Oomaar Jawaab Kulul Daahir ALasow Kiis Kufsi ah FADEEXO Cusub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @saidali7233
    @saidali7233 Місяць тому +2

    asc oomaar waa legend qalbi nadiifa faraha hha laga qaado

  • @sahrajelleali414
    @sahrajelleali414 2 місяці тому

    Masha allaah waba qof Quran ka yaqaana🤲

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 2 місяці тому +1

    Mashaallah cafigu wiu fiicanyahy ❤

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 2 місяці тому +1

    Yaa abtigey xaas kiisa waye subxanallaah lacag bdn Bu ader keyg uga dhinte oomar anago naso gale

  • @Souadbibi
    @Souadbibi 2 місяці тому +2

    Omaar barbar bahdilaada iyo fadeexada ha laga daayo

  • @Samir-vj3gr
    @Samir-vj3gr 2 місяці тому +1

    Happy tagtay ayadana

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому +4

    Dahir Alasow Waa Nin-rageed mar haduu khaladkiisa qirtay oo uu raali galin bixiyay🙏
    Omar waa nin qalbi fiican oo daacad ah🙏

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 місяці тому +2

    Omaar Barbar. Waxad ku gubabineysa Jabre iin GURI 🚗 IYO SWIMMING POOL LASIYO.
    WHY LOSINAYO? XOLAHA UMADA MAWAXA LAISKA SIYA MIINI MJ O 🎤 QATO?
    Akhaas NAAS WEYEY YA OMAAR WAXA CHOGA AGOMO IYO WAYEEL IDINKAGA XAQ LEH XOLAHA GAROW.
    Bila xikhmaat baad tahay Omaarow edo.

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 2 місяці тому +4

    Naa cadaalad waxkama ogide. Adiyo mooryaan ka aad Daahirleedahayba labo faasuq baadtihiin ee qashinka umada Kala dhexbaxa

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m 2 місяці тому +1

      Maxaa u cay tami vayda mafiicno

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 2 місяці тому +1

    Ilmadeerayal meesha ad jotan waa qabil aabihiis io hooyadi oo calool weeyn oo calasow dhiiqo ladhoho meel kale ku hadla

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 2 місяці тому +1

    Horta dahir dhiiqo ruunta io beenta ma kala yaqana yaa gar udhiibtey oo waxa ka dhegeeysata yabaye

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 місяці тому

    MJ waad chanteen mantaad Dahir o Hawiye eh garnaaq u radsateen?
    Kulaha “ korontada free aderkay aya mamula” tugo from Awowo to adeero. Akhaas

    • @indadeeqmahmud5916
      @indadeeqmahmud5916 2 місяці тому

      @UmmJacfar97
      Aheey. Cawo Hawiye iyo isaq waxay durbaan tumaan lahaye hadi darood lawayo. Lakin ilahay maaoraan.
      Raga’a n MJ na jahiil niimo dintaa Islam ka ey kaga wecdeen o ey music utumayan o Ibliis u 👏🏾 utumayo ayaay Dahir ilawsisaay iinu yahaay niin nacaab ah.
      Anigu yanaan lamodin inaan ahay Darood 100%. Reer Ayeyo yinkeey wa HABAR AWAL o aan qabilada dama’an yacheclahay Hawiye waxay dalen abahaay. Lakin necebka Darood lo hayoo wa wadaax.

  • @nafisaabdullah2714
    @nafisaabdullah2714 2 місяці тому +1

    YAA WAAYE QOFTA DHAHAAYO WACDAAN QABIIL MIYAA INTEE KU NOOLAAN JIRTAY WACDAAN CISMAAN WAA ABGAAL WALAALKIIS

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 місяці тому +2

    wacdaan waayo?
    Qabiil miya?

  • @Samir-vj3gr
    @Samir-vj3gr 2 місяці тому +1

    Kadaa nacala shaydaan kuyalo

  • @CoinhvHiifDCuin-fr3jk
    @CoinhvHiifDCuin-fr3jk 2 місяці тому +1

    Ha igu Maison 😂😂

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t 2 місяці тому +1

    War adigaba somali nimada nafbaa ku geysay

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 2 місяці тому +2

    Wacdaan maqabiilbaa

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 місяці тому +2

    Oomar waa nin fiican lakiin waa reer baadiye asago weyne baadiye ka yimiid.

    • @omhajar69
      @omhajar69 2 місяці тому +2

      Baadiye hadii laga yimaado jariimo miyaa?😂

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 місяці тому

      Omar waa nin nolosha ka dhacay
      Daroogista ah lkn Reer badya
      Maha wax leysku af lagadeyo
      Qof walba meeshi usan aqoonin bu reer badiya ku yahay wana wakhti yar in ka ilbaxayo 😂.
      Aad bu u adebdaran yahay

    • @ciiltirahaumada5514
      @ciiltirahaumada5514 2 місяці тому +2

      Kkk oomaar muqdishuu ku dhashay weliba buulo xuubeey deg wadajir qaxiina soomaali oo idil baa gobol uqaxdee xagee baadiye ka tagay

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому +1

    Omar waa nin sharaf leh waxaa helay moryan iyo kuwoh sheganayah mj waa munafaqin rag iyo dumarbah e waa in lagah fogadah mj nifaqodah