Riyooyinka Guurka Ee Xaasaska UURKA Leh | FASIRIDA RIYOOYINKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 99

  • @Ahmedhassan-ov6em
    @Ahmedhassan-ov6em 3 роки тому

    Sheq waxan ahay nin rer leh muda kayar sanad. Waxan kuriyooday anigoo xasas badan guursaday oo iskumeel jogaan ee ii micnaay. Jazakallahu kheyr

  • @hoodomahamudhoodish3349
    @hoodomahamudhoodish3349 4 роки тому +1

    Wll waxan ku riyody hoyady oo lacag iken tay wllkey aya labo mar iyimidy lacag ayu iga raby ana aad ayan u war warsna waxn raby inan siyo lacgta lkn marku iga tago ayan xasusta inan lacg sinin aad ayan u war waraa wll riyads way igu so noq noqty

  • @DeeqoShiiq-p1p
    @DeeqoShiiq-p1p 10 місяців тому

    Asc walal walakey aa ku riyooto xaskisa oo uur leh oo ninkale uyeelay ee nosofisir qeer alaha kuseyo

  • @ardoruusa3335
    @ardoruusa3335 4 роки тому +2

    mashllh wll wxn ku riyooday anoo mar 2 aad guursanaayo ninkeyga hdna uur ayaan leyaahay illah niyadeyda ha ii rumeyo

  • @Saynabcabdi-ps4qj
    @Saynabcabdi-ps4qj 6 місяців тому

    Wcs wllo waxan ku riyoo day naaskayga oo caanole.uurna malahi.umuna ihi

  • @aamino3757
    @aamino3757 2 роки тому

    Asc wll waxan ahay hooyo uurle waxan kuriyooday wiil yar oodaris kena ooguriga daradisa kukadinayo oonkuqaylinayo

  • @aadamhussen600
    @aadamhussen600 4 роки тому +4

    Waxan ahay xas hooyo na wan ahay waxaan ku riyoda marwalba yado ninkale i gursanayo waliba inamada xafada habenba mid aya igursad xita kuwa iga yaryay wanku riyoda

  • @ShugriAxmad-mi3tp
    @ShugriAxmad-mi3tp Рік тому

    Asc waxaan kuriyoday geedka kadida anigoo isku baray kadibna uur iska helay Wana Lee qabaa

  • @roblehfardussa3660
    @roblehfardussa3660 3 роки тому

    Asc sheekh wa xan guriyoday walahey oo uurleh wali maysadhalin fadlan isogawab

  • @ruuneyruuney5859
    @ruuneyruuney5859 3 роки тому

    Waxan Kuriyoday wiil aan jecelhy oo kurasaday maradhow aniga iyo xasakis iyo saki maxal meel wada jook xasakis ur yeledahy anigahe ur ay lahaaya walineh makurasanin

  • @axlammaxamed5524
    @axlammaxamed5524 3 роки тому

    Haa asc wll aniga wacal Ayan ahy maxan kuriyody anigo dhalaya 3 matano ookala ah 2wiil iyo 1gabar ee wll mexey thy riyadas iisheg wll mcn

  • @ubahsheikh5095
    @ubahsheikh5095 4 роки тому

    Gabadha uurka leh hadey kuriyoto ningedoo gursanayo ifasir wllo please

  • @Yaaciyemedia
    @Yaaciyemedia 4 роки тому

    Walaal waxan ku riyoda darbiga guriga aan daganahay oo caws badan geesaha ka sobaxen anoo radinaya xaskeyga oo guriga ka carartay

  • @mulkinuur2255
    @mulkinuur2255 3 роки тому

    abowe waxa ku sow riyodi ani oo li guur sanayo waligey ma gursanin maxaey ku furi donta

  • @laylasiman6307
    @laylasiman6307 4 роки тому

    Wll thnks waan idiinku cusbahay waxan rabaa in la'ii fasiro inta bdn habeenkii waxan arki jiray riyo ah anigoo leey bursanaayo waxana i bursanaayo nin aan aqoonin marka waxan kaloo riyada ku arkaa anigoo sar ama dawaq ka bood boodaayo jwb??? Wcn wll

