QOFKA UGU BOOTINKA DHEER NOQO KU GUULEYSO 25 DOLLAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 547

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +165

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🕋🧡💞🤲🙏☝

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Рік тому +121

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🤲🏼❤️

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Рік тому +118

    Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤️ﷺ🤲🏼
    Like Saara ❤️🕋🤲

  • @ibraahimizack1270
    @ibraahimizack1270 Рік тому +39

    Kusaliya xapiipkeena muxamad scw The best person ever the most knowledge able and The most shine all created prophet muxamad ❤️🕋

  • @andullahihussein5386
    @andullahihussein5386 Рік тому +24

    halmar igula saliya nabega muhamed scw ❤️❤️

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Рік тому +3

    The best person ever the most knowledgeable able and most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤

  • @MaxamedcabdiwaliTooxow
    @MaxamedcabdiwaliTooxow Рік тому +16

    Wiilka ugu gaaban ilyaas waakan ugu cajiibsan adeer ilaahay caqliga iyo furfurnaanta hakuu siyaadiyo

    • @shueb123
      @shueb123 Рік тому

      Ameeen sxb yariiska waa mashaAllh

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 Рік тому +38

    Al shabaab allaha dhulka lajaro Amiiin dhaha 😢

  • @hasanadem404
    @hasanadem404 Рік тому +40

    kusali nabigeena muxamed scw❤️❤️

  • @muscab8581
    @muscab8581 Рік тому +26

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 🕋❤️☝️

  • @dekasalah8374
    @dekasalah8374 Рік тому +7

    Macha allah geam fican waye waxa kaa codsan laha ina dadka waweyn aan noga so dhigto ciyarta dambe incha allah asad hagio hore uu soco wallahy 🙏❤

  • @hassanomer
    @hassanomer Рік тому +2

    the best person every the most knowledge able and the most shine all created prophet mohammet

  • @maskiintialle5645
    @maskiintialle5645 Рік тому +31

    War caawane waad laso dhaqsatay masha allaah saas ayaan jaclahay keep going brother 😂

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +20

    U DuCeya Dadku Wax Ku Soo garay Kuna Geriyoday Xasuqi Shalay Ka Dhacay Zoobe😭😥
    Wax kale Nigama Baahna Maanta

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +15

    Xaydar waa luck boy gii yara cayda wllkis 😂😂😂😂😂 dhanka nasiibka wey iska raceen masha allah

  • @jimcaalexasancumar27
    @jimcaalexasancumar27 Рік тому +36

    Inta dhimaday allha u naxaristo inta xanuunsan allha caafiyo amiin amiin

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 Рік тому +30

    Asad hagio bro waxa kacodsana in aad Marka aad Soo gashid hadalkada u horeeyo noqdo bisinka, saliga nabiga iyo salaanta islamka mahadsanid walal

  • @ibrahimhassan3534
    @ibrahimhassan3534 Рік тому +20

    The courage of ILyas is on another level m.a may Allah guide them all.

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 Рік тому +8

    Ku SALI rasuulka Muxamed scw fadlan laki saar hadad jeceshahay xabibka Muxamed scw 🕋♥️🥰

  • @Muqdisho_News
    @Muqdisho_News Рік тому +23

    Wuxuu Ahaa naxariis badane
    ilaahay caalamkan u soo
    Diray Nebi muxammed scw💗
    #follow nagudhiirogali

  • @hananbeauty1
    @hananbeauty1 Рік тому +17

    االلَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤️

  • @fadumoabdi6996
    @fadumoabdi6996 Рік тому +1

    Wll asad gurmadga loo fadinayo wallahayna ku waxyelobay qaraxii shalay ka dhacy muqdisho ka qayb qaata adiga iyo UA-camrada reer Malaysia

  • @diyayoyasin407
    @diyayoyasin407 Рік тому +28

    Board ka calankiisa waxa support gareeya dadka LGBT ga ah ee fadlan inaad badasho ayaan jeclaan lahaa maadaama oo aynu nahay dad muslim ah oo aan dadkaas support gareen🙏🙏

