FINAL GAME TEAM KOKO vs TEAM AMIIRA SAAXIIBKAAGA FAHANSII ASAGOO KU MAQLAYN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @farhiamohamed5008
    @farhiamohamed5008 8 місяців тому +180

    Amira maskin hoyo soman iducey dhahay ee dhahday wllhi😢😢 hmplyo our qabqab❤❤🎉😮

    • @hafsadahir4316
      @hafsadahir4316 8 місяців тому +6

      dadka nafta u keenay miskiinta

  • @nasteexoahmedmahamed5803
    @nasteexoahmedmahamed5803 8 місяців тому +117

    Sidaan ufarxay in aan guleyste oo Walee qab qab guuuuuul Markale I,n😂🎉😊

  • @amiinabdirahman1936
    @amiinabdirahman1936 8 місяців тому +440

    Cawa waa habeen kii nabigu scw yidhi badiya saligayga qabriga ayaa la iigu kena ducadiine ❤

    • @habibonoor8730
      @habibonoor8730 8 місяців тому +4

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @amiinabdirahman1936
      @amiinabdirahman1936 8 місяців тому

      @@habibonoor8730 jasaka allah khyr

    • @zahraomar9359
      @zahraomar9359 8 місяців тому +4

      Scw

    • @Mandeeqa
      @Mandeeqa 8 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @shukrishankaron3190
      @shukrishankaron3190 8 місяців тому +2

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤

  • @adamzahil
    @adamzahil 8 місяців тому +211

    Amiro m.a waxay dhahdey oo ku dhawaaqdey dikriga Allah oo qofkii ku dhawaaqa uu guuleysto waa sababta ay u guuleysteen m.a HAMBALYO TEAM QAB QAB 🎉❤

    • @safiamohamed1219
      @safiamohamed1219 8 місяців тому +11

      Haa wlhy m.a congratulations ❤🎉

    • @adamzahil
      @adamzahil 8 місяців тому

      Mar walba ani meshi Ceyda ku jiro waa la jiraa because of He is Student and Also i am Student​@@safiamohamed1219

    • @malyuun799
      @malyuun799 8 місяців тому +8

      Dikrigee waaye wlll

    • @adamzahil
      @adamzahil 8 місяців тому

      @@malyuun799 markay tartabka bilaabeyso fiiri wll waxay dhahdey

    • @mohammedmukhtaar2895
      @mohammedmukhtaar2895 8 місяців тому

      Ilaahybay tala saaratay wll​@@malyuun799

  • @Samaalesomali
    @Samaalesomali 8 місяців тому +168

    *asadoow meeshadan caadi baan u dhex degay dee love isaar niyoow caawa❤*

    • @Niini828
      @Niini828 8 місяців тому +5

      Anaga like waa Naga helee lkn asad waa sugee😂😂

    • @Samaalesomali
      @Samaalesomali 8 місяців тому +4

      @@Niini828 😂😂😂😂 Garacu waygu adkeeyey igama xishoon thanks sxboow.

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 місяців тому +163

    😢😢14:03 markasta walidka ducadiisa aya lagu meel Mara walidka❤halaga ducaysto

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 8 місяців тому +137

    Wlh hadaan lees xaqireen amiiro inee guuul jeceshahay caawo sifiican aye u cadahay guuleso marwalba abyo

    • @kaafyakyfarahcise9186
      @kaafyakyfarahcise9186 8 місяців тому +21

      Haa aad ani horaan u arkay waliba waa xamaasad abuure caadiya

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 8 місяців тому +4

      M.a❤❤m.a

    • @naturechannel950
      @naturechannel950 8 місяців тому +14

      Guusha iyo amiira weeba izla dhazhen runti🎉🎉❤

    • @xanaanmustaf15
      @xanaanmustaf15 8 місяців тому +10

      Aniga o kale wayay guul waxa kajeclahay maleh mashallah marwalbo guul aan U rajeneyna🥰 my Queen Amiira qurux 🥰

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 8 місяців тому +13

      Amira xamaasad gooniya aye ledahay wlh m.a🥰🥰

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 місяців тому +78

    Amiira waa jclhay, guusha way jcshahay Amiira, markasta guuleyso Abyo mcn ❤

  • @sulemohaa6090
    @sulemohaa6090 8 місяців тому +166

    Cawa waa jimco an kusalini nabiga scw ❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 місяців тому +66

    Ayyyyyyyyy Amira qurux best ever weeye caawa dhiig ayy ledahay

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 8 місяців тому +152

    Team Amiira and Ceyda is Not easy 🎉🎉❤ haben danbane guul aanirajena Insha Allah 🥰

