GUUGUULE MEDIA
GUUGUULE MEDIA
  • 275
  • 1 288 242

Відео

Ismaaciil C Geelle oo Baqdinta Somaliland Heshiisyo Halis ah u Saxeexday iyo Jabuuti oo Maxmiyad ah
Переглядів 12 тис.2 години тому
Ismaaciil C Geelle oo Baqdinta Somaliland Heshiisyo Halis ah u Saxeexday iyo Jabuuti oo Maxmiyad ah
Laascaanood Dilalka Qorshaysan oo kor u dhaafay 44 Qof iyo Somaliland oo loogasii daray magaaladan
Переглядів 3,9 тис.2 години тому
Laascaanood Dilalka Qorshaysan oo kor u dhaafay 44 Qof iyo Somaliland oo loogasii daray magaaladan
Aqoonsiga Somaliland oo Europe ilaa Afrika sida Roobka u socda UK iyo Ethiopia oo Waraaqo bixisay
Переглядів 8 тис.4 години тому
Aqoonsiga Somaliland oo Europe ilaa Afrika sida Roobka u socda UK iyo Ethiopia oo Waraaqo bixisay
Deni Isaaq iyo Hawiye ayaa Nagu Xasuuqay Gaalkacayo iyo Laascaanood Deni oo is Hilmaamay dagaaladii
Переглядів 3,5 тис.7 годин тому
Deni Isaaq iyo Hawiye ayaa Nagu Xasuuqay Gaalkacayo iyo Laascaanood Deni oo is Hilmaamay dagaaladii
Garaad jaamac Shareecada islaamka ayaanu isku xukumaynaa kulan xasaasiya Xubno maxaakiimtii ah
Переглядів 4,6 тис.7 годин тому
Garaad jaamac Shareecada islaamka ayaanu isku xukumaynaa kulan xasaasiya Xubno maxaakiimtii ah
Somaliland oo Faarax macalin ku guulaysatay in uu is difaacikariwaayo iyo cabashada taageerayashiisa
Переглядів 17 тис.14 годин тому
Somaliland oo Faarax macalin ku guulaysatay in uu is difaacikariwaayo iyo cabashada taageerayashiisa
Maxaabiista Somaliland iyo Khaatumo oo jigjiga lagaga wadahadlayo iyo Ergooyinka dhinacyada ku sugan
Переглядів 6 тис.14 годин тому
Maxaabiista Somaliland iyo Khaatumo oo jigjiga lagaga wadahadlayo iyo Ergooyinka dhinacyada ku sugan
Dumarkii oo raga laga dhiciyey Raga Faqiirka hala guursado Waan kusoo dheregnaye Gabadh Qaali ah
Переглядів 3,3 тис.16 годин тому
Dumarkii oo raga laga dhiciyey Raga Faqiirka hala guursado Waan kusoo dheregnaye Gabadh Qaali ah
Aqoonsiga Somaliland oo xamar ogolaatay iyo Saamiga Woqooyi oo meesha laga saaray dalkiinii aada
Переглядів 20 тис.19 годин тому
Aqoonsiga Somaliland oo xamar ogolaatay iyo Saamiga Woqooyi oo meesha laga saaray dalkiinii aada
Laascaanood Habarjeclo oo magaalada nin u dirtay ma Hawlgal baa iyo Deeqo Afro oo laga shakiyey
Переглядів 6 тис.21 годину тому
Laascaanood Habarjeclo oo magaalada nin u dirtay ma Hawlgal baa iyo Deeqo Afro oo laga shakiyey
Somaliland Waanu Burburinaynaa waddo kasta oo aanu u marno Cod Sira Ismaaciil C Geelle dagaalka Dj
Переглядів 26 тис.21 годину тому
Somaliland Waanu Burburinaynaa waddo kasta oo aanu u marno Cod Sira Ismaaciil C Geelle dagaalka Dj
Somaliland oo Xidhxidhaysa Masuuliyiin khiyaano Qaran ku Eedaysan iyo dagaalkii cadowga gudaha
Переглядів 1,8 тис.День тому
Somaliland oo Xidhxidhaysa Masuuliyiin khiyaano Qaran ku Eedaysan iyo dagaalkii cadowga gudaha
Faarax Macalin Horgeeynta Sharciga iyo Garsoorka Laanta Rabshadwadeyaasha dhamaadka Siyaasaddiisa
Переглядів 7 тис.День тому
Faarax Macalin Horgeeynta Sharciga iyo Garsoorka Laanta Rabshadwadeyaasha dhamaadka Siyaasaddiisa
Laascaanood Maxaabiistii Somaliland oo ay Guddiga Igad iyo Bisha cas Booqdeen iyo dedaal loogu jiro
Переглядів 9 тис.День тому
Laascaanood Maxaabiistii Somaliland oo ay Guddiga Igad iyo Bisha cas Booqdeen iyo dedaal loogu jiro
Firdhiye oo Xarunta Baarlamaanka xoog iyo ciidan ku qabsaday iyo kooxihii kasoo horjeday oo ka baxay
