aad ayaaad u mahADSANTHY ustaad badalkeeda allah haku siiyo ustaaad ma jirtaaa way aaan quraanka like this app aaan laptopka (computer) aan ugu shuban karo
Masha Allah zhp Jasa kallah Zhp wxd noo soo gudbisaa barnaamijka uugu fican ee salaada wakhtigeda laga ogaan karo Dhawr baa jira lkn intuba isma laha qaarba wakhti gaara ayay kuu sheegayan يحفظك الله يا اخي العزيز
asc saaxib aad ayaa u mahad santahay fariin teyda hadaad arakto ha fu du deysan waxaa jira ablikeyshan ku qoran afka somaaliga lagu faafinayo diinta karishtanka marka app kaa qatar ta uu leeyahay dada u soo ban dhig hana ka diktonaadaa waxaa ku qoran app (akhbaarta wanaag san ) waxaan sameeyeen dad somaaliya oo kufiyaay ilaah ayaan ka ma gan galeynaa. maca salaama aniga waxaan ka mid ahay dadka ku xeran janalkaaga qeerbadan maca salaama alaah danbigeena ha dhaafo maca salaama
qllah ha idin barakeeyo adiga iyo ayakaba
sxb waxyaaba aadka iigu dhiiri galiya inan qanaadkagan daawado waxa ugu weyn in aad ku hadlaysid afsomali qani ah oo ka madhan dhamaan kelmado qalaad iyo waluba adiga oo ku hadlaha afsomali dhexdhexaad ah oo qof walba fahmayo allah haku barakeeyo saxib mahadsanid
dabcan ana waajibkaygu waa inaan ku dhiiri geliyaa ☺☺☺
Mansha Allah waye cashiradada illah aqontada ha Ku barakeyo.
Amin
Ilaahay ha idin barakeeyo waa muuqaal muhiim ah qofkastoo muslim ah
Mashlh wallo adaa ayade uu mahadesanthy wallkey thanks mashlh
Alle haka ajarsiiyo adiga iyo dadkii sameyay ustaad moha sharki moalin sare cimri caafimaad iyo cabaado suuban ayaan kugu duceenay
Jazakalah 100 jeer walal qaaliyaaa wad noo faaiidesay xaraf ajar eebe hakaa siiyo
masha allah jizaaka allahu kheeyr engineere
Ramadan-ka 2022 ayan ka faideystay thanks mohamed
Maanshallah Waad mahadzantahy Wll
Aad aya u mahadsanthy will qli
Horumar wacan Ensha allh🌹
Masha allaah maxamed guulayso oo illaahay haku xifdiyo mum
Allaah ku barkeeyo ustaad wxa badan waanka faa idney 🤲🏻 Shugran 🕊🕊🕊🕊
Masha Allah mahadsanid Walal
Fikrad Fcn iyo Talo Wanaagsan
ayaad na siisey waana Kaaga Mahadcelinaynaa
Waxaana Ku Leeyahay jaza,akalahu Kheyr
جزاك الله كل خير اخي الكريم محمد
Masha Allah teacher aad ayaad u mahadsantahay
Allah mahadsanid zhp ilahhay khyr badan haku siiyo wlhi aad ayan ugu baahna barnaamjikan
Shukran shukran shurkan aad ayaad u mahad zantey wllkay jaska allh kheyr
جزاك الله خيرا الجزاه
Wlll alle haydinka abaaliyo adiga iyo walaalihii diyaariyayba
Aad iyo aad baa ugu mahadsantahay wll. Barnaamij aad ufiican baa noosheegtay. Alle hakaa ajarsiiyo.
thanks sxb barnaamijyadaada waa kuwa cajiib ah
Illaahay hakuu faa,ideeyo aqoontaada ustaad
aad ayaaad u mahADSANTHY ustaad badalkeeda allah haku siiyo ustaaad ma jirtaaa way aaan quraanka like this app aaan laptopka (computer) aan ugu shuban karo
M.a Allah qeyr allaha ku siiyo
Mazha Allh wll ilahy hakaa Abaal mariyo sidad nugu zoo gudbisy wanagaaz Inzha Allh wuu i Anfici donaa Aniga
Masha Allah wll alle hakuxafido amin
alle ha barakeeyo iyo kuwa so diyaariyeyba
Thanks very much teacher walahi wan ka faiiday
Ajar iyo xasanaad alaah idinka siiyo waa niga fa iidnay aduun iyo aa qiro liibaana
mansha Allah Allaha ku barakeeyo wall #im252
Mashaa Allaaah wuuu iqan ciyay ajar alaaaah hakaaasiiyo
Mahad sanid bro mnsha allah wlh waxaa tahay qof qaali waana ku xiranahay bartaada allaha kaa ajirsiiyo wllo
Illahay haka abaaliyo wll misanka xasanadka hakudaro shukran
Alle hakuugu abaal gudo barashada aad na bartay
Manshalah wllky wxban ka faaida jazaklah
Masha Allah zhp
Jasa kallah
Zhp wxd noo soo gudbisaa barnaamijka uugu fican ee salaada wakhtigeda laga ogaan karo
Dhawr baa jira lkn intuba isma laha qaarba wakhti gaara ayay kuu sheegayan
يحفظك الله يا اخي العزيز
Jazza'ALLLAH khair🕌😍✍
waad mahad santey zhp alle ha ka abaal mariyo👍👍
masha allah shukran mahadsanid
Walaalo adiga iyo intii ku dadashay kheyrka allaha idinka abaal mariyo xasanad allaha idinka siiyo jasakal allaah IM252
Mansha Allah jazaka allaha bro Mohamed
masha alh dhamantiin alle ajir iyo xasanad ha idinka siiyo qeyrka ad noso gudbideen im252 mahad sanid wll
masha Allah wll shigran
Shukran
Farhia Abdi
جزاك الله خيرا
Waxan helay barnamijkan anigah oo xiftin Quran ubahan dadalkedah Wan mujinayah shukran akhii
جزاك الله يا اخي
Qeyr alle haku siiyo
macamllimo walahi wadaadnimada aa ku qurix badantahay !
