HABBOON S2 XALQADA 23-AAD | "TAN KALE MABA OGEYN DRS XAMDI ILAA XAFIISKA IN EY KUGU IMADEE"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 бер 2023
  • HABBOON S2 XALQADA 23-AAD | "TAN KALE MABA OGEYN DRS XAMDI ILAA XAFIISKA IN EY KUGU IMADEE"
    DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
    1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
    2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
    PRODUCER: SAYID HUSSEIN
    EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
    DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
    1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
    2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
    EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
    GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
    SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
    SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
    SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
    SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
    MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
    LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
    CAST:
    ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
    ABDIWALI OMAR = JAMAAL
    AADAN AFEEY = DUCAALE
    FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
    SAGAL ALI = ISMAHAAN
    MAHAMED WARSAME = XIRSI
    MUNA ABDI = ISTAR
    XAMZA YARE = CUMAR YARE
    FARTUUN TAMAAM = MARYAN
    MARYAN YUSUF = IDIL
    ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
    FAATUUSH = XAMDI
    SUWEYS XASAN = FAIZO
    ABDALLA ALI = SAMATAR
    RAMLA AXMED = SALMA
    MAXAMED ISSE = XASAN
    SALMAAN = JACFAR
    FAADUMO = AAMINO
    SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITYHABBOON S2 XALQADA 22-AAD | "FULAY AYAA TAHAY WAANA SABABTA AAD MARKII HORE U GUUL DAREESATAY"
    DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
    1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
    2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
    PRODUCER: SAYID HUSSEIN
    EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
    DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
    1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
    2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
    EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
    GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
    SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
    SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
    SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
    SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
    MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
    LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
    CAST:
    ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
    ABDIWALI OMAR = JAMAAL
    AADAN AFEEY = DUCAALE
    FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
    SAGAL ALI = ISMAHAAN
    MAHAMED WARSAME = XIRSI
    MUNA ABDI = ISTAR
    XAMZA YARE = CUMAR YARE
    FARTUUN TAMAAM = MARYAN
    MARYAN YUSUF = IDIL
    ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
    FAATUUSH = XAMDI
    SUWEYS XASAN = FAIZO
    ABDALLA ALI = SAMATAR
    RAMLA AXMED = SALMA
    MAXAMED ISSE = XASAN
    SALMAAN = JACFAR
    FAADUMO = AAMINO
    SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITY
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1,7 тис.

  • @saynababdilahi3487
    @saynababdilahi3487 Рік тому +495

    Inta xayaysiiska iska dhaafisa like dhac kusii😂😂😂😂😂🤌🤌🤌

    • @anfacmahad
      @anfacmahad Рік тому +1

      waa la is gaadoyaa wlh

    • @isamciaxmed2225
      @isamciaxmed2225 Рік тому +1

      @@anfacmahad yaa is gaadoyo😃

    • @anfacmahad
      @anfacmahad Рік тому

      @@isamciaxmed2225 dadka musalsalka daawanayo lee

    • @idilmawliid9745
      @idilmawliid9745 Рік тому

      Aniga cml 😂

    • @anfacmahad
      @anfacmahad Рік тому

      @@idilmawliid9745 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 dad badanlee aqli aqli like lagu radinoyaa

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Рік тому +213

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤❤❤

  • @MuhaaLoveOfficial
    @MuhaaLoveOfficial Рік тому +243

    Haboon Iyo Jacfar Markeey Kulmeyn Inta Walaalnimadooda Ila DarenTay ❤️👌Like ❤

    • @zadric10
      @zadric10 Рік тому +3

      Taas mar horaan dareemay

  • @maxamadamiin-
    @maxamadamiin- Рік тому +35

    Aduunkaan masoomarin qof kafali badan nabi muxamed scw scw scw 🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍scw