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x 8 місяців тому +38

    Amiiro waxy jcshahay guusha mnsha allh markasta wxn ku rajeynayaa guul

  • @AsmaOsman-jb3ck
    @AsmaOsman-jb3ck 8 місяців тому +17

    Amiira miskiin waye wlhi farxadeeda jeclahay marwalbo cawa said ufaraxsanthy video ee kujirin maba daawado wlhi I love you amiirada

  • @MaandeeqCabaas
    @MaandeeqCabaas 8 місяців тому +163

    Team amiiro isn't easy ❤❤ congratulations 👏🏼🎉

  • @Nihaaleyyy-vj6td
    @Nihaaleyyy-vj6td 8 місяців тому +29

    Gushooda saaugu farxay waligay qof uguma farin may team amoira&ceyda keep going😫❤️💋

  • @nashaadelmi8314
    @nashaadelmi8314 8 місяців тому +38

    Ayyyy❤ hambalyo team qabqab ❤funs koko caawa comments xata malagu arkoyo
    Away dadki dhahayey koko hade mesha imado amira funs wey udhamatay ka xaxawiya heeee team ceyda iyo amiira hade guul darestan xata waa wata wlhi apsulants team amiira is not easy wlhi😋😏🤴👸💎💝🙆‍♀️🤫😧

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr 8 місяців тому +2

      Anagu wan congratulations ayaan dirnaaa ma calaacalno mida kle mid ayaaan idiin qireyney ooo ah koko iney xariifad tahey ooon waxba iska bedelin habeenkii hore iyo cawa congratulations amiiira cadey

    • @Charlottefwyou
      @Charlottefwyou 8 місяців тому +1

      It's not that deep lmao Amira don't know you bro

    • @nashaadelmi8314
      @nashaadelmi8314 8 місяців тому +1

      @@Faiza-el4nr I now ina calacalin but waka qabna hambalyada thanks for you

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 8 місяців тому +3

      Amiiradena marnba hoos❤😂

    • @Prettyzuusimohanps
      @Prettyzuusimohanps 5 місяців тому

      Dhfhtig jdigi

  • @aasiyaosman8046
    @aasiyaosman8046 8 місяців тому +78

    Inta iyagoon daawan jiiday oo eegay inay badiyeen yeeees congratulations team qabqab 🎉😂❤

  • @shuwtiramcabdi4417
    @shuwtiramcabdi4417 8 місяців тому +33

    Allah teamkeyga wey badiyeen kuwaan saan ula farxo lee team qab qab❤

  • @mushtaaqfarhan7937
    @mushtaaqfarhan7937 8 місяців тому +35

    Team koko iyo Armaan waa laba legend❤

  • @FardusDirie
    @FardusDirie 8 місяців тому +23

    Yaa rabii amira saacid akhiro iyo aduunba waan jecelay waa dacad yaa rabi xasid iyo cadawba ka xafid

    • @xanaanmustaf15
      @xanaanmustaf15 8 місяців тому +1

      Aamiin ❤❤

    • @anzalmaxamuud778
      @anzalmaxamuud778 8 місяців тому +1

      Aamin waa gabar maskiin ah

    • @FardusDirie
      @FardusDirie 8 місяців тому

      @@anzalmaxamuud778 amira waa laga miskiinsanyay lkn waa dacad

  • @Shanta__677
    @Shanta__677 8 місяців тому +71

    The best person ever ,. The most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad❤😢

  • @AbdirisakIsmail-m6q
    @AbdirisakIsmail-m6q 8 місяців тому +38

    Team amira iyo cayda guushu waa dhankiina marwalbo farxadayadu waa farxadiiina may team garabkiinaa nahay

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 8 місяців тому +27

    14:11 saan maxa waye hee team amiira marke gulestan team kle maa laso istajiyo ayago tagan halo qiro guusha anyway hambalyo my team 🥰🫶

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 8 місяців тому +5

      Ma aragtey ninkan asada waa nin xun wlh caawa hadi koko iyo badin lahayen wuku dul xaraken laha uf koko ninkan ba I nacsiyey wlh uf dheh

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr 8 місяців тому

      Maxaaa la sheega suprise ma jirine amiiira sowta sii ogaatey inteey ku badiyeen mobile ka aragteee 😂 ​@@Uqtimuslimah

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 8 місяців тому +36

    Amiira waa anigo kle guuldaro lama tuso wax walba iney iyadu guuleysatee jeceshahy fariiid mashallah ❤

