NOLOSHA IGU CADABTAY TAAS WALASHAY MA EHEN JANAMA EHED

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 934

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c 2 місяці тому +245

    Ilahyow intii qof Muslima oo ciilin ciilka kasaar oo faraxad ugu badal

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 2 місяці тому +86

    Lambarkeeda soo dhig somaalidana ha caawiyaan insha ALAH
    ( qofka wa dhagaysanee MA caawinaysaid
    Adi UUN fiyuuskaaga ha ka fikirin gabadhii hooyadeed rabtay inay caawiso alah ha caawiyee

    • @Hibomohamed-d2u
      @Hibomohamed-d2u 2 місяці тому +3

      Wll book difaacashada $100 iga iiga dhiman plz igu caaqi😢

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 2 місяці тому +73

    Wlhi waa libaaxad illahan ku dhaartee she is the one of the millions ❤❤❤

    • @AwoodaHadalka
      @AwoodaHadalka 2 місяці тому +2

      Aad oo weyn boqoradeena 😂

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil 2 місяці тому

      @@AwoodaHadalka 🤣🤣🤣

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil 2 місяці тому

      @@AwoodaHadalka waa iga qoslisay mahan ma ila joogtaa ❤️❤️

  • @zuhouradem
    @zuhouradem 2 місяці тому +38

    ax wlhi waa baariyad inshallah meel roon bay mari doontaa markay oydaba anna wan jabsadaa qofku markuu ooyo uu ciil ooyo waliba waa xanuun ma daawan karo allow shaqo wanaagsan nasii aan waalidkeen wax ugu tarno amiin i.a

  • @Samsam-nn8nd
    @Samsam-nn8nd 2 місяці тому +129

    This little girl deserves the world wallahi,pls lets help her Somalis

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 місяці тому +6

      May Allah help her

    • @Atarisho
      @Atarisho 2 місяці тому +8

      Ha wlhi I agree we should help her

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 2 місяці тому +6

      She needs to say Alxamdullilah to her life shar iyo kherba. Their are those worse than her

    • @aminaali2124
      @aminaali2124 2 місяці тому +3

      @Ridhwan fadlan gabadha nambarkeeda soo dhig....waa in la caawiyo walaasheen hadaan ahne Somali isjecel......fadlan

    • @nazraahmed2881
      @nazraahmed2881 2 місяці тому

      😭😭😭I’m whit you count on me walhi

  • @safiyamohamed8174
    @safiyamohamed8174 2 місяці тому +54

    Walaahi waa xanuun waaye balse waa aduun yo😢 Allow noo gar gaar yaarabi 🤲

  • @ZahilOsman
    @ZahilOsman 2 місяці тому +33

    Ilaahy riyadaada hakuu rumee ilaahy waxba Kuma adkee ilaahy markasta wuxuu lajiraa kuwa zabarka badn

  • @Kiinfanah
    @Kiinfanah 2 місяці тому +124

    Ridwan please mandiil lagu tirtirto Iyo biyo udiyaari dadka adigo mahadsan 😢

  • @elhermsayyed
    @elhermsayyed 2 місяці тому +11

    Ridhwan i'll be honest and deep from my heart, if i ever watched any of your videos concerning about marrige stories, love heartbreaks etc, i'll wouldn't say it was bad bt this one was the most emotional story that could happen and heard it from your UA-cam channel wallahi.
    Please if you happen to read my comment its a reallly big request from my side being as woman just like her i need you guys to help her, whatever your effort or whatever you afford to help her it'll have been soo kind and humanity.
    I give my dua as a sadaqatul jarriah, May Allah (swt) reward her with jannah indeed she's loved one and Allah loves someone like her wallahi masha Allah

  • @SAIMAN8300
    @SAIMAN8300 2 місяці тому +18

    It makes me included whenever i find out that we all have stories to tell and that we all at one point i life went thro hard times but alhamdulilah ina macal cusri yusran says Allah❤for those who are now going thro hard times, its fine, hard time never last, be strong it will get better, may be not today not tommorow but inshAllah tawakul in Allah and you will be looking back and say i cant beleive i went thro that, you are stronger than u think.❤

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 місяці тому +40

    Rabow inaanta balanta ay hooyaded ka qaday u rumee
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dahirhirsiyusuf6875
    @dahirhirsiyusuf6875 2 місяці тому +16

