Geeska africa itobiya hadad hayso uma bahnid cidkake Wayo geeska africa itobaya aya powerka ah midawga afrikana waa waxay itobiya uyeedhiso marka yan la dhayal san itobiya
dhakhsahaa loma saxiixayo. wixii Muuse Biici ka hor choogay inuu arrinkaa dhaqan galiyo baa baa cirro lftarkiisa ka hor chooga,waaba haduu doonayo inuu saxiixo heshiiskaa! maraykankaa la sugayaa inuu Donald Trump la wareegu sidaan filayo. ninkaas waalan baa wax kala dabirikara.
Waxala ogaaday inaan siyaasiyiintu rabin aqoonsi waxay cunanuubay rabaan huguri waxanahay kamasocda dalka
Geeska africa itobiya hadad hayso uma bahnid cidkake Wayo geeska africa itobaya aya powerka ah midawga afrikana waa waxay itobiya uyeedhiso marka yan la dhayal san itobiya
Maya maanu nicin eewaansugeynaa inshallh
Waa kuwaas Habar Awal, " 5 af buu yaqaanaaaa Cirro iyo amaaan nacnac ah bay wadaan", war mucaaradnimada Barta.
Xaqiiiiq weyan taasi somaliland guuuuuuuul insha Allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
⁶😅
InshallAh ya rabi uu fuduude somaliland aqonsiga cadowga somaliland hajabo InshallAh guuuul somaliland d.d.d Alle habarakeyo
guul qaranka soomaaliland
Dawlada somaliland way ku khasbantahay in ay ka shaqayso danta dalka somaliland
Sanadka hore Laacdanka dawladaha waa inanu ku milmin ee uu dhiso siyaasada Gudaha ee qaranka midayntiisa .
Qofka cunsuriga ah murug ayuu u dhintaa guushii wadani ayuu qaadan waayay ninkaan wariyaha isuyaqaan aanse ahayn
MOU wuu surto galaya insha alla
Aqoonsiga waansu geynaa inshaallh bidimillhi kariim❤❤❤❤❤❤guulqaran Maashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Geesi qaran kusoco ♥️♥️♥️
Awalba waa la ogaa inay ka qayb gashay D jabuti
❤❤❤❤🎉🎉🎉
Car Ayaa Barbara Dheefsadoo Harar Ayaa Dhooban Diridhaba
Dhismaha yaa uBadan yaa qaxwaha Dhoofsha Djiboutaan Dhanleenahaye Waa is Dhaga tiraysaane
Sxb. Danta dadka dalka ka hadal qabyalad nin jeclaysi kabax h awal g36 waa wllo sharft subeerna wax hawdhimin waa iga talo inader..by
Shan maidaan dhaafine Burcaad wali dhex joogtaane dhoobadii Adawgaa Lagu dhalaadhinac La haistaa waa qos dhulbahante Ahwaxaad uga dhaqaaqdeene nasoo dhaafa caanaha hashaad dhami taqaanaane
CIRRO HADUU KA HOR YIMAADO MOU DA MEESHA SII JOOGI MAAYO.
adeer iska dhaf dooda kulmiye waxba ma qabto ee kursigu rabay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
sxb waxba ha cabadin
Shacabku naftooday ku yihiin cadow.
Kan waa abaagedhe etoopiyaan
Mweyne cciro waa dulmaasi arkay inuu ictiraafka somaliland ay ka shaqeeyeen xukumaddii hore iyo maraynka oo iyaga diyaar u ah ictiraafka hadii u dalka kowad uu ka dhigto jabuuti waxaa cadaandonta wixii wadani lagu eedayn jiray waxan noqodoonta mucaaridida gudahu waxay ku xidhan tahay sida mudnanta u siin laheyd ictiraafka dalkeen haddii aad ictiraafka keento waxaad hirgelisay hadafkii lixle iyo nagii la midka ahaa top leader of somaliland baad noqon doonta dherigii muuse keriyay ka faaideyso kaas baa dadkeen gudi kara baf iyo maal wixii inaga baxay
Wa runta
،gulayso.geesi.qaran
Aqoonsiga cid uun baa rabta ee inta rabta wax cunista ayaa ka xoigan
Jabuuti maxay inoo haysaa ee inaga soo gala waxay ka dagalamaysa in somaliland la ictiraafin
MADAXWAYNAHA cusubi wuu ku khasban yahay inuu ujawaabo soomaaliya iyo jabuutiba😂😂😂
waa ujawaabayaa markuu so tooso😂😂😂
abu bidaar,cirro danaha Somaliland haduunan sii wadayn gurigiisa haku noqdo!
Siyaasiga waxaa ka xun dadka
Uraye afkaga kajedi mudane muuse bixi
Ciiro must go
hadey soomalilnd u daneynayan habarawal maxey u qateen calanka buluga ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Cirro haduu faraha la galo dhul soomali oo itoobiya loo saxeexo faraha ayuu kaga guban doonaa
Aqoonsiba marabaan reer soomaaliland inyar mooyee
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waar waxba mey rabiin soomalilnd umey daneynen ee kulmiye in aaw solabto ayey raben reer kulmiye
CODKA XUN LAMA DHAGAYSAN KARO CAADIGAAGA U HADAL WALAAL
Waaba nin cod macaan
Teeda kale aqoonsigaad rabteen idinkaa diiday inaad ucodaysaan cidii kasoo horjeedayna idinkaa keenay markaa haw fadhiyina haday sii jirto soomaalilaan inagaa kuburo sidna
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa dawladda somaliland berriga iyo badda ay leedahay.
