Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

WIILKII AYAAN RAADIYEY BALSE WAXAA LASOO KULMAY WAX CALOOSHA ISOO HURIYEY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan

КОМЕНТАРІ • 750

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Місяць тому +303

    Inta cumeer inuu helo ku faraxsan❤👍

  • @CrisaaqClaahi-qf7om
    @CrisaaqClaahi-qf7om Місяць тому +314

    Ankuwada saline xabiibkena muhamed scw😢

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Місяць тому +158

    Aan kusalino kheyr qalqilaahi Muhammad scw scw scw scw scw

  • @NimoOmar-v7o
    @NimoOmar-v7o Місяць тому +274

    Qofkii kowaade dawada like saara ahay aboowe

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Місяць тому +339

    Cumeeroow ilhay hakula kulmiyo wilkas maskiinkaa😢😢

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt Місяць тому +79

    Wllky cumeer ilahay haku barakeyo raadi intad radin karto ilahay hakuso dhaweyo😢

  • @Sayidaxmedjamac
    @Sayidaxmedjamac Місяць тому +146

    Team 27 wilka ugu deeqsiga ag waa cumeer alleh haku garab qabto hormarkaga hakuso dhaweyo

  • @safiyamohamed8174
    @safiyamohamed8174 Місяць тому +162

    Cumeer qalbi wanaag Alle haa ku siiyo walaahi waad ra faadi ee😢

  • @user-bs2dr7oz4b
    @user-bs2dr7oz4b Місяць тому +120

    Cumeroww waa qalbi wanaagsan thy ❤😢

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Місяць тому +198

    Kusali nabiga maxamed scw ❤

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys Місяць тому +50

    Cumeerow kaamirada meshow wiilka fadhi hadey heynin xitaa markow baxaay ey qaban kartaa marka jidadka labada dhinac ow wiilka fadhi looga baxo kaamiradooda baar tan kle dadka kudheh saxibkey baa iga dhumay hadi kle qalad bey kaa fahmaan is illaali ilaahey haku xafido abwe ❤🤴💚

    • @DrsSaarah
      @DrsSaarah Місяць тому +3

      sxiipkaa sawirkiisa ma heysid miyaa wajigiisa ayay leeyihiin muxuu ku jawabaa marka

    • @wizzzaki5146
      @wizzzaki5146 Місяць тому

      ​@@DrsSaarah Mar dhaw isbarany sawir io private kisa ma aqaani lee wye jawapta taas dhip mlhn nio

  • @NimoOmar-v7o
    @NimoOmar-v7o Місяць тому +57

    Alle hakugu caawiye si dhakhsiyaa inaad ku hesho

  • @AymanMuqtaar-ic8mm
    @AymanMuqtaar-ic8mm Місяць тому +19

    Qof maskina hada caawiso adigana ilahay baa biri ku cawinaya abwe ilahay cadaab kuma tuso cimri dheer ilahay haku siiyo walalkay liban Aaqiro iyo aduunba cumeerooow ❤😭🤲🏿

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Місяць тому +56

    Cumeeroow nagadaa calooshaa nahurday😢😢😢😢

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 Місяць тому +13

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @user-xt1sq7lw4q
    @user-xt1sq7lw4q Місяць тому +11

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Місяць тому +40

    Legend ilahay haku barakeyo guleyso waliga wallky ❤🎁💯

  • @Raaziv_1
    @Raaziv_1 Місяць тому +61

    Taem Cumeer big fan one like ❤❤

  • @Nastexoqueen
    @Nastexoqueen Місяць тому +14

    Cumeer whi qalbi nadif waye😢😢allaha ha ku xafido wll😢❤❤

  • @NadiiraMohamed-k1s
    @NadiiraMohamed-k1s Місяць тому +11

    M.a ala qalbi wacanida cumer😭❤ani hada ogan lahed waxa ihesta sasle icawin lahed sowmha😭😭

  • @user-om8wm2wd2q
    @user-om8wm2wd2q Місяць тому +25

    Ma.cumer qof wngsan tehe alle haku barakeyo 🥺

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Місяць тому +43

    Cumer qalbi xab xab 😢❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Місяць тому +49