    • @raxmonuur2754
      @raxmonuur2754 Рік тому

      Abuunkaanmasoomatinbigwicsugjsvsaihgsigsisg🙏🙏🙏❤️❤️💕💕

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 Рік тому +1151

    Inta ku farxday kulanka haboon iyo jacfar like dhac ku siya 😂😂😂

  • @HamdiRuun
    @HamdiRuun Рік тому +741

    Inta haboon iyo jacfar kulankooda ku faraxday like 👍

  • @nuranizmacil7702
    @nuranizmacil7702 Рік тому +60

    Markii aan arky Sawirka ku dhaagsan xafiska Jamal ee Hadrawi wan qirody wlhie😭😭😭

  • @abdurahmanherei6486
    @abdurahmanherei6486 Рік тому +57

    Inta ilmeysay marki ismahan iyo Haboon laabta is geliyen love saar hh

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 Рік тому +1

      Xaadir dadka waxaa la yabayay dhahaye ducaale markii la dilay oo laga baxshe filimka wax maba ahen kan ba iga iomesiyay walal nimo ku dhigen aan caadi aheen

    • @hamdahussein3646
      @hamdahussein3646 Рік тому

      Walalnimo waa shayga kaliya ee iga ilmaysiiya

    • @asmaadan
      @asmaadan Рік тому

      😢 😭

  • @youtuber6738
    @youtuber6738 Рік тому +313

    İnta rabto in haboon malın dhaaf laka dhigo gacanta taagta😂

  • @ckhaliqmohamed2814
    @ckhaliqmohamed2814 Рік тому +737

    Inta oday Ducaale u Xiisty like 👍🤣😳

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому +6

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆

    • @ckhaliqmohamed2814
      @ckhaliqmohamed2814 Рік тому

      @@Libilwstudio wan kuxsy wll sare

  • @prefectgurl4114
    @prefectgurl4114 Рік тому +133

    Best hug haboon and ismahan😭😭❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Рік тому +65

    15:38 qaabka uu jacfar uga sheekaynayo qisada inaba caadi maaha pure talent keep going bro waan rajayanayaa inaan filimo kale kugu arko.

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 Рік тому +169

    Inta jacfar abihiis iyo saxibki kaftankoda jecel like dhac kusi 😂❤

  • @al_ta_music
    @al_ta_music Рік тому +162

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 Рік тому +161

    Inta ku faraxsan haboon iyo jacfar kulun kòod like dhac ku siya 🥰🤗😉😘

  • @hassanisaak4373
    @hassanisaak4373 Рік тому +217

    Woow the wonderful hug between Haboon and Ismahan is very emotional 😭

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 Рік тому +6

      😢😢anigo oynayo aa lii arkay

    • @ramloruun3089
      @ramloruun3089 Рік тому +3

      Waala ilmeeye😭😢

    • @sacdiyosiman374
      @sacdiyosiman374 Рік тому +3

      Waala ilmeeya 😭

    • @hibof9854
      @hibof9854 Рік тому +1

      🥺🥺🥺🥹🥹🥹🥹🥹😢

    • @ayanabdi9293
      @ayanabdi9293 Рік тому

      Waan ilmeeyay wlhi markee is hug gareeyeen io erayadi ay ku hadashay ismahaan

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +190

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +523

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @osmanaden5879
    @osmanaden5879 Рік тому +84

    I can’t wait for the meet between Habboon & Omar Yare, another emotional moment in-waiting.

  • @abdikheir6992
    @abdikheir6992 Рік тому +169

    This is the first series, am closely following. Some emotional words between Haboon and Ismahan. Abe Ducale Friend is lonely at Fadhi kudirir, He was unable to finish a cup of tea and almost forgot his mobile phone.
    Very emotional!

  • @farahidajaa
    @farahidajaa Рік тому +179

    Allah waxaa inooga baryaya dhamantena inuu Allah cafimad nagu garsiyo Ramadan ka

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 Рік тому +101

    Inta aragtay xafiiska jamal in sawirka (HADRAAWI)ku dhegsan yahy wa haben jimce alle haw naxariisto u duceeya ❤🥺

    • @anfacmahad
      @anfacmahad Рік тому +3

      ma arkin lkn aamiin alle ha unaxariisto

    • @randaaliiprahim372
      @randaaliiprahim372 Рік тому +3

      Aamiin alle ha u naxariisto, markaan arkay waan ku farxay, waxaan ku fekeray anna inan gurigayga ku dhejiyo.

