CREAMKA WAJIGA U ISTICMAALO EE HAARAHA IGA JARAY🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 258

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir  2 роки тому +32

    Fadlan subscribe usaar wllky🥰ua-cam.com/video/TS-HBYIMwVo/v-deo.html

  • @hoodoahmed5333
    @hoodoahmed5333 2 роки тому +8

    Waad mahadsantay inpti lkn greamda noocaydonan hanoqdaane laguma seexo hbnkii 2 hours marsanow kadip iska fooldhaq zax lkn laguma zeexdo xataa meelha aad ka iipsanyso way kuu sheegayaan wayna ku qoranty markaa no hurdo wll

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 2 роки тому +25

    Aaminaay wll waad mahadsanatahy lugaha iyo gacmaha kusoo hadal

  • @naturechannel8355
    @naturechannel8355 2 роки тому +3

    Ani sasaa wax iskugu dari jiret sababta keneysa waa in sugunto laga gado gabdhaha creamka kaligi wax tari wayey wax badan wax waa mar sanayey lkn nuur ka birimada ah xabadisa ugu horey hadery iso gashey wilina wey itala masha allah anoo xabad ku darin oo xataa tos umarsanin uu dhalo iga dhigey dhibatadu waa suguntada

  • @ikranhassan1532
    @ikranhassan1532 2 роки тому +11

    abayo mash allah innoo soo badi pleee aamina pin igu qabo quruxeey

  • @KawsarCabdilaahi-ij8sg
    @KawsarCabdilaahi-ij8sg 6 місяців тому

    Mahadsanid wllo lakiin kirmka nurka wan armagnac ee kuwa kale magacoog sheep ways cadi lomax arkayn

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 Рік тому

    Noor wejiga iyadaa disha haarahana dawooyinkaa laga qaadaa herbalka beenta ahi ku qorantay eucerin day and night cream 1sano hadii si toos ah aad u isticmaasho oo chimical aanad ku darin waa laga yaabaa inay kaa goaan

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 Рік тому

    Hbbti Aamina Noor Herbal cream oil face ma u isticmali karaa mcney PLZ iga so jawab nabro iyo haar wajiga iga haleysay plz codsi waaye mcnto 🙏🙏❤

  • @hindaducaale5249
    @hindaducaale5249 2 роки тому +5

    Walaaashay mahadznid walhi anaaa wajigii iga waashay intaan isku dar daray
    Walaashay shukran wll qaali❤

  • @IqraAhmed-h9b
    @IqraAhmed-h9b 2 місяці тому

    Wan marsan jiray qurux aha😢saan kareebka abuwalad ban bilabay nabaro iyo gaduud hada wajigaygii ax wan ku noqonaya nuurkaygii😢❤ mahadsanid aminadeeni abayo ❤❤

  • @deeqadarajo8877
    @deeqadarajo8877 Рік тому +1

    Aamina wll anigaba noor aad ban u jclhy wllhi wey inaasibtay allana heshiis ayu igala dhigay alxmdulilah

  • @faadumomaadey5327
    @faadumomaadey5327 2 роки тому

    Abayo cream yada noor iyo scrub ka ama face wash iyo maxa kale kan ugu dhambeye magacisa ii sheeg walalo

  • @ahlaamqueen2979
    @ahlaamqueen2979 2 роки тому +3

    Noorka original ka iyo fake maxaaan ku kala gartaaaa wll

  • @nimcoismaiil979
    @nimcoismaiil979 Рік тому

    Asc wllo Qali anga wajiggu waxu leeyay sald iyo inyar oo hara ee maxn istacimla Qali

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 роки тому +10

    Shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi subescrib😂😢

  • @aminakooreeye3059
    @aminakooreeye3059 2 роки тому +2

    Lkn walaal markaad wax sharaxayso magacyadooda ayaa la raaciyaa
    Imika scrubyada magacyadooda maad sheegin.
    Mahadsanid.