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 Рік тому +2

      Odaygu kama uu firsan ayaan filayaa dhacday lakiin imika

    • @makiiikardhalow8851
      @makiiikardhalow8851 Рік тому +1

      Calanka qaniisiinta sow ma ahan kan naga badal sxb

    • @leilamohamed9314
      @leilamohamed9314 Рік тому +3

      Rainbow colour waligiis uu jiray wax micna ah na kuma fadhiyo hadii marmar la isticmalo. Qanisinta wuu ka horeyay qurbahaba marmar waa la isticmaalaa lkn in si taageeritaan iyo jacayl loo isticmalo aa daran

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +16

    Sidaan Cadaalad Ma aha Asadoow Raga Waa Inay Isku Itaal Noqdaan Qasab markaasaa La Kala Garan Ka Bootin dheer😂
    "Naxariistu waa dhalad.........❤️🥰

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому

    The best person Ever the most knowledgeable and the most shinle All Allah creanted is prophet Scw 💝❤💖🧠

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Рік тому +2

    ayyyy ilyees yariisow masha allaH rag ka dhaadheer u kentee allaha wada xafido masha allaah

  • @abdigadiromar464
    @abdigadiromar464 Рік тому +4

    🌈 🏳️‍🌈 colour ka waa lacanka Qaniisiinta Iska jir Asad walaal keey aan jeclahay. Intii iiku rayi ah u sheeg walaal Thanks

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Рік тому +8

    Ilaahay hau naxariistoo intii kudhimaty ku dhimatay qarxxii ka dhacy xamar 29, 10,2022shly ilaa dhibka hakadul qaado wllhyga somaliyeed iyago waxba geesan yaa allaah dhimashada 100qof ilaahayyoow unaxariiso masakiinta 😭dhawaca 300sadex boqol Yaa Allaah ilaahay nabad hasiiyo wllhy somaliyeed intii dalkooda debadiisa joogtaa hausoo doceeyaan dadka somaliyeed ee dhabatysan Yaa rabbi

  • @mohamadfuadhassan7815
    @mohamadfuadhassan7815 Рік тому +6

    Challenge ga wa best! Lkn waxa kula talinaa broh colors kan inaadan isticmaalin sbbto ah fariin kale aadan ogeen ayaad ku gudbinosaa! ( peace and love)✌🏿

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +6

    Channel kaan waa mid diini ah soo booqo oo wax badan ka faa,id Inshaallah ❤❤❤❤❤

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 Рік тому +43

    Asad Waxaa Keentaa Gamekaan Funy Waaye
    This blindfolded pass the water game is absolute carnage 😂💦
    Waxaa Kuraasta Isku Daba Dhigee Dhaliyarada Meel Banaan Ah
    Kadibna Biyo Aa Baaldi Ugu Shubee Indhahana Waa Ka Xireee Kadib Ay Gadaal U shubaayan Biyaha
    Laakin Waa In Aad U Qaybisaa 2kooox
    Koooxdii Biyo Qasaaris Badan Aa Laga Badinaaa
    It means koooxda Biyaha Badan Ku Aaadisa Baaldiga Aa Lacagta Ku Guuleysanayso

