Maxaabiista Somaliland iyo Khaatumo oo jigjiga lagaga wadahadlayo iyo Ergooyinka dhinacyada ku sugan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Qudcur Gude waa munaafaq❤

  • @iftin2024
    @iftin2024 2 місяці тому +2

    Warkan run maaha waayo beesha garxejis maxaabiis ay haysataa ma jirto, dawlad baa haysata dawladana garxejis masuul kama aha

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 2 місяці тому

    waa war aan jirine

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 місяці тому +1

    Horeba cadowga somaliland wadani iyo gx waay kula kuli jireen faysal iyo ciro magmdaxda dhaqanka gx wadamada kala ah kenya Nairobi Ethiopia iyo wadamo kaleba hore waay kula kulmeen dagaalka sool kahor waana kuwa dagaalka somaliland galiyey waa iyaga waxaan leeyahay cadowga somaliland ilaahay hajabiyo ishalah

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 2 місяці тому +1

    Warkani macada

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 2 місяці тому

    Maxaad cadayn kahaysaa dawlada somsliland inay uigmatay odayaal dhaqan

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 місяці тому

    Walaala meesha somaliland maaha ee waa yura daarooda iyo daarooda waa garaxajisa oo kasoo lumaya daarooda maaisaaqa iyo somaliland toona

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 місяці тому

    Maxay. U. Geenayaan. Jiniiga. Maxaabiisata. Ma. Jeelbaa. Heelaan. Wanaagasan. Ikahoow. Ka. Xaafiifida. Caadoowaga. Gaamuuray. Biska

  • @Ahmed-q5d2n
    @Ahmed-q5d2n 2 місяці тому +1

    Waya guule niicdan aad latimid wamaxay?😅😅😅

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 місяці тому

    Iska hadle. Ssc dawladeeda uun ba ka hadli karta maxabista

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 місяці тому +2

    Waa caadi ee Hala iswaydarsado Haynta waxba Tari maysee

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 2 місяці тому

      @@IsmailMohammed-v5w hadaa dii Daan waa caadi ee hahaystaan

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 місяці тому

    Garxajis ka soo daaya , somalailand ,maxaabiista daarood ma sii deyn karto

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 місяці тому

    Ma ogolin sxb

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 2 місяці тому

    Raga xidhani wa iskukus waxna wawadaqabaya dadkahayana wa somaliland siwacan hawladhaqman wayo lakaladegimayo hadilanolado

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 місяці тому

    Maxaabiista daarood miyay sii daynaysaan waa lzydin sirayaa from.ciise isaaqow is qaybintan iska daaya darod waa isku af isku aragti ka fogaada boranbagaandhadz from ciise😅

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 2 місяці тому

    beenaale qaawane