HADA TAHAY HOYO SINGLE MOTHER JIIFA KUMA JIRO WLHI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @AbdirahmanMoussa-nx1tu
    @AbdirahmanMoussa-nx1tu 6 місяців тому +4

    Fartun dar alle ayan u jeclaxy single mader ma ihi ee rer ayan leyaxy lakin wa gabadh farid ah oo cadow badan lee, alle xa kagabto aminn

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 6 місяців тому +2

    wah adeega qaali badanaaa hee adinkoo qoys yar ah hadaa ba halkii mar adeega 350 noqnaayo 😢😢😢😢 wadakeena Alle ha noo xafido

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 6 місяців тому +3

    Hooyaday aniga iyo labo wiiloo kale bay nasoo korisay iyadoo single mother ah ilaahay jisadaada jano haka dhigo hooyo.

  • @user-nx8xd1lt6m
    @user-nx8xd1lt6m 6 місяців тому +22

    Asc walal houno fartun,this is not an obligation but a simple advice my sister stop these products like nescafe and Coca-Cola boycott for our Palestinian sisters and brothers may Allah protect us from evil and the last judgment. all the good in this world and the highest paradise janatan al fardus al ala inshallah in the beyond, from a sister and fan of Djibouti 🇩🇯

  • @usernimco
    @usernimco 6 місяців тому +3

    Saabriin Wey udhacdey. Waxab ma sameeyso wayo. Hooshi guriga dhaanba waa fartun shaqaded 😃😃 nagaho an aqano gabdhah somaliya ka keensden wereeg lee caruurtod iyo guriga hooshiis dhaan waxa duush ka saaren gabdha keensden

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 місяців тому +1

    اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 6 місяців тому +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 6 місяців тому +3

    M.a abyo alle hakuu siyaadsho farxada m.a

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 6 місяців тому +2

    Mashaa allaah xabiibti alle hakula koriyo hooyada nafteda ayee caruurta ka hormarisaa intaan heesan caruur alle ha siiyo inta heesatana alle hala koriyo inshaa allaah ❤

  • @user-mu3vp5ip3l
    @user-mu3vp5ip3l 6 місяців тому

    Masha alaah hooyo kasta saas waaye ee ilaahey hano kaalmeyo amiin.

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 місяців тому

    aMAASHA. Alaah
    Abaayo. Shaqo. Sharaf leh. Abaayo. Hore Mar. Wacan❤❤

  • @SincerelyShamsa
    @SincerelyShamsa 6 місяців тому

    Mashallah abayo always coming through with the routines and motivation ❤

  • @user-mt3ee3lo8b
    @user-mt3ee3lo8b 6 місяців тому +1

    M.a fartunay wankutageray habibti keep going ❤❤❤❤❤

  • @user-lf4vz8to8q
    @user-lf4vz8to8q 6 місяців тому

    Routine kaaga waan ka helaa xabad ima dhaafin❤❤❤

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 6 місяців тому

    Amiin yarabi❤

  • @badrbadrdjibouti277
    @badrbadrdjibouti277 6 місяців тому

    MachaAlla sister Fartun Happy Thanks I m neima from Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamiyaSaidjama-pr2mq
    @SamiyaSaidjama-pr2mq 6 місяців тому

    i.n wd adkaysani xbbti ❤ hore usoco

  • @AyanitaSalah-yc6cd
    @AyanitaSalah-yc6cd 6 місяців тому

    Machallah fartun happy love you wll from Djibouti

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 місяців тому +1

    الحمد لله على كل شيء وعلي كل حال ❤

  • @Arliyaismacil
    @Arliyaismacil 6 місяців тому

    Masha Allah ❤ love you mcnt from Nairobi ❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 6 місяців тому +1

    Masha allh ale haku xafido wllo

  • @aminahashi3757
    @aminahashi3757 6 місяців тому

    Fartuun happy horay usoco mcnto aadban kujclhy

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 місяців тому

    Ma allha kula koriyo mcnto nolosha Malaysia waaba qaali lkn insha allha waad ka baraxsysaa

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 6 місяців тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @nashaadbilan8118
    @nashaadbilan8118 6 місяців тому +1

    Mash allaha fartuun happy❤❤

  • @HiboCiise-td1mt
    @HiboCiise-td1mt 6 місяців тому +1

    Waan idin salamay asxby muraad ayeey leeyahay isoo duceeya 40ducadooda waa aqbale 😢

  • @user-nn3zq2yw9b
    @user-nn3zq2yw9b 6 місяців тому

    Mashallah walal wan ka helaa routinkaga

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 місяців тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @ayaanqali-qi1gs
    @ayaanqali-qi1gs 6 місяців тому

