku faraxsanahay guul darrada dakhtar isku sheegta😅😅😅😅😅😅😅😅😅 haaheeey😂😂😂😂

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 Рік тому

      Naagtu waaba naag waalan waban ka cabsaday markay musqusha gashay ay murayada jebisay 🤣🤣

    • @hamdasahalvlogs7078
      @hamdasahalvlogs7078 Рік тому +1

      Kkkk taas waan wadda nacnay kk

  • @xamsemo
    @xamsemo Рік тому +36

    Xirsi supporters 💯❤❤❤❤👊👊👊

  • @AhmedHassan-xt8dq
    @AhmedHassan-xt8dq Рік тому +22

    Astan tv 📺 inash allh 1M. Waad gareesiin

  • @hiboabdi2069
    @hiboabdi2069 Рік тому +26

    Ismahaan cumar see ubursatay 😂ku qoslay wllhi 😅😅😅

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Рік тому +37

    My people I always support 💯

  • @Ramiizafficial403
    @Ramiizafficial403 Рік тому +134

    Hadaa Muslim ☪️ eheen like 👍 ha iisarin iska bax

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +53

    Illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii dhamanten kuwi ka faideysta Alle ha inaga dhigo 🤲😢

  • @deeqogoobe5004
    @deeqogoobe5004 Рік тому +14

    Ramadanta illhay cafimaad ha inagu gaarsiiyo

  • @cadekacade8842
    @cadekacade8842 Рік тому +120

    Inta igu raacsan in filinka two hours Laga digo raise up your hands

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 Рік тому +2

      two hours wa badan tahay ee one hour iska dheh ha dey dadalaan one hour ha nooga dhigaan wa iska fic nan lahayd

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 Рік тому +1

      @@saynabcadey2627 2 hours aa aniga kii isnintii baa hada firsanaya😂😂

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 Рік тому +12

    ‏اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @ifrahahmed1331
    @ifrahahmed1331 Рік тому +31

    Inte waalidkeene dhimatay illhay janatul fardowsa ha geeyo inana hayna daba geeyo waa ayamaa khayr leh❤

  • @hamda9134
    @hamda9134 Рік тому +34

    Inta nabiga jecel love sara scw scw scw👈👍

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. Рік тому +73

    Ww Wan sugi lahay xqiqida ramadanka Allah nabada iyo cafimad ha nagu garsiyo❤️Ⓜ️

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +13

    inta islaamaha sheekadooda necep😂👍

  • @Eng-Rahma
    @Eng-Rahma Рік тому +26

    Inta u xiista aabo ducaale isooraaca😅😘

  • @darishore814
    @darishore814 Рік тому +13

    Ismahaan iyo xildhibaanka Tom and Jerry 🐈‍⬛ 🐀 Anaa xaq uleh inta nool dhaqan ee rabaan 😋😋😋

  • @khaliilkhaliif
    @khaliilkhaliif Рік тому +31

    Inta ila nacfay dr hamdi farta taga 😅

  • @nasraabdirashiid1326
    @nasraabdirashiid1326 Рік тому +33

    😂😂😂😂😂 manooli cawa sida chocolate ka logu farjiyey jah 😂

    • @yuusufkeenadiid5828
      @yuusufkeenadiid5828 Рік тому

      Markuu baxey ayey cu tey

    • @obayd4617
      @obayd4617 Рік тому +1

      Waa munafaqnimada dumarka waxay diidaan waa waxay rabaan

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +2

      iPhone 14 pro max aa laguu keenay ee niyeestay wayba xanaaqday marke chocolate aragtay emotional damage 🤣🤣🤣

  • @Thepulhan
    @Thepulhan Рік тому +31

    Inta caawa dawaneysa like iisaara😂🤣

  • @munomanka5509
    @munomanka5509 Рік тому +41

    Inta ila jecel in haboon io jacfar is ogadaan

  • @nimcohassan3691
    @nimcohassan3691 Рік тому +75

    Inta ismahaan ila jecel like 👍 saar 👸🏾

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +6

    Aniga jacfar ayaaba ka heley 😍❤️🥺

  • @kal-xawaaji6254
    @kal-xawaaji6254 Рік тому +10

    Haboon Afar qof baa jecel Jamaal, Ahmed,Subeyr iyo Aniga

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 Рік тому +11

    Illahaw Ramadanka cafimad nagugarsii 😊

  • @dhuuxali9846
    @dhuuxali9846 Рік тому +15

    Why laakiin Somalida daawataa Film kaaan Habboon aysan Subscribe u saaarin? Sidee ku dhacday inaan 1-million gaarsiin wayno? Come on Somaliweyneey please sidaan waa ceeb contents iyo barnaamijyo qurxan AY nasiiyaan ASATAAN TV.❤❤❤❤❤❤❤

  • @sunduseyyyyy12345
    @sunduseyyyyy12345 Рік тому +10

    Ismahaaan so funny wlhia😂😂😂

  • @hoodohussein-kb9ou
    @hoodohussein-kb9ou Рік тому +13

    Abe ducaale wanteby nolsha abe waxba kambarn lkn abe ducaale waxbadn kaogaadey 😢❤

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Рік тому +28

    Hhhhh mahsalalh xiis iyo jacfar funny way is fahmen 😂wlahy ❤❤❤❤❤

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Hhh maxe dhaheen koley waxbaa kaa qosliye kkk

  • @yacoubhassan7175
    @yacoubhassan7175 Рік тому +8

    Runtii aad ayaan ugu dhegganahay taxanahan waan ka helay sidaa darteed jilayaasha dhamaantood waa kuwa ugu sarreeya 🤩🥰😍specialy la chocolotina saxibata Haboon oo ahhh Ahmed inamovible titii

  • @ugbaadahmed2562
    @ugbaadahmed2562 Рік тому +3

    اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عني

  • @nazuuhassan3934
    @nazuuhassan3934 Рік тому +27

    I can't wait jacafar io habon wllo iney yhn marke ogan donan😢😮❤

  • @fadumafaduma5376
    @fadumafaduma5376 Рік тому +2

    Jamal mum she is stubborn mother who doesn't even want to compromise.. subhanallah . Good movie. Everyone is excellent actors

  • @Ulasilamaz
    @Ulasilamaz Рік тому +8

    I can wait 🥺

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Рік тому +11

    Astaan on the road to 1 MILLION SUBCRIBERS 👏✊🏻✊🏻💯🎊🎊

  • @Apduuu
    @Apduuu Рік тому +31

    ZUBEEYR IS NOT EASY KEEP GOING LEGEND

  • @qaalimohamud6119
    @qaalimohamud6119 Рік тому +51

    Hooyo amran iyo suber iyo hamdi waa laadiriin kudayasho mudan😂qalbiga bash💔😅

    • @aslimcln7295
      @aslimcln7295 Рік тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому

      Subeer wuu soolaabtay😂

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 Рік тому

      filmkaan laadir waxa ka naqondoono Ahmed waa sidee illatahy uun ra'yigayga

  • @hodalohoz1394
    @hodalohoz1394 Рік тому +27

    I like it siday ismahan wiilka u eryatay 😂😂

  • @queenansara5302
    @queenansara5302 Рік тому +16

    All Muslims forgive 🙏 incha Allah because the night 15 shaaban😍🥰❤❤❤