    • @MusaAbdi-e2d
      @MusaAbdi-e2d 8 місяців тому

      Lkn wa marki uguhoreysay 😢😂😂

  • @ramloosman2799
    @ramloosman2799 8 місяців тому +96

    Si aa u ogaado ine amiiro badiyeen qeybta danbe kabilabay videoga hambalyo mi team🎉😂❤

    • @anzalmaxamuud778
      @anzalmaxamuud778 8 місяців тому +9

      Wlh ani xataaa waa jarcinoyaa xitaa saa amiiro io ceyda taageero ugu ahey😂

    • @Aniiza_queen
      @Aniiza_queen 8 місяців тому +4

      Same wlhi😂🫶🏻

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 8 місяців тому +1

      Comment lee Kaa aqrisoo mxaa ujidee 😂😂😂 hamblyo qabqab comment kafaxme

    • @husniaftah2707
      @husniaftah2707 8 місяців тому +2

      Comment tiga ka sii eegay anu

    • @faadumocali1544
      @faadumocali1544 8 місяців тому +2

      Wlhi kula mid ban ahaa

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 8 місяців тому +83

    Inta jiiday ee gadaal geeysay ee fiirinaayay ineey team qabqab guulsteeen😅😅😅😅😅

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 8 місяців тому +7

    Ayyyy my team QABQAB ISN'T EASY cayda &amiira markasta guul ayyyy amiiro waa astaanta guusha aad bay u jeceshay marwalba inay guulaysato m,a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤congratulations kuwayagii

  • @BerlinMohamoud
    @BerlinMohamoud 8 місяців тому +49

    Waa Habeeb jumca ah San Ku salino xabuubkeena Muhammad SAW ❤

  • @SuleeqoClqaadir-bw2sg
    @SuleeqoClqaadir-bw2sg 8 місяців тому +28

    Dad is fahmey hadan isku koox yaa kabadani karo team qabqab❤

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman 8 місяців тому +6

    Amira Waxey dhahtay kalmad cajiib ah oo marnaba lagu qasaarin mash'alh *توكل على الله*

  • @Zayna-x6n
    @Zayna-x6n 8 місяців тому +21

    Inta ila naxsaned amira guul walalh waan ku farxay ina barnaji ani ahay caam u naxsana m.a amirad waa ku wadana teem amira is mujiyaa

  • @Caaishacumar-tn3dz
    @Caaishacumar-tn3dz 8 місяців тому +18

    Team Amiira and ceyda is not easy💪 congratution 🎉

  • @naturechannel950
    @naturechannel950 8 місяців тому +18

    Wow guul markazta nii rajeynaa team amiira and ceyda caawa amiira waxeena bartay guuzha inee jecezhahy wllhi 🎉🎉🎉❤🎉❤

  • @SuleeqoClqaadir-bw2sg
    @SuleeqoClqaadir-bw2sg 8 місяців тому +33

    Team aamiir iyo ceyda noo hoos❤

    • @hodanahmed-wd8hm
      @hodanahmed-wd8hm 8 місяців тому +1

      Guuuuuul guuul guuuuul gobanimo marwalpa tiim cayda qab qab no hoos❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bellaabdikarim2912
    @bellaabdikarim2912 8 місяців тому +9

    Amiiradi tartamese Ana ka darnaa fadhi Waku daawan wye wa u istaage 😂marwalpa guuleysta teamkyga ❤

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 8 місяців тому +24

    Video waa gudbiyey si aan u arko inee badiyeen team amiiro io ceyda 😂😂 hadaa daawanaaa

    • @Ruusa-tq4pu
      @Ruusa-tq4pu 8 місяців тому +1

      Aniga xita wey guleysaden alxamdulilah ❤❤❤

    • @anzalmaxamuud778
      @anzalmaxamuud778 8 місяців тому

      ​@@Ruusa-tq4puHaa wlh farxad ani😂

    • @Ruusa-tq4pu
      @Ruusa-tq4pu 8 місяців тому

      @@anzalmaxamuud778 lakin soducey hawen danbo asad iyo qofkale amira iyo cayda sodusey

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 місяців тому +32

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 8 місяців тому +17

    Team Amiiro
    iyo ceyda is not easy gul iyo gobanimo m.a dheh guys🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 8 місяців тому +13

