Zhp two days ayaa iigu kaa danbaysay caawa 10000 jeer ayaan eegay inaad wax soo gudbisay ugu danbayn hada ayaan ku arkay 🎉🎉🎉 wan ku farxay lknze koob bigeys ah ayaan cabaa anigu kkkkkkk as soon as possible 200k inshaa allaah
Ifiye waxa U dhahay halkan waxaba ma soo galinayo oo wan Ka daalay EE channel qisoyin UN Ayan qiso soo dhigayaaa ilays wan Ka daalay EE ha raadinina Wana sir intaasi😂😂😂😂😂
Mahadsanid sxb, badanaa Jaanis comment aan kugu so qoro ma helo, ee Mahadsanid Mar walba, Qibrado aad u waaweyn ka helay sheekooyinkaaga. Hadii ee macquul tahay sheekooyinka waxad inoogu dartaa sheekooyinka Sirdoonka ku saabsan, Jawaasiista iyo Hay'adaha Sirdoonka, waa sheekoyin muhiim ah oo cilmi aad u weyn ximbaarsane.
War iska waran ninyahow rer ceelbuurka ah waa nin kale oo rer ceelbuur ah waliba ah ina wardhiigley waana taqaanaa haddii aad tahay rer ceelbuur ah ii soo jawaab
Talow saaxibow magaalada laascaanood dagaaladi ka hor waxaa dhici jirtey in isbuuci ama labadi isbuuc ba oo ay habeen tahay qof ba la dilayeye marka ma loogu yeedhi karaa serial killer 😮
Wllhi anoo aan meel kle fiirin baa waqtiga uu soconayo fiiriyey video ga 1 saac markaa arkay baa niyada ka farxay ifiyow thanks pro😊🎉❤
Waa qofka kaliya oo vedio 1 hour ah soo duuba well ✔️
@iskufilan174 Masha Allah weye markas ilahay ha barakeyo
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلي الله عليه وسلم
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤❤
Gudoomiye waxan salaan kashiyo laabta ka soo go'day kaaga soo dirayaa magaalada hargaysa gobolka maroodi-jeex❤✊️
Ku sali xabiibkeena Maxamed scw
Saallaallahu 💚ﷺﷺﷺ❤️Wassallaam Saallaallahu 💚ﷺﷺﷺ❤️Wassallaam Saallaallahu 💚ﷺﷺﷺ❤️Wassallaam Saallaallahu 💚ﷺﷺﷺ❤️Wassallaam Saallaallahu 💚ﷺﷺﷺ❤️Wassallaam Saallaallahu 💚ﷺﷺﷺ❤️Wassallaam Saallaal
Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
Kusaliya nabigena muxamed scw scw scw scw scw❤❤
❤❤Salallaahu ❤caleyhi wasalam ❤
Anigu bustaha hoos tii Saan la -
Galaa,Qisaska’Ifiye ❤❤
Nosobadi kabaxsashada xabsiyada iyo dhaca bankiyada iyo dilayasha qarsoon sxbow 1million insha'Allah ❤❤❤❤❤
asc ifiye sxb sare soo dhowow HORAY U SOCO SXB ❤❤❤
Manshaallah❤❤
Ifiye qisooyinkaad soogudbiso, waa xul. Waad kumahsantahay libaax
Manta guul wacan nio
سافعل فءساس عمري14😊وانا سوماللاندي❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😁 wll weli maad qaan gadhin ee iska ilaali
Wks warahmatoullahi wabarakatouh 🎉
Wnku salamy wllka🤝
Zhp two days ayaa iigu kaa danbaysay caawa 10000 jeer ayaan eegay inaad wax soo gudbisay ugu danbayn hada ayaan ku arkay 🎉🎉🎉 wan ku farxay lknze koob bigeys ah ayaan cabaa anigu kkkkkkk as soon as possible 200k inshaa allaah
يا إفيي السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ياأخي الفاضل
Shaqada ay qabaneso maqaan ku yi. Ar ifiyaaaa 😅😅 xarfaan
First comment ❤
No soo badi qiso yinka cabsidaa ☺️
❤
Thank you so much ifiye ❤❤❤😊
Aniga asxab ta cusub ee kugu soo biirtan ahay vedio dhaadher waan layabanay runti
Asxbtisa hore ayaa ahay muqaldada 1sac ka yar hadii uso gudbiyo baan ku xnaqnaa😂
Qisoyinka cabsida bdn so badi generalow ❤
Ileyso waa mahadsanthy sababto ah video dheer aad soo galisay 🙏
Anina marku sogaliyo waan naca
Ifiyow Anaa u horeeyo caawa🎉❤😂
Aaa gabar gaban uu jecel yhy inu jarjaro 😭😭
Thanks ifiyow xila xalay ayan kusugayay ugu danpen wa iskentay❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Keep going Mr ifiye
The number one is back
ifiyo cawa ilays ayay ka shidantahay miya🎉🎉🎉❤❤
Fahan ma ahan amaan ma ahan xayesiin wa sax
Is faanidka naga daay hee awoowe😂😂😂😂
Ifiye waxa U dhahay halkan waxaba ma soo galinayo oo wan Ka daalay EE channel qisoyin UN Ayan qiso soo dhigayaaa ilays wan Ka daalay EE ha raadinina Wana sir intaasi😂😂😂😂😂
Waa dareemi karaa muuqalka 3days ka gashay any way keep going
First comment😂
Sxp ifiye waan u xiisnay shekoyinka hackers ka ee noo soo gali😢 waxa ku rajena 1million i.a
Saw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Noosoo badi arimaha dambi baarista waan jeclahay
Ifiyoow chanalka kale waqti fiican soo gali qisoyinka kan waqti fiicanbad soo galisaye❤️
Aniga codkaga le igu socda 😂🎉❤
Keep it up bro ifiye🎉
Ilaysow dadaydu waa intaata uguyar ee aad sawiran karto
Plz qiasadii afartii wiil ee el chapo nosoo gali Hal mar maalin walbaan kaa codsanaaye
I am fan of ifiye nuur he is storyteller he deserves to reach 1m subscribers, break aleg
Legend waad salaaman tahay 👋
Masha Allah ❤
Mahadsanid sxb, badanaa Jaanis comment aan kugu so qoro ma helo, ee Mahadsanid Mar walba, Qibrado aad u waaweyn ka helay sheekooyinkaaga.
