AMIRA AYAA ISKU EKAYSIIYAY SIDA AN KUSOO BAXAY QOSOL ADUNKA 😃

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 440

  • @user-ix2gu5xo5r
    @user-ix2gu5xo5r 2 місяці тому +390

    Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 2 місяці тому +204

    Inta amiiro jecel like 💕 zxpyal wxn sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 😢😢

  • @xaliimashariif5716
    @xaliimashariif5716 2 місяці тому +133

    Next kooko inta igu raacsan like

  • @user-hk5rs9fp9i
    @user-hk5rs9fp9i 2 місяці тому +94

    Sundus tarxadah saas cusub uxidho plz wllai waa qurxantahy😊😊

  • @boqorada886
    @boqorada886 2 місяці тому +89

    Sundus wllhi saanaa qurux ku tahay hada kadib saan ka dhigo suniyaha baalasha indhaha saan u shanley iskadaa waxaa ku dhajineyso qamaarka bas qaabka adi u xeran jirtay u xero make upka lkn saan beelo ku tahy saanaa qurux ah ani ahaan fikirkeyga amiirana waa u ekaatay next koko soo samee

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 2 місяці тому +108

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤❤

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 2 місяці тому +138

    Inta jiif kudawaneysa oo weliba kawo la,an ah like 😂❤ zxpyal waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 😢❤❤

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 2 місяці тому +55

    Amiira make up keeda saaid u shidnyaha sundus kan amiira lee marso hda ka dib qurux nqonee❤❤

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 2 місяці тому +36

    Qurux kuso baxday sundus makeup la anta inaad folxuntay iska aaminsan tahay balse wlhi quruxley tahay Masha allah suniyaha iyo turaaxada amiira sidee kaga dhigtay qurux waaye Masha Allah koko iska so dhig iyada aan aragnee next video abaayo ❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +38

    (بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)الٓمّٓۚ⁠🤲ذٰلِكَ الْكِتٰبُ لَا رَيْبَ ۛ فِيْهِ ۛھُدًى لِّلْمُتَّقِيْنَ 🤲الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِالْغَيْبِ وَ يُـقِيْمُوْنَ الصَّلٰوةَ وَ مِمَّارَزَقْنٰھُمْ يُنْفِقُوْنَ🤲وَ الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِمَآ اُنْزِلَ اِلَيْكَ وَمَآ اُنْزِلَ مِنْ قَبْلِكَ ۚ وَبِالْاٰخِرَةِ ھُمْ يُوْقِنُوْنَ🤲اُولٰٓٮِٕكَ عَلٰى هُدًى مِّنۡ رَّبِّهِمۡ‌ وَاُولٰٓٮِٕكَ هُمُ الۡمُفۡلِحُوۡنَ‏🤲اِنَّ الَّذِيۡنَ كَفَرُوۡا سَوَآءٌ عَلَيۡهِمۡ ءَاَنۡذَرۡتَهُمۡ اَمۡ لَمۡ تُنۡذِرۡهُمۡ لَا يُؤۡمِنُوۡنَ‏ 🤲خَتَمَ اللّٰهُ عَلَىٰ قُلُوۡبِهِمۡ وَعَلٰى سَمۡعِهِمۡ‌ؕ وَعَلٰىٓ اَبۡصَارِهِمۡ غِشَاوَةٌ ٌ وَّلَهُمۡ عَذَابٌ عَظِيۡمٌ🤲🤲🤲🤲🤲☝️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 місяці тому +130

    allow jirkena narta ha tusin💔😭

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 місяці тому +59

    Marka amira u ekaty ba quruxda kasidarty❤❤

  • @AnzalmaxamedZiyaad
    @AnzalmaxamedZiyaad 2 місяці тому +26

    Alla sunduseey hadaa ogaa laheyd lee saa ugu quruxday lee qaabkey taraxada kuugu saartay amiira jah alla hada kadib sidaa u saaro abaayoooy

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 2 місяці тому +37

    amiira illhybaaa quruxda u dhaliyay wlhi mash alha adn kam.dhacidad sunduseeeyyy❤❤❤

  • @ubahsopral133
    @ubahsopral133 2 місяці тому +38

    Wlhi bilaahi qurux sundus sidaan lee ulabiso hada kadib amiira istel 😍😍😍😍😍😅

  • @Jack_Cadnaan
    @Jack_Cadnaan 2 місяці тому +25

    Sundus wllo sidan ulabiso tarxada siday kuugu saartay qurux waye wllhi zaid aniga waanka helay manshallah ❤