    Halkaan ayaan ka salaamaa walaashay waa ka xumahay qisadaan xanuunka badan qalbiga ayay i taabatay, Isku fasal ayaan ahaan jirnay qalbiga Alle hakuu dejiyo 😢😢😢😢😢

  • @AnabA-gr7uf
    @AnabA-gr7uf 2 місяці тому +4

    What a strong woman May God give you everything you want

  • @SaadoDucaale-u8y
    @SaadoDucaale-u8y 2 місяці тому +72

    Dhibkaad soo martay dheef caafimaad iyo khayr Alle hakuu gu badalo

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so 2 місяці тому

      Amiin

    • @Munoxusen-z3g
      @Munoxusen-z3g 2 місяці тому

      Walhi beney shegtay Naya maxa ben kufale halicawiyo ma iska dhehdid tan Ana aqan ubaxo wilo nucas ma utal😂

    • @ifraaxmeedia
      @ifraaxmeedia 2 місяці тому

      Naa kadhac ​@@Munoxusen-z3g

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 2 місяці тому +95

    Waligaa cunugaaga qofna ha ugolaan xitaa inuu kuu sii hayo Muddo kooban. Gabadhaas qof bahal ah ayaa heshay laga yaabee ayadana in sidaas loo soo bahdilay. Koriimada ilmaheena wax badan ayaa ka qaldan ilaa hadda xitaa waalidka ma fahamsana habka koriimada ilmahooda. Ilaaheey ha u bogaadhayo gabadhaas.

    • @SuhayraQurux
      @SuhayraQurux 2 місяці тому

      Xaqiiq qofka waalidkaa magarankaro dhibka uu marayo ilmahaan
      Asagoo isdhahaya ilmahaagu waxbuu kuubaranayaa ama waa laguu korinayaa
      Lkn xaalkiisa naftiisa wax dhibka kajira ma oga
      Allaha waalidkeen ha cadaabin

  • @mcqalimow6789
    @mcqalimow6789 2 місяці тому +12

    She's a iron girl and she deserves the world masha Allah
    Weyna
    Qalbi fiican tahay Runtii

  • @UmzakiUm
    @UmzakiUm 2 місяці тому +39

    Aabahey janada allah ka waraabiyi waa igu soo dadaalay hooyadey macaane allah ii xafido nolol wanaagsan bey igu soo koriyeen alx

    • @nimconeyruuschannel9169
      @nimconeyruuschannel9169 2 місяці тому +4

      Aamin wll aabe mar walbo uducey

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 2 місяці тому

      @@nimconeyruuschannel9169 inshallah mahadsanid abaayo

  • @munocumaryusuf8107
    @munocumaryusuf8107 2 місяці тому +19

    Isha alaah maamo ilahey aktisa eewer maha wax bada oo barako leh ilahey haku siyo gawar bariyad ayaa tahaay hooyo mcn sawarka bad masha alaah sori

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 2 місяці тому +39

    Walaalaha waaweyn mid baan leeyahay walaalihiin yaryar u arka in ay yihiin caruurtiina Allena uga baqa una naxariista cuqtada kadaaya walaalihiin
    Kuwa yar yarna mid baan leeyahay walaalihiin u arka sidii waalidkiin xitaa haday doqonoobeen oo idin xumeeyeen haku tayanina wanaajiya ayagaa qoomamu u dhimanatyo (Alle walaalo isjecel hanaga dhigo Aamiin Yaarabi)

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 2 місяці тому +17

    Masha Allah walaashey ilaahay ha barakeeyo aamiin yaa rabbi waxad tahay gabar aqali badan aniga hooyo iyo aabe ma arkin dhibka aad sheegan waa arkay waana soo maray laakiin Alxamdullilah waan ka baxay waa aduunyo guulo badan waad gaadhi insha Allah khayr hooyo ilaahay ha Ku daayo waad gayn insha Allah ❤

    • @ladaninaabshir8721
      @ladaninaabshir8721 2 місяці тому

      dadkii shalay nololsha igu ciili jiray manta waan caawiyaa waxaan waa adunyo ani lkn hoyo ma heesan hadey hoyadey ii nolaan laheed meel kama aadeen

    • @xasanxasancalicumar
      @xasanxasancalicumar Місяць тому

      ​@@ladaninaabshir8721 hooyo la .aan xanun waye allow kunaxariiso hooyo mcn😅 iskumid ahnay

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 2 місяці тому +17

    Wey ciishootey ilaah niyadeeda ha u yeelo ameen ameen

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 місяці тому +25

    Mnsha allah wlhi wa fariid wa naag adag oo caqli badan oo baarri ah illahay riyadada haku rumeeyo oo hooyada haysukiin daayo waad gayn xajka insha allah

