JUBBALAND: Wajiga labaad ee shirka nabadeynta colaadda Luuq

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Wajiga labaad ee nabadeynta colaaddii ka dhacday degmada Luuq ee u dhexeysay beelaha Macalin Wayne iyo Gabaawayn ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, iyo saraakiil ka tirsan Jubbaland.
    Colaaddan ayaa sababtay dhimasho iyo dhaawac, iyadoo dad ka badan 700 ay ku barakaceen.
    - Reporting by : Abdikaafi Adan.

КОМЕНТАРІ •