2.0. Waxayna samayneysaa deked weyn oo casriga ka shaqaysa khaasatan ganacsiga.
3.0. Dhaqaalaha waxa bixineysa daeladda somaliland.
4.0. Dawladda UAE/DP world oo ku ballan qaadday inay ka dhisayso dejedda ganacsiga iyo welliba saldhigga ciidanka badda ethiopia.
5.0. Dhaqaalaha lagu dhisayo dekedda iyo saldhigga ciidanka badda waxa bixineysa dawladda UAE/DP World.
6.0. Dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda waxa yeellanaysa dawladda ethiopia. 7.0. Waxa xaqiiqo ah inayna dawladda UAE/DP World aysan lahayn berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 Km square. 8.0. Waxana xaqiiqada ah inaysan dawladda ethiopia aysan lahayn berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 Km square.
9.0. Waxana xaqiiqo ah inaysan dawladda ethiopia dhaqaalaha ku baxaya dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda ethiopia aysan hal doollar ku lahayn.
10.0. Haddaba xaggee lagu arkay in lagu bixiyo aqoonsiga dawladda ethiopia oo lagu beddesho dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda ethiopia berriga iyo badda oo dhan 400 Km square muddo dhan 50 sanno ah
11.0. Waxa yaableh inay dawladda ethiopia ku ganacsaneyso dekedda lughaya iyo saylac.
12.0. Saldhigga ciidanka badda ethiopia wuxuu illaalinayo dekedda ganacsiga lughaya iyo saylac oo cabbirku dhanyahay 400 Km square ah.
13.0. Haddaba wuxuu sheegay atto abbii ahmed ali inuu berriga iyo badda lughaya iyo saylac ku qaadanayo xoog amaba xeellad. 14.0. Waxayna tahay arrin qasab ah inay ethiopia hesho berriga iyo badda lughaya iyo saylac muddo 50 sanno ah.
15.0. Waxana shares 50% ah laga qaadanayaa shirkadda dayuuradaha ethiopian airlines. 16.0. Markay doontana ethiopia waxay dhahaysa crono virus oo kalkeetto baa dhacay waxbana may soo saarin.
17.0. Waxa iska qaadataan 5% jeebka dawladda ethiopia ka soo baxay.
19.0. Aqoonsiga ay sheegeyso waa afar kelmadood oonay dawladaha africa marnaba ka dhegeysaneyn.
20.0. Ma geyn kartaa dawladda ethiopia aqoonsiga ay sheegeyso General Assembly United Nations. 21.0. Jawaabtu waa maya xaggey geyneysaa aqoonsiga ay sheegeyso .
22.0. Waxan dhahayaa dawladaha africa yaan kaba dhegeysaneyn khuraafaadka ay akhrineyso dawladda ethiopia.
23.0. Waxayna dooneysaa inay ku dhacdo berriga iyo badda lughaya iyo saylac somaliland oo dhan 400 Km square ah.
24.0. Waxa yaableh haddaynu inaku ka faaiideysan karri weyney berriga iyo badda lughaya iyo saylac sida dawladda Puntland. 25.0. Dawladda puntland uga faaiideysatey dekedda garacad oo iyadu maal gashatey.
26.0. lama gadan karayo berriga iyo badda somaliland mana aha wax iib amaba gadasho u yaalla. 27.0. Dawladda UAE/DP world ayaa arrintan wadata oo dhammanteed ka dambeysa.
28.0. Waana khasab in laga saaro somaliland lagana eryo dekedda berbera.
29.0. sabab too ah waxay aaminsantahay madax ku sheegga somaliland haddii lacag la tuso inay berriga iyo badda gadanayaan.
30.0. Waxan ku gabagabeynayaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac lama gadan karayo ama mujaahid ahow amaba dayday ahow.
Daahir jimcaale dhegataag
1.0. Waxan dhahayaa MoU ma waxa uu soo baxay markuu madaxweyne muuse biixi dhammaystey muddo xilleedkiisii sharciga ahaa iyo muddadii kordhintaba.
2.0. Muxuu u soo bixi waayey xilligii atto malase sinaawi amaba xayle Mariam desengllene.
3.0. Muxuu u soo bixi waayey muddadii ka horeysey.
4.0 dawladda ethiopia ma waxay noqotey United Nations General Assembly ee waxay doonaan fulliya.
Ninkii filaya in cirro keenayo aqoonsiyoow ama gabadhii moodaysa inuu keenayoow hadalkaaga hayska khasaarin ciro cidbaa soodhisatay cidii soodhisatayna waa cidii muuse kula colowday muxuu aqoonsi uraadiyay iyo sideebuu heshiiskan ugalay markaa hadaalina weliba iga qora haduuba khilaafo oo uu kushaqeeyo rabitaanka shacabka dagaalkii muuse lala galay mid kaxoogbadan ayaalala gelayaa waayo iyagaa maal gashaday cirro
Fhi❤❤❤
dhakhsahaa loma saxiixayo.
wixii Muuse Biici ka hor choogay inuu arrinkaa dhaqan galiyo baa baa cirro lftarkiisa ka hor chooga,waaba haduu doonayo inuu saxiixo heshiiskaa!
maraykankaa la sugayaa inuu Donald Trump la wareegu sidaan filayo.
ninkaas waalan baa wax kala dabirikara.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dee dadkiisaa gadh siiyey ciro in aay sobaxo
waar walesku fahmey shekadas hhhhh
Wariye adiga imika caduga gudaah ,orodo buuru fuul ,eyayoxo qabilayaalito cil qab
❤❤❤❤❤❤
Guul Darada ugu wayn ee muuse wax ay ahayd Balan qaad ka MOU oo shacabku ka aanu ogolayn Xiligan dadku curd inka yahay.
MOU YAAA DIIDI KARA DHULKA AFKA CIRRO U GELINAYSAAYE.
Shacabku naftooday ku yihiin cadow.