    Wow😂🎉WAA OGAA INAN BADINAYNO✊TEAM CEYDA&AMIIRA🤩👍

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 8 місяців тому +12

    Aan ku Salino Xabiibkeena SCW The best person ever. The most knowledgeable and The most shining amongst all creators Prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯❤❤❤❤❤❤

  • @Umuruweyda88ruweyda88Umuruweyd
    @Umuruweyda88ruweyda88Umuruweyd 8 місяців тому +28

    Asad amiro iyo ceyda wo kasohor jetha xuma. Iga ma ahan kaftan lee wayi😂😂

  • @NatureandMotivationVlogs
    @NatureandMotivationVlogs 8 місяців тому +46

    Team qab qab🎉🎉 one like guusha waa dhankeena❤❤❤

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 8 місяців тому

      Wow Marka anigaa faraxsan firsanaa team qabqab ❤

  • @sayid5352
    @sayid5352 8 місяців тому +15

    wakas cawa cadaladi team qabab like isku mujiya😂

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 8 місяців тому

      Owal cadaladdarro majirty

    • @sayid5352
      @sayid5352 8 місяців тому

      @@Amuunmoha8 haa🤣

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr 8 місяців тому

      Ooo sxbkeed baaba leh habeenki hore dhafar ahaaa 😂😂😂 ​@@sayid5352

  • @AZAMabdirahman
    @AZAMabdirahman 8 місяців тому +15

    Ceyda iyo amira is not easy gulaysta insha allah

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 8 місяців тому +34

    My Team Amiira and Ceyda salad walbo kadib ww nisoducenayay wallahi Hambalyo 🎉❤haben danbane guul aanirajena❤

    • @anzalmaxamuud778
      @anzalmaxamuud778 8 місяців тому +2

      😂😂naa anah ii soo ducee heee bal aan America tagee

    • @xanaanmustaf15
      @xanaanmustaf15 8 місяців тому

      @@anzalmaxamuud778 diyaar waye 😂gabdhaha yar ducadoda Illahey wu aqbala.
      Hade qer kugu jiro Illahey haku geyo dhib la aan

    • @xanaanmustaf15
      @xanaanmustaf15 8 місяців тому

      @@anzalmaxamuud778 diyaar waye.Illahey haku geyo dhib la aan hadii qeer kugujirto

    • @FadumoMohamud-c6h
      @FadumoMohamud-c6h 8 місяців тому

      Camalaan badnida😂

  • @HalimaAli-m2n
    @HalimaAli-m2n 8 місяців тому +27

    Amiiro iyo ceyda 73 ee ku badiyeen😂

    • @pharhiahappy3583
      @pharhiahappy3583 8 місяців тому

      Kkk anoo vedioka dhameesan ogaaday run miyaa hee😂

  • @kingsuera693
    @kingsuera693 8 місяців тому +8

    Team messi one like😇❤

  • @RuweydoAbdiqadir-hn7xy
    @RuweydoAbdiqadir-hn7xy 8 місяців тому +40

    Team koko iyo abtigeeda wataa araan❤❤❤😂😂

  • @QueenHayatmoha
    @QueenHayatmoha 8 місяців тому +33

    Always koko iyo armaan waa wataa🎉😂

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 8 місяців тому +44

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤

  • @daudmahat5428
    @daudmahat5428 8 місяців тому +33

    Congratulations team Qabqaaab 72 points woow🎉❤

  • @mohamedcabdi88888
    @mohamedcabdi88888 8 місяців тому +367

    Team ronaldo like 👍 ❤

    • @caliwarsame8793
      @caliwarsame8793 8 місяців тому +6

      Arniyo hadaa tuugsanyso ooyaaye hakutugsane ilahey bari😂😂

    • @QalicaliAxmad
      @QalicaliAxmad 8 місяців тому +1

      Yaa sheeg ku dhahay hee

    • @caliwarsame8793
      @caliwarsame8793 8 місяців тому

      @@QalicaliAxmad sxb reer ooyaaye sembari ooyin🤣🤣

    • @umusidra1435
      @umusidra1435 8 місяців тому

      Hada ma jiis bu shegan laha 😂😂 ​@@caliwarsame8793

    • @Fazuumohan
      @Fazuumohan 8 місяців тому +1

      Kaligiis gaot 💯🎉

  • @Nema_22
    @Nema_22 8 місяців тому +14

    Amiira wlhi baqdinti haysay way ka ba'day legend bay noqotay🎉❤😂

    • @FardusDirie
      @FardusDirie 8 місяців тому +1

      Dad dhiirigaliya ayay haysta alle haw siyaadiyo.