  • @bisharoshariif3043
    @bisharoshariif3043 4 роки тому

    Aniga waxa ku riyooday marar badan will aan kala harnay oo ajanabi ah asigo ila jogo somali marne subac aye dad kulajiray marne wuxu af Somalia igu dhahday waan ku jeclahay marar badan ayaa ku riyoday asiga school ka ila jogo jwb wacan wllo

  • @haboonyarey1094
    @haboonyarey1094 4 роки тому

    Ninkaaga oo guursaday na iyo riyada aaad markaste qof ku argto sooo sheeg wlll.....

  • @hanadshaafi1339
    @hanadshaafi1339 3 роки тому

    Waxan ku riyooday gabadhii aanu lahayn xidhiidhka jacayl oo uur iileh
    Markaa tolow maxay noqonaysaa

  • @adoontiiallah4770
    @adoontiiallah4770 4 роки тому

    asc w.w.w waxaan ku riyoodey anigoo isku baaray tastinga uurka oon farxay gawar na eyileedahay uur ma ahan mexey noqonkartaa

  • @fatewarsame3936
    @fatewarsame3936 3 роки тому

    Aniga ninkeyga aya ku riyoday ano uur leh micneheda maxey noqon karta

  • @kulmiyemaxamed739
    @kulmiyemaxamed739 4 роки тому

    asc magaceygu waa c/risaq xasan hadii qof aadan mudo arag oo marka aad is aragtaan kugu dhaha waxaan kugu riyooday gabar laguu dhalay

  • @maxamedahmedfiidow2455
    @maxamedahmedfiidow2455 4 роки тому

    Asc wll Allah haku barakeeyo hana kuxafido mida kale ani waxan ahay xaas wax caruura madhalin mida kale waxan kuriyoda had iyo amasa tira ad ubadan anigoo iqabo nin an ninkeyga aheeyn oo hadana dhib badan mida kale ani hada sooyjkeyga wa nin ad ufican manalahan wax xumana cudsi iga waye hadana wa codsi iifasir Riyadas wll

  • @sareedochanal8488
    @sareedochanal8488 4 роки тому

    As waxan ahay gabdh laqabo lkn aan uur lahyn waxan ku riyodah anoo uurle oo folanaya

  • @abdihakiimyuusuf9652
    @abdihakiimyuusuf9652 4 роки тому

    Asc wllo xaskeyga haben walbo waxay ku riyota laba mas kobro ah aya bursada hben alle keena mRka waxan filaaya in aad iga so jwbi dontid wllo allaaha ku xifdiyo 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @afnaansaid3675
    @afnaansaid3675 4 роки тому

    Wll waxanku mehersanahay nin waxana ku riyoodey anigo xaamilo ah nin keyga nah u maqan yahy fadlan i fasira

  • @farxiyanuur5928
    @farxiyanuur5928 2 роки тому

    asc wlal wxan ahay gbr an wli la guursan wxn ku riyoday iyada oo la iguursnayo hilip naa la karinayo oo an ooyayo fdln iso shg hdii ad argto qoralkyga

  • @saafisimaansaafisimaan3083
    @saafisimaansaafisimaan3083 4 роки тому

    Wall waxan ku ruyody aniga ninkeyga isal jiifno o an arkayo ninkeyga nin u ege markaasu idhahaaya ninkaad waa ku qiyaanaya e kasotag aniga I imaawa wana naxay kadib wan so istagy hooyadey aya daaqad i taagneed waxn ku dhahy hooyo guurigan wan iskag tagaya markas wexey igu dhahdy maxa dhacy hooyo ninkega nin u ega aa inta joogo marak hooyo wexe igu tiri away markaas an ninki gacanta kaso qabty waabo gabdhedi yared o isku baadaly wll iso jawb