  • @ruqiyoabukar3996
    @ruqiyoabukar3996 2 роки тому +5

    Lugaha iyo cagmaha kasohadal amina quruxey🤩😍❤

  • @sahro______ali1271
    @sahro______ali1271 2 роки тому

    M.a thnx ababyo inta karabine kuna sodar lugaha io gacmaha

  • @gem2144
    @gem2144 2 роки тому +3

    MashaAllah MashaAllah
    💚⚪️❤️+🇸🇴🇸🇴🇸🇴=☝🏽=💪🏽💪🏽

  • @fahiimacabdiraxmaan1438
    @fahiimacabdiraxmaan1438 2 роки тому +5

    Lkn wlll aamino mafiicna cerem inlagu seexdo habenki waayo jidhkeenu daldalool ayuu leeyahy waanu kaagalayaa markaa qofku inta fiidka hore uun ayuu marsan karaa wuxu marsanayo👍

  • @NasriinJaamac-c6b
    @NasriinJaamac-c6b 4 місяці тому +1

    Thanks mcnto❤

  • @arresaqirochannel7594
    @arresaqirochannel7594 2 роки тому +22

    waaa wax kabaro intay dhoofin amiina baf baf ❤️🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿👌👌👌👌👌👌

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 5 місяців тому

    M.a allh aqoonta kusiyaadsho mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉jesakumulahu qeer❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadramahamedelmi8672
    @khadramahamedelmi8672 3 місяці тому

    Shugran wllshy Aamina Abdi qadir

  • @cashoxasan731
    @cashoxasan731 Рік тому +1

    Masha alllh abaayo aamino waad mahadsan tahay

  • @shukuhaji7999
    @shukuhaji7999 2 роки тому +1

    abayo wajigeyga dry wayo hara aya iyo madmathow ayan qaba maxansameya

  • @tatanta3709
    @tatanta3709 2 роки тому

    Asc haar maha ee waa hadh uu keeno qoraxada iyo wax lamarsado oo bacadka lalaa maro

  • @Adoontii45
    @Adoontii45 2 роки тому +4

    Walal qaliyey aniga noor anigoo wajigeygu nadiif yahay Ayaan marsaday haro baan kaka qaday waxna ma ku darin dhoowr qof oon aqana weey ku dhigtay haro marka anigu ha laga Waan ka waniniyaan in aay iska ilaaashan wax la dhoho herbal majiraan waa full of chemical please hablaha ka dhiiri gali ee ha ku dhiiri galin

  • @SacdiyaMohamed-e5l
    @SacdiyaMohamed-e5l Рік тому

    M.a abyo lugaha iyo gahmaha nah wxan marsano nososheg

  • @SicidYare
    @SicidYare 7 місяців тому

    Mahadsanid waalshay

  • @SacdiyaMohamed-e5l
    @SacdiyaMohamed-e5l Рік тому

    M.a wlshey lugaha iyo gacmaha kasohadal

  • @diyabelladiyabella123
    @diyabelladiyabella123 5 місяців тому

    Masha allah

  • @cabdi117
    @cabdi117 2 роки тому

    Asc amina clqadir huno wnku slamaya scrub fooldhaqa mahe kakle maki sanjabilka laha ba

  • @wardakayse4544
    @wardakayse4544 2 роки тому

    maxaad gacamahaa marisa adigu wllo qaali isheg ado mahadsan

  • @hindamaxamed4542
    @hindamaxamed4542 2 роки тому +2

    شكر حبيبتي امنه

  • @hamdijamac2105
    @hamdijamac2105 2 роки тому

    Inlagusexdo mafiicna cariimka maxaanosheegtay

  • @SucaadCali-b2e
    @SucaadCali-b2e 3 місяці тому

    Lugaha maxaad uisticmaashaa

  • @ubaxdaahir6011
    @ubaxdaahir6011 2 роки тому

    Aadbaad umahsantahay shArafeey
    Markaan iskraabka marsado maxaan kudhaqaa quruxeey