    • @naciimamaxamed2774
      @naciimamaxamed2774 Рік тому +3

      Wlhi waa arky qalbiganan uga duceeyey sababtoo ah abwaan hadraawi aad ban ujeclaa rabi nxariistii jno hka wraabiyo

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 Рік тому

      Allah ha u naxariisto

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Рік тому +1

      Intaas anaa soo qori rabay allaha unaxariisto ❤abwaan hadraawi

  • @deeqaaadan2761
    @deeqaaadan2761 Рік тому +31

    Amazing hug between habon anad ismahan so emotional 😪

  • @shadiyimursal-cc6ck
    @shadiyimursal-cc6ck Рік тому +37

    Ismahaan iyo haboon 😢way iga ilameysinyeen 😢❤❤

  • @mohamettromeo4826
    @mohamettromeo4826 Рік тому +59

    Dunidaan Masoo Marin Nabbi Muxamed (csw) ruux ka karaameysan kuwada saliya dhamaantiin🖤

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 Рік тому +74

    Inta ismahaan iyo istar dagaal koda ku heysato like dhac dhac 🤣🤣🤣🫵🏻

    • @herodajiye
      @herodajiye Рік тому +1

      Way heshiin donan waliba sxbo bay noqonayan wixii caawa dhacay

  • @THOMAZ623
    @THOMAZ623 Рік тому +23

    Fadliga jumcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Mohammed ﷺ❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +175

    Qabiil ma aqaaanee like ta ha ila dhaafin 😔🥺✊❤️🫶🏿🙏🏿🙏🏻🙏🏾

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆

    • @kaderhussein-eq8uv
      @kaderhussein-eq8uv Рік тому

      Dee orad baro🤣🤣

  • @sadirimukhtar6590
    @sadirimukhtar6590 Рік тому +150

    inta manta sumanayen Allah haniga aqbalo Amin yarab 🤲 ilahiyow Ani iyo inta musli eh nabad nagugarsi bisha Ramadan Amin yarab 🤲🌙

  • @ayaanxusen4551
    @ayaanxusen4551 Рік тому +16

    Inta haboon iyo jacfar kulan kooda ku faraxday like 👍 👌 dhac ku siiii😻🥰😭😅

  • @QADUMKA77
    @QADUMKA77 Рік тому +139

    inta xamdi Dhaqtarada Neceb like👍🌝😂😂

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 Рік тому +82

    Ismahaan mucjiiso qof walban ugu hanjaba Inaan mindi galinaayo qof an galiyay wali maa aragty kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Huzen0448
      @Huzen0448 Рік тому

      Astaan xasidijn waa haboon io Ambar kulan kooda noodhameeyaan eheed

  • @mudanahmed-qd4ws
    @mudanahmed-qd4ws Рік тому +12

    Qalbiyada no ilaaliya waxa jira dad ay walidiintod dhinteen 😢😢 sababta oo aha aniga aabahy wuu dhintay😢 labadan xalqadood ee kala ah dhimashada ducaale ee matalaada ah iyo tan caawa ee aad nasoo xasuusiseen ducaale wlhi maqiyaasi karo dhimashada aabahy wlina booskiisi sikastoon iskugu dayo inan aabo ilaawo wn ilaawi la ahy 😢igu duceeya aabahy inuu ilaahy u naxariisto janadan nagu kulmiyo😢

  • @sahrocabdiraxmaan489
    @sahrocabdiraxmaan489 Рік тому +34

    Inta haboon reerkeeda iney hesho jecel liketa❤❤❤❤❤

  • @asmamahdi5513
    @asmamahdi5513 Рік тому +48

    Inta sugaysa Marky Haboon io jacfar is oganayan inay walalo yihin hello 👋 ❤️😂🥹

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 Рік тому +170

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤🕋☝️😢

    • @bakiinabayle6137
      @bakiinabayle6137 Рік тому +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