    Ilahey hakula kulmiyo wiilka maskinka ahaay Cumeer Bigfan wiilki yaraay 😢

  • @Queenhafsa-ih8ju
    @Queenhafsa-ih8ju Місяць тому +10

    M.a Cumeeerow wlhi Waa wiiil Naxariiis badan Oo qalpi furan Allha ku dhowro wll Wiiilkaa Radinoysid Allaha kuu sahlo 😢❤Caloosha i hurtay markan Arkay fiidiyowgan Runtii🥺😢

  • @cmuxudiin3812
    @cmuxudiin3812 Місяць тому +18

    Aaad io Aaad Ayaa Kuu tageraa Cimeer Bigfaaaaaaan.. Guleeso My brother

  • @MaĶEßMoney
    @MaĶEßMoney Місяць тому +11

    Cumeer Waxa tahay wiil Qalbi wanag san saad masaakinta uga Farxisay alle Hakaaga Farxiyo adna🙌💯❤️

  • @fasirkariyooyinka
    @fasirkariyooyinka Місяць тому +3

    #محترم والانسانية العميقة للصوماليين الاصل مشكور بك #MUDNAAN BADAN SXB SI FIICAN NOO MATASHEY HADDA NAHAY SOOMAALI

  • @NimcoDeeq-ns4br
    @NimcoDeeq-ns4br Місяць тому +11

    Cumeer Wll hadaad mar labaad aragtid Wll diinteena u soo bandhig inshallah wax walba way u hagaagi doonaanee 🥹🙏

    • @RashiidOmer-dq5tg
      @RashiidOmer-dq5tg Місяць тому

      Muslim aa ahy oo dhahy bee ninka

    • @TuneeyAhmed
      @TuneeyAhmed Місяць тому

      ​@@RashiidOmer-dq5tgGormu dhahay maxana markas wajigisa lo arki wayay

  • @FathiMahad-ie1sj
    @FathiMahad-ie1sj Місяць тому +21

    M.a abwe qof wanagsan baad tahay wllhi😢😩

  • @nimcocali-v9p
    @nimcocali-v9p Місяць тому +28

    legend now guulayso😢❤

  • @Brown-j8v
    @Brown-j8v Місяць тому +4

    Cumeer walaal waxaa Malaysia kula jooga wiil ladho carfaadsiciid walaal wiilka as utag waa wiil maskiin ah oo curyaan ah oo ladhibaateyey marka wiilkaa utag oo caawiya walaal adinka lajooga marka kawarhaya walaal aduunka walaal lagu yehey
    Isku day inaa caawiso asigaa kamudan inlacaawiyo insha allh waan rajeyn inaa utagtaan oo soo garab qbataan😢

  • @Johndoehim
    @Johndoehim Місяць тому +8

    ilahay hakuu fududeeyo lakulankiisa insha allah ilahay hakaa abaal mariyo wll mcn❤

  • @ilyaasNaldo
    @ilyaasNaldo Місяць тому +4

    Qof qalbi wanaagsanaa tahay cumer sas kuwad in sha Allah😢😢

  • @mukeeyle
    @mukeeyle Місяць тому +3

    Mashaa allah thanks alot brother saad u caawineyso dadka masaakiinta ah ilaahey ajar hakaa siiyo

  • @Masaawi
    @Masaawi Місяць тому +10

    Saana kuheshe .hanbaloyo🎉🎉😊😢😮.keep going cumeer

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Місяць тому +3

    Maasha Allaah waxaa tahay wiil naxariis badan oo qalbi fiican allaha ku caawiyo waxaa jeceshahay oo janadu u horeyso allaha kuu sahlo. Aamiin.