  • @saciido1235
    @saciido1235 2 роки тому +1

    Waaw mn sha allaaaa thank you smina quruux wll mad madowga gacmaha faraha xubnsha lugshs iyo gacmaha wax ka sifaynayo iyo lugaha iyo gacnaha wax herbal ah oo aan dorinayn jirkaga lkn isku qurxi oo kadhac adceeda iyo shaqada nalinkii noso gudbi 🤣🤣🤣💯❤️🇸🇱

  • @azhrafpoy9258
    @azhrafpoy9258 2 роки тому +2

    Aaminay wll mahadsanid gacmaha iyo lugaha kaso hadal insha aalh

  • @yusufjoseph6096
    @yusufjoseph6096 2 роки тому

    Abayo iska reybka magaciisa iisheeg pls waa midka Indiana laga ilaalinaayo

  • @IbraahimMuxudiincabi
    @IbraahimMuxudiincabi 5 місяців тому

    Abayo.setahy.waxanraba.karnka.lugaha.yio.gacma.ha

  • @rumanabdullahi6970
    @rumanabdullahi6970 2 роки тому

    Abyo haraha dhnka isha akteda miyaa aniga halkaas aya idhibeen hoos cml wajiga igagalay geesaha

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim Рік тому

    Dermovate iyo nuur ana isku Dara wey naa Ii quruxbadnaysa wllo

  • @hafzamohamet7348
    @hafzamohamet7348 2 роки тому +1

    Mhdznid wll qali wxaad jira u isticmaasho noso gudbi ❤🙏🏼

  • @maaidosaid7373
    @maaidosaid7373 2 роки тому

    Walaal hadaad dhawr maalmood joojiso sow haarihii masoo laabanayaan mise waabay kaa guureen markaad creamkan marsatay?
    Anay I wareeriyeene, wax kastoon marsado haddaan iska yara joojiyo way soo noqonayaan intaan wadana way tagayaaan mana ihi dadka wax isku walaaqa.

  • @saakincabdi6522
    @saakincabdi6522 2 роки тому +2

    Wll m.a waruntaa anba nuur ayaan isticmala wlhi qurux ayuu iga dhigay wll lugaha nogu soo xigsii

  • @nastehahmed617
    @nastehahmed617 Рік тому

    Maa shallah

  • @safacali7279
    @safacali7279 2 роки тому +1

    shukran wllo qli noo soo duub lugah iyo gacmaha waxa aad marsatid qali

  • @mushtaqadan1039
    @mushtaqadan1039 Рік тому

    WllshY Amina mahad zaniMcnto

  • @mumtaassaed9885
    @mumtaassaed9885 2 роки тому

    M.a mahadsanid xbbti

  • @SurprisedPolarBear-zz7vg
    @SurprisedPolarBear-zz7vg 6 місяців тому

    Haye wll

  • @murtimadadaalo5937
    @murtimadadaalo5937 2 роки тому +5

    Thank you sister amina keep going

  • @cabdifataax8188
    @cabdifataax8188 2 роки тому

    masha allah shukran ukhii

  • @wardaabdi3849
    @wardaabdi3849 2 роки тому

    Wllo qaali nooso gali waxaad uisdicnaasho jidhka adoo mahadsan

  • @fardoosmaxamed4817
    @fardoosmaxamed4817 2 роки тому

    Xbbt anigaydhibkas I haysta wajiga labada dhinacba madow yarba igaga jiro

  • @AYusuf-ll8kf
    @AYusuf-ll8kf 2 роки тому

    Masha allah taabarik allaha hor u soco amina quxuleye

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 2 роки тому +1

    Aamino abyo faiza mar isticmaaly hal isbuuc xataa madhan wijigii ayaabi ibarary hana cun cun isbital.baan tagy daawoyin la isooqory ilaa hadi waxba ma marinaayo wijigy xitaa mek up marki nuura saas miyaa iisoo jwb abyo🙏🥺

    • @AaminaAbdiqaadir
      @AaminaAbdiqaadir  2 роки тому

      Wa ka xumahay wlhi wll🥺illhay haku caafiyo wll mudo kayara naso hadaa marso ku idhaa waxan ka baqayaa inuu wajigu dhawac kasoo gaadho markaa wxyr kayara naso creamyada