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 2 місяці тому +4

    Masha Allah tabarkallah ilaahay sidad jeceshay ha ku dhabeeyo gabar caqali badan baad tahay oo waalid jecel insh allah waad khayri oo irsiq xalaala ilaahay ku siin dhibkaad soo martayana rabbi uluubtada ha kuu suubiyo amiin

  • @FATUSHABDIRISAKHAJI
    @FATUSHABDIRISAKHAJI 2 місяці тому +26

    Illahow Raxmanow gabadhan badaal khyer khabo farxad waarta inshllh waad kheyri

  • @kadraismail5428
    @kadraismail5428 2 місяці тому +3

    This little girl deserves naxariiiis and support baby girl aabaheeed wuu ku qaldamay island cafiiii musaaamax

  • @ubaxaniis5112
    @ubaxaniis5112 2 місяці тому +50

    Zorry dumarku naxris moye dhibato uma qalman😢

  • @samirahassan3392
    @samirahassan3392 2 місяці тому +13

    Abyo illahy riyooyin kaaga hakuu rumeeyo aduun iyo aakhiriba in aad guulaysato bn illahy kaaga baryayaa waxa tahy gabar karti bdn guulyso qli oo hory u soco wax ku dhibana alle kuma tuso

  • @asmamaxamed6407
    @asmamaxamed6407 2 місяці тому +8

    Rabiyow u sahal riyadeeda miskiintaa yar

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda 2 місяці тому +30

    Allaah Hooyo oo oohineeso rabi ima tuso waa xanun 😢😢😢

  • @MAXAMEDYARE-o4d
    @MAXAMEDYARE-o4d 2 місяці тому +3

    Allh ilmo badan ayaa sideda oo kale ah allow farxad uga bedel

  • @abdirizakiccanjeex3895
    @abdirizakiccanjeex3895 2 місяці тому +4

    GAbadhaan farxiya kabayare ayey meelo badan kaga ektahy sida qalbi nadiifka hadalka ad adeega cafinta farxada kalsonidada Ceelbuur hadey sheektayna dabcan iney murusade tahay dad gob ah guuleeso abaayo from wiil XL

    • @halimayussuf3032
      @halimayussuf3032 2 місяці тому

      Absolutely wallahi waa ayadiiyo inta tagan masha allah

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 2 місяці тому +21

    اللهم اشفي كل مريض يتألم ولا يعلم المه وضعفه إلا أنت يا أرحم الراحمين

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 місяці тому +7

    UBAXEY RIYADAADA ALLAHA KUU RUMEEYO FARAJ KHEYR KEH ALLAHA KUU FURO CIRIIRIGA IYO DHIBTAAD MARTA FARXAD AAN DHAMAAD LAHAYN ALLAHA KUUGU BADALO ADUUNYO FIL NIMCO AAKHIRO FIL JANO ALLAHA KU SIIYO

  • @Amlaah
    @Amlaah 2 місяці тому +13

    Ala qalbiga iii xanuunay 😭😭😭😭 Allah ha u fududeeyo

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 2 місяці тому +15

    للهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك

  • @NicomoDollar
    @NicomoDollar 2 місяці тому +2

    maansha allaah abaayo ilaaheey xaku xifdiyo adiganah.ilmahaaga kuusameenaayo insha allah ❤❤❤

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 місяці тому +18

    Kusaliya nabiga scw scw scw scwdhammaantiin walalo yaal

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Місяць тому

    Niyadaada allh ha kuu sahlo wixii kheyr ah niyadaadana nadiif allh ha kaaga dhigo

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +3

    Asc Allaah muraadkeeda oo khayr ah hasiiyo waa gabadh baariyda

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 2 місяці тому +2

    Ridwan manta indha taag le kasoo hadhay. Gabadh will ah aya heshay manta. Body language, very energetic.