    • @bushroyy
      @bushroyy Рік тому +1

      Scw

    • @nasteehoyusuf9122
      @nasteehoyusuf9122 Рік тому +1

      Salallaahu calayhi wassalam

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Рік тому +47

    Hadaa jiif ku Daawaneyso
    Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈

  • @Abshir-Ahmed
    @Abshir-Ahmed Рік тому +108

    Some touching dialogue between Ismahan and haboon, and sad moment, one of Adeer Ducale old mates at the fadhi ku Dirir place feeling very lonely. And dejected. He couldn’t even finish his tea and almost forgot his phone. That place will never be the same for him.

    • @ubaxcali4182
      @ubaxcali4182 Рік тому +3

      It’s very heart touching parts😢

    • @fartuunabdiqadir398
      @fartuunabdiqadir398 Рік тому +1

      😢😢😢

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +8

      Bal Somali baa thy dadka wax usheegeysana wa somaliye, how sad in dadkaada oo luuqad leh inaa luuqad kale Kula hadasho aaway damiir kii. Biyo gacmahaaga looga dhargaa dhar aan dharkaaga aheen dhaxan kaama celiyaan tusaale u noqo caruurtada

    • @ridwaanmohamed2796
      @ridwaanmohamed2796 Рік тому +1

      Kafaanida luuqadaada hooyo adoo waxkugu kalifayaa aanay jirin english ilama aha ilbaxnimo bal waa dibudhac iyo dhibaato ina haysata

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      @@ridwaanmohamed2796 sax wlhi, kuwa luuqadooda ka faano waxay u maleeyaan hade English ku hadlan in loo maleenayo qof aqoon leh ee waa jahli oo nooc kale kuu galay dad baa qurbaha 200 oo Sano dhex dagan sida giriiga iyo burtaqiiska hibdida itoobiyanka hadane luuqadooda iskula hadla oo ku faana lkn somali maryoley 2 Sano kenya hadu tago luuqad kale uu laso baxa

  • @maniinaali7987
    @maniinaali7987 Рік тому +43

    inta maqaxidiii adeero ducaale fadhiisan jiray arkay ee soo xasuustay 👋😭😭😭

  • @MuhaaLoveOfficial
    @MuhaaLoveOfficial Рік тому +38

    ❤️❤️❤️Caawa Waa Jumco Xabiibkena Mohamed ﷺ ﷺ Aan Ku Salino ,,,,ﷺ ❤️🤲🏻

  • @nazradaimond969
    @nazradaimond969 Рік тому +53

    Sorry Aabo ducaale sxbkiis😢😢 waan ku farxay dareenka ay muujiyeen ismhaan iyo Haboon kulanka jacfar iyo haboon iyo siday istar usoo dhaweysey haboon ❤

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 Рік тому +417

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️😭

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Рік тому +166

    inta aabo ducaale u xiiztey like🥺

  • @naxanowneymar9297
    @naxanowneymar9297 Рік тому +15

    Idirisaka itaabo xaasakiisa Allaha unaxariisto aamiin aamiin🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @faaizaisse6493
    @faaizaisse6493 Рік тому +83

    this episode got me emotional hatts off to the whole team .MASTER PIEACE.😘😘😘🥰🥰🥰😪😪

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 Рік тому +261

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +301

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Рік тому +13

    Haboon io ismahan kulankodu wuxuu ahaa emotional🥺 wxy cadaynaysa si kasti oo la iskugu xumado walaaltinimadu inay tahay lama huraan io lagama maarman illahayaw idaa walalahay 💑💏🥰

