GURIGEENA CUSUB AN USOO GUURNAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 230

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  3 роки тому +21

    ua-cam.com/channels/otgIvmDaRa0HBJbi7sSTYg.html waakana shayma subscribe ku sharfa fatlan🥰

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 роки тому

    Thanks for sharing qaaliyeey. Alle swc Haku fududeeyo guure taanka guurid easy ma aha qaaliyeey thanks for sharing.

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 3 роки тому +10

    Uurkan qurux ku noqotay mashaallah

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 3 роки тому

    Maansha Allaah Ilaahay haydiin barakeeyo guriga cusub iyo Alaabta cusub Allaah yaxfidhum jamiican Allaahumamiin

  • @fatushsharif5504
    @fatushsharif5504 3 роки тому

    Asc Abayo ilahey ha idin barakeyo guriga cusub waxan ku weydinaya hoyo nacima inte ku danbeysay war ma ka heysa? Iso jawab Abayo hada janis u hesho

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 3 роки тому +1

    Tolo ma wiil baa soo socoda somali waan naqaanaa wiilasha waa loo dabaal degaaye

  • @xasanmaxamud2470
    @xasanmaxamud2470 3 роки тому +8

    Hoogaa lacag baad sameesen.mashaalah alaha idinbarakeyo

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 3 роки тому +1

    Maryan alaabtii Hore maxaa ku dhacay mase meel fog baad u guurteen abaayo barwaaqo daada qarso nimcada waa la qarsadaa indhaha badan ma fiicna abaayo xagee dagan tahayna qaahiro ayaan usoo guuri rabaa Hayl caashir meesha soomalida

  • @QAYSANDRAHMA
    @QAYSANDRAHMA 3 роки тому +6

    MashaAllah Guri barwaaqo Allah idiin ka dhigo

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 3 роки тому +1

    MashaAllah alaha ha idin barakeyo, laakin sawirka guriga aad kuso dhajisay aya mooday.

  • @I.A.IBRAHIM
    @I.A.IBRAHIM 3 роки тому

    MANSHA ALLAAH ILLAAHAY HA IDIIN KA DHIGO GURI KHAYR IYO BARWAQO IDIIN LEH INSHA ALLAAHU ILLAAHAY HA IDIIN KU XIFDIYO XABIBTI QAALI QURUXEEY DHAMAAN TIIN QALBIGA AYAA KUJECEL XABIBTI MARYAM INSHA ALLAAHU KHAYR BADAN AYAAN IDIIN RAJAYNAYAA

  • @qisooyinkacrime1334
    @qisooyinkacrime1334 3 роки тому

    Wiiil ayay wadaaa maanshaaa alaaah. 3 gabar iyo wiil allle ha ku barakeeyo

  • @queenahlaam116
    @queenahlaam116 3 роки тому

    Mash allah wllo waan ku farxay guri badalkaaga in abdana waan sugayay inaad badasho hore u socda hormarkina wan ku farxay

  • @shushusharaf9018
    @shushusharaf9018 3 роки тому

    Abaayo guurid badanidaa mafcn gediga badan aniga qasatan majeci🥰

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Рік тому

    Mash Allaah ilaah haydin xiftiyo❤❤❤ Amiin

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 3 роки тому +6

    Asc Abaayo ducada ku aqrista acuudu bikalimatillaahi taamati min shari maa qalaqa

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 3 роки тому

    Masha alaha alaha Hardin barkeyo gurkha Cubs alhana idinfudideyo arimihiin o dhanba

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 роки тому

    Ma sha Allah tabaarakallh So beautiful at home or furniture guri. Khayr qaba Allah ha idiin ka dhigo Amiin amiin ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼👍👍👍👍👍👍 wan idiin salamay Maryan and Shayma

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 3 роки тому +1

    Wow waxaa idiinku dhacay bahal guriya Masha allah

  • @antgantg9028
    @antgantg9028 3 роки тому +2

    Mansha,Allah nice guri kherqaba
    Allaha idinka dhigo Amiin

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 3 роки тому

    Scw Abdilahi iyo Maryan. MashallAh
    Tabarakallah. Allaha inigo Xafido
    🏘️🏘️🏘️💕💕💕🎊🎊

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 3 роки тому +3

    Maanshaa Allah Tabarakalah Guri Qurux badan Walaahi. Allaha idin Calfo.