  • @nuurcool
    @nuurcool 2 місяці тому +20

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw

  • @JaamacYare-qz9xi
    @JaamacYare-qz9xi 6 днів тому

    Ilaahayow urumee riyoyinkeeda oo dhan wllhi waa baari baati dhalay oo waliba qalbi geedu dihinyahay mashaalaah wll mcn horayusoco waa yuhu abid

  • @naimaomar3375
    @naimaomar3375 2 місяці тому +4

    Inshaa Allah gabadhan iyo kuwi lamida hooyojecel muraaadkooda allahusahlo wlhi anbo hooyo isokorisy blse aabo namadeyrin e allahngajclady fardowsal acla allowgey my mammy allhikaxifdiyo❤

  • @mohamedmahamud8920
    @mohamedmahamud8920 2 місяці тому

    Lion'sheart lady Mashaa Allah such person needs to be assisted and motivated in any case,
    Such is an interesting and also an emotional story let's assist our sister and stand by her side 🙏

  • @Hanacatuuti
    @Hanacatuuti 2 місяці тому +6

    Ilhay haku rumeeyo wll wlhi waad dadaashay .ma ilahy farxad waarta haku siiiyo adiyo hooyo

  • @balqismohamed8211
    @balqismohamed8211 2 місяці тому

    May Allah gave you the best you deserve it,,, she is full of love and compassion

  • @Shankaroon-kq1ww
    @Shankaroon-kq1ww 2 місяці тому +7

    Gabadhan fanaanada farxiyo kabayare u ektahay

  • @assad3772
    @assad3772 2 місяці тому +2

    I went through samilar trauma as a boy living with his sister,but Alxhmdulilah,right now I’m studying medicine in one of the prestigious universities in China,This girl made me cry,May she get assistance Insha Allah 😢whoever is living in Nairobi and has something to offer or can connect her to some opportunities please do so.

  • @XareedCumar-w1g
    @XareedCumar-w1g 2 місяці тому +3

    Wallahi gabadan waay uu qalan taa ina la caawiya😢 ayada eyo hooyadeed Haji she deserves 👏 any can Help her with Haji her and her mother please our good brothers and good sisters Somalian 🙏 hala caawiya 😢

  • @zeinabahmed8959
    @zeinabahmed8959 Місяць тому

    Allow ku sii khair badan iyo wax aad ku ilowdid dhibkii ku soo maray
    Aamiin

  • @qalbiqaboojis9206
    @qalbiqaboojis9206 2 місяці тому +8

    Asc walashey mcn
    InshaAllah fursadh ayadh heli ilasooxiir hadhii uba nambarkeyga
    hantahay ilasooxiriir Allah hakuufudhudheyo inshaAllah

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 2 місяці тому +10

    Childhood trauma😢wey adagtahy sida loga bogsadana 🥺🥺bogso abaayo😢😊

    • @uma9600
      @uma9600 2 місяці тому +3

      Aad iyo aad , somalida badanaa wa ay soo mareen dhibkan ah childhood trauma

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 2 місяці тому +3

    Walashey qima badan illahay hamigaaga haa kuu rumeeyo dhibatana haa kaa dulqaado shaqa aad risiq xalal ka shaqeysta kuu rajeynaa insha Allah 😢😢😢😢😢😢😢runtii qisadaada waan la oyay faraj qeyrqaba allaha kuu fura sabir io salada kalmeysa quraanka aqriskiisana ku dadaal

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali 2 місяці тому +1

    Fariid weeye walhi waan dareemi kara hami kasheeda gubaya waxa yaabo badan ayaan ka simanay oo ay ugu weyn tay rajada ah in ay hooyady aan nasiyo oo hamigeeda aan u rumeeyo alle walshy hamigeena hayno rumeeyo

  • @IqroXaajibashiir
    @IqroXaajibashiir 2 місяці тому +3

    Wllhi ooyinta waan joojin la,ahay😢😢😢 yaarabi u sahal amuuraheeda oo la garab qabo

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 2 місяці тому

    Allah hamigaaga ha kuu rumeeyo hooyo wanaagsen waa nicmadaada iyo janadaad ❤❤ManshaAllah ❤❤❤❤

  • @vitalthings
    @vitalthings 2 місяці тому +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Місяць тому

    Ilaaahoow wax kheyr badan sii ayada iyo dhaman inta dhibaateysan. Anagana naga dhig kuwii ku shukriyo inta aad siisay🤲

  • @sakariyehusein3629
    @sakariyehusein3629 2 місяці тому +9

    Gabadhan wa ciyal xamar sax abaayo gul jurajeeenaa insha Allah

    • @Maryansalad-h2x
      @Maryansalad-h2x 2 місяці тому

      Gobol ku dhashy kubso Koran ku dhahdy 😂😂😂 xmr asal lahjada le ka thy😂😂

    • @DowsaQuen
      @DowsaQuen 2 місяці тому +1

      Rer Deynile wyy schol isla dhameyne gbr adag wyy m.a❤

  • @FardosoTagane
    @FardosoTagane 2 місяці тому

    Ilaheey riyadada haku rumeeyo wlh wan la qiiroday hoyo mcn inta eyducadeeda kula jirto waxba kama halawayan ❤ ilaheey haku sahlo shqao qeyr qabto