  • @CabdulqaadirMaxamed-q6u
    @CabdulqaadirMaxamed-q6u Місяць тому +12

    maalin waahelidoonataa cumeer bigfan guuleyaso

  • @NiciimaMaxamuud-up8xi
    @NiciimaMaxamuud-up8xi Місяць тому +4

    Mash alllh wllo waxan alle haka baryayaa inuu kula kulmiyo wllo waxan rajaynayaa muqaalka mu qaalka xiga inaad soo heshid wlllo cumeeer

  • @user-cp1es7bt4b
    @user-cp1es7bt4b Місяць тому +3

    Cumeer waa qalpi wanaagsan ayaa iga oy siisay😢😢😢❤ .arwlbo sidaan ookale hadaa sameeyso loreyou😢😢❤

  • @msstaehyung
    @msstaehyung Місяць тому +9

    Cumeer wallhi waxa tahaya Qof wangasan 😢❤🎉

  • @SamsamFaarax-uw9kp
    @SamsamFaarax-uw9kp Місяць тому +10

    Cumeroww waad qalpi wanaagsantahyy❤

  • @suhaybaadan1509
    @suhaybaadan1509 Місяць тому +7

    Big fan runtii waa legend here usoco pro

  • @user-mt1uv5ob9p
    @user-mt1uv5ob9p Місяць тому +9

    Cumeer waxa tahay qof deeqsi ah ilahay hakula garab galo😮😮

  • @SuubanAdow
    @SuubanAdow Місяць тому +13

    Cumer wu qalbi fican yahy❤

  • @user-iu4vz8ep4u
    @user-iu4vz8ep4u Місяць тому +3

    Cumeer wlhi fani tahay naxariiskugu dhan Alle hakula kulan siiyo wiilkas yar❤😢😢😢😢🎉

  • @NaalayeashuunShire-fr3dy
    @NaalayeashuunShire-fr3dy Місяць тому +9

    Gulayso cumeer qof qalpi wanaagsan😮

  • @laylacabdi1371
    @laylacabdi1371 Місяць тому +3

    WalHi cumeer waa shakhsi qalbi wngsn ale ha ku xafido cumeer insh.allh wilks wad heli donta😢😢

  • @IkranAhmedSamatar
    @IkranAhmedSamatar Місяць тому +13

    Wllo plz raadi oo haka hadhiin ila inta ka helasiid 😢 ilahy hakula garabgalo

  • @faraxabdiraxmaan-x4o
    @faraxabdiraxmaan-x4o Місяць тому +2

    cumeer big fan sidaa kuwad zxp wllhi qof deeqsiya oo qalbi wanaagsan tahy pro keep goin pro 💝

  • @user-ts2xt9si6e
    @user-ts2xt9si6e Місяць тому +17

    Cumeeraw ninka aad raadinaysid ka eegayaa raadi kaas wajigiisa muuqdaaye.

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 Місяць тому +13

    Allh hakula kulmiyo mar un I.a😭😰💔

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq Місяць тому +6

    Cumeer big fan ❤❤❤❤❤ MashaAllah..u have that best heart

  • @DeeqoyuusufCabdi
    @DeeqoyuusufCabdi Місяць тому +12

    Cumeer naxariisto qofa❤❤

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i Місяць тому +4

    Dadalaa wuu garaaa
    Insha allah
    Alle haku fudueyo zxp
    Runtii waxan kugu bararujin lahaa Cc camera da ayaa kugu dhaw meshu fadhiyey mid udhaw radi alle hakula kulmiye marku mesha kasi kacayey inad wajigisa aregtaa dhici kartee khayr baden ❤❤❤

  • @user-vb7un3em1v
    @user-vb7un3em1v Місяць тому +2

    Cumeerow kan siwirka kaaqaday waydii wiilka ma aragtay dheh team cumer 1m like

  • @user-uz6sf1rh2c
    @user-uz6sf1rh2c Місяць тому +3

    Walal mcn que Dieu vous bénisse mn Frère cumeer ta un grand cœur ❤

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Місяць тому +28

    Inta ku faraxday markii la helay❤👍

  • @ilhaandaauud-ui9ed
    @ilhaandaauud-ui9ed Місяць тому

    Cumeer alla hakubarakeeyo wallo miisaan xasanaad alle hakuugudaro meeshaad kasoobixisay badal khayr qaba hakuugu badalo duco iyo dageerimo mahane waxakudarikaro male runtii dar illay baan kuu jec lahy reedi wiilka hadaalin wwayo ajar baakuusoda ان شا لله waad hili mar uun by by❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому +8