  • @zakicumar4843
    @zakicumar4843 Рік тому +20

    Ku saliya nabigena Muhamad ♥️♥️ sallahu caleyhi wasalam ♥️♥️♥️

  • @AbdullahiAhmed-qw7fx
    @AbdullahiAhmed-qw7fx 4 місяці тому

    Ku salin Nabigena The best pest person ever The most knowledge able The 😊

  • @mjalaatoofficial7711
    @mjalaatoofficial7711 Рік тому +7

    Hadii aad jcshhy nabigeena scw kusali nabi muxamed

  • @japoutipoi
    @japoutipoi Рік тому +10

    KU SALI XABIIBKEENA SUUBAN MUXAMAD SCW ❣️❣️🤲

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Рік тому +3

    Number one Somali UA-camr Asad hagio alle hku caafiyo wll

  • @habibomahmud740
    @habibomahmud740 Рік тому +12

    ILAAHAYOO UMMADA SOMALIYEED UGARGAAR😭😭🤲🤲🇸🇴

  • @cabdicasiiscalicarab9028
    @cabdicasiiscalicarab9028 Рік тому +6

    Waxaan uducaynayaa dadkii kudhimatay qarixii alle haunaxariisto amiin

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 Рік тому +29

    soomaali allah u gargaaro meel kastoo ay joogaan🤲 keep goin asad☺️

  • @cabdillahisaciid1606
    @cabdillahisaciid1606 Рік тому +12

    Kusaliya nabigeena muxamad scw

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 Рік тому +11

    Pause challenge yaa sugayey like saar🤬

  • @bestcameraman9083
    @bestcameraman9083 Рік тому +13

    ALLAH U WADA NAXRIISTO😭😭😭 DADKI SHALAY KU GERIYOODEN QARAXI SOBE😭

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 Рік тому +1

    Ilyaas wuu ka gaabanyahy that's why uusan ugaari Karin NO 13 ee isgu the best Buu ahaa

  • @shueb123
    @shueb123 Рік тому +1

    Ilyaas is the best boy MashaAllh i like him . . .ilaheey haudaayo maamo adna

  • @naimaburhan275
    @naimaburhan275 Рік тому +4

    ASC WAA CAYAAR XIISA LEH HADANA WAA CARUUR MAASHA ALLAAH SASKU WAD MARBA NOOC KA DHIG LAAKIIN ILAALI GABDHAHA WIXII AAD U DIRAYSID KAFIIRSO MEESHO WAA UA-cam WAY KU JIRI WALIGEED ILAALI WALAALAHAA WAXAAN KU RAJEYNAYAA GUUL 🇸🇴👍✅

  • @libanali2444
    @libanali2444 Рік тому +7

    Asad ilmaha isku dhirir ma ahan mida qorshaha ku darsoo❣🤣🌏

  • @mohamedradwan6798
    @mohamedradwan6798 Рік тому +2

    Faizal waa King ceyda ayuu matalaa sidokale ilyas waa cumer
    Ridwan waa abeera
    Ceydar naa waa fadiil
    Abdiqadiira naa waa IMk the big tall 😁😁😁

  • @axmedzaki9169
    @axmedzaki9169 Рік тому +7

    Like isara inta xaysiska iska podsisa😂

  • @ahmeddatapro7389
    @ahmeddatapro7389 Рік тому +3

    Asad wlhi saxib qali qof ku dayasho midan baad tahay waxyaalaha cusub aad marwalba noso gudbiso awgeed.
    Next best youtuber in africa i.a💔
    Team27 adinkana waxan idinka codsan chanelkena curdunka ah ina nala so dhistan kaliya so eega adinka u bogi doona idim alle.🙏💔

  • @fatushsiidi5959
    @fatushsiidi5959 Рік тому +8

    Mashaallah beautiful 💜

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Рік тому +1

    Asad hajio lkn ciyaalku way kala dheer yihiin joog ahaan markaa kuwo is dhareer leeg next time soo xulo wll

  • @yazangabane2318
    @yazangabane2318 Рік тому +2

    Wllky asad hormar wacan ku lee yahay meeshaad ka sii wad waxaan kuu rajeenaa in aad gaarto 2m insha allah🤲🤲

  • @farxiyocabdiibraahim1519
    @farxiyocabdiibraahim1519 Рік тому +1

    UA-camrka kliya aan daawashadiisa iigu baxdo 💪💪💪🤞

  • @mohaasks6494
    @mohaasks6494 Рік тому +1

    Mash Alah ilyas af somaliga abahis ayu karacay waxan leyahay Ader sobar baar👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +3

    11h 67k views aa dadkii firsn jirey qarna wey dhinten qarna wa dhawc kisklena dadkiyaa ka mqan ay radsnoyan kisklena dadkiyey cwinoyan illhy dhipta hka dulqdo dadkena😭🤲

