“inaadeerkaa oo tuug ah oo fooqyo kaa dhistay ayaa weli jeceshihiin” Xil Maxamed Abiib iyo Berbera.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

КОМЕНТАРІ • 127

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 2 місяці тому +4

    Keeen going on mr. Xildhibaan Abiib.

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 місяці тому +5

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 2 місяці тому +9

    Kkah gudomiyaheda horta ku cade boobki,ka gudomiyaha ku ah ee kaah miyaanu ahayn boobki ugu waynaa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

      Tuugii hawada cunay mar danbe kkkkkkk khaliif baa laydhka idinkaa kaw ka ah

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 місяці тому +3

    Waddani run ugukaalay.
    Waa fariid wuxusheegay wixii isaaq afka kalabaqeen.

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 місяці тому +11

    5000$/bishii qaata wax aan ahayn qabyaalad iyo beenana ma sheego

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 2 місяці тому +8

    Ururka Kaah, Tuug wayn oo aan Tuuganimada la gabanin aya Hogamiya.
    ( Tuug ka code oo Tuug kale u Code miya Warkasi ? )

  • @GaraadMustafXariir
    @GaraadMustafXariir 2 місяці тому +1

    Waa runtiisa wlhi❤

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z 2 місяці тому

    Run run xildhibaan run weeye waana la ridayaa muuse qaarun

    • @RodaAli-fo7sk
      @RodaAli-fo7sk 2 місяці тому

      Muse isaga leh berbera qabyaladaba adaa bilabay ee joji oohinta

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 2 місяці тому +1

    Libaax❤

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Laydhka khaliif

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l 2 місяці тому

    Subxanalaah waxaan layaabanahay dadka dhegaysanaaya kan iyo kuwa lamidka Ah

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 місяці тому

    Adigaa ugu horeeya eyda ciyaysa

  • @Hussein-gm6rn
    @Hussein-gm6rn 2 місяці тому

    Waddani guul!!!

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 2 місяці тому +7

    Ree Somaliland waxay kala dooranayaan, dorashadan dhici doonta, inay Somaliland sii jirto, oo uu horkacayo Muuse iyo ina kaahin, ama inay burburto oo somaliya lagu biiro, oo uu horkacayo Cirro iyo Xirsi. Qabiil Halkaa iska dhig, oo dooro kay dantu kuugu jirto

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 2 місяці тому

      Wll wadanka somaliland cadaaladi mataal hadaanu reer bari nahay inay Dunto baanu jecelnahay Isbedelka iyo in distoorka la furo Waxaa hogaaminaya madaxda mucaradka mundane ciro iyo mundane xirsi no calancas danbe magaaladii burcaan tagay anoo ka maqnaa mudo dheer waxaanaan degenahay wadanka Canada waxaan soo arkay magaaladii oo baab'aday iyo hargeisa iyo galbeed oo la dhisayo barina dagaalo lagu furey dalkan waa khasab in la Simo ama lawada baabiiyo fuck muse biixi iyo Kaahin.

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 2 місяці тому

      Burcana waa in caasimadda qaranka laga dhigo marka dalka isbedel ka dhaco laascaanood si nabad ah loo soo celiyo haday somaliland diidaana khaatumadooda loo daayo

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 2 місяці тому

      ​@@ahmedyaasiin5881waryee maxad tidhi? war sxb guuri iyo jiingad amba loox ayad kasheekeyneysa ee niin foog matihiid wadanki oo dagal oo laguuso soo duulay oo hadhiga faqahshta iyo somali oo dhaan iskuu tagtay ayad guuri iyo fookh ka sheekeyneysa marka wax ka hadal wadanka waxa hogaminaya niinku kadidisa uu soo cabeey Wana markalee iyo Mujahid Muse... Jamuriada Somaliland HANOLATO faqahshta naga faiideysanaysa weey dhacaysa iinyar aya hadhay insh'Allah bi-idnillah... Waxanahay Jamuriad ilaheey lajiiro😁

  • @wezamelmi5876
    @wezamelmi5876 2 місяці тому +3

    Kada ka ganacsiga dareemaha dadka beenale beenale

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 місяці тому +1

    Reer berbera maanta codkooda hakuciilbaxan.

  • @omarosman4440
    @omarosman4440 2 місяці тому +7

    Halkani halkii tuugtu ka ooyi jirtay maaha. Waxaan oohin iyo isku dir ahayn ood qabatay ma jirto.