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 2 місяці тому +38

    Sundus wllhi sidaan ayaa qurux ku tahay mar walbo sidaan u xiro❤

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 2 місяці тому +22

    Amiiro wajiga wan waa qarisaa Khamarka nagam isku siisaa Sundus Quruxbathy wajiga xoga iska Cayili nagi kama Qurxana❤

  • @user-nq7kf1el6k
    @user-nq7kf1el6k 2 місяці тому +48

    walhi bilahi anooba vido dhamesanin qosol lasuxay😂😂😂😂😂 al amiira iyo sundus yaa isku balamiye😂😂😂😂 team sundus only 200k🎉🎉🎉🎉❤ i.a

    • @Naxariisleyyyyyy
      @Naxariisleyyyyyy 2 місяці тому

      Hada ma suuxsanthy aan kaa soo gaaree😂😂😂😂

    • @user-fh4yf6ov5s
      @user-fh4yf6ov5s 2 місяці тому

      😂😂​@@Naxariisleyyyyyy

    • @user-nq7kf1el6k
      @user-nq7kf1el6k 2 місяці тому

      haa😂😂 aqwaan​@@Naxariisleyyyyyy

  • @user-ed9qr9cn5u
    @user-ed9qr9cn5u 2 місяці тому +100

    Sundus part 2 koko sosame plz inta igu racsan lika ❤❤

  • @mohamedaliadan5849
    @mohamedaliadan5849 2 місяці тому +20

    Koko noo soo samey❤ hanala❤❤❤❤ iisooraaco like sarraaa

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 2 місяці тому +10

    taraaxada sidaa u xiran jirtay u xiro lkn simple makeupka iyo suniyaha sida Amiiro u marso

  • @raaxojanaale8325
    @raaxojanaale8325 2 місяці тому +19

    Make upkan aya kusoo baxday sundusey😂😂😂 waxa indhaha saaranayso iska da

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +14

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉🎉🎉

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 2 місяці тому +8

    Koko next i.a sundus mkupe la.aanta ayaa ku qurux badan thy m.a❤🎉

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 2 місяці тому +18

    Sida amira ulabiso qurux aa kutahay sundus ❤❤❤

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 2 місяці тому +10

    Alla saan ayaad ku qurxoontahay sundus abayoy make upka simplyka sida amiira marso lkn sheelada ama darxada sidada uxidho hadad rabto lkn sna qurux kuso baxaday❤❤🎉

  • @Shukrio
    @Shukrio 2 місяці тому +18

    Sunduz io amiira dawady mna qozlin hda ka yeelo sas👩‍🦽😂

  • @user-py1bp6pr7o
    @user-py1bp6pr7o 2 місяці тому +17

    Ala sundus qosol badana wahli barnaamijkii habeen hore ay sogalisay qosol igumu hadhin wahli ilaa hada ku cesh ceshanaya 😂😂😂😂😂 Yaa ila mida like 👍♥️

  • @nasrijellemohammed
    @nasrijellemohammed 2 місяці тому +14

    Wlhi wad qurux san thy saan leee u asturnow waliga abaayo mcn❤❤❤❤❤❤❤

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 2 місяці тому +15

    Zunduzey quruxaa noqotay walahi Amiiraa u ekaatay

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +12

    Kudhawaad Waa Soo Saartay Masha"Allah Sundus 😂😂😂😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘😘🍰🍰🍰🍰( Keeep Going Sister 🎉🎉🎉🍧🍧🍧🍨🍨🍨🍨🍬🍬🍬🍭🍭🍭🍭🍭🍭🍭🍭✌️🍮🍮🍮🍮🍮🍮🍮🍮🍮🤲

  • @respect1587
    @respect1587 2 місяці тому +16

    Sundus samiday meel wacan gaar inader

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 2 місяці тому +6

    Amira quruxda weey u dhalatay m.a adna waa u igatay m.a❤🫶🏻💕

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 2 місяці тому +12

    Amira see ulabisato ulabiso qurux waye sas ulabiso sundus walahi qurux aakutahay❤❤❤❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 2 місяці тому +4

    Wlhi amiira waa stelley qurux ayey kaa dhigtay markasta sidan ulabiso makeupka iyo sheeladaba❤

  • @suusaaan
    @suusaaan 2 місяці тому +8

    One like team sundus👑🫶❤️

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 2 місяці тому +2

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @user-eh1gw4qv7v
    @user-eh1gw4qv7v 2 місяці тому +7