    • @isracllahi3160
      @isracllahi3160 4 роки тому

      waxaan ahay xaas laqabo waxaan kuriyodaa anoo xaamilo ah uurna malihi

  • @ikraanladan1051
    @ikraanladan1051 4 роки тому

    Wxan ahay hoyo hadana xamila ah wxan ku riyoday anigo ninkeyga i bireenayo waliba qorta wllkey ilaahey qeyr haku siiyo e sida ugu dhaqsiyaha badan igu so jwb plse

  • @fardowsoabdikadirfardowsoa3928
    @fardowsoabdikadirfardowsoa3928 3 роки тому

    Aniga waxaa ahy gabra la qabo waxaan ku riyada aniga ura laha

  • @saidyare8127
    @saidyare8127 4 роки тому +1

    Maasha allaah xamuuda horey u soco sxb

  • @ahmedmuse138
    @ahmedmuse138 4 роки тому

    Waxan ku riyooday aniga iyo gabadh kale oo nin midi sitaa na eryaday

  • @ifkaxasan7433
    @ifkaxasan7433 3 роки тому

    Qaadka i fasira anigoo qayilaya ayaan ku riyooday dhowr jeer

  • @abdihakiimyuusuf9652
    @abdihakiimyuusuf9652 4 роки тому

    Uur way ledahay marka iga caawi micnaheda raaba wll adigo raaali ah

  • @juuqyarjuu3927
    @juuqyarjuu3927 4 роки тому

    Asc walalkey magaceygu Ahmed wxaan ahay wiil dhalinyaro aho wxaan ku riyoday Anigoo u galmonaayo Naag christian aho Naagtaas oona Uur leh fadlan iga jaahil bixi Mahadsanid

  • @ahmeddamac7583
    @ahmeddamac7583 Рік тому

    Waxan ku riyoday xasskeyga oo uur le oo iga qarineyso

  • @hanifarax7730
    @hanifarax7730 4 роки тому

    Waxan kuriyooday anigoo haysta ilmo laymana qabo

  • @ayaanaragsan256
    @ayaanaragsan256 4 роки тому

    Asc wll waxan kuriyoday aniga oo uurleh 9 bil ah ayaku riyoday aniga oo laigursanayo dharki tashakana xiran oo laciyarayo kadibna dhahayo qalinki ayan adilahaye cafi iyo masamax wll caruurta qalin aynku dhala iisofasir adiga oo mahad san

  • @hawinhawa2946
    @hawinhawa2946 4 роки тому

    Asc Waxan ahay gawar, mxana kuriyoday anigo urleh hamilo weyn ah

  • @hoodoayaan9755
    @hoodoayaan9755 4 роки тому

    Wllo waxaku riyooda ano dhalay ilmo

  • @dhinbilyare6754
    @dhinbilyare6754 3 роки тому

    Waxa ku riyoday xaskeygo uur yelatay so bara taas

  • @umulqeerdaahircabdulaahi2019
    @umulqeerdaahircabdulaahi2019 4 роки тому

    wll ascm waxan ku riyody ano lay ceejinayo

  • @munamoh1395
    @munamoh1395 4 роки тому

    waxan u baahanahy aniga inad iiga jawabtaan .uur malihi hadana waxan ku riyooda ano ninkayga markale guursanaya .ama nin kale oon garanayo plse iigaso jawaaba iyo labo gabdhood oo iga yaryaro walalahay ah oon guursan wali hadana uurar leh

  • @xurmokhadar5853
    @xurmokhadar5853 3 роки тому

    Laba jeer aya ku riyoday ano uur leh misna dhakhtrka joga illhy baryaya inu fosha ii fudydeyo wiilna ii siyo hbnki klna ano uur leh dhakhtr an garnyna joga

  • @ubahsheikh5095
    @ubahsheikh5095 4 роки тому

    Ninkedoo gursanayo xaaslabaad

  • @bulshaalemedia4949
    @bulshaalemedia4949 4 роки тому

    Waxan kuriyoday naas keyga oo caano ka socodo maxey tahay

  • @aadamhussen600
    @aadamhussen600 4 роки тому

    Waxaan ku riyoda wallo ilkahayga oo an nadofinayo kadibna waxan ka dul qaday wax uskaga yagina aad ayay u cadaden