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 місяці тому

      Oohinta tolkii oo naxariis iyo jaceeyl tusayuu u qiirooday rasuulkeenan scw wuu ooyey lakiin adigu tolkaa makhadadaha ayeey ku ooyaan sidii dumarka hhhhh dadkana waad u libaaxeeysaan ilama qiiro jabaan

  • @mohamedahmedmohamed1587
    @mohamedahmedmohamed1587 2 місяці тому +1

    Ninkan oo kale bay Somali u baahan tahay. Ama rumyso ama ha rumaysan. Wuu ku khasban yahay Somaliland in aamino waayo haduu ka horyimaado waa la dili. Hase yeeshe runtuu sheegaa, inuu wax qabtonna waa jecelyahay.

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 2 місяці тому +3

    Ina abiibow adiga ninka ku dhisay ee kharashka kaa bixiyey ee aad xisbigii aad kasoo baxday ka raacday sow tuug muu ahyn..

    • @abdifaarax1217
      @abdifaarax1217 2 місяці тому

      Nin raga

    • @SafiyaIsmail-nt2tg
      @SafiyaIsmail-nt2tg 2 місяці тому

      aqali ka sheeqe soomaaliand matihd waxa that somaliya borama. ka baxa hada lagabilbo agatayad waxa ka tahay nawab ku Dabiyad hajidho hajdho qoslo baa ihaya saxiba taga midh hataln adaga waxa

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому +1

    look who's talking 😂😂😂😂😂😂

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 місяці тому +3

    Geelaan kaa aqaanayo Afar naas buu leeyahy oo labo hadaad weydid midka saddexaad iyo Afraadba wad sii maali kartaaa

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 місяці тому

      Hhhh labada kalana weey dhiig baxayaan caano maleh

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 2 місяці тому

      @@nadiamohammed5330 hh wll ha ina fogayn dee 😁

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 2 місяці тому +5

    WALEE REER BERBERA WAA GOB ❤❤ SAMIR BADANAA😮 BAL NINKAY DHAGAY SANAYAAN EEGA😂😂😂

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 місяці тому

      Waa ninka heego runta usheega😂😂😂

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 2 місяці тому

      Run buu afka kaa geliyay
      Adkayso maxad la gubanaysa😂😂😂😂

  • @IbrahimJamac-rs6bl
    @IbrahimJamac-rs6bl 2 місяці тому

    Ururka kaah eed rabto inuu soo baxo
    Waxaa wata ina xaashi oo kamid ah raga fooqaqa dhistay ee aad sheegayso

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 2 місяці тому +1

    Eedaha iyo dhibaatooyinka ay gaysteen ama sameeyeen Muuse biixi xukuumadiisa iyo xisbiga kulmiye

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 2 місяці тому +1

    madaxwaynaha Somaliland waa maxamad abiib

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 2 місяці тому +1

    Nin Rageed usheg reer muuse qowmuluud

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 2 місяці тому +1

    Anu isaga hadaan ahaan laha wan xishoon laha oo dadka ma soo hor fadhisteen anoo is oog iin aan cadaw dalkan ku ahay oo wanagisa ka soo horjeedo oo xumaan moye wanag ka shaqeen.
    Cid aad khaldi kartid oo fikrad khalad ah ku beeri kartid ma jirto ,mid adiga kula mid ah mooye

  • @mhassan3002
    @mhassan3002 2 місяці тому +1

    War ninyahow ninkaani waa geesi wax tarbleh

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e 2 місяці тому

    Reer samaron wa fani walahi huno qalbikoga wa nadif waxay donayan America inay kadhigan oo qabyalad lagadherado imiga prof axmed samadar ayan imiga kadhex arkaya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому

    Anigu Xubina Lamasocdo Lakinse Kiidalkayga Udaacadnoqonayan Alle kabaryey Aamiin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 місяці тому

    ❤ fariid ninkaasi ina Abiib

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r 2 місяці тому

    Kaah iyo ina xashi waa aafo qaran ninka xoolihii umada boobay waa xirsi iyo xashi waxay ahayd in ay umada ka dhuuntaan

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    HAWADII WAA LASOO CELIYAY

  • @CaydarusDaahir
    @CaydarusDaahir 2 місяці тому

    Haa wadwalatay mapseerka joojiyi

  • @AdanAxmed-gp6ct
    @AdanAxmed-gp6ct 2 місяці тому

    Tuugkaawan oojiraamairo walibana ilmaxalaal ayanad ahayn

  • @niciimaabdirahman9174
    @niciimaabdirahman9174 2 місяці тому

    Hadaanan inader Kay oo tuuga jeclaan ma mid shisheeyo tuugaan jeclaan lahaa aar shaqo yeelo tuug haduu jiro waa adige