  • @rahmoabdi6667
    @rahmoabdi6667 3 роки тому +1

    Mansha alah maryan iyo abdale wan idin jecelahay ilaahay ha foosha hakuu fududeeyo

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 3 роки тому

    Mashallah open plan aaladhaha fadhiiga iyo jikaada iskufuran waa normal dibaadaa

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 3 роки тому

    Mansha Allah guuri barwaaqo Allah idinka dhiigo

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 3 роки тому

    Maansha Allah ilaahey ha idiin barakeyo qoys isku duuban baad tihiin maansha Allah maansha allah🙏♥️👌💕

  • @اميرةشيخ-م9ه
    @اميرةشيخ-م9ه 3 роки тому

    Masha allh qurux caafimaad kugu nolaado xbbty ducadina ha hilmaamin أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق

  • @ubahali783
    @ubahali783 3 роки тому

    Mashaa Allah walaalo biyo badan cab. Gurigaaga cusubna Allah ha kuu barakeeyo.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 днів тому

    Familyyyyyy Sytems Faracjiil, dumar iskabataqbataqsanayso badanaa said, oo doqoneey said ah blenty , waleeneey lakala Y AQoba lakiin teen dumar Naago dumar teen ya ahey Noolaba murwodumaroo Qiimobadan QEYOBADAN dagan fariidad Facyaashay troonEey Noicyadey buux Sabiriineey Batients RiyaaqEEy Y JEMAADEEEY Yanogasho

  • @queenorimas3638
    @queenorimas3638 3 роки тому +1

    Masha allah wllalahay qali allaha idin barakeyo noloshina insha allah qeyr abadn cafimad allaha idisiyo

  • @khadracige4563
    @khadracige4563 3 роки тому

    Asc mryn wn ku slmy wll hadaa gabadh dhashid nashaad ubixi abaayo

  • @anisaaragsanjama679
    @anisaaragsanjama679 3 роки тому

    Waan dareemay in aad Africa joogtaan sababtoo ah aniga Maraykan baan ku noolnahay guri marka furisiisa lagu siiyo isagoo clean ah nadiif ah baa lagu siinayaa

    • @hanaashafici7231
      @hanaashafici7231 3 роки тому

      Africa dhan saas maha kenya ayan daganahay furaha marki lagugu warejinayo waa nadiif ayaga rinjiyeynayo halmel ayago kahalesnen ayaa lagugu warejina marka gureydane sas waye lacagta dibosiga ah ayaa lagu hagajina waxii kusonoqdne wa lagusinaa

  • @Queen-official
    @Queen-official 3 роки тому

    Mashallah Kenya in aad ku nooshihiin lee umaleyn jiray wlhi 😘😘😘

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 днів тому

    Yabsuttly Runeey badanbadan wa dhanka kalE YQayeeto EhEEyE EhEEyE Yabsuttly soo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN oncourseee oncourseee sax

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 3 роки тому

    Alaah idin barakeeyo aboowe adiga iyo xaaskaaga iyo caruurtaada
    Maasha allaah guriga qeyr qana insha alaah

  • @farhiayhassan8820
    @farhiayhassan8820 3 роки тому

    Guri barwaaqo barakeeysan Illaahay haidin kaga dhigo walaashy qlli

  • @sahraolad5637
    @sahraolad5637 3 роки тому

    Maasha allaah ilaahay ha idin barakeyo ilaahau ha idinka dhigo Guri qeyr qabo xaafadee u soo guurtey wahashtiini aei awi 🥰❤

  • @farhiajama5556
    @farhiajama5556 3 роки тому

    Masha Allah Allah ha idinbarakeeyo abaayo guri khyr qaba Rabi ha idinka dhigo

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 роки тому

    Maasha alaah tabaarakalaah laakiin Africa maxaa waaye qolada guriga ka baxeeso in ay nadiifiyaan aa la rabay mabruuk Abaayo Maryan 🥰🥰🥰👏👏👏