    Sundun part. 2 koko sesame plz inta igu racsan❤🎉

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 2 місяці тому +8

    Part 2 koko so same😅😅😂😂

  • @amaalbakar7101
    @amaalbakar7101 2 місяці тому +7

    Abaayo koko noo soo sameey plsssss

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m 2 місяці тому +12

    First one from Somali land

  • @SunishCadey
    @SunishCadey 2 місяці тому +8

    Part koko so same😅😅😅

  • @Hassan_Vip.
    @Hassan_Vip. 2 місяці тому +3

    waaw mashallh walhi you are so beautiful 😍

  • @khadraxashi380
    @khadraxashi380 2 місяці тому +7

    Wlahy wa isku e katen waliba suniyaha qurx weye😂❤

  • @user-tu5rp7bx9e
    @user-tu5rp7bx9e 2 місяці тому +5

    M.a sundus qurux 🎉🎉🎉🎉🎉san umarso makeup iyo suniyada abayo

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 2 місяці тому +26

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @Salmacaadey
    @Salmacaadey 2 місяці тому +7

    Next koko one like ❤

  • @FATIMAHABDULLAHIOSMAAN
    @FATIMAHABDULLAHIOSMAAN 2 місяці тому +7

    Next koko please ❤❤❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 2 місяці тому +1

    Maasha Allah dabdi aaukaade koko buule soo sameeya

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 2 місяці тому +7

    😂😂😂ani weji yaraan qabaa sida sundus suniyahana haafaan qariyaa 🙈😩😅

  • @hafzamohiadin5874
    @hafzamohiadin5874 2 місяці тому +9

    ala wllhi san shidan abyo taraxada sas usubso❤

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 2 місяці тому +1

    Sunduseey quruxaa noqotay wlhi saan ulabiso hadeeta ❤❤ Masha Allah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +6

    Masha"Allah Beautiful Sundus ❤❤❤Cadawga Allaha Kaa Qbatto Ya'rabb 🤲🤲🤲🤲🤲 Dhamaanteen 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🍨🍨🍧🍧Abuuuu Shabeelka Xtaa Tabarak"Allah 🍧🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🍰🇸🇴😘

  • @AsmaHoussein-io1op
    @AsmaHoussein-io1op 2 місяці тому +1

    Amira Qurux wanku wata keep going ❤

  • @user-jk4vy2vc3i
    @user-jk4vy2vc3i 2 місяці тому

    Wooow amiira wa daacad whli koko iydaaa ka make up qurxooon

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w 2 місяці тому +1

    Wlhy abayo sunduseyy sanad qurux Ku tahay ee tarxada saanle usaro m,a😊❤❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 2 місяці тому +3

    Qurux bad Ku so baxday Wlhy sidas u labiso xbbti ❤

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 2 місяці тому

    Sundusa quraxa ayda Ku noqatay mnshaaa whi fani weyn sudusaa comisoo 200❤🎉

  • @fardowsaciise6035
    @fardowsaciise6035 2 місяці тому +2

    sida amiiro ayaad ķushidan wallhi dab iyo holac ayaad tahay❤🔥🥰🥰🥰

  • @RahmoAdam-pf9ye
    @RahmoAdam-pf9ye 2 місяці тому

    Wow beautiful mash Allah Queens 👸👸

  • @a-yb1fy
    @a-yb1fy 2 місяці тому +1

    Team 27 Waxa u qosol badan waa labadab😂

  • @user-go1kj7qw2c
    @user-go1kj7qw2c 2 місяці тому +2

    Wadku qurux badan tahay ee sidan ulabiso❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 місяці тому +1

