Waa hargeysa iyo waayo waayo. Xaafaddu waa jigjiga yar dhanka badda cas xigta, waddaduna waa ta dhallinta hor marta, dhismuhu na waa ka ay maanta jaamacadda golis ku jirto ee waddada eegaya. Magaaladu way dad yarayd wayna qurux badnayd.... Alle ha u naxariisto maamo Khadra Daahir cige. Saalax qaasimna cimriga Alle ha u barakeeyo.. aamiin..
Abdiaziz Said Haa hada Salax qasim ma heeso mar horaa ugu danbeeysey hada wuu ka fadhiistay Fankii iyo Musikadii labada sidaan filaayo xitaa waxba ma soo tumo laxano ma soo sameeyo Illahay cimri dheer iyo caafimaad ayaan uga beryayaa Ustadka Salax
LE, YawayE, Familyyyyyy systems ooridumaroo murwodumaroo LE wan uwata dumar haween Qaasatan facyaashay Noocyadey Ya bahbahbah bahbahyareey minyarooy lE Nicmaturabi Nicmaturabi
@Abdimajid Ali..Maasha allah illaahay cimri dheer iyo caafimaad ayaan uga beryayaa Fanaanada Qaran iyo Ustaad Salax Qasim Naaji illlaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo i a
Adan Madaxay Aad baan kuu salaamaya waa run heesta meel ayaan ku tuhmaayey meeshii waan ka waayey sxb raadiskeedii heestaa iyo riwaayada waan ku daba jiraa Wali ma hayo waa balan maalinta aan helo inaan channelka soo dhigo Fanaan qaran aad ayaan kuu salamaya Adan Muxumed Kheyre
Saalax Qaasin + Khadra Daahir = 10/10.
Soow sidaas maaha ?
Waxa halkaa iiga muuqda guriga taliska Ciidamada qaranka Somaliland, waa Hargeisa Hadh-wanaagsan oo burbur badani ka muuqdo, Khadra dhool iyo Saalax waan idinla hayaa
@Ahmed Mouse Maasha alah waa Hargeisadii hore 1987 iyo sideey aheeyd. Maantana waa Caasimad buuxda dhinac walba Maasha allah
Waa hargeysa iyo waayo waayo. Xaafaddu waa jigjiga yar dhanka badda cas xigta, waddaduna waa ta dhallinta hor marta, dhismuhu na waa ka ay maanta jaamacadda golis ku jirto ee waddada eegaya.
Magaaladu way dad yarayd wayna qurux badnayd....
Alle ha u naxariisto maamo Khadra Daahir cige. Saalax qaasimna cimriga Alle ha u barakeeyo..
aamiin..
Aamiin Aamiin yaa rab
Waa halka dabaqa jamacada Golis ku jirto nin ciidagale aya lahan jiray garoonkii baskidka iyo dhalinta kacaanka
Waa xiligaan dhashay wlhi mama khadra yaraanteedi quruxley ayey ahayd
*Saalax qaasim waa Ninkii khadra daahir soo saaray oo aad ugu dadaalay runtii kaddib waa tii ay Sifiicn usoo baxday Saalax qaasim waakaa haddaba Kabanka utumayo ma aqaanni Baryahan wuxuu umuuqan la'yahy*
Alle ha idiin wada danbi dhaafo
@Ahmed Hilaac aamiin aamiin ya rab
Waa iska dhaafay Saalax hadda isagoo la wareysanaayo baan arkay oo yiri hadda nin weyn baan ahay looma baahna inaan sii heeso.
Abdiaziz Said
Haa hada Salax qasim ma heeso mar horaa ugu danbeeysey hada wuu ka fadhiistay Fankii iyo Musikadii labada sidaan filaayo xitaa waxba ma soo tumo laxano ma soo sameeyo
Illahay cimri dheer iyo caafimaad ayaan uga beryayaa Ustadka Salax
Wlhi wakanaa dadka istaahila title ka LEGENDnimo👏👏😄🙋waaah waah
Hobolada Waaberi iyo nabadaaan heesanay wadankenaa❤
Illahow inti dhimatay unaxariiso
Magaaladan waa tee ma hargaysaa.
Maamo khadra daahir cimri dheer iyo khaatumo kheyr adiga iyo saalax qaasin aamiin
Aamiin aamiin ya rab
Sawdkii qaraamiga ahaa ee Xaafuun.