  • @محبوبةالملاين-ه6ص
    @محبوبةالملاين-ه6ص 3 роки тому

    Guri khyr qabo Alle hakaga dhigo xabbti mashallah

  • @malyounbawazir8870
    @malyounbawazir8870 3 роки тому +2

    Masha allah mabrug xabibti qer kisa allah idin siyo shartissna alah idinka riddhigo

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 3 роки тому

    Masha Allah tabarakalaah guriy khayr leh Allah ha ka dhigo wallo

  • @nastehaalinoor6355
    @nastehaalinoor6355 3 роки тому +4

    Masha Allah tabarakallaah illahey ha barakeyo guriga

    • @qaalidumar1591
      @qaalidumar1591 3 роки тому

      Masha allah guri qurux badan iyo alaab qurux badan

  • @fardowsadaganofficial7585
    @fardowsadaganofficial7585 3 роки тому

    Mnsha allah ilaahy guri khyr qaba haynika dhigo guurow wa howl

  • @amalyamani3384
    @amalyamani3384 3 роки тому

    Manshalh ilhy haydin barakeeyo

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 3 роки тому

    Asc maryan baby madhashey gurigiina allah barakeeyo

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 роки тому

    Masha allh walaal plz ii soo boqo UA-cam keega ina shergareey plz asxabta ismoojiya

  • @sacduushraage5196
    @sacduushraage5196 3 роки тому

    Hooray usocda mar hadaa yuotube lacag kasameysid waa iska saan waa in nolasha laga daremo ilaahey nolasha hakuu qurxiyo adiga iyo xajiga

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux Рік тому

    Hhhhhh
    Gutigiina
    Maxaad kaga sheegeysaan dadka
    Ar soomaaliyaa
    Dhaqankaa ka halaabay

  • @umumucad8007
    @umumucad8007 3 роки тому

    Maryan abayo kukarka magacisa iisosheg qali

  • @anabh5771
    @anabh5771 3 роки тому

    Mashaa Allah ilaahey ha idin barakeyo guriga mid kheer qabo ha idinkaga dhigo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 3 роки тому

    Masha allaah tabarakallaah ilahay hadin barakeeyo aamiin yaa allaah

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 3 роки тому

    Manshallah caruurtada kuweyga kumagac yihin lakin kuweygaa ka waaweyn Nihal Nawal manshallah

  • @fatimaali7514
    @fatimaali7514 3 роки тому

    Mansha,Allah ilahay haku barakeeyo guriga cusub

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 3 роки тому

    Masha allah guri barakeysan allaha idin kaga dhigo

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 3 роки тому +3

    Aroos baaba tihiin 😃❤️💐

  • @hodansugule5475
    @hodansugule5475 3 роки тому

    Asc abyo qaali maryan ilaahy haidiin fududeeyo Geeduga insha alah

  • @maimunamohamed9308
    @maimunamohamed9308 3 роки тому +4

    MashaAllah Allahuma barik..

  • @faiza4067
    @faiza4067 3 роки тому +2

    Maansha allah allaha ku barakeeyo aamiin🌹

  • @nadamuqtar6086
    @nadamuqtar6086 3 роки тому

    Masha allh guriga zaaid aa unadiifiseen

  • @mychannel-kt3dj
    @mychannel-kt3dj 3 роки тому +1

    waaw waw waw waw masha alaah guri qeer qabo alaha idiinka dhigo

  • @dii560
    @dii560 3 роки тому

    Maa shallaah alaab quruxbadan waad dhigatey illaah ha kuu calfo sharafey

  • @nasroaden2469
    @nasroaden2469 3 роки тому

    Maryan mamo rabta inay kulasooxiriirto baan ahay marka meel aan kasooxiriiro isoogudbi inshaLlah

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 роки тому +1

    Maasha alaah abaayo guri QEYR qaba ilaah niiga dhigo

  • @fosiyacawil727
    @fosiyacawil727 3 роки тому

    Asc wllo .maryan cali ilaahay hakuu fududeeyo hawlaa dhamaantood

  • @farxiyoalijamac4945
    @farxiyoalijamac4945 3 роки тому

    M.a allah idin barkeyo abyo

  • @haninora533
    @haninora533 3 роки тому

    Mashallaah Tabaarakallaah Allaha idin barakeeyo guri barakeesan Allaha idinka dhigo Amiiiiiiiiiin🤲🌻☀️✨