  • @galeyrfafale4438
    @galeyrfafale4438 8 місяців тому +6

    Xamaasad ayay yeelatay ciyaartu markaan waliba dhanka gabdhaha. Koko waa Mo Salah halka Amira ay tahay Mané. Sida ay u duceysatay ayaan ka fahmay ineey badin rabto iyo xamaasadda ay la jareyneyso. Wax kale waaye ciyaartaan.

  • @Asma-abdalla75
    @Asma-abdalla75 8 місяців тому +10

    Marnaba haka shakin Amiira meel kujirto congrats my team qab qab ima ceeben😅😅😅

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 8 місяців тому +19

    Forever team qab qab 😂wlh guul io guul daraba waanii wataaa😂

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 8 місяців тому +13

    Wx uu armaan idiin booteeyba weydinka guuleysty mazha allah qabqab 🎉❤

  • @noorabdi8065
    @noorabdi8065 8 місяців тому +6

    Amiira she says توكلت على الله ❤😮

  • @NuriaYukub
    @NuriaYukub 8 місяців тому +12

    Team qab qab 🎉🎉 one like guusha was dhankeena❤❤❤💯

  • @QeirowAhmed-zt7no
    @QeirowAhmed-zt7no 8 місяців тому +67

    Always team qab qab ❤❤

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 8 місяців тому +15

    Congratulations Amira cayda qab qab 🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 8 місяців тому +8

    Team Qab Qab Wow Wow 👌 Waxkalle Waaye Waan idin Wataa Anigu
    Ceyd and Amiira Guull Habeen Danbo

  • @faadumo.axmedfarax1009
    @faadumo.axmedfarax1009 8 місяців тому +6

    Team qab qab walhi qalbigaa isheegay inay guulay sanayaan ❤❤❤❤❤ waan idin wataa king ceyda and Aamiiro qurux 😊😊😊

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 8 місяців тому +20

    Team koko iyo armaan gulesta ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanrun4883
    @maryanrun4883 8 місяців тому +7

    Congratulations 🎉 teamkeyga cawa safican ayan usexana Masha Allah ❤❤❤team amira and ceyda ❤❤🎉

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik 8 місяців тому +12

    Always and for ever team Amira iyo ceyda❤

  • @Faiza-el4nr
    @Faiza-el4nr 8 місяців тому +18

    Congratulations amiira
    Kolba koko waxba iskama bedeli sidiiihabeen hore u sheegeysaaa wax qasha iyo khiyaano kuma dhaqanto waa qalbi saafi maskiina

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 8 місяців тому +1

      Haa wllhi dganan ba usiidher♥️♥️

    • @malyuno-tg4hm
      @malyuno-tg4hm 8 місяців тому

      ​@@HayatAbdallah-r5eisqorqr badnida wlley mise naqas bad iskasareysy😅

  • @CabdirisaaqBootaan
    @CabdirisaaqBootaan 8 місяців тому +14

    Team ceyda and amiira congratulations ❤❤❤

  • @CumarAbuukar-ow8fe
    @CumarAbuukar-ow8fe 8 місяців тому +6

    Wlhi like waa kuu saaray waa kuu jeydaa wadharty ee saraa 😂❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 8 місяців тому +15

    Team qab qab guul markasta😊😊😊

  • @Muxaadaroshorts
    @Muxaadaroshorts 8 місяців тому +9

    Sida uu rabe inay qab qab guleeystan comments lee ku so orde i was scared 😱 then comments ka lee Marka arke i turned into bird 🦅 always team qabqab i wish they married before ramadan amiro&cayda😂😂😂😂😂

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 8 місяців тому +4

    Asadow waahubaa ceyda in uukaa imaanaayo qofka ugu damiinsan xitaa hadaa ku,aadisid❤team cayda marnaba no hoos❤❤❤❤❤

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar7770 8 місяців тому +4

    I’m team koko guul ayaanidinrajenaa insha alah

  • @MariaAbdiasiis-t2b
    @MariaAbdiasiis-t2b 8 місяців тому +24

    Team koko iyo arman forever ❤

  • @nimcodahir5746
    @nimcodahir5746 8 місяців тому +5

    King ceyda &amira qurux we love you conguratulations million time❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 місяців тому +6

    Hambalyo kun jeer king and queen ceyda and Amiira qurux team Qabqab to qalbiga 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 8 місяців тому