  • @massmass8300
    @massmass8300 2 місяці тому

    walee md mxamed abiib waa wadaa
    runta ayuu kudhintaa lkn dadkan cudurbaa la nool wxba ku qaadan
    miyaan dhegihii alle waaniyaa wacyiga kaa qaado ilaahy waafajaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 місяці тому +2

    Ooyaaye Afkaaga xakamee waa lagu yahayaa

  • @FarhanOsman-km2ly
    @FarhanOsman-km2ly 2 місяці тому

    Tuuga aad la Socoto kawaran

  • @advyser
    @advyser 2 місяці тому

    Kuwa hor fadhiya ee waxaas lagula hadlayo ayaa ka liita

  • @user-nb4lu7mu9c
    @user-nb4lu7mu9c 2 місяці тому

    Yaahuu

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 2 місяці тому +2

    Absolutely from berbera anu Reer sahal ban ahay ina cidin Berbera Meel uu leyuhu ka dhigay Meshu waa kulayl Laydh La'aan laguma Nolan Karo

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 2 місяці тому

    Dimuqaardiyad ayuu kuleeyahay aaway ISLAAMKII aaway?

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 2 місяці тому

    Madax waynaha qaranka kaxishoo waryaa Faqash

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому

    Ileenkani Wadanibu Ahaa Iyagaa Cayda Ciidank. Dalkooda.& Madaxda Kutakhasusay eh

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 місяці тому

    HADAA LAXDAADAA DUUFKA LEH AD RABTA INAN KU JECLAANO CALOOL BAAHAN CID MAAHA

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 2 місяці тому

    Doorashadii ugu ayaanka daray waxay ahayd tii ay ku soobexeen xildhibaano ku sheega golaha wakiilada.bal ina abiib day,ahmed khaliif ,laabsaalax,guruuje,guun,barkhad batuun,mustafe khayreeye.timo jilic iyo qaarksle oo bafan

  • @RodaAli-fo7sk
    @RodaAli-fo7sk 2 місяці тому

    Tuug faqashta lashaqeeya

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 місяці тому

    Berbara waa ladulmay xaqeedii waa lacunay.
    Muuse haduunafleeyahay berbera wuxu gaynlahaa dhakhtar wayn iyo ladhy 24 sac ah iyo biyo 24sac ah.
    Muuse berbera wuu ka eexday.

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 2 місяці тому

    Mounafaq Mounafaq dhaley 😂😂😂

  • @user-li9xj4fd9x
    @user-li9xj4fd9x 2 місяці тому +4

    Kkkkkkkkkkk kan aad wadato ee ina xaashi maanu tuug ahayn waliba tuuga ugu wayn

  • @FadumoCamuud-hm6ci
    @FadumoCamuud-hm6ci 2 місяці тому

    Vurayso samaroon gurigooda cidkasta u diiday oo reerxamar

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому

    Warninyow Ninkanoo
    Waxwacani Afkiisa
    Kasooyeedhan waayey.
    Calaamokaiftay

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 2 місяці тому

    HI

  • @user-xe7zm3ix9m
    @user-xe7zm3ix9m 2 місяці тому

    Dadkiina dheegaysanay ooyaaye bilaaa xigmad ah

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 2 місяці тому +3

    Ciil ku kor waa kanoo kale .uurkisa iyo codkisu waa kala kaan.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 місяці тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawladda UAE/DP world waa tuuggo cadowga somaliland way tahay. 2.0. Waxay qaadataa dhammaan tacriifadda dekedda berbera.
    3.0. Waxaynu aqbalney wixii dawladda djibouti ay ka diiday dawladda tuugada ah ee UAE/DP World.
    4.0. Haddaba waxa habboon waa in laga eryaa dawladda tuugada somaliland.

  • @jawahirosman-uv7nk
    @jawahirosman-uv7nk 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @user-su6nr4pb4j
    @user-su6nr4pb4j 2 місяці тому

    Kkkkkkk Sodigan Tuugi ugu waynaa la Jooga Xisbigisi

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 місяці тому

    BENALE ADA TUUGA IMINKA KAAH TUUGO NIMADA LAGALAY

  • @jawahirosman-uv7nk
    @jawahirosman-uv7nk 2 місяці тому

    They shouldn’t listen to this man

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Kajoogaa laraacay

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 2 місяці тому

    😂😂😂 dadka uu ninkani lahadlayo qofkaliya oo reer barbara ahi kumajiro 😅😅😅

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Ceeb cay cay caydu waa doqoniimo

  • @user-ny6xt8cm3w
    @user-ny6xt8cm3w 2 місяці тому +1

    Waryaa ka yaraw dadka ha kicinin oo balaaya ha ugu yeedhin

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 місяці тому +1

    M.abiibow dadku kuguma faraxsana khudbadaada waayo? Waxaad toobin ku haysaa laf cidlaha bal eeg wajiyada dadka .
    OOHINTAADII AYUUNBAAD GOOBTA KEENTAY. MAAHA.