Aad iyo aad buu ugu qurux badan walaalkeen wadaadnimada
masha Allah allha kubarakeeyo saxiibkeena Im252
Allaha kaawaraawiyo jana tu farduuz i.n
Qeyr Allaha ku siiyo
masha allaha thankz bro
Masha Allah bro
Mansha Allah Alle haku barakeeyo wll
Mahadsanid wll
Alle ha ku barakeeyo
masha allllla allle ha ku xafido llo
💜💜💜💜 Thnks wll qaali
jazakalah kheer wllo
Masha Allah
Jasaa kalaah qeer wll
Yaasalaaam sxb allaha kubarakeeyo
jzkallahu epw
Jazakallaah sxp mahadsanid inbadan
im252 khayr eebe haku siiyo waxan ahy mid ku cusub youtube channelka runtiina waxan la dhacay
kartida iyo aqoonta kaa muuqata . waxanan ahy youtuber cusub hadeertana waxaban kaa dhigtay role model
Ilaahay abaaal hakaa siiyo
Wll mhadsanid ❤allha ka ajarsiiyo
الله يبارك فيك
Jizakallahu kheyr akhiii
Masha Allah mahadsanid
M.a zxp wax badn ibartay waan kuu mahd celinayaa pro
maashallh alle balayada hakaa xijabo mamo
horay U soco👉💯💯
Jaza ka allah💯
Masha allah mhdsnid
Allah ya baruik
Jizakalallahu kheyr
macha allah hore u soco
MashaAllah jazakallahu khayr
Allh kaa ajirsiiyo adiga iyo intii sameeysaybo
masha Allah wll
jazakallah khair
shukran
thanks ustaad
Thank you soo much
AMIIN YA RABI ilahayow udambi dhaf
asc saaxib aad ayaa u mahad santahay fariin teyda hadaad arakto ha fu du deysan waxaa jira ablikeyshan ku qoran afka somaaliga lagu faafinayo diinta karishtanka marka app kaa qatar ta uu leeyahay dada u soo ban dhig hana ka diktonaadaa waxaa ku qoran app (akhbaarta wanaag san ) waxaan sameeyeen dad somaaliya oo kufiyaay ilaah ayaan ka ma gan galeynaa. maca salaama aniga waxaan ka mid ahay dadka ku xeran janalkaaga qeerbadan maca salaama alaah danbigeena ha dhaafo maca salaama
Hada Ayaan sodagsday waana kumahadsantahay Bro Thanks for sharing
.
Masha allah jazaakal allah
Jazakalah khair wll
Masha allah sxp mahadsanid
im252 waa mahdsantahy wll ilaahyna ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo waxaan ku widiin lahaa iphonka appkan ma kula soo dagi karaa
Mashaa allaah walaal qaali
Jazakallahu kheyr
mahadsanid macalin
Asc asxaabta sidee baan ku heli karaa google play hadi aan heesta telefoon iPhone ah wuu iso dagi waayey
MAHADSANID iM252
In badan ayaa ka faaidey pagekaaga facebook|youtube both
Masha allah Mohamedow walaalkey waan daawadey barnaamijkan ee ma jiraa isagoo iPhone ah hadii uu jirana nala soo wadaag mahadsanid
Masha Allah mahadsanid wll jazaka Allah
Alla wllo Ilaaah haakaa ajarsiiyo adi iyo dadkii sameeyey dadka ubaahnaa Baan ka mid ahay
M.a waxaan kuwedinaa qod laan shaqemaayo miyaa shiqa aad dhageysato hadaad rabto miyaa afsomali sidee logu badali karaa wll
Coming soon ramadanta 5aad
Im252 mahsanid
Wll waxbadan ayaan kaafaaiiday waad mahadsantahay noolow waligaa