    • @fardowsamohamoud5337
      @fardowsamohamoud5337 2 роки тому

      @@AaminaAbdiqaadir ok xbbti waa maxsan thy fikrada isiisey abyo🙏❤

  • @caishaamiin7015
    @caishaamiin7015 2 роки тому +1

    M.a abayo aniga nabro ayan leyahy maxa iga cawin karo inay iga baba an abayo kibgoyn 😍😍😍❤❤❤

  • @nashaadcabdiwali2526
    @nashaadcabdiwali2526 2 роки тому

    Quruxey ani dadka wax isku qas qaso kuma jiro finana igama haraan ilaa io marka so qaan gaarey

  • @ruqiyotakow6396
    @ruqiyotakow6396 Рік тому

    mahadsanid abayo noso geli waxyabaha jirka qurxiyo

  • @zadrunayarisy2602
    @zadrunayarisy2602 2 роки тому +1

    Dar alle ku jecelahay abyo amina🥰😍😍

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 5 місяців тому

    Wow m.a❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @fadumoahmed4023
    @fadumoahmed4023 2 роки тому

    Masha allaah abyo waa mhdsnthy tala fcn aa bixisy bal lugaha iyo gcmha nogusodar ado mhdsan abyo❤💯💯🥰

  • @bushrajamac2641
    @bushrajamac2641 2 роки тому

    Keep going my sister amina qurux👸

  • @zuumi6659
    @zuumi6659 2 роки тому

    Plz birimadisa isosheg maxa lagugaranaya aniga 2019 mrsnjiry wu isaciday wanajelca lknse hader mid sugunto ah sidi layga gadayy wanba iskadhaafay bosaso joga

  • @aaliyaahmed4008
    @aaliyaahmed4008 2 роки тому +3

    masha Allah wallshy amina abdiqaadir runtaad ka hadashay lkin wallo qali wajiga ayaan ku leeyahay finan hadii aad garanayso wax iga caawinaya sidaan isaga baabin lahaa please isoo sheeg

  • @bushrayuusuf2445
    @bushrayuusuf2445 2 роки тому

    Think you sister

  • @nadarnadriinofficial7894
    @nadarnadriinofficial7894 2 роки тому +2

    Masha Allah abaayo keep going

  • @igabarocilaan61
    @igabarocilaan61 2 роки тому

    Inanyar baba tahee maxaa haraha kuu yeelay

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 5 місяців тому

    M.a beautiful ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcocrashiid3135
    @nimcocrashiid3135 2 роки тому

    Aamina cagaha iyo gacmaha kaso hadal mahdsanid wll 🥰

  • @farhiaabdiasiis2128
    @farhiaabdiasiis2128 2 роки тому +2

    Thank you zizter aamina keep going 🥰💟❤

  • @ifraaxciisecabdullahi7596
    @ifraaxciisecabdullahi7596 2 роки тому

    Haa abaa jirka dhan noosoogali

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 2 роки тому

    Thank you my dear sister 😘 ❤ 💕

  • @queenjiija7380
    @queenjiija7380 2 роки тому +1

    Anigo wajigeyga ka yaaban wax u fican kasi la I ahay ayaa gabar igu dhahday fasalin yar mari kadib shafani ka dul mari hada kaalay iska arag ayuu ii naqday wajigayga alhamdulilah

    • @Yaaban
      @Yaaban 2 роки тому

      Abaayo haarta miyu bixiyaa mse gadudka🙏

  • @sareedohassan3606
    @sareedohassan3606 2 роки тому

    Asc Aamina Abdiqadir xbbti waan ku salamey from boorama cadey xbbti noorka anaa marsada mudo 4sano lkn imika haaro ayaan yeeshey

  • @rahmamohamed5451
    @rahmamohamed5451 7 місяців тому

    Video baan dawaday Cream noora baan so ibsaday Lakin wajigii wuu iga xumeyay haaro badan buu ii sameyey Waan kaxishoda bananka inaan ubaxo