  • @fardowsaaadan958
    @fardowsaaadan958 4 роки тому

    Waxman ku riyoodi anigoo 3 dawaqa dhisanaayo iyo waxan ku riyoodi Anoo dahab iyo dhag qalin helay lawadaas riyo inaad iifisirtit ayaa rajeena mahad sanid wxaan ahay qof laqawo oo uur leh

  • @fartuunali8681
    @fartuunali8681 4 роки тому

    Shiiq ani Waxman kuriyooday anoo leymahrinayo mashar mise qeyr

  • @sareedh.1072
    @sareedh.1072 4 роки тому

    ASC Walal aniga waxan ahay gabar laqabo ilmana madalin haben walbo waxan ku riyoda anigo dalayo iso fasir walalkey

  • @cabdulahimaxamadxaashicabd8619
    @cabdulahimaxamadxaashicabd8619 3 роки тому

    Waxaan ku riyooday gabadheeydoi xaamilo ah tafsiirkaan waa maxay waad mahad san tahay

    • @hindaladane969
      @hindaladane969 3 роки тому +1

      waxaan kuruyoday anigoo hurle walin maguursan

  • @hayaadhassan1707
    @hayaadhassan1707 4 роки тому

    Waxan ahay gabdha wali guursan marwlba waxan ku riyooda anigoo uur leh markasta 😎

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 5 місяців тому

    Balaayo ku fuursatay Naag waa laga guursadaa

  • @حمدعبدالرحمن-م7ر
    @حمدعبدالرحمن-م7ر 4 роки тому

    Waxan ku riyoday qofkan jeclahay oo aan guusanayo hpeen dheelina isaga uun ku riyooda sidoo kle dadkale iigu riyooday kwrn iisoo fasir

  • @sumayohassan3846
    @sumayohassan3846 4 роки тому

    Waxan ku riyoda Hoyoda farati ee ka dhimatay Anigo xiranoyo

  • @manaanqaali543
    @manaanqaali543 3 роки тому

    Asc

  • @fardowsagaafoow5776
    @fardowsagaafoow5776 4 роки тому

    Asc wll Wxn ahay ardayad klnta kowd markasto wan jclahay
    Waxaa riyo ku arkay anigoo galaya Fadlan iiso fasira riyadaz Jazaka allaH

  • @xalwanur2408
    @xalwanur2408 4 роки тому

    Waxaan ahay xaas uurle waxaan kuriyooday ninkayga oonaag kale guursaday

  • @SSnor95
    @SSnor95 4 роки тому

    Hadii dariskaaga kugu riyoodo Adigoo uur leh?? taas bal inooga soo Jawaab wallal

  • @sabirinmaxed1622
    @sabirinmaxed1622 3 роки тому

    Wax ku riyooday Anigo Nin aan rawin Kadiba Aan diyado Riyada gudaheeda Waxa kale ku arkay Nin aan jecelhy Hadan i gursaday

  • @احمدمحمد-ك7خ7ك
    @احمدمحمد-ك7خ7ك 4 роки тому

    Wll waxan kuriyoday anigu quuf dilayo ee maxay kufisirma dunta

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  4 роки тому

      Insha'alllh walal wan kuu soo gudbin donna aad ayaad u mahadsantahay

  • @marwomaida3950
    @marwomaida3950 4 роки тому

    Wll aniga waxan kuriyooday anigo lae kufsanaya waliba magalka dhaxdeeda dadkana ii duubanayan marwlbana wan walwalaa isoo fasir riyadaane😭😓👍

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  4 роки тому +1

      Mahadsnid walal insha'alllh wan kuu soo gudbin doonaa arinkaasi.