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 2 місяці тому +1

    Waar. Huwan fooqal Huwan tuug Shaqadii sii gabey

  • @Fariid
    @Fariid 2 місяці тому

    tuugii ugu waynaa ee hawada iibsaday iyo dhaamkii xumbo wayne ayaa kaah leh kkkk

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 місяці тому

    Waar dokhonkan waali miyaa ladhagaysta waki jabuti kadhidh u soo dontay hunguri baa khatay

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Codka ogaaal iyo hilaac

  • @user-iw3tf3gf5j
    @user-iw3tf3gf5j 2 місяці тому

    Gudoomiyahaaga maxamud xaashi ka waran xoolihii umada ka xaday

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 місяці тому

    Oo adigu ma sidaas baad u ekeed waadigii dhuubnaye maxaad sidan ugu kartay sow xoolihii dawlada iyo shacabka maaha maxad raga aanad gaadhsyn u higsanaysaa adigoo duli ah xuman iyo qabyalad qolo nacayb ah mar walba ku hadaqaya duli qanja wayn😂😂😂

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Sagxada guuuul ururka ogaaal hilaac baa

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m 2 місяці тому

    Waar yarkawo cagta maad ayar oo dhigi barii ayaad ooyi doonta yee mounafiq yahawo 😢

  • @HappyAntenna-hi2bk
    @HappyAntenna-hi2bk 2 місяці тому

    Garac

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    ROODAA HAYSA LAYDHKA KKKK

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 місяці тому

    Ooyaye weli😂ma caayaya dadka kani masuul ma aha dhegohiisa iyo afkiisuna isma maqlaan

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 2 місяці тому

    Aamus tuugyo khaayin

  • @user-cx5bb3lp4h
    @user-cx5bb3lp4h 2 місяці тому

    Waar Beenta iskadaa cid kaa akhrisanaysaa magirto

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 місяці тому

    Kan aan maanta ka toogano

  • @user-iw3tf3gf5j
    @user-iw3tf3gf5j 2 місяці тому

    Hadaad musuqmaasuq neceb tahay ma maxamud xaashi kuu noqon lahaa gudoomiye waxaad ku biiri lahayd oo profosser samatar hogaaminayo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Tuuuuug xaashi kkkkkkkkmmmm

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 2 місяці тому

    Jin dagaaaaagay ayaa dalka qabsaday

  • @mustafaegal2926
    @mustafaegal2926 2 місяці тому

    Ooyaaye maxaadku ciday

  • @AdaruusAsad-ox2pg
    @AdaruusAsad-ox2pg 2 місяці тому

    Beenaale miyaanu ahayn Ninkii Ethiopia ha la siiyo badeen
    Beenaale

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 місяці тому

    Oyaye ware warmunafaq bad tahay xarana wadka dheregto wana lagaso hunqacin

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 2 місяці тому

    Ooyaayaw ma maxamuud xaashi ayaad noo xayaysiinaysaa oo tuuga koowaad ah

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e 2 місяці тому

    Hhhhh badhyo culus

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 2 місяці тому

    Beenaaale Cidkale oo wadanka kabaxsan ayaad u adeegtaa tuug laba wajiile

  • @Faisa-dr4df
    @Faisa-dr4df 2 місяці тому

    Beenaale ooyaaye
    Oodoqon hadlay

  • @XasanAdem
    @XasanAdem 2 місяці тому

    Ina.cidin.waa.daaquudkii.ugu.weynaa.ee.berbera.soo.marey.ee.boobey.hantidii.umada.ee.isku.direy.umadii.ku.wada.noolleyd.ee.qaarna.dhulkii.u.boobey.qaarna.ka.boobey.hadii.kulmiye.wax taraayo.kaasuu.max.kamad.saari.lahaa

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 2 місяці тому

    Xildhibaan qaran oo wax garada ciise muuse dib hal cod uma siinayaan tuuga muuse biixi berbera waa wadani io kaah

  • @CabdiraxmaanIbrahiim
    @CabdiraxmaanIbrahiim 2 місяці тому

    Beenaale