Barnamijka Suways iyo Su'aalaha Qosol iyo Xaraabo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte

КОМЕНТАРІ • 36

  • @Haibe571
    @Haibe571 3 роки тому +3

    Wariyuhu inuu AF SOOMAALIGA aqoon fiican u leeyahay waa muhiim aad ah. Suways waan ku raacaasnahay qodobka. Salaan sharaf walalahay reer GAROOWE.

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 3 роки тому +1

    Best somali canal keep going

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 Рік тому

    Walahi barnamijkan aniga qusul buu nafta iga jaraya

  • @YouTube-creator281
    @YouTube-creator281 3 роки тому

    Am first marwo wakula socda 📌

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 3 роки тому +1

    Keep going freind

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 3 роки тому +1

    Dhabarka,Dhagaha,Dhaayaha iyo Dhuunta.

  • @abshirsuleman5308
    @abshirsuleman5308 3 роки тому

    Hbn wcn suways

  • @tahlilmohamed7214
    @tahlilmohamed7214 3 роки тому

    Balanbalista waxe ledahay tobo duban midas wad qaladay wll.?

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 роки тому

    Dhabxaga dhabarka dheemshiidka

  • @kiprich920
    @kiprich920 3 роки тому

    Manalagaraadba

  • @mohamedyusufmedia2007
    @mohamedyusufmedia2007 3 роки тому +1

    Dhabanka dhuunta dhegta Dhabarka dhafoorka Dhabxanaga dhinaca

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 роки тому

    Laba lugood ayaa leedahay weyaan jawaabtu ariga luguhiisa laguwaydiin

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 3 роки тому

    Xarfaha lama dhaca mala fahmaayo dheh xarfaha labalaamma

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 3 роки тому +1

    7 waa /m, n.l.g.r.d.b waa sidaas

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 3 роки тому

    Reer garoowe sualaha marka ka jawabeysan kafakara waxa laidin weydiyey waa simply

  • @Abwaanxikmad
    @Abwaanxikmad 3 роки тому

    Suways gaceyte

  • @channalkaumada4150
    @channalkaumada4150 3 роки тому

    sadax xubnood oo jirkeyga ka bilowdo xarafka dha waa 1dheeg 2 dhuun 3 dhafoor

  • @seniorsamir8684
    @seniorsamir8684 3 роки тому

    Suways Gacayte Waxan kuweydina inad ishegto XAWAYANKA BALANBALIS waxa lagawado wayo balanbalis ayan fahmi wey marka Qabkala Ifahamsi magaca balanbalis..., Thanks a lot and waiting your reply...,

  • @channalkaumada4150
    @channalkaumada4150 3 роки тому

    waxan leeyahay aniga 2 lugood

  • @zakariye2001
    @zakariye2001 3 роки тому

    Maxaa Lugta kaaga dhacay vedio marka dubaysay waa DhutinaysaY

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 Рік тому

    Kkkk

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 роки тому

    XARFAHA LABA LAABMA 7 XARAF WAY KA BADAN YIHIIN.WAYDIIYA NAADIGA QALINLEYDA EE LOOSOO GAABIYO BEN.
    TUSAALE FUDUD:
    1=WWAA=INTAYSAN QORAXDU SOO BIXIN BAA LA DHAHAA WWAA"WA'DU WAY SHIDAN TAHAY,
    2=DAAWO=FIIRSO.
    3DAWWO ama DAAWWO.WA'DAASI WAY LABA DHACAYSAA.
    WAXAANA JIRA KUWO KALE.

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 3 роки тому +1

    maxaytahay hal lax ah waaba 2neef oo kala duwane

  • @ilyaaskismaayo8378
    @ilyaaskismaayo8378 2 роки тому

    Midaa kalena waxaad kawada dhex heli:
    (MaNaLaGaRaaDBaa). Todobadoodu waa kuwaas. Waxa kaloon iyana la yaabay Su'aal Ahaana weyba u Dhigan tahay. Oo alfa-beetkeenu SHAQAL & SHIBANE yuu u kala baxaaye, intooda aan isku-Weerka, kor kugaliyey, SHIBANAHOODA Weeyaan. Oo walibana cajiib weeye Luuqaduye, Labaduba xarfo ->YaryarWAAWEYN

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 роки тому

    ARBAYO YAA DHAHAY BARI LAGA RAYSEY

  • @sheikhjeesto887
    @sheikhjeesto887 3 роки тому

    Dadkan caqli kuma jiro miyaa

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 роки тому

    DAAWO & DAAWWO.
    (DAAWO=FIIRSO)
    (DAAWWO=DAAWWADA LAYSKU DQBIIBO).
    S/DARTEED XARAFKAN(W) WUU LABA DHACAA.

  • @asiyodini3990
    @asiyodini3990 3 роки тому

    imisa lugood baad leedahay ayaa lagu leeyahay , wexey garan la’yihiin ineey yiraahdaan 2. Waa sidii ninkii lagu yiray , kiilo suuf ah iyo nus kiilo bir ah, yaa culus ? markaasuu yiray BIRTA kkkkkkkkk , war yaa weydiiyay bir iyo suuf , waxaa la weydiiyay kiilo iyo nus kiilo. War kiilladaa culus , xitaa haddii aay tahay suuf . Soomalaay fakara , caqligiinu waa kii daayeerta.

  • @bashiirdugsiiye3796
    @bashiirdugsiiye3796 3 роки тому

    Waa m n l g r d b

  • @ilyaaskismaayo8378
    @ilyaaskismaayo8378 2 роки тому

    Imisa Lugood baad Leedahay? Kuwaagaa lagaa doonayaa'e kuwa Xoolaha ogaanshahood la dooni maayo. Teeda kalena;
    1•DHABAR-BAAN LEEYAY, oo 2•DHAGAAN LEEYAHAY oo 3•DHAAYAAN LEEYAHAY oo intaa waxay Dheer Oon ku dari inkastoon la weydiin.
    4•DHIMIR-NA WAA LEEYAHAY. ;=))

  • @deeqoali3072
    @deeqoali3072 2 роки тому

    Waxaan ka xumahay in dadka soomaaliyeed chiritical thinking aad u hooseyo hadii lago dhaho sadex neef ayaa haysatà meeqo lug ayaa Lee dahay macnaha adiga ayaa lagu Lee yahay meeqo lug ayaa leedahay jawaabta waa labo lug ayaa Lee yahay
    Balabalista xagee wax ku dhadhamisaa jwb dabada
    Sadex xafar dh ka bilowda dhaggaha dhuubta dhanxanaga
    Waa toddobo xaraf

  • @khadarmedia3522
    @khadarmedia3522 3 роки тому

    Haddii aad ogtahay in basadiir uu dhaqan xunyahay ismuujiye🤣🤣🤣🤣

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 Рік тому

    Dadkan wa abar 2 riyad iyo 1 lax lagama ladlaye e adiga imisa lugud badledahay wa laba lugod you have 2 legs