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 3 роки тому

    Maryaneey was ku waaynay macaanto i love you abaayo

  • @fatushsharif5504
    @fatushsharif5504 3 роки тому

    Mahadsanid Abayo

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 3 роки тому

    Manshallah abayo allaha kufudeyo

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 3 роки тому +1

    Masha allaaah allaha idiin barakeyo

  • @زينبمحمد-ج5غ1ج
    @زينبمحمد-ج5غ1ج 3 роки тому

    Maasha alaah raas qawoow alaha idinka kadhigo

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 3 роки тому

    Mashaa allah illaah ha idin barakeeyo fmly quruxbadan

  • @kafiyahussein2593
    @kafiyahussein2593 3 роки тому

    M allah guri khayrle alaha idinka dhigo

  • @hudacabdi1139
    @hudacabdi1139 3 роки тому +2

    Mashaa Allah alle haydin barakeeyo guriga

  • @aaminaxasan978
    @aaminaxasan978 3 роки тому +2

    Maryaneey.yuo.top.yaa.lacag.badanaa.kkkkk..ma.xalaalbaa.lacagtiisu.baayo

    • @xamdinaasir9647
      @xamdinaasir9647 3 роки тому

      Xalaal ma ahan lacag been iyo madadaalo lagu sameeyay

  • @maryamamohamed4381
    @maryamamohamed4381 3 роки тому

    Acw maryamo guri qeyr qabo insha allaah

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 3 роки тому +3

    Mansha allah allaha idin barakeeyo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 роки тому

    Guriga idinka maa len maryan allaah kuu fududeeyo

  • @nuuraa1710
    @nuuraa1710 3 роки тому

    Mashallh guryaha waaween caruurta ufiicanyihiin

  • @qisooyinkacrime1334
    @qisooyinkacrime1334 3 роки тому

    Uuur ayeey leedahay maryan

  • @hagarka1
    @hagarka1 2 роки тому

    Scm xafadiina 4 jiif iyo salooto weeyn meeqo waayo walaalo adiga oo mahadsan

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 3 роки тому

    Allah Hidin barakeeyo amen

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 роки тому

    Maasha Allah ilaahey ha idiin barakeeyo gurigiina

  • @fartunmohamedmohamud1669
    @fartunmohamedmohamud1669 3 роки тому

    Abaayo maryan waxan rabay inaa kula so hadlo xabiibti

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому

    Hi Cabdullahi waad shaqeysatey 👍🏼

  • @ubahelmi9164
    @ubahelmi9164 3 роки тому

    Mashallah sis beautiful house 💕

  • @qaalimacalin3152
    @qaalimacalin3152 3 роки тому

    M.a family qurux badan allha idin dhoowro

  • @-KaylaCrownOfRaurels-
    @-KaylaCrownOfRaurels- 3 роки тому +1

    Masha Allah روعة روعة ان شاء الله ربي يبارك لكم في البيت وتتهنوا فيه يارب

  • @naimomohamed3787
    @naimomohamed3787 3 роки тому

    Masha allaah alfa Mabruk Ukhti

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi 3 роки тому

    M.a alle haidin barakeeyo xabibtii Maryan❤❤

  • @ronaldofan1465
    @ronaldofan1465 11 місяців тому

    Mashalaha 😊

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 роки тому

    Masha alah guri qeer ah ilaahay ha idin ka dhigo

  • @shukrimahamud6648
    @shukrimahamud6648 3 роки тому

    Masha Allh. Guri kharaba qaba

  • @qaalisharaf5465
    @qaalisharaf5465 3 роки тому +3

    Cabdulaahi maxa ku dhacey kiiski ikran kama hadlin soo tuu gabdhaha xaquuq duda ka hadli jirey

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 3 роки тому +1

    Mash Allah wil sugeynaa inshallah 💐

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +1

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 3 роки тому

    Shaymaa mgc muslim miyaa talow

  • @lalakids907
    @lalakids907 3 роки тому

    Abayo lakiin cariiri uu idiinku yar yahay