  • @inaaliaden4341
    @inaaliaden4341 Рік тому +18

    Inta kenya🇰🇪kala scto filmkan🥰🇰🇪♥️

  • @deganbintuyusuf7184
    @deganbintuyusuf7184 Рік тому +93

    Ishamahan iyo Haboon is aragooga so emotional 🥲 😊❤
    🥰

  • @mahadabdulahi9433
    @mahadabdulahi9433 Рік тому +78

    inta uxistay oday Ducaale ❤️🤴

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Рік тому +2

      Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad Noodhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆

    • @mahadabdulahi9433
      @mahadabdulahi9433 Рік тому

      @@Libilwstudio wllkie wan kusary hormar wngasn kurajeyna

  • @amranabdiqadir3180
    @amranabdiqadir3180 Рік тому +45

    Inta ku faraxday kulanka haboon iyo jacfar like dhac ku sii 😙😙😙😆

  • @nuuramaxamuud8956
    @nuuramaxamuud8956 Рік тому +16

    waanka naxay markaan Arkay Aabo duceele saxiibkii 😭😭😭😭

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 Рік тому +92

    Ramadan Ilahey cafimad hanagu garsiyo 🤲🏼

  • @nimcoahmed6715
    @nimcoahmed6715 Рік тому +52

    Ramadaanka nabad iyo caafimaad Allaha inagu gaadhsiiyo khayrkiisana Allaha ina waafajiyo

  • @SNAZamiir-
    @SNAZamiir- Рік тому +11

    XAFIS KA WAXA KA DHEEX AARKA ALLE Haa unaxaristee ABWAAN HADRAAWI MAA LAGA YAABA INU QORAY MUSAASALKA INTII UU NOOLA ALLE HAA UNAXARISTE😭😭😭😭😭😭

    • @somalipirates
      @somalipirates Рік тому +1

      Sheekooyin ma qori jirin abwaanka. Only suugaan gabayo ah bro. AUN.

  • @soomaalonline
    @soomaalonline Рік тому +20

    Haboon iyo isamhaan inta kulankooda farxad darteed ilin iga imaatey😭😭

  • @ayaanjaamac320
    @ayaanjaamac320 Рік тому +37

    Haboon iyo ismahan markay kulmen wan ilmeyay wlhy😢😢😢😢

  • @xamiidoofficial3475
    @xamiidoofficial3475 Рік тому +62

    Ramadanka ilahay caafimaad iyo bash bash hanagu gaarsiyo ameen sodhaha😍

  • @maysarocabdi6590
    @maysarocabdi6590 Рік тому +24

    Kulanka habboon iyo ismahaan ma aqn sababta aan u ilmeyay 😭hadii ay jiri laheyd gabr wlshey ah 🫀marnaba ma sameyen sabab ay iiga tagi kartoh😭😭

    • @ruweidahmahmett2680
      @ruweidahmahmett2680 Рік тому

      Anigaba waan ilmeyay😢

    • @faatimaismail5814
      @faatimaismail5814 Рік тому +1

      Abaayo waa ruun gabadhkazta oo aanlahyn wll kawayn amaba aan laadhal baa dareemikarta

    • @maysarocabdi6590
      @maysarocabdi6590 Рік тому +1

      @@faatimaismail5814 Haa abyo wlhi aniga hadi ay jiri laheyd ha iga weynato ama ha iga yaraatee . Wax ay iiga tagi karto iska daaye hadal ay dhipsaneyso xitaa ma dhehen 🥺

    • @faatimaismail5814
      @faatimaismail5814 Рік тому +1

      @@maysarocabdi6590 xbbti waan ogahy wllnimo waa shay qaliya oo noloshenu muhim uu thy waxa jira kuwo badn oo haysta hadana aan kaa faidayzn nimcoyinka ilaahy siyaay waay yaryihin in sidaado kale gaarta qiimohoda ilaahy haku siyaadiyo caqliga io garazhada ficaan wxna kurajynaya inaad noqoto wllo ficaan dadkuna kunoqdan kuwo kusodhawayzta oo kaa dhigata wllhodo kle