Переглядів 3,9 тис.День тому
Firdhiye oo Xarunta Baarlamaanka xoog iyo ciidan ku qabsaday iyo kooxihii kasoo horjeday oo ka baxay
Ceerigaabo dagaal ka dhacay duleedka magaalada Firdhiye oo garabkiisa laga baxay iyo Hubka la dhacay
Переглядів 4,9 тис.День тому
Ceerigaabo dagaal ka dhacay duleedka magaalada Firdhiye oo garabkiisa laga baxay iyo Hubka la dhacay
Somaliland Burburinta Xisbiyadii Jeegaanta Habarjeclo iyo Habaryoonis oo iska kaashanaya Siyasada
Переглядів 1,4 тис.День тому
Somaliland Burburinta Xisbiyadii Jeegaanta Habarjeclo iyo Habaryoonis oo iska kaashanaya Siyasada
Laascaanood Firdhiye oo xoog iyo Ciidamo u adeegsaday magaalada iyo Xaalad culus oo kacsan
Переглядів 6 тис.День тому
Laascaanood Firdhiye oo xoog iyo Ciidamo u adeegsaday magaalada iyo Xaalad culus oo kacsan
Firdhiye iyo Soo Afjaridda SSC oo Subaxa loo balamay Mooshin Xilka qaadis oo Puntland hogaaminayso
Переглядів 7 тис.День тому
Firdhiye iyo Soo Afjaridda SSC oo Subaxa loo balamay Mooshin Xilka qaadis oo Puntland hogaaminayso
Faarax Macalin Maamuus ka xayuubin Xabsi iyo Xayiraaad Ganacsi dagaal culus ayaa lagu qaaday
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Faarax Macalin Maamuus ka xayuubin Xabsi iyo Xayiraaad Ganacsi dagaal culus ayaa lagu qaaday
Somaliland dagaal ay Samaroon ku qaaddo yaanay Samayn dad Is difaaci kara maaha maato beeraleey ahi
Переглядів 3,7 тис.14 днів тому
Somaliland dagaal ay Samaroon ku qaaddo yaanay Samayn dad Is difaaci kara maaha maato beeraleey ahi
Laascaanood Maxaabiistii Somaliland oo sidii loosii daynlahaa lagu hawlanyahay iyo khilaaf ka SSC
Переглядів 7 тис.14 днів тому
Laascaanood Maxaabiistii Somaliland oo sidii loosii daynlahaa lagu hawlanyahay iyo khilaaf ka SSC
Somaliland Ciidanka Goojacadde Yaa Shirqoolay iyo Qabashadii Saraakiishii ugu Sarraysay F Bootaan
Переглядів 10 тис.14 днів тому
Somaliland Ciidanka Goojacadde Yaa Shirqoolay iyo Qabashadii Saraakiishii ugu Sarraysay F Bootaan
Somaliland Awoodda Doorashada iyo Xisbiyada oo lagu kala adkaaday iyo Mustaqbalka Kulmiye iyo Ucid
Переглядів 1,8 тис.14 днів тому
Somaliland Awoodda Doorashada iyo Xisbiyada oo lagu kala adkaaday iyo Mustaqbalka Kulmiye iyo Ucid
Ceerigaabo Ciidamo Qarsoon oo gudaha u galay magaalada iyo Hal arrin oo ay sameeyeen
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Ceerigaabo Ciidamo Qarsoon oo gudaha u galay magaalada iyo Hal arrin oo ay sameeyeen
Somaliland Maxaabiistii Laascaanood oo laga wada hadlay iyo Ethiopia oo Weerar ku Qaaday Jabuuti
Переглядів 4,2 тис.14 днів тому
Somaliland Maxaabiistii Laascaanood oo laga wada hadlay iyo Ethiopia oo Weerar ku Qaaday Jabuuti
Firdhiye iyo Ismaaciil C Geelle oo la kala kiciyey Banaadir State Ayaa ka horeysa SSC-KHAATUMO Waare
Переглядів 6 тис.14 днів тому
Firdhiye iyo Ismaaciil C Geelle oo la kala kiciyey Banaadir State Ayaa ka horeysa SSC-KHAATUMO Waare
Somaliland oo Martigelisay Jabhadaha mucaaradka jabuuti ee Canfarta FRUD iyo Dagaalka oo sii xumaday
Переглядів 5 тис.14 днів тому
Somaliland oo Martigelisay Jabhadaha mucaaradka jabuuti ee Canfarta FRUD iyo Dagaalka oo sii xumaday
Ceerigaabo dagaalka oo lagu dhawaaqay Kooxo Gudaha u galay magaalada iyo Xiisad culus
Переглядів 4,6 тис.14 днів тому
Ceerigaabo dagaalka oo lagu dhawaaqay Kooxo Gudaha u galay magaalada iyo Xiisad culus

