Laba will oo kala weyn labo sano, ayaa hadii kan yar hal sano laga jaro, oo lagu daro kan weyn da'diisa waxa uu ka weynaanayaa afar sano, haddiise kan weyn laga jaro da'diisa hal sano oo lagu daro kan yar da'diisa waxay noqonaysaa isku da'a,haddaba sheeg da'a ay labada wiil kala jiraan Kajawaab mas'aladaan si aan u ogaado inaa tahay kuxeeldheere xisaabeed
Ma aha wax sidaas u sii fog sheekh. Asalkeeda aan kuu sheego halkey ka timi. Waxey aheyd hadii ay jiraan shimbiro geed saaran iyo kuwa dhul jooga oo kuwa geedka saaran midi ka duushu waxey ahaanayaan tiro isleeg se hadii kuwa dhulka jooga midi ka timaado laba jibbaar ayay isku ahaanayaa. Tusaale ahaana waxa ka mid ah 5 iyo 7 geedka waxa saaran 7 dhulkana waxa jooga 5 hadii geedka midi ka timaado oo dhulka soo gaadho waa lix iyo lix se hadii ay dhulka midi ka timaado waxey ahaanayaan 4 iyo 8 markaas waxaan u maleynayaa kuwa intay wax yar soo akhristaan meelahaas iska xariifiya qof kaa aqoon badan kaana waayo aragsan haysku dayin inaad nolosha uga waranto waligaa qunyar soco wll waa iga tallo
maclin ugu horeyn asc kadib xldaada kwrn waa arday somaliyeed oo kaa cod sanaya in aad noo soo badisid casharada jajabka sida jajab qumane, jajab maqumane iyo jajab isku dhafan oo english ahaan loo yaqaano proper fraction, improper fraction and mixed fraction waa intaas maclin
Maasha allah alaha kubarakeeyo
Mansha Allah I never understand math before you teacher
M.a jazakumulahu khayr
masha Allah ustad Allah ha kaa yaalo noqdo
Mnshlh ustaad جزاك الله خيرا
Macallin masha allaah
M.a jazaakallaah Ustad
Waad mahadsanid mAclin
Masha allah our best ustad
Alle ha ku dhowro
Ma'ashaa Allah macalin Tabuuk
Mahadsanid ustaad masha allah
Masha allaah alle haku xafido ustaad.
Somteachonline waxan leyahay hormar waxan
Laba will oo kala weyn labo sano, ayaa hadii kan yar hal sano laga jaro, oo lagu daro kan weyn da'diisa waxa uu ka weynaanayaa afar sano, haddiise kan weyn laga jaro da'diisa hal sano oo lagu daro kan yar da'diisa waxay noqonaysaa isku da'a,haddaba sheeg da'a ay labada wiil kala jiraan
Kajawaab mas'aladaan si aan u ogaado inaa tahay kuxeeldheere xisaabeed
Ma aha wax sidaas u sii fog sheekh. Asalkeeda aan kuu sheego halkey ka timi. Waxey aheyd hadii ay jiraan shimbiro geed saaran iyo kuwa dhul jooga oo kuwa geedka saaran midi ka duushu waxey ahaanayaan tiro isleeg se hadii kuwa dhulka jooga midi ka timaado laba jibbaar ayay isku ahaanayaa. Tusaale ahaana waxa ka mid ah 5 iyo 7 geedka waxa saaran 7 dhulkana waxa jooga 5 hadii geedka midi ka timaado oo dhulka soo gaadho waa lix iyo lix se hadii ay dhulka midi ka timaado waxey ahaanayaan 4 iyo 8 markaas waxaan u maleynayaa kuwa intay wax yar soo akhristaan meelahaas iska xariifiya qof kaa aqoon badan kaana waayo aragsan haysku dayin inaad nolosha uga waranto waligaa qunyar soco wll waa iga tallo
Thanks teacher my allah bless you 🙏
Mahadsanid macalin waan kaa faaidnay
Mnsha alllh alle hakaa abaal mariyo
Maashaa Allah mursaliini
MashaAlah wlhi
Thanks my teacher
Maahmaahdan waxa kaa maqli jirey waagii iskuulkii Tabuuk 1999
Thank teacher
Ustaad aad baad umahad san tahay,sidoo kala sometech
Waxan codsanayaa inaad sii wadaan.
Maclin ples xisaab yahan iga dhi maclin was codsi
Head teacher keep going
Macallin ( Mursal / Tabuuk / Hala ) xasuus ayuu na geliyay iyo maalmaheenni Private-kiisii Tabuuk ee Dharkenleey.
Macalin wanagsa
Jo metry ayaan rabnaa ustaad
جزاك الله خير اخي💙💙
M.a wax badan ayaa ka faa'iiday
Utaadka waxaan ja codsaneynaa inuu nooso diro cabirada mitirka culeyska waqtiga sida loo xisaabo
Maashalah guuleyso,suaal markaad doonayso islaeg inaad sameyso tiro kasto ma iska qaadanaysaa mise tiro mucayin ah baad qaadanaysaa.
M..a ustaadi
M.a teacher
Mahadsanid ustaad lkn ustaad nosi wad
Ustaadii meel aan kaala soo xiriirno noosheeg
0615507106 macalin Maxamed
@@Somteachonline mahasanid ustaad
Mahad sanid ustad
waaaw
Part two away macalin ?
Algorithms , ustaad noo biloow
Gometiry noo soo dir
Please ilso xiiriir
😢