    • @maysarocabdi6590
      @maysarocabdi6590 Рік тому +1

      @@faatimaismail5814 aamin abayo thnks adna sido kale allha kuu siyadiyo caqligaga

  • @suheybibnushurie1625
    @suheybibnushurie1625 Рік тому +10

    Can't wait the next part

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 Рік тому +58

    اللهم بلغنا رمضان 🤲🤲🤲

  • @ciiltire2236
    @ciiltire2236 Рік тому +23

    Musalsalka waqtiga makuyara dartan Astaney yaigu racsan tas👍

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 Рік тому +29

    Very interesting can’t wait on Monday ❤

  • @munahassan4856
    @munahassan4856 Рік тому +2

    Very emotionally can’t wait

  • @ahmedshaadali-sq2lo
    @ahmedshaadali-sq2lo Рік тому +34

    Insha allah haboon waxaan u rajeyn inay hesho hoyaded iyo abehed.

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 Рік тому

      Abdiaziiz really number kisa siiya hbon

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +38

    inta RAMADAN KA SUGEYSA illhy nabad hanagu GAARSIIYO inshaallah aamiin 🤲🏿🤲🏿🤲🏿❤️🫶🫶🏿🫶🏿🫶🏻

  • @ikyb7268
    @ikyb7268 Рік тому +3

    I can’t wait next episode.

  • @safiyomaxamed6630
    @safiyomaxamed6630 Рік тому +32

    Inta ku faraxsan haboon io ismahan qiiradooda ❤😢

    • @aaishaarahman803
      @aaishaarahman803 Рік тому

      Waaba iska ooyay🥲🥲

    • @Huzen0448
      @Huzen0448 Рік тому

      Dhimasha ducaale ma ilmeenin lkn maanta iska ooyey walalnimo🥺😭

    • @ashawariyashugri-bw3mt
      @ashawariyashugri-bw3mt Рік тому

      @@Huzen0448 wallhi waan oyayy aniga haboon iyo ismhan kuln kooda 😭😭😭😭😭

  • @bushromaxamed713
    @bushromaxamed713 Рік тому +31

    ALLOW nabad nagu garsi RAMADANTA🤲❤

  • @camper7664
    @camper7664 Рік тому +75

    Hadaad magaca Allah u jeedid like saar
    💓 الله💓

  • @samirogelle7529
    @samirogelle7529 Рік тому +13

    Can not wait from Sweden

  • @fatimahismailmuhumed7533
    @fatimahismailmuhumed7533 Рік тому +15

    Ahmed shaxari siduu haboon ugu helaybo shabeel nagood nimada inuu iska dayayy inta ila aragty farta tag🙈😹

  • @ali_58948
    @ali_58948 Рік тому +73

    Ilaa hadda waxaan aamini la’ahay Ismahan siday ninkii ay cayrisay chocolate kiisa u cuntay😳

  • @nafiisaabdirahman8839
    @nafiisaabdirahman8839 Рік тому +25

    I can't wait ☺️

  • @abdirizakmohazz
    @abdirizakmohazz Рік тому +10

    Can't wait to see omar yare and haboon 😘😭

  • @sadamali9355
    @sadamali9355 Рік тому +5

    this episode got me into tears

  • @lailaabdi-wk1ki
    @lailaabdi-wk1ki Рік тому +22

    Inee isa sii wareestaan rajenenaa jacfar iyo haboon 🥺😥

  • @ugbaadahmed2562
    @ugbaadahmed2562 Рік тому +46

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤

  • @ysamiinluqman223
    @ysamiinluqman223 Рік тому +6

    Ax ismahaan iyo haboon wey iga ilmeysiiyeen markeey dhahady ma noqan walashaa rabtay 😭😭 yaa ila mid ah