КОМЕНТАРІ

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 2 години тому

    Muuse biixi waa mujaahid soo jireena.geelana waa xidid 😂😂😂

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 2 години тому

    Maxaa ku dhacaysacad muuse.iyagaa xukuma jabuutiye😂😂😂

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 2 години тому

    Ciisihii bakhtiga hiigi jiray iyo haqay midgaan baa leh 😂😂😂😂

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy 4 години тому

    MADAXTOOYADU WAXAY KUTAALA. XAFADA BULDHUQOO. XUDUDKA SOMALILANDNA CAASIMAD JABUTI WAXAY U JIRTAY CV IN KAYAAR. 17 KM

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy 4 години тому

    NIIN BUU ISMODAYEE FRANSISKA OO WAA HOOREE U KABOOYAAR UGALIYAY BUU DIB KABALEEEF U UNOQDAY

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy 4 години тому

    GAADAGEE. WAA RUUN BAQOO U MUSE BIXI CABDI KAQABO. JABUTI DIIB BAY. MAXMUYAAD UNOQOTAY

  • @abdirizakahmed9590
    @abdirizakahmed9590 5 годин тому

    WAR doqonkan miyaan cidi dhalin, aawey dadkiisii, ileen meesha lagu cadaabayo waa arkaysaane, Ismail cumar geele laha uu sheegayaa , France buuba joogaa , ileen been hadaa sheegaysid ,been run u eg baa la sheegaa, mida kale somaliland TA uu sheegayo iyo muusaha uu leeyahy waa nin raga, sowkii 32 sanno wuxuu Hub iyo ciidan lahaa dhulbahante ka furtay maaha, Djabuuti Kani wuxuu rabaa ina Djabuti maalin uun ku qabsato ilaa sheikh. Nacas nacas dhalay oo LAX ah weeye kani

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 10 годин тому

    waar waa been

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 11 годин тому

    Somaliland waxay haysaa maxaabis badan oo kala ah Khatum, Putland, iyo qaybo kala oo ah beelaha darood laakiin waxaan filayaa maxaabis Somaliland qabaa'ilka dhulbahante way qaybsadeen oo qaybiilba badh buu qaatay mana suuru galaysa oo waxay u haystaan madaxfurasho oo lacago ayay ka qaataan