Hadii ee macquul tahay sheekooyinka waxad inoogu dartaa sheekooyinka Sirdoonka ku saabsan, Jawaasiista iyo Hay'adaha Sirdoonka, waa sheekoyin muhiim ah oo cilmi aad u weyn ximbaarsane.
Ifiye sxb wanku salaamy
Sheekoyinkgu wehel ayay inoqdeen 😢🎉🎉🎉
lkn camera 📷 CCTV uma xirnen miyaa dadka tajirinta and
Ifiye waan ku salamay
War wllhi waa hashim oo kle😂😢
Ugu dambayn mala helay dilaaygii😊
Hye hi rer ileys see dremosin ifiye anga wadane 🤦🏽♀️ha shegin mala idhihino 😂😂😂🤷🏽♀️
MR IFIYE.
10/10.
@@Mohamed.Fuaad.9593 Ani horaa kuu shegay you're in every where😂😂
Ifiyow talye kick furo 😂
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯the one only
shaqada ma garan kartid yaah😂😂
😅😅
War ifiyow malmahan waan ku waye xagee ka baxday jalle
Dhaman asxabta setihidiin
Waxan ahay 13 never give up 😢
Sharmuto aa la daha 😂😂😂
Legend ifiye ❤
Ka qayb qaado qurxinta muuqalka oo like saar❤🎉
Wow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Nio bank inan dhacan rabaa cidii u bahan ha ila so xidhiido😂
Taliye shaqadii waan dhamayney ee imaaw gurigii aan isla ogayn
Waaku Salamay Sxb Waxan Shaxsi Dhalin Yaro Ah oo kugu Xidhan Sxb Ma iga Cawin Karta Inaan Gali dark web?
Dadka dilayasha iyo kuwa tugada waa dad aad u caqli badan .
War iska waran ninyahow rer ceelbuurka ah waa nin kale oo rer ceelbuur ah waliba ah ina wardhiigley waana taqaanaa haddii aad tahay rer ceelbuur ah ii soo jawaab
Ifiyow Waxaan jiraa 16, ma daawan karaa muuqaalka?
captain one hour lee kaso dhig mar waliba
qiso walan oo cajib ah waye😂
firi sirta shegeyse aweey
Sxp wa kusalmy ifiyow
Nio adigu dilalka waaba kuraaxaystaa ilaa aan aaminay inaa dilaa ahay ee inosobadi😎
War muusow is daji 😂😂
Ifiyow mahdsanid wan kutabay😊
Wanku seexdaba sheekooyinkan 😂😂
Halkii weak hal video OO cabsi ah soo Dhig adoo raalli ah
Asc team ileyss✋
ASC❤MAMO🎉❤
Afsomali waa dumarka jirkoda laga ganacsado ama jirkoda ibsada 😂
26:27 waa gabdhaha magalesatoyinka ah
Asc lbh
Asc
First😂❤
Documentryga waxa la Dhaha raincoat killer
1997kii ooxukunku dhacay maxaa ka wadaa ilaa hadana uu ku jiraa 2007 halkaasi var miyaa?
Xukunka miyaa ka horeeyay galida kiisaskaa 9 October 2003😊
Wll muqaladan oo kale ino so badi ❤😊
Ifiyow qisooyinku Hadey dhaadheeryihiin waa lakala qeybiyaa mar Qura lamasoo wada daayo dadku camalna wey leeyihin qisooyin kooban oo maalinba ay in lasocdaana wey rabaan you tube ka miyaad kucusub tahey inaader
Ifiyow 😢 please reply to my Brother
Allah u gal maskinka rply wll
Talie tagero cusub ahy mali so dhabeyhaa
We go 200k
Nio adi wan Ka shakiyey
😂😂 soo xaar nio😊
Qac😅😅
Wan joga 28 second
Talow saaxibow magaalada laascaanood dagaaladi ka hor waxaa dhici jirtey in isbuuci ama labadi isbuuc ba oo ay habeen tahay qof ba la dilayeye marka ma loogu yeedhi karaa serial killer 😮
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
❤❤Salallaahu ❤❤caleyhi ❤❤wasalam
🎉🎉🎉🎉
Faan maaaha
😂😂😂 naf lacaari iska dheh
Waryaa xaqooqdq ilmaha ilaale walaahi wako qrxinaa
😢😢😢😢