  • @mahdabdilahi8048
    @mahdabdilahi8048 Рік тому +13

    Subaxda jamcaha dadka dawaday jamca wangsan 👋🕋

  • @Thepulhan
    @Thepulhan Рік тому +62

    Inta Caawa dawaneysa Like iisaara😍😙

  • @baxzan687
    @baxzan687 Рік тому +37

    Haboon iyo jacfar kulankooda inta ku faraxday like 😊😊

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Рік тому +12

    It's almost 4 times that this film made made me cry . There are emotional moments In it. Its expressing how every one of us don't think that life can change suddenly ,you may lose yr dearest freinds or family members any time in life like adeer ducale's freind feeling lonely, and to think deeply not to opress those among us ,live in our houses b'coz no one know how long ,good or bad life going change .
    My word is for only girls tonight, we are patient,we are kind and lovely but we are so sensitive and emotional so girl please try to manage yr anger specially when it comes to a sister like you ,try to be respectful and patient and understand what the other girl is feeling. Women let's feel each other

  • @BaroTaariikhdaAduunka
    @BaroTaariikhdaAduunka Рік тому +13

    Can’t Wait next ep

  • @najiibcabdi9566
    @najiibcabdi9566 Рік тому +15

    Somaliyey is dhiri galiya o.liketa sara vedeyawga ana musasalkan wuxu Naga barejenaya galada ama wadamada kale m.a guul

  • @roblemohammed2631
    @roblemohammed2631 Рік тому +47

    The producers deserve award of somwhood

  • @nawalnalka2594
    @nawalnalka2594 Рік тому +2

    I can't wait 🙂

  • @officialeyetea90
    @officialeyetea90 Рік тому +8

    the last part for me, when ismahan realise her mistakes🥲
    looks very real en can't hold my emotions💔

  • @mustaphaseath1063
    @mustaphaseath1063 Рік тому +45

    Ku saliya habiibkena Muhammed scw👍🏼❤

    • @bushroyy
      @bushroyy Рік тому +1

      Scw

    • @bushroyy
      @bushroyy Рік тому +1

      Scw

    • @queenb1003
      @queenb1003 Рік тому +1

      Allahuma Sali cala sayidina Mohamed salallahu Caleyhi Wasalam 🌹❤️

  • @AhmedMohamed-sk2sv
    @AhmedMohamed-sk2sv Рік тому +34

    Inta Kenya , Nairobi kadawanoysa lke sara 🤞😊

  • @elmimohamed6457
    @elmimohamed6457 Рік тому

    I extremely love this film please keep up

  • @nasrahassan1504
    @nasrahassan1504 Рік тому +18

    that hug between haboon and ismahan😢

  • @rahmacaleph
    @rahmacaleph Рік тому +22

    Walalnimadu qimaha ay ledahay waxa daremi kara qofan walal lahayn like me 😓

    • @ummuiqlaas1
      @ummuiqlaas1 Рік тому

      Qali badan abyooy aniga kula shashay wll la aan matihid 💏♥️🧠💕

    • @beelodagan3554
      @beelodagan3554 Рік тому

      Abayo anag walal ku eh ha dhahi sas

    • @amiishamiinaaa671
      @amiishamiinaaa671 Рік тому

      Haa wllhi inta aan walaal la kor ahayn ani cml😭😭😭

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 Рік тому

      ​@@amiishamiinaaa671 mcnto ana walalaha ah😟😭🥺❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +17

    Hal mar aan kusalino nabi maxamad scw salalhu
    caliyhi wasalam

  • @qureshayussuf2137
    @qureshayussuf2137 Рік тому

    I can't wait next part

  • @Wayaha_Dunida4448
    @Wayaha_Dunida4448 Рік тому

    Masha alah

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 Рік тому +26

    Wallaalayaal Nabigga igula Salliya
    SALLALAAHU CALEYHI WASALAM ❤️

  • @queenlast9867
    @queenlast9867 Рік тому +35

    Int ila fahntay hadlka meesha ku qoran inee haboon dhahdey😪😫😹😹😹

  • @safiyocalijamac
    @safiyocalijamac Рік тому +5

    Inta ma ilmesey ismahan Marky labia galisey haboon😭😭 like