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 13 годин тому

    😂😂😂waad naga qoslisay niyahaw

  • @Bescimed-po6dd
    @Bescimed-po6dd 14 годин тому

    War nayo suxufi wanagsan noqo oo run sheeg jabuuti Somaliland ka baqimeyso

  • @user-pv3wz6pn9m
    @user-pv3wz6pn9m 15 годин тому

    Madaxtooyada jabuuti suuga ayaa gaadhay erboodkana aakeygaa gaadhay

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 16 годин тому

    Gugule media aad baanu kuugu mahadnaqanaa sxb wayn oo SOMALILAND leedahay ayaad tahay

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 16 годин тому

    guul qaranka somaaliland

  • @cabdimaxamed-ve4pp
    @cabdimaxamed-ve4pp 18 годин тому

    Langaab ciile rabi jana fardowsa haka warabiyo

  • @cabdimaxamed-ve4pp
    @cabdimaxamed-ve4pp 18 годин тому

    Alle ha unaxariisto ader geele ismail m ibrhin

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 19 годин тому

    ma doqonba ? baahida france waxay ka wayntahay ta Ethiopia inay access hesho waayo caydha tahribayaasha franciisku lasiyo iyo public transport oo dhan ayaa laga maalgaliya cidamada france e Djibouti fadhiya soo saraan red sea corridor and BAB-EL Mandeb.... from saylac city

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 17 годин тому

      haa lkn D jabouti waxa la ogaday inanii aqonsii ka qadan french sababto ah dhulkedii ayey ku tiriH masuuL ka noqoH waba sida sonalia kle iyadaba talyanigii kama tagin mesaba somaliland republic lagu qaty😁

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 19 годин тому

    Walaahi been maaha ee Ismacil waxa uu madaxweynaha faransiiska ku yidhi waar naga warhay adaa na xukumee faransiisow

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 20 годин тому

    qofkii reer shiikh isxaaq xumaan la daba gala wallee kabtii ma yeela

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 20 годин тому

    Islaam nacaybkii ugu xumaa ayuu waxmooday waxbase utarimaayo kkkkkkkkk

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 21 годину тому

    Adeer anaa somaliland ah, reerkaa isu daaya hays dileen , hays daayeen iyagay u taalaa, waxaan ku faraxsan ahay inay dhaafeen somaliland,

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 22 години тому

    ما شاء الله تبارك الرحمن الله اكبر الله اكبر.

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 22 години тому

    👍

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 23 години тому

    Waddanku marka horeba ma ahayn dowlad ee wuxuu ahaa welina yahay guri uu qoyska geelle leeyahay.

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 23 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamackaahin677
    @jamackaahin677 23 години тому

    Waa 12 km

  • @jamackaahin677
    @jamackaahin677 23 години тому

    Ma maya

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 23 години тому

    Marka Adan wax aqoon waa iska sidaan war hesheyadan wax jabuti gali jirtay waaye😂😂😂😂

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 23 години тому

    Marka la eego siyaasada smacil c geele ku hagayo jabuuti waxaa u bed qabtay dhinaca somaliland iyadiina isagaa dab ku qabtay lk Eritrea mar hore ayay isku dheceen Ethiopia iyo somaliland iyagana waa kaa isku diray markaa inuu gaalo isku dhiibo waxaa keenaysa cadaw 3 geesood ah ee isku furay weliba waxaa u sii dheer Emirates ayaa isna dagaalku ka dhexeeyo oo Eritrea Ethiopia somaliland sadexdaba iyaduna saxiib la ah markaa waxaa la odhan karaa odayga godkiisa ayaa biyo ugu soo geleen

  • @AxmedMuxumud-tc5sw
    @AxmedMuxumud-tc5sw День тому

    Dadka hadla ninkanaa ugu liita uguna been bafsn

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 День тому

    Sixirkii ay hargaysa iyo muqdisho u dhigayeen ayaa iyaga isku laba rogay inqalaba sixru calaa saaxir