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Рік тому +12

    💝🌴ماشاء الله🍀تبارك الرحمن عليكم🌴💝
    💖 🎊 بارك الله لهما 🌸 وبارك عليهما 🌸 وجمع بينهما في خير 🎊💖
    💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💖🌴 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝

  • @sihammaxamed8174
    @sihammaxamed8174 Рік тому +1

    M.a asad xajiyow wall jir oojoog aakhirana janadii kunolow waxtahy qofka kaliya iga qosliyo horay usocda dhamaatiin tiim 27waan idin duceyay wallo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedgacal2981
    @mohamedgacal2981 Рік тому +5

    I was weiting brother hagio 🥰 Keep going always ❤️❤️❤️

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Рік тому +6

    rabbi nabaD GaLyo Ha inooga DhIgo wadaNkeena Hooyo🥺😭🇸🇴😭

  • @biduuniali
    @biduuniali Рік тому +3

    Asad bro ciyaalka qalbigood ilaali wiilka dheer intaad video ku bilowday ayaad tartankana ka reebtay next video ka fiirso becouse ciyaalku game markuu dhamaadey inay kaa xumaadaan

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +2

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️

  • @Amiiiin8
    @Amiiiin8 Рік тому +6

    Allow wadankeena nabad kadhig 🤲🤲🤲🤲❤️🥺💔💔

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Рік тому +5

    Qofka u dambeeya ee maskaxdaada ku jira marki aad seexan rabto habeenki waa sababta farxadaada ama xanuunkaaga. ❤️🙏🥀

  • @ilwaadqurux5964
    @ilwaadqurux5964 Рік тому +1

    Mashallah ilahay ha barakeyo awlaada yaryar mashallah xaydar wa luck boy cadiya

  • @abdirazaqhanter9876
    @abdirazaqhanter9876 Рік тому +1

    Asad tagera buhu ayan ku ahay wxan ka so salama bangani iga so jawaab sxp

  • @xaliyeyoutube5794
    @xaliyeyoutube5794 Рік тому +1

    Sxb wan kudaawada habeen kasta video qurux badan ba keenta lacgta aad gameka kubixisid kucaawi walaaha dhibku sogaaray muqdisho sadaqada faaidoyin badan balaga hela mhd sxb

  • @cabdirahim2230
    @cabdirahim2230 Рік тому

    The best Somali you tuber my love

  • @canababdilaahi6246
    @canababdilaahi6246 Рік тому +3

    M.sha allaah asadhagio keep going allaha ku caafiyo walaalkey

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +9

    Team 27 ma LA mid tahay like saar 🔥🔥❤🙏

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Рік тому +1

    Asadow anigo jecel farxadaada lkn waxe aheed manta oo kale inaa arinta weyn ee dhacday Ina xoga sarto ahed madama dalkena dhib weyn kadhacay mahadsanid sir

  • @I-am-motivater
    @I-am-motivater Рік тому +1

    UA-cam English kubaxo sameeso waan hubaa inaad mrbest ka fiicnaandoonto

  • @mawahibhassan2852
    @mawahibhassan2852 Рік тому +1

    Yasmin tiina channel Asad booqo fariiin bay ku hysaaa plz

  • @munaahmed8357
    @munaahmed8357 Рік тому +1

    masha alaah carurta cadi ma ahan carur lee nokeen markale masha alaah

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 Рік тому +2

    Ilyaas yare waa fariid😍

  • @halimoxaaji9748
    @halimoxaaji9748 Рік тому +1

    Maashaa Allah Saas Ayaa Fiocan on ilmahsa ladhiira Galiya

  • @wllibros4313
    @wllibros4313 Рік тому

    asad hagio pro barnaamijkii pause chalaange arimaheena ku jiro soo qboh

  • @abdul-norabdullahimohamed5927
    @abdul-norabdullahimohamed5927 Рік тому +2

    Yeah Man whatsupp Man!!💞❤️
    Legendary Asad Hagio❤️

  • @amalomar380
    @amalomar380 Рік тому +3

    Masha Allah these little boys Allah ha xifdoyo

  • @udgoonhussein10
    @udgoonhussein10 Рік тому

    Asadow Ina adeer dhibaato ayaan kujirnaa habeena ima dhaafin video gaada xalayna waan ka tagay imenkana xiiso iguma heyso chanallenge dib dhigo dhibta nala qeebso