    • @UmuakramAxmad
      @UmuakramAxmad 2 місяці тому

      Abyo amoo midka fake yahay hee

  • @HodanAhmed-q7e
    @HodanAhmed-q7e 7 місяців тому

    Ma iqiyaar baah wllo

  • @Bbesalmaa
    @Bbesalmaa 2 роки тому

    Wlh bentaa moho aniga walashey ikayar baa isirtai anigo caaat bee imathoweyse ila wahbthan iskutartarai😰😰

  • @mahadfatuma959
    @mahadfatuma959 2 роки тому +1

    Thanks abayomcn

  • @fardowsoofficial9243
    @fardowsoofficial9243 Рік тому

    Abyo anaa kareemka harah ilsooxiriir

  • @tatanta3709
    @tatanta3709 2 роки тому

    Wan istimalay way wacantahy wllo Mahadsanid walhiy wA runta wax kasta way isku daraan hablaha somalida gacmaha iyo lugaha kaso sheeke wlo

    • @niciimaxasan6325
      @niciimaxasan6325 2 роки тому

      Anaaba ka mida intaa wax isku dardaray baa haaro ka qaaday anoo waji xariira lahaa

  • @miinocarash2422
    @miinocarash2422 2 роки тому

    Nosoo gali waxaad lugaha marsa iyo jir ka kale

  • @ridwaanbarre6544
    @ridwaanbarre6544 2 роки тому

    abyo aminaay anigu wajigayga wan marya noor wxna usiticmalla finaka balay gu idhi xbbti wajigayguna mux leeyahy salid qli ina sojawan

  • @shukrihassen9044
    @shukrihassen9044 9 місяців тому

    Asc waa ku salamay

  • @SharifoMahamed-p3y
    @SharifoMahamed-p3y 7 місяців тому

    m.a
    abay

  • @najmahoyaded3225
    @najmahoyaded3225 2 роки тому

    Abyo cream haku seexan waligaa

  • @hodanjaamac7780
    @hodanjaamac7780 2 роки тому

    My queen thanks one million .xppt bishimaha wax madowga kapiiya nozo geli plz

    • @koradmohamed2610
      @koradmohamed2610 2 роки тому

      Asc walaal amiina karerma nuur waan istimal jiraya alkiin markaan iska dayaa mado ayuu igu reebaya saboor waan qabaa ee miyaan iska wadaa haddi la joogiyo ma dhibaa miseya waa iska caadiya wallaal bal isoo jawaab waan ku salamaya waa fadumo ahmed

  • @kawserhassan878
    @kawserhassan878 2 роки тому

    Haraha maxaa lagu biyaa wll qli

  • @aaliyaahmed1907
    @aaliyaahmed1907 2 роки тому +2

    thank you walashey Hor usoco m ,a

  • @NasroabdikadirNasroabdi
    @NasroabdikadirNasroabdi Рік тому

    Abaayo iga ayuu haraha sanka iga galay wlhi ad ayan ula dhibanahy

  • @Xalimo33
    @Xalimo33 Рік тому

    Mansha Allaah

  • @ramlocrahmanali4413
    @ramlocrahmanali4413 2 роки тому

    Abyo mcney nabraha maxaa la iskaga jaraa

  • @maandeeqhabiib3114
    @maandeeqhabiib3114 2 роки тому

    Abayo shivani& Bronz cream. Hadan is tic malo

  • @hafsaosman8286
    @hafsaosman8286 2 роки тому

    Wll scrubka dahabiga maa fican yhy

  • @fadxiaadan6348
    @fadxiaadan6348 2 роки тому

    Mnsh alllah huno mcn

  • @نجمالغوالي
    @نجمالغوالي 2 роки тому

    lugaha maxaa lagu cadeyaa

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 2 роки тому +1

    Maasha allah qurux dumar dadaal wacan xabibti

  • @qaalimaxamedfaarax1934
    @qaalimaxamedfaarax1934 2 роки тому

    Walshay wajigaygu normal skin weeyan gacamah iyo Lugah noosoo gali please