  • @NimcoMaxamed-gk4tn
    @NimcoMaxamed-gk4tn 2 місяці тому +12

    Wlhi waan kula ooyey 😢

  • @zahraahmed4461
    @zahraahmed4461 2 місяці тому +1

    Waa jiraan walaalo xun hooyada iyo aabahaa dhaleen hadan raxmad lahayn ,xasbiya Allah wa nacmalwakiil

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 місяці тому +11

    Gabar hooyo hoosta ku heysan wey silceyaaa

  • @ayanmohamed4765
    @ayanmohamed4765 2 місяці тому +1

    I cry with you 😢😢 may Allah make it easy for you I pray that you dreams come true ❤

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 2 місяці тому +4

    Illahe farad xalal adhiga iyo famlikaga hanifuro waxakufaraxthan Allah hakusiyo 🤲🤲🤲❤️❤️❤️😭😭😭😭

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 місяці тому +2

    Mashallah wa Gabar naxriis badan ? Hoyoyinka allaha ha garaab gallo

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 2 місяці тому +18

    Mandiil lagu tirtirto iyo biyo qabow dadka sii maskinta way ontay🥹wan la oyay wlhi miskin waxa kalo igadaran ano oyay ayay hadana iga qoslisay marke tiri waxan fulay gurika saqafkisa abayo inshalh wad gulaysane farxad iyo nolol quruxbdn ayan kurajena iyo riyadada inu ilah kurumeyo oo hoyo ad xajka wada adan inshalh waxatahay gabar gesiyada oo sharafbadan ilahay garabkada ha noqod abayo wan kuso duceyay abayo😢❤

  • @CaaishaIbraahim-c5c
    @CaaishaIbraahim-c5c Місяць тому

    Insha alh ilaahay hakuurumeyo

  • @AyaanDagan-
    @AyaanDagan- 2 місяці тому +37

    Sidan ugu xidhanahay ya ugu xidhan 😊

  • @nalkaa
    @nalkaa Місяць тому

    Ridhwan how can we help this young girl? Intee kala xiriri karna

  • @RamlaAdow-j1m
    @RamlaAdow-j1m 2 місяці тому +21

    Ameen, 😢ilahy0w riyadhedha urumey anakna no rumey,saliga nabiga salla lahu Caleyhi wa sallam ❤ badi wlshey wakufaidi

    • @farehamuhamed5283
      @farehamuhamed5283 2 місяці тому

      صلى ألله عليه وسلم

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 2 місяці тому

      صلي الله عليه وسلم ❤️

  • @hamdiabdi624
    @hamdiabdi624 2 місяці тому +2

    Mnshaa Allah waa gabadh bariya Allahay waxad ku faraxd haku siiyo sis riyoyinkaga Allaha ku rumeeyo Abayo 🤲🤲😢

  • @HabiiboMohamed-z7i
    @HabiiboMohamed-z7i 2 місяці тому +4

    😢😢😢😢 my heart is breaking to see her like this 😢😢😢

  • @kadraismail5428
    @kadraismail5428 2 місяці тому +1

    Alhamdulilahh inaad hooyadaa kuu joogtoo xabiiibtiiiii

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 місяці тому +2

    Allah dadka kala naxariis badanaa familkenana ilmihii aabeheendhalay oo naga yar yar waxaan u Soo korinay ka anamaa ilma aan dhalnay oo kale alxamdulilaah allow walal kuu Qalbi qabooji Iska cafi walaasha Somali ayaa waxay ku mahmahday fartaada xumaato firiq kaaga ma go’ayso walahay 😢😢😢

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 2 місяці тому +1

    Subxanalh tas abayo lqma dho abesada ilhy cududa haka labo lixda lixad ilhy haku tiro gabads aya ciqab adun yo galise ax 😭😭😭🤲🤲