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 День тому

    Iimaan Laawe markaroon ayuu utegey

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp День тому

    Geesi abwaan

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 День тому

    😮waxan muxu A-ha hadlka calaliniya

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 День тому

    Muuse lion 🦁🦁

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 День тому

    😂😂😂😂😂alaa beerka 😂😂muuse biixi cabdi is not easy wllhi ❤❤❤❤❤❤somaliland guuuuuuuuuuuul

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 День тому

    Kkkkkkk

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 День тому

    Bennellah,

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 День тому

    😂😂😂😂😂😂jabuuti wuxuu kadhigay bakhaar toban albaab leh furihiina franca ayuu udhiibay halka afrikadii dhexena iska eryayso

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 День тому

    True ❤❤❤❤

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 День тому

    MUUSE WAA LIBAAX DEE HA LIQO CADAWGIISA.

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g День тому

    Fulle ulo badan ayay maahmaah somali ahi tidhaahdaa mid kalena waxay tidhaahdaa cagtii joogsanwaydaa marbay ceeb lakulantaa hadaba waxaanu dhawraynay wuxuu ahaa xididnimada lkn ismaciil cumar geele wuxuu soo dhaafay xadkiisii waxaanu nagu kalufay inuu gumaysigii dib ugu laabto waxaasina wuxuu ahaa waxaanu ka digaynay oo aanu lahayn ina i.cum.geelow haka tagin waxa laysku yahay lkn wuu garanwaayay imikana haka xaab xaabiyo wuxuu kahelo ayuuna leeyahay

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 День тому

    😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 День тому

    WAXAY EEDYNE SIXIRKII IYO DEGA QARSSONE WAA WAXA INKAARE KUU DHACDYE

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 День тому

    Somaliland xoolo ayey galin jirtay iyo wax tarba. Dhismayaal. Gudahana dhulbahante ayaa ku jiray .. Somaliland guuul guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v День тому

    waanu ka nasanay dhulmahante waa dad bila aqlii ah juhula ah ilaahay inaguma soo celiyo masiibaday somalilnad la rabanaa ilahay iyaga ha ku ololiyo

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 День тому

    Arrinaha aadka u adag ee Laascaanood ka taagani waa natiijada sharcigaiyo kala dambaynta meesha ka baxay.... intee in leeg bay Dhulbahante rabaanninay xaaladda noocan ah ku sii jiraan .... malaa waa wixii loo halgamayey ee la rabayba oo la helay... waar meeshu dowladdii Somaliland bay u baahan tahay...waxba yaan la us adkayn oo fucil qabiil iyo waa laynnagu wiirsan laga gaban...adduunkoo dhan bay waxanoo kan oo kale ka dhacaan waana laga heshiiyaa.. mitaan la rabin in cunno iyo daawo jaban dadku helaan, dhakhtarro bilaash ah, dib u dhiskii dugsiyada, ceelasha biyaha, eraynta ciidankan aan cidina xukumin ee dadkiu waalay, joojinta khamriga iyo foolxumooyinka uu wata, waxvaeashadii oo dib u bilaabata, biyihii macaanaa, dabkii jabnaa, ganacsigii illaa Berbera iyo Wajaale iyo qaar kaloo badan...soo dhawaada Dhulbahantow.

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c День тому

      Kkk kkk kkk hadii eey isdilaan iyo hadii kalaba xuriyad beey heeystaan qof wax dilay oo aan lagaraneeyna ma,jiro waana labaarayaa sababaha keenay dilka waana loo tooganayaa hadii reerka qofka laga dilay eey go,aansadaan kolka isaaq intuu naafeeyey iyo intuu agoonta ka dhigay baababan la'siisan dunida inta ka dhiman

  • @MaryanAbdi-n8d
    @MaryanAbdi-n8d День тому

    Guul geesi wargaleen guuuul somaliland

  • @klausmikealson1430
    @klausmikealson1430 День тому

    Guul Somaliland guul Guuguule Media ❤