    Horayu soco wllshay❤❤

  • @user-tq3hk5lg6s
    @user-tq3hk5lg6s 6 місяців тому

    Wllhy wll fartuny rotinkgag waan jclhy marka is dhaho qadey wllhy adigan ku dawad qli ducada illhy haano aqaablo qli iso ducey muradbaan leyhy hy ilawin mcnto wn ku jclhh ❤

  • @user-tf6qp6ny4f
    @user-tf6qp6ny4f 6 місяців тому

    Abayo allh kulu kariyo caruruta ❤

  • @nadarahmedhirzi2792
    @nadarahmedhirzi2792 6 місяців тому +1

    Kuwii kale aawey. Adi ma dhalin😂

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 6 місяців тому

    Abayo alle haku karaameyo

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 6 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @sabuuxadaauud6862
    @sabuuxadaauud6862 6 місяців тому

    M.a strong mom ❤❤❤

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 6 місяців тому +1

    Mashallah wll hore uso markasta waku tageer fartun qof qiimo badan aytahya hooyo fiican aytahy ilhyan hakul kori yo caruur ta adiyo wllsh sabiriin lev you xbbti ❤❤❤❤❤ anagan ilhy meel khayar le han geeyo ❤form burco somalilan ❤️🤍💚

  • @NasteexoMaxamud-vu3ei
    @NasteexoMaxamud-vu3ei 6 місяців тому

    M.a ilahy idin xifdiyo qali dumar

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 6 місяців тому +1

    abaayo alx garab waa heysataaa iyo shaqo dad baa jira shaqa aan aadi karin oo wax ilmaha ka reebo aan heysan biilna heysay

  • @fatuushyacquub9349
    @fatuushyacquub9349 6 місяців тому +1

    Hooyo sharafleh karti badan ❤❤❤❤

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l 6 місяців тому

    Waa rabnaah

  • @NasteexoMaxamud-vu3ei
    @NasteexoMaxamud-vu3ei 6 місяців тому

    Aamin Aamiiin yaarabbi 🤲 ♥️

  • @AbdirahmanMoussa-nx1tu
    @AbdirahmanMoussa-nx1tu 6 місяців тому

    Amin

  • @Ebiyanita
    @Ebiyanita 6 місяців тому +1

    $350 nolosha mesha waa qali kenya ayaba karaqisan waliba lacagtan saad shetey bil magarayan weh gurigana talow waa meqaabiyo korontada iyo biyaha

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 6 місяців тому

    Shaaha Lipton iska dhaaf huuno ma fiicno

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 6 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉

  • @hibao9569
    @hibao9569 6 місяців тому

    Quruxee baradhada isbuuc inee dhafto kuma fiicno

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 6 місяців тому

    Mash aallh ❤❤

  • @ruunruun9439
    @ruunruun9439 6 місяців тому

    Masha allah

  • @hibao9569
    @hibao9569 6 місяців тому

    Maxaa yerlay wey isbadalee fresh kufiicantahay malin walbo maba soo adeegan karnee wax yaabaha qalalan pasto rice salodd waa ok lakin qudarta 5 days yeey kaga bdan

  • @hayaataa8318
    @hayaataa8318 6 місяців тому

    ❤❤❤

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 6 місяців тому

    ❤❤

  • @user-id6uo1xb5u
    @user-id6uo1xb5u 6 місяців тому

    Abaayo Fartuun face book cod ka xeran ayaamahan quruxyy cod Mala maqlo

  • @ubahmohamed4340
    @ubahmohamed4340 6 місяців тому +1

    Kafee wadno xanuun malahoo

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @ifrahziciid1673
    @ifrahziciid1673 6 місяців тому

    Lolosha malaysiya waa qali ayaan ufahmay😅

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 6 місяців тому

    Asc

  • @user-jr4dw5wv2g
    @user-jr4dw5wv2g 6 місяців тому

    Habar futara kusey 😂😂😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 місяців тому

    Manshaallah alah kula koriyo amiin 😊

  • @HodanFaaid
    @HodanFaaid 6 місяців тому +1

    Iso duuceya waan xanusanyaye

    • @Mzz.salmuush
      @Mzz.salmuush 6 місяців тому

      Ale ha ku .cafiyo❤❤❤❤

  • @zeitunadan
    @zeitunadan 6 місяців тому

    😂😂😂 fartun ur funny walahi keep going abayo

  • @AminaAbdullahi-ni3zl
    @AminaAbdullahi-ni3zl 6 місяців тому

    Abayo buskud sogaliy

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 6 місяців тому

    Bataatiga fanijijeerka gali banaanka wuu ku halaabaa

  • @xamdabintucabdale9105
    @xamdabintucabdale9105 6 місяців тому

    wall sabiriin ku ma caawiso miyaaa?????

    • @nasriinadow3298
      @nasriinadow3298 6 місяців тому +1

      Qasab we caawisaa o ilmaha hade ka hayso intaas xita wa caawin weyn