    Alla aniga intaan daawanin calooshaa iga hurise❤

  • @MohamedDHegjar
    @MohamedDHegjar Місяць тому +1

    Maansha allah Cumeer Alle hakaa Abaalmariyo Wanaagaa Aa samaynayso insha allaah waa helaysaa wiilkaasna

  • @zanchoofficial2754
    @zanchoofficial2754 Місяць тому

    Cumber wuu qalbi jilicsanyahay wallaahi Sr aboowe

  • @user-ff1xl9zv6w
    @user-ff1xl9zv6w Місяць тому +10

    Cumeer ilahay ha kula miyo wiilka maskiinka😢😢

  • @QueenFaro-rl1kb
    @QueenFaro-rl1kb Місяць тому +12

    Keep going cumerko🎉🎉🎉🎉❤

  • @xanaan9003
    @xanaan9003 Місяць тому +8

    Team cumeer 700 hore aan ugaadhsiino😢❤🎉

  • @user-rd9bs5we7e
    @user-rd9bs5we7e Місяць тому +10

    U duceya 🙏🙏😭😭🤲🤲🎉plz😢😢 ya Allah 😢

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy Місяць тому +12

    Cumeer qalbi Xabxab ❤

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq Місяць тому +1

    InshaAllah Sir cumeer u will reach 2M ...lyk Asad keep going with that heart ❤️ to help the needing

  • @user-hb6gc4xg7q
    @user-hb6gc4xg7q Місяць тому +2

    Alahalh kusahlaa cumeeroow waa heley inshalahaah❤ ❤😊

  • @Johndoehim
    @Johndoehim Місяць тому +2

    Cumeer wallahi qof fiican ayaadtahay ilahay ha kucafiyo ilahayna dambigaga hadhaafo wll mcn kolay hadafwaadledahaye hadafkaga oo khayrle hakusiyo❤❤❤ ❤😊😊😊😊

    • @Johndoehim
      @Johndoehim Місяць тому +1

      Hadafkaga oo khayrle ilahay ha kusiiyo😊😊❤

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 Місяць тому +22

    Asc asxabta cumerir iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow 😢😢😢😢😢

  • @user-os7dn9fi5r
    @user-os7dn9fi5r Місяць тому +2

    Masha llaah wll cumeer big fan alle ha ku xafido wll ❤❤❤❤

  • @habicabdicasiis1571
    @habicabdicasiis1571 Місяць тому +1

    Masha alaah cumeer big fan alaa kula kulan siiyo 😢😢😢

  • @IsmahanGd
    @IsmahanGd Місяць тому +1

    Cumeer aad ayaa kumahad santahy walaahi wiil aad udamqa sholahaa tahy waxaa rajehaa inoo ilaheey kusahlo aboowe mcn 😢😢😢😢😢

  • @user-fh4yf6ov5s
    @user-fh4yf6ov5s Місяць тому +1

    Wllhi oo bilaahi qof ka qalpi wngzn ma arag wxd thy qof Naxariz bdn halkay kuwii kle ku baaSHaalayaN oo ay ku FaRaxZanyHn aDiga Wiil mazkiin ah ayaaD RaadiNaysaa Alle ha ku fududeeyo wllo mcn ❤❤😊😊😊

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Місяць тому +1

    Ilhy hakaa abaal mariyo shaqo fcn baad haysaa a
    Waaan rajaynayaaa inaad halkaa kasii wadid cuneeroow aakhrina ajar baad helasaa aduunkana badhaadhe keeep going wallka

  • @Farxiyaquen-hf8tj
    @Farxiyaquen-hf8tj Місяць тому +2

    Cumeer wiil qalbi wngsn weeye wlhi m.a ❤ilhy haku lakul miyoh 🤲🏻🤲🏻😢

  • @YasminMahdi-hn2br
    @YasminMahdi-hn2br Місяць тому +1

    Cumer walhi wan ilmeeyey Allehaka abal mariyo naxaristaada janno Ku galidontaa Insha Allah 🥺🤍