    • @hudocadey4708
      @hudocadey4708 4 роки тому

      Aniga leeyma qabo wiil an is jecenhy ban mar walbo ku riyoda anigo uur uleh wll iso fariis qeer alle haku siye

    • @xamdihaji5613
      @xamdihaji5613 4 роки тому

      Anigu laiso dunanaaya kuriyoda

    • @shukrimohaa5314
      @shukrimohaa5314 4 роки тому

      Ka cowdi bileyso abayo cidna halawadagin

  • @farhiyaahmed21
    @farhiyaahmed21 4 роки тому

    Wall iso sheg riyadan ano dhig matagayo arke waliba dhig caririya matagayo

  • @nagiibaxmed2301
    @nagiibaxmed2301 4 роки тому

    Wxn ku riyooda anigo cunya baargeela kurusku kubadan.

  • @samiiraalianuurofficial8834
    @samiiraalianuurofficial8834 4 роки тому

    Wxaan ku riyoda anigo ilmhyga dhaqaaqoda zaaid ay yihin

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 роки тому

    .walaiqabaa.Uuur malihi balse waxa kuriyooday anoo lai aroosa nin an aqno

  • @aadanaralekulmiye4339
    @aadanaralekulmiye4339 3 роки тому

    ido uurle gabr kurito

  • @bladdegamer1934
    @bladdegamer1934 4 роки тому

    Wall waxn ahay xaamilo 9 bilood waxn ku riyooday gabadh yar inaan dhalayo

  • @roblehfardussa3660
    @roblehfardussa3660 3 роки тому

    Wa

    • @roblehfardussa3660
      @roblehfardussa3660 3 роки тому

      Wa xan ku riyooday Walache oo uurleh iyada wali mey dhalin fadlan isogawab

  • @shaciyoali2079
    @shaciyoali2079 3 роки тому

    Asc walalkay

  • @fariidomaxamed1645
    @fariidomaxamed1645 4 роки тому

    anoo dhoofaya ayaan ku riyooday

  • @bashirabdi3983
    @bashirabdi3983 4 роки тому

    waxn kuriyoday ano wil idashay

  • @manaanqaali543
    @manaanqaali543 3 роки тому

    T

  • @sadoibrahim620
    @sadoibrahim620 4 роки тому

    D

    • @sadoibrahim620
      @sadoibrahim620 4 роки тому

      Asc wll saaxibay baa guur iguriyotay. Anigo guursaday will an ayo u ahay nin malihi Udhintay ninkegi lakin marabo wilka.

  • @umulqeerdaahircabdulaahi2019
    @umulqeerdaahircabdulaahi2019 4 роки тому

    wll iso fasor

  • @maryamahirey7679
    @maryamahirey7679 4 роки тому

    WhatsApp gaaga iisoo qor wllo

    • @miskisaalax810
      @miskisaalax810 3 роки тому

      Asc wllky mgacegu wa miski wxn ku riyody ango gbr an dhaly nuujinaayo

  • @adoontiiallah4770
    @adoontiiallah4770 4 роки тому

    asc

  • @bisharoshariif3043
    @bisharoshariif3043 4 роки тому

    Wllo video yada nodheree

  • @khadraabdilahi2823
    @khadraabdilahi2823 4 роки тому

    nin kaga oo ifuray baan ku riyood

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  4 роки тому

      Mahadsanid Walaal Video-yada Soo Aadan Ayaan Soo Gudbin Doonaa Waxa Ay La Micno tahay Mahadsanid 🙏

    • @nastehoosman7791
      @nastehoosman7791 4 роки тому

      @@somaliuniverse
      asc

  • @fariidomaxamed1645
    @fariidomaxamed1645 4 роки тому

    iyo iyadoo nin laysiinayo raali ma ka tahay lay.leeyay

  • @raageomer1894
    @raageomer1894 3 роки тому

    Hhhhhhhhh

  • @Saynabcabdi-ps4qj
    @Saynabcabdi-ps4qj 6 місяців тому

    Wcs wllo waxan ku riyoo day naaskayga oo caanole.uurna malahi.umuna ihi

  • @manaanqaali543
    @manaanqaali543 3 роки тому

    Asc