  • @shukrimaxamed5024
    @shukrimaxamed5024 Рік тому +1

    Qofkii ugu horeyey comments kabixiya ahay yes hohey usoco wll asad

  • @nasroahmed4023
    @nasroahmed4023 Рік тому

    M.a cawa wxn ahy qofki ugu horeyay wlle asad wn ku salmay wxn joga maadina wn kuso ducen Wana kuso duceyay in alle lugahaga kugu socodsiyo I.a

  • @Ahmed-ov4um
    @Ahmed-ov4um Рік тому

    Alle ha unaxaristo dadkii musibada ku habsatay qaraxii zoobe 29 adigane waxaan rajeyna inaad ka so qeyb qadani dontiid

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 6 місяців тому

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢

  • @fatmasiidow2063
    @fatmasiidow2063 Рік тому +1

    m.a m.a m.a rabi ha i noo xifdiyo ilyaas saxaaf oo yar ahaa heee

  • @abaabala
    @abaabala Рік тому +2

    brother asad hagio waxaa tahay qof qalbi wanaagsan kaliya waxa aan kaa codsanayaa inaa pin isaarto bis intaas kaliye bro guleeso mar walibo 🙏🙏🙏 coming soon 2M....................

  • @mohamedleader8035
    @mohamedleader8035 Рік тому +1

    Asad sxb lacagta aad abaalmarinta ku bixinoosid wey fcn thy lkn maanta meelbay ku haboon thy in lagu bixiyo xamar caawa meydad Faro badanaa daadsan wxa aado ugu gargaar waa iga codsi MAHADSANID

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Рік тому +22

    Keep going Brather ❤

  • @mohamedyoung2269
    @mohamedyoung2269 Рік тому +1

    Bro waqti challenge Lajilo Laguma jiro Ee please video.yadan haki

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 Рік тому

    Mnsha allah lkn siday ukala gacno dheerayeen ,ayey boodintoduna ahyd bal.mnshaballah

  • @munamaxamed2301
    @munamaxamed2301 Рік тому

    m.n asad xajiyo UA-cam youtuberka kaliye ee aan tageero

  • @abshirhegazi6459
    @abshirhegazi6459 Рік тому +3

    Allaah ku caafiyo wllkey asad

  • @zamzammahdi8292
    @zamzammahdi8292 Рік тому

    ilyaas saxaf wlhi waa fariid yaar m.allh alle haw dayo adna io saxaf🤲❤️✊

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +12

    Keeps goings my brothers asad hajio another's levels big game challenges prt 2 💘💯💪

  • @cabdinaasir5918
    @cabdinaasir5918 Рік тому

    Waa weynka kasodhig nio ragaa is qadi Karin sida abera iamk kapixi chalanjiga wayo aduu udheryhy maczalma

  • @amalfarey4520
    @amalfarey4520 Рік тому +10

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle🤲🏻 wax kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎 wll subuscribed isara 😫🙏🙏

  • @sucaadaragsan7468
    @sucaadaragsan7468 Рік тому +2

    Hello team 27❤ wakhtigay idiin thy wanaagsan

  • @munsaribrahim3978
    @munsaribrahim3978 Рік тому +1

    Legend Always legend Asad hagio ✌️💪🥰

  • @HabiHabi-il5zd
    @HabiHabi-il5zd Рік тому +1

    Allah hku barakeyo Asad

  • @saadaqaxmed6246
    @saadaqaxmed6246 Рік тому +1

    Allow nabad nagu gaarsi ramadaanka

  • @KSRKHAALID
    @KSRKHAALID Рік тому +1

    Number somali you tuber🎉🎉🎉