    MAASHA. ALLASH. WURUXLEY. TAHEY. SUNDUS❤❤❤

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 2 місяці тому +2

    sundus amiira ba kumaday be❤😂wa isku ekaten qurux m a❤🥰

  • @user-iw3mf3ob4c
    @user-iw3mf3ob4c 2 місяці тому +2

    Ala abayo qurux wlhi mar walpo San u samaso ❤❤❤❤❤

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 2 місяці тому +3

    Ayy kuweygii idin jeclahy ❤

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 2 місяці тому +16

    Koko plz ku xeji hawiin dumbo plzplz sundus😂😂

  • @ilahaanOmar
    @ilahaanOmar 2 місяці тому

    m.allah waad qurxu badan amiira xoga waad uso ekaatay 😊❤

  • @CanabCabdullahi-ph6fc
    @CanabCabdullahi-ph6fc 2 місяці тому +1

    Sidaana qurux ku tahay sundus ❤

  • @Queen-Zaaraa13.
    @Queen-Zaaraa13. 2 місяці тому +6

    Koko soo sameee🎉😂

  • @user-vc8po4zk7d
    @user-vc8po4zk7d 2 місяці тому +1

    Sister I miss ur routine

  • @MunaMaxamed-no2nl
    @MunaMaxamed-no2nl 2 місяці тому

    Keap goin my sis sunduz❤🎉

  • @user-jv1vs7sw1x
    @user-jv1vs7sw1x 2 місяці тому +1

    Masha allha ❤❤❤❤

  • @user-ig1px3ws9n
    @user-ig1px3ws9n 2 місяці тому +3

    Next koko

  • @amirainarooble3036
    @amirainarooble3036 2 місяці тому +3

    Saanaaa qurux ku thy wlhi sundus 😂❤

  • @user-el3pb2hz2e
    @user-el3pb2hz2e 2 місяці тому +3

    Oh my qurux ❤❤

  • @EsraSr
    @EsraSr 2 місяці тому +3

    Walhi hadad qurux noqotay❤❤

  • @NazteexoCxakiin-zp1bn
    @NazteexoCxakiin-zp1bn 2 місяці тому +7

    Koko soo samee abyo

  • @DekoAli-pg9rn
    @DekoAli-pg9rn 2 місяці тому +1

    Qurux masha Allah 👌❤❤❤❤

  • @user-dt1sy3mo6r
    @user-dt1sy3mo6r 2 місяці тому +1

    Koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko koko rabnaaaa sundesy😂

  • @MuscabCabdirisaq-hy3qq
    @MuscabCabdirisaq-hy3qq 2 місяці тому +2

    Wlh love guu Sara waa dhaaratay wll

  • @Aminocabdirashiidcabdi
    @Aminocabdirashiidcabdi Місяць тому

    Sundus abaayo wallaahi mecup kan ayad ku qurxon tahy❤

  • @user-kt3gv7kv6u
    @user-kt3gv7kv6u 2 місяці тому

    Saa u soo samayso wayo waa asturantay imika xata marka klewaa asturanthy qalpiyee la soo samee koko naa xppti❤

  • @aliahmedjalaale-8039
    @aliahmedjalaale-8039 2 місяці тому +4

    Kooko isku soo ekeydii ❤

  • @ibtisamsalah2805
    @ibtisamsalah2805 2 місяці тому +1

    Snduse qurux 🥰 ku tahay sidan suniyaha sidan kadhigo balse turaxada xoga gadal udurji m.a

  • @xamdacabdiracmaan1507
    @xamdacabdiracmaan1507 2 місяці тому +1

    Darxada wlhy mcn ku tahay ❤

  • @fartuundhaanto
    @fartuundhaanto 2 місяці тому +1

    Apyo Dabus ka Ama binka iska dhafa idinko Afka inu ku jiro ad Qoslysan Risk waye wa inu ku tagi karaa 🙏🏻

  • @Queen-Zaaraa13.
    @Queen-Zaaraa13. 2 місяці тому +3

    My funny indhaheygiii Sunmiiro❤❤❤😢😢

  • @user-hc9jv3pn8l
    @user-hc9jv3pn8l 2 місяці тому +2

    Wllhi qurux kusobaxda iamin sundus amiradena qatar wye m.a

  • @QUEEN_27.
    @QUEEN_27. 2 місяці тому +2

    Wllhi wa ku so baxaysaa baalasha iska daa wllo😢❤

  • @-zapiriin_upthilahi
    @-zapiriin_upthilahi 2 місяці тому +2

    Amiira qurux sunyaha umarisa

  • @user-xv6zn8pm1y
    @user-xv6zn8pm1y 2 місяці тому +1

    wlhi sundus sana ku qurxantahay wlhi saan u labiso qurux wlhi❤😊

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 2 місяці тому +1

    My twins 👯‍♀️ waa😂isgu iga teen m.a🫶🏻😻😻

  • @Basrabilan462
    @Basrabilan462 2 місяці тому +1

    Very beautiful wlhi❤

  • @user-vh3fv2on9e
    @user-vh3fv2on9e 2 місяці тому +1

    Waad uekaate mataano liimaleeyaa wllhi 🎉❤❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 місяці тому +1

    Ala sundusey adi aamiiro funyy tihin 😂😂😂 lakin sida amiiro u lebiso make upka sa u marso

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m 2 місяці тому +4

    Keep going

  • @ismahanali7035
    @ismahanali7035 2 місяці тому +2

    San kuqurux badan thy sxb Masha allh
    Ok

  • @QadroMaslax
    @QadroMaslax 2 місяці тому +3

    Qurux lkn saakad waane wijig qurux❤❤❤