Hadii aan dhaawacaaga
Udhiman waayo dhab maaha
Waxaan la dhuubnahay 👌
"Haddii aan dhaawacaaga u dhiman waayo
Dhab maaha waxaan la dhuubnahay!"
Laxamada aan aadka u jeclahay xaafun kow ayuu ka yahay wllhi dhagaha aad bey ugu raxestan
LE, YawayE, Familyyyyyy systems ooridumaroo murwodumaroo LE wan uwata dumar haween Qaasatan facyaashay Noocyadey Ya bahbahbah bahbahyareey minyarooy lE Nicmaturabi Nicmaturabi
Maamo khadra dahir cige long life 👌❤️🙏
Wakuwaas dadkii fanka iskalahaa 👏
Khadra daahir
Iyo
Saalax Qaasin
Bada cas hargeysa Sumer time opp
Laxankii Maxamed Saciid GuRoonJire Aun 👍🏼
Waaaw inaba caadi maha eeesh qiyaasak
Waa hees xusuus mudan
Naasir Cabdi
Aad iyo aad waa hees qaaliya
Cajiiiiiiiib
Xaafuun iyo boqoradii jeceelka
Hadii la idhihi lahaa suugaanta soomaalida oo dhan waa labaabi'naayaa ee hal fanaan dooro oo lagui reebo waxaan shaki la.aan dooran lahaa khadra daahir cige
@Abdimajid Ali..Maasha allah illaahay cimri dheer iyo caafimaad ayaan uga beryayaa Fanaanada Qaran iyo Ustaad Salax Qasim Naaji illlaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo i a
@@SOMALIMUSICCULTURE aaamiin aamiin dhamaanteena
Aamiin aamiin ya rab walaal
Y, as,
Hello sxb somali music & culture
Heestii aadan muxumed khayre eed tidhi waan idin la wadaagaya kidare soodaa
Waanaan ku salaamayaa waa aadan muxumed laftiisiiye tolaw waa kuma ninkaasi waa nin aanu is garanaynee
Adan Madaxay
Aad baan kuu salaamaya waa run heesta meel ayaan ku tuhmaayey meeshii waan ka waayey sxb raadiskeedii heestaa iyo riwaayada waan ku daba jiraa
Wali ma hayo waa balan maalinta aan helo inaan channelka soo dhigo
Fanaan qaran aad ayaan kuu salamaya
Adan Muxumed Kheyre
Magaladu waa hargeysa sanadkuna waa1985 haa waa intaanay dhismine
Talow Waa Sanadkee
Waa 1987 kii iyo Hargeisa muuqaalkan
@@SOMALIMUSICCULTURE mahadsanid sxp Lkn goobta ma garaneysa yacni Xaafadas inan si u garanayo u malayne
heesihii subciska ah ooooooff alla yaacisk moma khadro daahir cige illaahay ha noo daayo. SAALAX QAASIM BAA U TUMAYA KABANKA AUN
Saalax wuunoolyahay englan buudeganyahay
@Shiine Togdheer wuu Noolyahay Fanaanka Salax Qasim Naaji wuxuu degan yahay wadanka Ingiriiska sida uu inoo sheegay @Haashim Bare
Waa xog sugan @Haashim Bare
Xaafuun baa heeskan la dhahaa
@@AbdiazizSaidAhmed haa sxb waa sax waa hees fanaaniin badan qaadeen
Radio haaysa 1998
Salax qasin waa fananantii hobolad waberi tolw xage ayu ku danbeyey khadra ayaa la weydinay
Wooow caadi ma ahan
@Muktar Ali aad iyo aad waa hees macaan
Halkan yaa garanayaa
👍
Haaa
Magaalada iyo goobta la joogo yaaa nagu caawin kara, koley magaalooyinkaan naqaano sidaa hargeysa haday tahayna waa intaanay dhismin.
Meeshanu waa definitely Hargeisa....gar ahan xafadaa Bada Cas...schoolki la oran Jiray ''Dhalinta kacanta'' hortisa waliba.
Waa Hargeisa
Waa xirada ciidanka
@@fahadali1912 nio alle waa ku garan siiyay
Waa hargeisa xafadadu jigjiga yar kaso horjeedka xaruntii dhalinta guriga iyo kala siman ee isku midka yihiin waxa laha alle haw naxariiste claahi yare shodhe bidhan cidagale ilahay haw naxariiste hadaa waxa ku jirta jamacada golis labadaba siida ula soco