      Mcneyy😂ani cml thy😢jh ani 10 jer kabdan a waxsoqora😂marka qofa tagero ethy

    • @masbal9180
      @masbal9180 8 місяців тому

      @@Mineyyyyyyy ha wlhi wan kufarxay Amira qurux guusheeda

  • @FairFurLaughts
    @FairFurLaughts 8 місяців тому +1

    I love Somali people. Wish you peace, happiness and prosperity with abundant blessing forever ❤

  • @xusnixusni6
    @xusnixusni6 8 місяців тому +33

    I love you team 27 ❤️🙏

  • @Nora-harpi
    @Nora-harpi 8 місяців тому +7

    Team koko iyo arman wxba lagama qaban karo lknn koko markasta wy gaabisa erayada hore umaso sarayso guul u rajaynaya marka dampe ciyaari doonan😊❤

  • @suweysabdullahi8785
    @suweysabdullahi8785 8 місяців тому +31

    ceyda iyo amira gul i.a❤

  • @munaibrahim8808
    @munaibrahim8808 8 місяців тому +4

    Waan jeclahy markaste inaad guulaysatan amira iyo cayda ❤❤❤

  • @IlhaamZeylac-jm9in
    @IlhaamZeylac-jm9in 8 місяців тому +7

    Team qab qab one likes 👍 ❤❤

  • @faadumo.axmedfarax1009
    @faadumo.axmedfarax1009 8 місяців тому +3

    Congratulations Congratulations Congratulations ❤❤❤❤❤❤❤❤ ceyda and Aamiiro

  • @AyaanleDek
    @AyaanleDek 8 місяців тому +16

    Koko and armaan big bleyers🙏🙏

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 8 місяців тому +13

    Jah my team qab qab jecliyaa🎉❤😂

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 8 місяців тому +19

    Weli team qab qab wataa 🎉🎉

  • @bishaaroali7219
    @bishaaroali7219 8 місяців тому +5

    Koko❤ iyo arrange gul iyo guul daro waa idinla jiraa

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 8 місяців тому +13

    Hada haa hada Haaa Team Qabqab keepgoing ❤❤😊

  • @CaliXasan-sk5eo
    @CaliXasan-sk5eo 8 місяців тому +4

    Me helaaa gabar sidi amiiro iyo ceyda saaxiibtinimadooda camal makahelaaa meeshaaaan gabar ii noqoto amiiro anine ceyda😢😢😢❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 місяців тому +18

    Waan jiiday si aan u ogaado Jah Waan farxay

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 8 місяців тому +1

      Saa iid baan ufarxay walhi❤ mnsha Allah

  • @anasmaxamed9601
    @anasmaxamed9601 8 місяців тому +2

    Team Liverpool one like 👍❤️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 8 місяців тому +3

    King ceyda
    Amira Qurux
    Hambalyo❤

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 8 місяців тому +3

    Waw mansha alahu tabarak kalahu wankufarxay amirA cadey iyo ceda iney guulesatan hambalyo walahi Amira qurux wagabar guushajecel marwalbo guleso abayo ma cn

  • @MandeqManka-s5y
    @MandeqManka-s5y 8 місяців тому +11

    Amira iyo ceyda idinwataa❤❤

  • @mcc6023
    @mcc6023 8 місяців тому +4

    Hampalyo inaa amiira iyo cayda guuleesteen markaa soo arkay dib daawaday labadooda hampalyo markle ❤

  • @fadumoaxmed7537
    @fadumoaxmed7537 8 місяців тому +13

    Amiira waaxa ku jecelah ciyarda so xamdeysaney uu ciyarey sa uu guul darda ma jecela ❤markasdo gem la ciyarayo oo ayada ku jirdo ayada dagera oo wey ku so jidaneysa xamsadeyda aw wedya ❤❤🎉

    • @aliinaanjlee5726
      @aliinaanjlee5726 8 місяців тому

      Team dhan aaba og Amiira guldarada ma jecla

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 8 місяців тому +2

    Amiiro waa ducaysatay mshlh ❤
    Ducadu ciyaar maaha
    Imisa ayey keeneen

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 8 місяців тому +5

    Team Qabqab and Amiira isn't easy ❤️

  • @Mascuud.Ozzy27
    @Mascuud.Ozzy27 8 місяців тому +21

    Congratulations 🎉 2m million come soon I.allah 👏 team asad hagio is muujiya 😊😊❤Please guys I.allah🙏🙏🙏 Maamo madiina allah xifdiyo🤲🤲

  • @IbrahimAbdiSama-don
    @IbrahimAbdiSama-don 8 місяців тому +12

    Kusaliya xabiibkeena muhamed sacw❤