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Місяць тому

    Asc walal cumeer Azad Waxad ku tidhaahda sxb Masakiinta Caawi😢Lacag Waad haysataaye alle haku Barakeeyo adna waxan kuu Rajeynayaa inaad Wiilkaas maskiinka Heshid idanka alle
    Zxpky Cumeerna hala gaadhsiyo 1M insha Alĺah😂❤

  • @Cz_Caliaar
    @Cz_Caliaar Місяць тому +2

    Hada ayaan dawaday vediogii hore walhi taladii aaan soo qoray ayaa qadatay😢😢😢😢

  • @KhadraOlad
    @KhadraOlad Місяць тому +1

    Walkay cumer ilahay sida dadka uu cawinayso alle badal kher qaba ha kugu badalo kulayso walkay mcn mar kasta❤❤❤😢wllhi wan qiroday alle ha ku sharfo walkay mcn❤❤❤

  • @Aminaami134
    @Aminaami134 Місяць тому

    Cumer waa qof qalbi wanagsan ilahay ha ku xifdiyo ❤

  • @Liina_qurux
    @Liina_qurux Місяць тому +1

    Cumeer abaooowe usaree asgaaa ❤ deeqsi ba thy

  • @maryama4202
    @maryama4202 Місяць тому +3

    Cumeer wlhi calosha I hurray si aniga iney I heesato oo kale 😢💔

  • @AasiyaAadan-g5i
    @AasiyaAadan-g5i Місяць тому +164

    Cumeer will kay

  • @FadumoOsmanHareed
    @FadumoOsmanHareed Місяць тому +1

    M.a walalkey cumeer qof naxariis leh ayaa tahay

  • @Zamishdagan11
    @Zamishdagan11 Місяць тому +1

    Mashallah wlh cumeer waa qof qalbi wngsn

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda Місяць тому +1

    Walhi cumerow waxa tahy qof qalbi wanagasan sad masakinta ucawisay😢waxa jeceshy ilahy haku siyo cumer wilkasne wad heli i.a🥹🥺guys cumeer 700k maxa lagu heysta an garsino🥺😍🥰

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Місяць тому +1

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team cumer team asad team abeera team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team adna team cayda team ❤❤❤❤700k kamisun

  • @XamdiAxmed-yg8cy
    @XamdiAxmed-yg8cy Місяць тому +1

    Cumeer 1m uqalma wlhie wiil naxariis badan weye❤😢

  • @LovelyCosmos-vx7ri
    @LovelyCosmos-vx7ri Місяць тому +1

    Cumer hor mar wcn guuleyso wllk

  • @BishaarabdulayBishaarmacanow
    @BishaarabdulayBishaarmacanow Місяць тому +1

    Hore usoco sxb inshaalah wa helidontaa OK.❤

  • @Aisha_Abdi23.
    @Aisha_Abdi23. Місяць тому +5

    Cumeer qof qalbi wanaagsan wye🥰🫶🏻

  • @SalahyussufAhmed
    @SalahyussufAhmed Місяць тому +1

    Team Big fan coming soon 700k 🎉❤

  • @habicabdicasiis1571
    @habicabdicasiis1571 Місяць тому +1

    Masha alaah cumeer alaa kula kulan siiyo wiilka

  • @SumayoCumar-80
    @SumayoCumar-80 Місяць тому +1

    Cumer big faaaaaaan wakusalami wllkey mcn

  • @Aminocabdirashiidcabdi
    @Aminocabdirashiidcabdi 9 днів тому

    M.a cumer wa wiil wangsan alle haka rali ahaado 😊😢

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Місяць тому +1

    TEAM cumeer waà dad qalbi wanagsan wlhi waxan idinka codsana inaa igarsisan 100k plzzz❤❤❤

  • @QUEENAisha0
    @QUEENAisha0 Місяць тому +1

    Omerow ilhay hakula kulmiyo Wilkes wllo

  • @SalmaCumar-cd5nr
    @SalmaCumar-cd5nr Місяць тому

    Cumer legend tahy wllh❤❤
    ani waa jaclahay qofka dadka dhibateysan cawiya

  • @ayansharmaarke8261
    @ayansharmaarke8261 Місяць тому +7

    Cumer illhay hakula kulmiyo wiiilka