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 2 місяці тому +12

    Farxiyo kabayare gabadh caawi waa kuu egtahay

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 2 місяці тому +1

      Uma ekee isku qabiil ayaad tihiin dheh nin xanunsan ayaad tahaye

    • @alimohammedibrahim3165
      @alimohammedibrahim3165 2 місяці тому

      @@casalasal6466 kARTIDA IYO ADADAYGA SIDA WIILASHA OO KALE BAY ISAGA MID YIHIIN CEEB MA AHA EE WAA AMAAN THANKS

    • @Fathayusuf-u4v
      @Fathayusuf-u4v 2 місяці тому +1

      Wayisku hadal egyihiin

    • @halimaraage9735
      @halimaraage9735 2 місяці тому

      ASC Ridwan gabadha meel loga xiriro mana siinkarta.
      Nala so xirir what’s up.
      Mahadsanid walalo

    • @nasramoha185
      @nasramoha185 2 місяці тому

      Wllhi anoo oonayo iga qosolsiisay

  • @mariamalhamodi5329
    @mariamalhamodi5329 Місяць тому

    يا الله مؤثر جدًا

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 2 місяці тому +8

    Malinbaadka kabixi insha allah
    Nimanka dumarka iyo ciyaalka ciiilow adaabta gala

  • @HadiyoWarsame-v1e
    @HadiyoWarsame-v1e 2 місяці тому

    Ilaahoow kurumeey riyadada yarabi waa baariyad mashalah

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 місяці тому +7

    Dhibaatada gabadhan soo gaartay waxa u sabab ah denbigana leh Aabaha dhalay ee hooyadeed kasoo waday.Walaal ma ahan waa bahal xayawaan ah eedooyinkana waa mujrimiin Alle ha cadaabee

  • @mulkikarshe3903
    @mulkikarshe3903 2 місяці тому

    Ilaahay riyadaada ha kuu rumeeyo baariyeey

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 2 місяці тому +3

    Qof illaahay looga dacwooday aduunkaa looga jaraa dhibka uu ku sameeyay saqiirkaas subxaanalaah ilma yar oo gacantaada ku jira naxariis buu kaaga baahan yahay

  • @FosiyoCilmi
    @FosiyoCilmi 2 місяці тому

    Ilahey hakuurumeyo riyadada abayo hoyana ilahey hakudayo

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 2 місяці тому +20

    Farxiya kabayare ueka inantu

  • @Ladanbare-f8g
    @Ladanbare-f8g 2 місяці тому +1

    Illaahey rejedeeda ha urumeeyo iyada iyo inta lamida

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 2 місяці тому +8

    Naag teeda adag allow faraj qeer qababo sii 😢😢😢

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 2 місяці тому +1

    Ilaahay ha Kula garab galo wll insha'Allah walahi wa gabar bariyad eh oo kudayasho mudan😢

  • @Caamir24
    @Caamir24 2 місяці тому +25

    Salaada ilaaliya dhalinyaro ala ka cbsiga

  • @AsmaOsman-l9d
    @AsmaOsman-l9d Місяць тому

    She makes me cry

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan 2 місяці тому +8

    800k coming soon l.a ❤❤

  • @-sb3mt
    @-sb3mt Місяць тому

    Walshey geesiyad ayaa tahay alle hakuu rumeeyo riyooyinkaaga i.n

  • @deeqahappy740
    @deeqahappy740 2 місяці тому +4

    Wlhy waaqisadii ugu horeysey ee aan marna qoslo marna ooyo. Runtii gabadhan waa gabadh cajiib ah😊

  • @zahroabdullhi7776
    @zahroabdullhi7776 2 місяці тому +1

    Ax waan kula ooye abaayo allah ku aqbalo sidaa walidka la jeceshahay

  • @DramaReeles
    @DramaReeles 2 місяці тому +4

    Maxaa it’s okay maa English language kabarateh gabadha in ey aad uxanuunsaneyso sow madareemi kartid❤

  • @hawoali9920
    @hawoali9920 Місяць тому

    Walaahay waligey ma arag qiso sidan ii taabata gabadhan yar please gabadhan soo dhig Nambar keeda ridwaan

  • @mahatsalathussein9889
    @mahatsalathussein9889 2 місяці тому +3

    Midkaan Rudwan ah viewsna waradinaya biyo iyo tissue hada dadka uimanaya o oynaya masinaya, subxanallah

  • @_bebe_suu8963
    @_bebe_suu8963 2 місяці тому

    Very sad story 😭😭😭Atleast she got the chance to speak up,good job our brother Ridhwan ❤you are like therapy ❤

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 2 місяці тому +5

    Ayy first ahy😂

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 2 місяці тому +2

    Meel lagu nafiso waaye golahan Ridhwan